Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.พ. 2023
  • Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqcm.net/Aox1PN
    isticmaal code -kaas si aad u hesho 30 bari oo free ah code: AFF30D23
    Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
    GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
    SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
  • เพลง

ความคิดเห็น • 134

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast  ปีที่แล้ว +56

    Xirfad baro si free ah
    skillshare.eqcm.net/Aox1PN

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

      Goorma nala wadaagi doontaa qisada ka danbeysay heerka ka gaadhay dumar nacayb khaasatan somali, nala wadaag insha Allah, maahmaah tidhi dheriga maxaa karkarka ka keenay

    • @khadarnaxwe4228
      @khadarnaxwe4228 ปีที่แล้ว +1

      Zhp horta gabadh maqabtaa

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +1

      @Khadar naxwe hhhhhhhhhh umalayn maayo, waxan filayaa gabdho badan buu la dhashay oo uu madi u ahaa weyna abuse garayn jireen

    • @karbaashpooy9198
      @karbaashpooy9198 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@DARWIISHAD DuMarka Manecba Ee ada sawiranoya wxs😁🤗

    • @user-qw2md2qc7r
      @user-qw2md2qc7r 5 หลายเดือนก่อน +1

      Nikaan dumarka ma necba ee rag dhisan ayuu rabaa inuu idin soo saaro

  • @yarka090
    @yarka090 ปีที่แล้ว +102

    summary of the video
    1. Qabo waxyabaha noloshada kor u Qadaya sida
    - horay inad u sexatid
    - shower Qabow Qaadatid early in the morning
    -reading a book
    -going to gym
    2. Ka dhabee waxaad ku hadasho
    3. Baro waxyabaha aad ku fcntahay
    - Try to be good at one thing till u become master at it.
    4. Sax sida aad iskula hadasho ( talk to ur self positively)
    5. Ka taxadar nadafadada shaQsiyadeed
    - Take of ur - Underwear clothes
    - Socks
    - Smell
    - Teeth and be sure to brush at leas 3x a day
    6. Ka taxadar jirkaaga
    -whenever you're fit physically than every cloth will fit u.
    7.Believe in ur own Decisions
    8.Be aware of ur weakness points
    9. Haka jaakirin hawlaha cusub & life challenges ka.
    Thanks ustaad .....

    • @Phoenix6Arizona
      @Phoenix6Arizona ปีที่แล้ว

      @yarka sanadka cusub sxb sare ama walaale waxaan kula wadaagayaa inaad #Quraanka kariimkaa maalin walba aqridid oo xili usanaysatid page ama sadar ama juz #Allaha kadhigee waxaad tahay qofmaskax fiiican waxaana filayaa inaad noloshaada hormarisay sida aad summary ugu samaysay videowga mahadsanid sii gaarsii qofwalba

    • @badrishakaal5103
      @badrishakaal5103 ปีที่แล้ว

      Nin wax garad ah

    • @ShamsaHassan-it3wl
      @ShamsaHassan-it3wl 4 หลายเดือนก่อน

      You are right😮 my beutifull brotbe😊

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +50

    intaas oodhana waxaa xariga u haayo ku xernaashaha Allah iyo in aad mar weliba Rabigaa kacabsato...

    • @calicabdulqaadir423
      @calicabdulqaadir423 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa sxb dadka badankood way hilmaamsan yihiin arintan

  • @Im2ack
    @Im2ack ปีที่แล้ว +24

    You deserve more than this teacher

  • @Phoenix6Arizona
    @Phoenix6Arizona ปีที่แล้ว +22

    Xaliye sxb maalin walba quraanka aqri page ama sadar na allaha kadhigee
    Iyo qofwalboo comments kaan aqriya

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว +3

    MASHAA macalin guleyso waa cashar Muhammad ooiga maqnaay ayaahelay maanta👍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yaxyefarxaan6803
    @yaxyefarxaan6803 ปีที่แล้ว +23

