Macaawistaaa iga dhacday 🫤2022 Sharmo boy vs iyo Caashaqii ku dhaga tiraaa Afka lagama dhowree magool Haliimo Cumar khaliif Dhulka waaa laga hoos maray 😥😥
Quluubta bani aadamigu waa.cajiib Qaarna ilaahey baa nuur raxmadeed Ku abuuray oo il raxmadeed Ku dhawrey Qaarna raxmaddiisa ayuu ka qadiyey Il bilaa raxmada.ayuu Ku dharey Waa xadiith dhaba ee la soco xikmadaa Ilaahey ee cidi lawadaagin fikirna laguma Helo
Heestan waxaan dhagaysanyaa 2023 7 22 waxanan Ku dhagaysanyaa magalada borama ee xarunta gobalka awdal Mamada ilahay qabriga ha u waasiciyo Asxaabeey like ta ha ila dhaafina ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
i see magool the best singer whatever somalian artist towards female somalian singers she was the number one the second was sahra ahmed then khadra daahir what about kinsi xaji aadan who sound like magool anyway anyhow any high any low alle haw naxariisto intaasey inooga baahanyiin adoomihii dhintaye.
Cilmi boodhari eraydiisii Waxii kaa adkaa adkaadaaba Waa aakhiroo kale Markaa waxii Ku dhagatiraaba Ma cishqibaa Ddhulkii aa Ku kulanteen waayyo Idin dhaaafeen Ina biixaw haddu kalafaan dhacay Kala dhimasho ayaad qar u saarantay Siyaad bare abtiyaashii oo ogaadeen Ayaa kursiga Ku hayey adigana Hakayaabin in karxajis dabada kuu Maydho Lasoco saacaddaaa danbe ciyaari Waa galin danbee Giiray waxaad Ku qooqday Jilaalka kaga bax Hablaw guurku ama Madaxnimadu wsa dane Igu soo baraaruga Aniguna kukaan Sheegine camalkaaga Ayaa Ku sheegay Laba takana waxa Isaga nin iyo camalkii
Caashaqii ku dhaga tira afka lagama dhawrte Hadduu kala fogaan dhacay kala dhimasho yay imanin oheey oh😢😢
Somalinimo iyo dadnimo wa dadki hore hada maya 1992 ayan fananada mudo lashekeystay ilahey ha unaxaristo mahadsanidin
Ereyadii yuusuf xaaji aadan qabile weeye xuseen aw faarax sxb ayay ahaayeen
Mucjisa ahaa erayada, laxanka luuqda iyo codkaba! 🙆♀️💞
Mirihii xuseen aw faarax laxankii bashiir xadi codka xaliimo khaliif magool
Ereyada iyo laxanka musica waxa leh xusen ow farax ilahey ha unaxaristo wuxuna utiyay xaskisa waxayna hada kunoshahay amerika ee lasocda mahadsanidin
Suudaantu Soomaaliya oo dhan ayay u yaqaaniin.
Dhulkii Xaliima.
ارض حليمة.
Magool AUN.
Aamiin aamiin yaa rab
Macaawistaaa iga dhacday 🫤2022 Sharmo boy vs iyo Caashaqii ku dhaga tiraaa Afka lagama dhowree magool Haliimo Cumar khaliif Dhulka waaa laga hoos maray 😥😥
Wax an kutilmamo ma aqaan waligayna mamaqlin fanan lamida inaan arkidoonana umalaymayo allow naxariisti jano ugudeeq xaliimo khalìf
Aamiin aamiin yaa rab
aha ah boqardii codka allow ku naxariisro (waxn maskaxdeyad ka si guuxayo hdlka ah hdu kala foogan dhacay kala dhimasho yey imana)
Allah haw naxariisto boqorada codka queen of voice xaliimo khaliif magol
Aamiin Aamiin yaa rab
Waa hees aad u macaan oo aad la yaabeyso miraha, naaxyada iyo codka isu wada dheelitiran. Eryadii aun tee Xuseen aw Faarax iyo naaxyadii sidaan filayo Bashiir Xaddi aunto dhamaantood.
