Siday Kaliya 2 Daqiiqo Noloshaada Oo Dhan U Baddali Kartaa - Atomic Habits

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Xalka Kama Danbaysta Ah Ee Caajiska & Dib U Dhigista
    Barahayga Bulshada:
    Instagram: ...
    TikTok: www.tiktok.com...
    xoggoob4@gmail.com

ความคิดเห็น • 67

  • @GODAY24
    @GODAY24 5 หลายเดือนก่อน +13

    Mahadsanid khayru diin.
    waxa tahay saaxib ka mid ah wadaayada ugu fiican ee aan ku leeyahay caalamka nambarda, buugaan isaga oo dhamaystiran aayaan af qalaad ku dhagaystay, way jireen dheef aan ka liqay sharaxaa.
    se casharka ugu wayn ee aan bartay waa in ay kala fog yihiin fahan ahaan xifdin ama kaydin ahaan wax laguugu sharxay afkaaga hooyo iyo shay af khalaad laguugu kala dhigdhigay,
    Afka hooyo waxa aan ku dhagaysana qalbiga, shay haduu qalbiga taga ma laayacmo, afka khalaadna waxa aan ku dhagaysana maskaxda oo waxa aad baahantay in diirada aad saarto waxa aad dhagaysanayso, way dhacdaa in xogtaa qalbigeena ay u dhaadhacdo oo aan kaydinno, balse inta badan xogta maskaxdeenu way lu misaa.
    Aniga oo haayo dhamaan xogaha buuga ku arooray ama ugu yaraan laba meelood meel ayaan hadana ku dhagaysanaya.
    xaqiiqdii waxa aan dareemaya in aad u sharaxday buugaan si raaaxo leh oo ay ma dhacaan tahay in dheef doon uu ka dhagaysigiisa ka caajiso.
    Ilaahay ka soko cidda dhalinta u maqan waa raggaa tarjamaanada ah iyo inta baraha bulshada wanaaga ku soo gudbiso, adigana waxa aad tahay foolaadkooda ragga, shukran abti qaali.😢❤

  • @Yacquubtayo
    @Yacquubtayo 5 หลายเดือนก่อน +5

    ❤😊 faaido mOoYee FaaiDo La'aan Maa.JirtO tanks YouTubEr 💯

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 5 หลายเดือนก่อน +6

    Xeerka 2 daqiiqo Wa cajiib ❤

  • @aliawale6296
    @aliawale6296 2 หลายเดือนก่อน

    Barakallahu Feek walalka

  • @daadir2020
    @daadir2020 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad guuleyso

  • @maamaanyare5278
    @maamaanyare5278 5 หลายเดือนก่อน +2

    waad ku mahadsantahy mazuul sida quruxda badan ee aad inoo ku sharaxday qodobkaas mar kle waxaan ku leeyahay mahadsanid 👏👏👏

  • @zaidadam5916
    @zaidadam5916 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤ wax badan Ayan kafa ide jazakallahu kheer

  • @AhmettSh.99-pk6on
    @AhmettSh.99-pk6on 5 หลายเดือนก่อน +2

    The one of only mr khairudin thanks for changing our lives
    Pro really your chanel is the best chanel of you tubers of somali
    One day I hope 1 million subscribers and more
    Thanks for you everything to do

  • @maxamedsaciidaadan5830
    @maxamedsaciidaadan5830 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you khairuddiin

  • @Saabirmohamed-kf9pq
    @Saabirmohamed-kf9pq 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a walalkai waxbadan ayaan kaa faa iday waligaa farxad ku nolow❤

  • @hamseabdilahi9876
    @hamseabdilahi9876 5 หลายเดือนก่อน

    Fantastic leason thanks wll

  • @samiirasm1834
    @samiirasm1834 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllky❤

  • @craxmaanarts2033
    @craxmaanarts2033 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haku barakeeyo zhp🫡👍

  • @CusmaanXaaji-p2c
    @CusmaanXaaji-p2c 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah walalkee

  • @CabdirashiidAxmed-y1z
    @CabdirashiidAxmed-y1z 5 หลายเดือนก่อน

    Waad igicisay mahadsanid

  • @jamaabdikareemhuseen
    @jamaabdikareemhuseen 5 หลายเดือนก่อน +1

    Legend guulayso

  • @sancho_8
    @sancho_8 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher💜 carab jalqintana waa laga daremaya😂❤

  • @Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf
    @Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks you ❤❤❤

  • @JANAATJIBRIIL
    @JANAATJIBRIIL 5 หลายเดือนก่อน

    Dhiirigaliyahayga 2 😊😊I like you really ♥️ 🎉
    Waligaa horay usoco

  • @MahamuodHamuod
    @MahamuodHamuod 5 หลายเดือนก่อน

    جزاءالله خيرا

  • @Faati45
    @Faati45 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks khairudiin 🎉

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 5 หลายเดือนก่อน +2

    Saan u sugaayay muuqaalkaan Thanks sxb

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 5 หลายเดือนก่อน

    Shukran brotherkay

  • @RaghadbshrAdnmhmd12
    @RaghadbshrAdnmhmd12 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 😊

  • @MahamuodHamuod
    @MahamuodHamuod 5 หลายเดือนก่อน

    جزاءك الله خيرا

  • @EidkaafiABDIRAHAMN
    @EidkaafiABDIRAHAMN 5 หลายเดือนก่อน

    M.a video editing waa 🔥

  • @Dhaxdhigtee
    @Dhaxdhigtee 5 หลายเดือนก่อน

    Saxib video cayiilka soduub😢😔🤌

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 5 หลายเดือนก่อน

    Mahdasanid wll

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l 5 หลายเดือนก่อน

    " LEGENDS NEVER DIE keep up my bro 🙏 💯 ❤

  • @musfeaxmed
    @musfeaxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsan thy waxay na siisaya dhiirigalin wacan