    You advice is the greatest advice 2023 with me🎊🌝 thankio teacher

  • @badrishakaal5103
    @badrishakaal5103 ปีที่แล้ว +5

    Nin aan wax badan kafaa iday mahadsanid macalin

  • @apdinajiipalimorocco2058
    @apdinajiipalimorocco2058 ปีที่แล้ว +4

    Si aad kalsoonidada u dhismato wajah go'aanada aad adiga sida goosida u gaarto ❤️👍 thanks proff xaliye

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 ปีที่แล้ว +6

    Dr xaliye mcln sare waan kusalaamay wa muxyadiin anigu xaladaydu wayso kabanaysa sidii hore e diciifnimada iyo oohinta iyo calacalka mahadsanid macalin

  • @abdiaziizofficial1066
    @abdiaziizofficial1066 ปีที่แล้ว +11

    The best coach absolutely amazing just iam feeling so well ☺️☺️ thanks xaliye

  • @SiyaadDahir-j7e
    @SiyaadDahir-j7e 9 วันที่ผ่านมา

    Masha alh macalinkeyga qalliga ah wan ku salamey wax badanban ka faidey ❤

  • @nasrudinanasdigale307
    @nasrudinanasdigale307 ปีที่แล้ว +5

    respect maclin ,100

  • @torkipoi6924
    @torkipoi6924 ปีที่แล้ว +2

    Dabcan waxa TAHAy ninki soobxay raga somaliyed keep going sir teacher everything wxan kurajena cimri dheer ad wax nagubartid macalin

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad aadbaan udhagaystaa lectures aad bixiso runtii wax badan ayaan ka faiday🎉

  • @HassanmohaLows1245
    @HassanmohaLows1245 4 วันที่ผ่านมา

    Thankz macalin

  • @adensheikh4932
    @adensheikh4932 9 หลายเดือนก่อน +3

    Best teacher I ever seen. Thank you so much ❤

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Mr xaliye👌

  • @Abdirahman_Mohamoud
    @Abdirahman_Mohamoud ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Macalin.

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid teacher

  • @socdaallyrics8704
    @socdaallyrics8704 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayaa u mahadsantahay Walaalkey 🙏

  • @user-hd5kg7bu7u
    @user-hd5kg7bu7u 2 หลายเดือนก่อน

    Tnkis ustaad

  • @ye8515
    @ye8515 ปีที่แล้ว

    Macalin mahadsanid

  • @SahalmaxamadCabdilahi
    @SahalmaxamadCabdilahi 18 วันที่ผ่านมา

    Thanks teacher

  • @Hakimi_Design
    @Hakimi_Design ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ✍️🏻

  • @AbdirazakSaaid
    @AbdirazakSaaid 7 หลายเดือนก่อน +2

    That's really teacher

  • @Farxaan20
    @Farxaan20 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid.😊

  • @mukhtaarshide5265
    @mukhtaarshide5265 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH TEACHER

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacger... 🥰❤🙏💯💯

  • @Adam9588ronaldo
    @Adam9588ronaldo ปีที่แล้ว +2

    Thanks for advice appreciate it.

  • @MuzamilYare-cj1vq
    @MuzamilYare-cj1vq 2 หลายเดือนก่อน

    The best teacher macalin xaliye thanks

  • @Barre_100
    @Barre_100 8 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad Xaliye guuleyso.

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL ปีที่แล้ว +2

    *Kudos Xaliye* ❤️❤️❤️

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher.

  • @Gio19910
    @Gio19910 ปีที่แล้ว

    Macalin 🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @abdirahmanabdullahi9026
    @abdirahmanabdullahi9026 ปีที่แล้ว

    Tnx you macalinow

  • @masuldeeha
    @masuldeeha ปีที่แล้ว +1

    Awowe xaliye thnkZ you

  • @mahadkamaal129
    @mahadkamaal129 ปีที่แล้ว

    thankz

  • @haidhiginanoodayar2350
    @haidhiginanoodayar2350 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdirashiidabdisalaan
    @abdirashiidabdisalaan 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walalkayoW

  • @DHIIRIGALIYE681
    @DHIIRIGALIYE681 9 หลายเดือนก่อน

    THnks pro🎉

  • @user-cy5um9rq5e
    @user-cy5um9rq5e 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks 🎉❤

  • @Farhan-1-11-23
    @Farhan-1-11-23 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks.

