Codkii AHN/Magool &(Masal guuro caashaq)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @IsxaaqIsxaaq421
    @IsxaaqIsxaaq421 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xaxa masalguuro cashaqu ani sibiq maigu galay waa dareen xasiistisa wata / caawa waa haben. Isniin sogalayso /7 /7/2024 sacaduna-11:49 - walle kuman ilawin jacalkaad isiisay iyo sida dhibta yar eed iga tagtay 6 sano ayaan isjeclayan imikana 1sano ayaan kala maqanahay wali sidii ayaan kuu jecelahay❤❤❤

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว +5

    Eryada maxamud maxamed yasiin (dheeg)

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 ปีที่แล้ว +2

    Islaantu alle haw naxariistee khatar bay ahayd.
    Xudaydi yaa amiiral cuud.
    Ereyada: abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin dheeg.
    Riwaayaddii talo iyo tallaabo.

  • @sulub5065
    @sulub5065 ปีที่แล้ว +1

    Alleha wayni janooyinkiisa hakugu casuumo xaliimo khaliif magool codkeedu dahabsanayaa maxay dhagahayga u raaxaysay❤ 8.julay 2023 sabti❤

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo iyo xaliimo khaliif cumar magool alle ha u naxariistee

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +5

    ملكة الاحساس بلا منازع الفنانه الراحله حليمه خليف مغول ..... نسال الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها

  • @ciisefaaraxciise8735
    @ciisefaaraxciise8735 3 ปีที่แล้ว +4

    Codkan kasoo burqanaya dhuuntan dahabka ahi, waxa uu dawayn karaa naf maare loo waayay. Eebbe ha janeeyo Xudaydi iyo Magool. ❣❣

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

      Wll xudeydi ma ahan eee waa xasan gareet ku dhufsiga riishada bal sifiican u dhageeso

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhaydar9481 waata magool sheegaysaee dhegeyso.
      Sawta Leh xudaydi yaa amiiral cuud.
      Dhakhtarka dhagaha tag.

    • @CabdiYare-i1m
      @CabdiYare-i1m ปีที่แล้ว +1

      2daba maaha jiim sh. mumin 👈

  • @maryancumar8566
    @maryancumar8566 2 ปีที่แล้ว

    Alla u naxariisto xaliimo khaliif magool
    Hees xasuus galinaysa qofkii dareen jacayl in uun Ku jiro

  • @ahmedcali3883
    @ahmedcali3883 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haw naxariisto magool codkeeda iyo midhaha heesta qofka isla fahma wllhi wuxuu gelaya xaalad kale

  • @abdkadirawdahir5857
    @abdkadirawdahir5857 4 ปีที่แล้ว +5

    Aar miyaad noo *jawaabtaan*
    Ood na *Tilmaamtaan*
    *jubo - Kaman* baa na haysee
    Wax na dhaha
    Reer *Qaraami Alli*
    *Waad mahadsantihiin*
    👍

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +3

    Eryada Abwaan dheeg
    Laxanka xasan gareet
    Kabnakii xasan sabriye xasan gareet
    Allh idin xafido dheeg iyo xasan gareet
    Xalimana Allh kuu naxariisto

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +1

      Bro,Erayada waad saxday laakiin laxanka waxaa iska leh Axmed Cali Cigaal oo waxaaba sheegaya Abwaanka laftiigiisa.
      Ustaad Xasan Gareet wuxuu heesta ay isku riwaayada ku wada jireen ee Sida Canabka beeraha markaa sidaa ula soco.

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

      Wareesigii cumar serbiya ka qaday
      Soo doowao

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanhaydar9481 bro,heestan kaxankeeda dood badani kama jirto ee waxaad si fiican u dhegaystaa wareysiga taariikhda fanka Abwaan Dheeg qaybti 4aad weliba bilowga oo Abwaanku uu ku sameynayo sixid wareysi hore oo laga qaaadey uuna ku cadeynayo laxamada riwaayadiisa iyo cida sameysay oo uu ugu horeysiinayo heestan masal guuro caashaqu Axmed Cali Cigaal na laxanka saaray oo uu hadana gadaal kaga celinayo sida si la mida.halka uu Ustaad Xasan Gareet na siinayo heesta sida Canabka beeraha oo talantaaliga ah.markaa halkaa dhegayso laxamaduna waa sidan;-
      1.Axmed Cali Cigaal =Laxamada 5 heesood.
      2.Siciid Xarawo =laxanka 1 hees.
      3.Xasan Sabriye ( Gareet) =Laxanka 1 hees.
      4. AUN Cabdullaahi Qarshe =Laxanka 1 hees.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhaydar9481 ; bro,aan kuugu sii daree laxamada heesaha Soomaalida kuwooda ugu cajiibsan la lumaan oo la yaqaan cida sameysay tusaale heestan waxaad ka fiirin kartaa wareysiga Seerbiya uu ka qaadayo Abwaan/Laxamiiste sare Barre Maxamed Fiidow oo ku saabsaneyd top 8 mulaxamiiste ee Soomalida oo ku jawaabay Cigaal looma dhowaan karo ka dibna wuxuu leeyahay bal fiiri laxanka uu saarey heesta Magooll ee masal-guuro caashaqu.