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you pro

  • @AbdirahmanHassanabdulle-h9v
    @AbdirahmanHassanabdulle-h9v 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks sxb

  • @Caawiyetech
    @Caawiyetech 5 หลายเดือนก่อน

    Jasaka allah khayr

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1be 5 หลายเดือนก่อน

    Waan ku faa iday brother

  • @MahamedAhmedAli-fs9pp
    @MahamedAhmedAli-fs9pp 5 หลายเดือนก่อน

    Thunks shp qaali

  • @Saciid-lk6cp5ff3r
    @Saciid-lk6cp5ff3r 5 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid brother

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks 😊

  • @kulidhaman5729
    @kulidhaman5729 5 หลายเดือนก่อน +8

    First comment 😂

  • @hudachennel9508
    @hudachennel9508 3 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @CabdifitaaxMaxamed-l9i
    @CabdifitaaxMaxamed-l9i 5 หลายเดือนก่อน

    Keep going ❤🎉

  • @rayanilyas4156
    @rayanilyas4156 5 หลายเดือนก่อน +2

    MazhallaH wll khayrudiin wxn ka Mid ahy dadkii u horeeyay ee channel kaaga kusoo Biiray Tan iyo maalintd TH-cam bilawday wxd thy shakhsi aan wllhi wx badan ka Faaidy Anigoo ku dhagysta ayn waabari media ka dhagysta isagoo channel kaaga Amaanaya Kaasna wxn kasii qaady dhiiranaan inaaN vedio yadaada wada dhagysto....
    Wxd ku jirtaa Tirada kooban eeN ka daawado TH-cam kana una daawado si aan wx uga korarsado maadama TH-cam ku ii yahy Aalada kaliya Een wx ka daawada dhamaan social mediaHa wx laga daawadana aan iska delete day si aan u dabaqo xeerka dopamine
    Aad Baad u maHdsaN thy wll wxa kaLe ooN kaa codsan laHaa mrkuu dhamaado Buugan Atomic Habits ind Noo bilawdo Buuga {Dark psychology}
    Karaamo iyo Cizzi ku Noolow Meelwalba ood aduunka ka joogto wllky dar ilaahy aan u jeceshahay khayrudiin❤❤

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  5 หลายเดือนก่อน +1

      Aad baan ugu faraxsanahay in muuqaaladan ay faaiido kuugu soo kordhiyeen Aadbaana kaaga mahad celinayaa Jacaylka iyo taageerada aad ii muujisay ❤🙏

    • @rayanilyas4156
      @rayanilyas4156 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@XOGGOOB Adigaa naga kasbaday Masuul Keep going wllky❤

  • @AmarHasan-v9p
    @AmarHasan-v9p 5 หลายเดือนก่อน

    mahdsnd wll❤

  • @TusbaxLe027
    @TusbaxLe027 5 หลายเดือนก่อน

    Keep going wllka lkn iLoobitaanka faraha bdn maxaa Lagu xalin karaaa

  • @mohamedadanabdulahi-d6c
    @mohamedadanabdulahi-d6c 5 หลายเดือนก่อน

    Iyo luuqada kale oo calamka kajira

  • @MohaBashiir-km2of
    @MohaBashiir-km2of 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @JamesWomack-r4j
    @JamesWomack-r4j 20 วันที่ผ่านมา

    Ratke Cliffs

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb hore u soco

  • @rayanilyas4156
    @rayanilyas4156 5 หลายเดือนก่อน

    Zhp week gan salaasadiisii wxba md soo dhigine mxaa dhacy???!!!

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 5 หลายเดือนก่อน

    Sidee themnail youtube u samaysaa
    Hddii uu jiro qof ku sameeya ha ila soo. Xidhiidho

  • @MohamedZiyad-go6nx
    @MohamedZiyad-go6nx 5 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @CiiltireGemar
    @CiiltireGemar 5 หลายเดือนก่อน

    M.a 🎉🎉

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ani isbadal waxaa iidiiday shiiid iyo shaqo la,aan😢

  • @Khaanaa12
    @Khaanaa12 5 หลายเดือนก่อน

    Thank pro😂😂🎉❤

  • @souhaibhoussein4488
    @souhaibhoussein4488 5 หลายเดือนก่อน +1

    Makaramaoo😂

  • @mohamedadanabdulahi-d6c
    @mohamedadanabdulahi-d6c 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rabaa inaan barta luuqada englishka

  • @Abdifitahtech252
    @Abdifitahtech252 5 หลายเดือนก่อน

    Zxb maxaad wax ku edit garaysaa

  • @HamzeMohamedAdan
    @HamzeMohamedAdan 5 หลายเดือนก่อน

    Ano dip udhigaya ayaa Tidhi dip ha u dhiGin😂😂

  • @balaqowxus-eenjalafay4014
    @balaqowxus-eenjalafay4014 5 หลายเดือนก่อน

    Jna chanelkan maanta aragtay😂

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 5 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @Abdalemuuse33
    @Abdalemuuse33 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ahey adoon

  • @clshakurmaxamed
    @clshakurmaxamed 5 หลายเดือนก่อน

    Video edite ka see ku bartaa

  • @RNN1234
    @RNN1234 5 หลายเดือนก่อน

    Wax ka baro Channel Ayuu Soo Copy gareeyay😂😂😂😂

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  5 หลายเดือนก่อน +1

      Wax U fiirso bro, Buug baan sharraxayaa Xogtaydana Buuggaan Kasoo Qaataa

  • @MahamuodHamuod
    @MahamuodHamuod 5 หลายเดือนก่อน

    جزاءالله خيرا