  • @fareeyelectronic8425
    @fareeyelectronic8425 ปีที่แล้ว +2

    Macalin 100k keep going

  • @ShemardaShemarda
    @ShemardaShemarda 2 หลายเดือนก่อน

    We have Free teacher thanks teacher

  • @exkabaxade7448
    @exkabaxade7448 ปีที่แล้ว +1

    Am so brave with you ❤

  • @odeybahal4257
    @odeybahal4257 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad xaliye nolow

  • @aliabdulaahi6521
    @aliabdulaahi6521 ปีที่แล้ว +1

    Macalin wanaagsan

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 ปีที่แล้ว

    Alle Haku sharfo ustaad

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel ปีที่แล้ว +2

    Waxbadan Ayaan ka faa'iday macalim horey u soco .

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 18 วันที่ผ่านมา

    Macalin Anigoo Xaliimo Ah Baa Ciladahaas Leh

  • @MohamedAli-jx6re
    @MohamedAli-jx6re ปีที่แล้ว

    Proff xaliye

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baad u mahadsanthy ustaad

    • @Kayd67
      @Kayd67 7 หลายเดือนก่อน +1

      9:08

  • @deeqodeeqo-dx7sn
    @deeqodeeqo-dx7sn ปีที่แล้ว

    Legend

  • @Khurazanyy
    @Khurazanyy 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad kasoo hadal mawduuca cizatu nafsiga 😊

  • @user-tr3xi4vx9n
    @user-tr3xi4vx9n 6 หลายเดือนก่อน

    My teacher ❤

  • @shariiftaajir6790
    @shariiftaajir6790 8 หลายเดือนก่อน

    This guy really charged my life

  • @TusbaxLe027
    @TusbaxLe027 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid awoow🧠👍

  • @Nuurraawi13
    @Nuurraawi13 2 หลายเดือนก่อน

    Teacher haliye ali

  • @kowsar39
    @kowsar39 ปีที่แล้ว +1

    macalin gulleyso

  • @Hamzepoi
    @Hamzepoi ปีที่แล้ว

    runtii waad idhiiri galisay wad mahadsantahy🤗

  • @abdinourali9662
    @abdinourali9662 ปีที่แล้ว

    This is my teachers

  • @SharmaBirtanool
    @SharmaBirtanool 15 วันที่ผ่านมา

    WAA INAAD UHADASHAA SIDII MADAXWAYNE KALSOONI SAMEE😊

  • @SnoopDogg4874
    @SnoopDogg4874 ปีที่แล้ว

    ok

  • @FALEMBO10
    @FALEMBO10 ปีที่แล้ว

    The GOAT 🐐

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 ปีที่แล้ว

    legend 👈

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 ปีที่แล้ว +2

    Nin rageed

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 6 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @ilyaasboy838
    @ilyaasboy838 2 หลายเดือนก่อน

    inta 2024 dawanaysa

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @user-ex3co7gb6z
    @user-ex3co7gb6z 7 หลายเดือนก่อน

    the teacher

  • @hassanyare4232
    @hassanyare4232 2 หลายเดือนก่อน +1

    Teacher when will have our End term Exam🎉

  • @abdillahiomarousleyeh9745
    @abdillahiomarousleyeh9745 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsananid

  • @munasryre5421
    @munasryre5421 9 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad baad umahadsantahay mcalin waadna idhiira gelisay i.a waan dagaali doona