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAhmed-tx6dj adna waxad dawataa waresigii cumar serbiya ka qaday xasan gareet soo dawo adna zho
      Bal aan isla eegnee

  • @bashirismail2730
    @bashirismail2730 3 ปีที่แล้ว +5

    Marka aan damco in aan dhagaysto heesaha illahay amarki waxan dhagaysta magol waliba hestan masala guura cashaqe ani sagal ma ogi helay. 🙏🙏🙏2021 leasting this song

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan ปีที่แล้ว

    Ereyadii Abwaan Dheeg❤❤❤

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha naxariisto 😪

  • @hassanguhad9012
    @hassanguhad9012 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaliif khaliif cabdalle magool
    Waa heestaydii

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hau naxariisto magool
    waa erayadii abwaan dheeg
    iyo laxankii xasan Garayt

    • @banadirchannel8187
      @banadirchannel8187 3 ปีที่แล้ว

      Ustaad. Laxanka waa Ahmed Ali Cigaal
      Waana laxamada layaabka leh

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

      @@banadirchannel8187 hhhh daacad miyey kaa tahay hesta laxankeeda xasan gareet ayaa iskaleh erayadana abwan dheeg tarikhda fanka dhageeso xasan gareet iyo abwan dheeg wey nolyiihin soo dhageeso waresigooda zhp markaa waxbadan in ey kuu kor dhaan ayan rajena wllky

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhaydar9481 waa runtaa wuu khalday laxanka oo Axmed Cali Cigaal baa leh.

  • @AbdiqaadirMaxamed-j9e
    @AbdiqaadirMaxamed-j9e ปีที่แล้ว

    Allaha unaxarriisto.
    Aamiin
    Aamiin
    Aamiin
    Kuwa hada heesaa ma heesaane

  • @engabdicasiisbare2116
    @engabdicasiisbare2116 6 หลายเดือนก่อน

    Allh hanaxresto

  • @ahmedosman91
    @ahmedosman91 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa qalad (ma salguuro caashaq ani sibiq ma igu yimi ) weeyaan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +1

    In uu xasan greet lahaa iyo cigaal
    Waresigii cumar serbiya ka qaday casan greet soo dawada cidii leh ayad arkensan

  • @mohamedabdulahiabdi2081
    @mohamedabdulahiabdi2081 4 ปีที่แล้ว +2

    Eedo xaliimo

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 2 ปีที่แล้ว

    Waa kabanka waan rabaaye iso jawaaba aan barteee

  • @hassanguhad9012
    @hassanguhad9012 4 หลายเดือนก่อน

    ❤axyaa cod xalima khalif cabdalle magool ❤

  • @ambileh1
    @ambileh1 4 ปีที่แล้ว +2

    Laxabkii Xasan Gireyd

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 ปีที่แล้ว +2

    malaha waxay tiri Magool yaa يا سيدي أمير العود

  • @faizaislaw4976
    @faizaislaw4976 ปีที่แล้ว +1

    Aniga qaraamiga waba leygu saaqaaa jaceyl an cidna ila wadin an dareema jawi an iska suurestaaa

  • @othmanempire349
    @othmanempire349 6 หลายเดือนก่อน

    Erayga (saxarqaada fooraha) macnihiisa ila wadaaga cidiigaranaysaa fadlan🙏

  • @cabeysaney7689
    @cabeysaney7689 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma i maqaashaa gabareey taan jeclaayeey xaaladeydu waa sidan.

  • @mohxusensalebaan2730
    @mohxusensalebaan2730 ปีที่แล้ว

    Codkii magool
    laxanki axmed cali cigal
    abwaan dheeg

  • @umuabdijibbaar2800
    @umuabdijibbaar2800 2 ปีที่แล้ว

    الله يرحمها ويسكنها فسيح جناته

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan dheeg aya iska leh erayada heestaa

    • @Qaramimedia1
      @Qaramimedia1  4 ปีที่แล้ว

      Abwaan dheeg haa waa run laxankuna ismaaciil yare

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 4 ปีที่แล้ว

      Ilaaho Ismail yare iyo Magool u naxariis tolow yaa kabanka tumayaa.
      Allaaha ya cisak.

    • @banadirchannel8187
      @banadirchannel8187 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Qaramimedia1
      Laxankan Waxaa leh Axmed Ali Cigaal
      Taariikhdu waa dhigaal
      Maadaama aad soo gelisay heestaan waxaa haboneyd inaad ogtahay
      Mahadsanid

  • @calinuurecali5825
    @calinuurecali5825 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @walalozman8222
    @walalozman8222 3 ปีที่แล้ว +1

    xge kala so xiriraa

    • @Qaramimedia1
      @Qaramimedia1  3 ปีที่แล้ว +1

      Ciwaan baa lagu soo siin

    • @Qaramimedia1
      @Qaramimedia1  3 ปีที่แล้ว +1

      253634414132 halkà inzha alaah walow aanu kaa daahney

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 9 หลายเดือนก่อน

      Laxanka waxa sameeyey Xasan greyt

  • @CabdiYare-i1m
    @CabdiYare-i1m ปีที่แล้ว

    markaan waa jiim calaa ayi xaal