  • @user-mm8rd9qj9v
    @user-mm8rd9qj9v 5 หลายเดือนก่อน

    Mar mar bey saasi iku dhacda macalin 😢

  • @baleyar7
    @baleyar7 8 หลายเดือนก่อน

    Inolow zp xaliyow waxbadan ban kafa idy wll😊

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi ปีที่แล้ว

    🤴💪

  • @abdisaid82
    @abdisaid82 ปีที่แล้ว +2

    Isticmaala 🧠 diina

  • @Mugdii111
    @Mugdii111 6 หลายเดือนก่อน

    Ugu danbeyn waa iska dayy cawa kadib
    Alle iguma celsho
    1/1/2024😢by siigo

  • @zihaamzhiike
    @zihaamzhiike 9 หลายเดือนก่อน

    Best MaN xaliye🫡❤️

  • @abdiduhlow6305
    @abdiduhlow6305 11 หลายเดือนก่อน +2

    XUKMAD, QAALI, eh
    (-Waligaa Dumarka Ha Aaminin
    Xitaa Hadii eey Kuu , Sajuudaan-)
    Been, iyo ,Qayaano
    Macsi, iyo ,Gogol dhaaf
    Daneesi, iyo ,Lacag Jaceel
    Women, are only Loyal their Feelings
    Women Will Never Loves you
    Unconditionally
    When Women Loves you
    She Loves you her own Survival
    Kaliya, Waxeey Ku Rabtaa in aad aad Wax heesatid
    Shaqo ama Lacag heesatid
    Shaqada ama Lacagta Marka eey kaa dhamaayo
    Waxeey kaa tagi doontaa ,
    Iyada oo aan ku dhinin , Macsalaamol
    20 jir, iyada Faceed eh oo si dhab eh u Jecel
    Waxeey ka raaceesaa oday 60 jir eh oo Lacag heesto, oo jiran, Diabates eh

    • @7june2024
      @7june2024 2 หลายเดือนก่อน

      FikradHan xadidan ee ad aminayso iska dhaaf zxb
      Fikradaha qaldan adiga unbay ku waxtelaynayan

  • @qaalidofficial72
    @qaalidofficial72 ปีที่แล้ว +1

    Libaxa gobolka geeska Africa 🌍

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว

    9

  • @adannoir1410
    @adannoir1410 7 หลายเดือนก่อน

    THANKS ustaad

  • @abdikafiahmed4949
    @abdikafiahmed4949 ปีที่แล้ว

    Xaliye nin waxbadan og
    Nolol dheer macalin

  • @AbdishakurahmedkosarShakraa
    @AbdishakurahmedkosarShakraa 7 หลายเดือนก่อน

    Legend cimamadaada waa dhigay

  • @zokpoi3620
    @zokpoi3620 ปีที่แล้ว

    🗿🙌🏻

  • @xaamud687ahmedgeedi4
    @xaamud687ahmedgeedi4 ปีที่แล้ว

    Macalin waa ka soconaa

  • @pss9915
    @pss9915 ปีที่แล้ว

    Lacag la'aan

  • @SadamHusen-
    @SadamHusen- 9 หลายเดือนก่อน

    Waa sxa

  • @guuledabdi802
    @guuledabdi802 5 หลายเดือนก่อน

    Peth

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 ปีที่แล้ว

    Whli hada balan leyahy 6:00pm

  • @AhmedKhayre-wm1sw
    @AhmedKhayre-wm1sw 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wxan donata

  • @user-hn1bq6ep9c
    @user-hn1bq6ep9c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu adiga uun ahow waligaa

  • @user-ub3iv9tw7j
    @user-ub3iv9tw7j 5 หลายเดือนก่อน

    Xaliye sxp aamusnantana noo so sheg mxy u tartaa qof ahaaan aamusnantu 😮😮

  • @Jamal-nc9gy
    @Jamal-nc9gy ปีที่แล้ว

    Xaliye the somali Andrew Tate

  • @user-sb4ni5rc2c
    @user-sb4ni5rc2c 5 หลายเดือนก่อน

    F

  • @sayidcali8620
    @sayidcali8620 8 หลายเดือนก่อน

    Teacher sidee naag aan idanaynin xiriikeda ujaraa

  • @MaxamuudCabdinuur-sr5is
    @MaxamuudCabdinuur-sr5is 10 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid zxb