Waxaan la yaabaa sida ay Aun tee Magool u jiideyso Caashaqii ......Ku dhagatiraa. Oof oof. Mahadsanid SM&C
Cawale Geedi
Aad iyo aad walaal waa hees aad u macaan oo dhinac walba isaga dheelitiran Music, Erayo, laxan iyo cod ba
@@SOMALIMUSICCULTURE war inaba caadi maahan. Thx
@Cawale Geedi
Mahadsanid sxb sidoo kale
Allaha ha unaxaiisto queen voice boqoradi codka janadii fordowa allaha kaa waraabiyo amiin yaa rabi
Aamiin aamiin ya rab
Ameen ya Allah ya Rahmaan
Waxaan Heestaan Daawanayaa 16/December/Sanadka sii dhamaanayo ee 2022, Waxaana ku suganahay xiligaan Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgooyska Caanka ah ee Maanabooliyo oo qeybiyo Degmooyinka Qadiimiga ah ee Shibis iyo Boondheere.
Ruux waliba oo aqriyo qoraalkeyga Like calaa duul ha iigu dhaho🎉
❤❤❤❤❤❤
Waaaw
Alla ha u naxariisto Abwaan Xuseen Aw_faarax dubad iyo xaliimo khaliif Cumar magool labadoodaba
@Cabdiqaadir Ayaanle
Aamiin aamiin ya rab illaahay qariga ha waasiciyo
Rabiiii naxariistiii jano hakaa waraabiyooo qabrigana hakuu nuuriyooo aaaaaaaaaaamiiiiiin aaaaaaaaaaamiiiiiin
Aamiin Aamiin yaa rab
Waayo waayo bari samaad iyo wacdarihii magool
Allow kunaxariiso
Waxaa dhacday in basasiin talyaniyaa ay dheheen gabadhan codkedaa luulba kaga jiraa qajiradaa ee halabaroo wixii intaa kadabeyeey dawladuu waxay amadhay in illalo haraa losameyo magool allow kunaxariiso
Codkii Cajiibka ahaa ee magool alow kuu naxariiso😢
Aamiin aamiin yaa rab
Quluubta bani aadamigu waa.cajiib
Qaarna ilaahey baa nuur raxmadeed
Ku abuuray oo il raxmadeed Ku dhawrey
Qaarna raxmaddiisa ayuu ka qadiyey
Il bilaa raxmada.ayuu Ku dharey
Waa xadiith dhaba ee la soco xikmadaa
Ilaahey ee cidi lawadaagin fikirna laguma
Helo
Heestan waxaan dhagaysanyaa
2023 7 22 waxanan
Ku dhagaysanyaa magalada borama ee xarunta gobalka awdal
Mamada ilahay qabriga ha u waasiciyo
Asxaabeey like ta ha ila dhaafina ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin aamiin yaa rab
Magool alle yaa raxma waa hees qiiro wadata
Inaa Lilaahi waa inaa Ileyhi Raajicuun, waxaynu Eebbe uga baryeynaa (bilkeedaynaa) inuu Marxuumadii Codka balwooyinka/heesaha Qoomiyada Somaliyeed u gelbiyo jannadiisa Fardawsa, qoyskeedii, ehelka, qaraabada, Bahda Fanka & suugaanta Somaliyeed samir iyo iimaan, aamiin aamiin💐🌷💐😐😐 🤲🤲🤲
Aamiin Aamiin yaa rab
Cashaqii ku dhaga tira afaka lagama dhawree
Eraydii ahn Xuseen Awfaarax
Rabiiii naxariis tiiii jano hakaaaa waraaabiyooooo
Aamiin Aamiin yaa rab
Maasha alaah
Heestaan waxay iigu jirta xulka magool si cajiib ah ayeey uqaadey waxay kusoo bandhigtey mucjisadeeda sidey ujiidey bal eeeg
Aun u naxariisto Eedo Magool bal eega codkaan cajiibka ee weli gabar i dhiganta soomaali laga helin.
Wooow ,woow xaliimo the first. Queen , international . Love you , indr.
That Story is your Idea!!thanks.
ALLAMMA BALAQNAA RAMADDAAN
Hadduu kala fogaan dhacay kala dhimasho yay iman 😢
Somalidii hore best
Allaha kunaxariisto 😢
Hees qiimo badan idinkuna waad mahad santihin sm&c
Naasir Cabdi
Maasha Allah waa hees macaan bro aad iyo aad
Adaa mudan bro sidoo kale 👍
Laxankii Bashiir Xaddi
Raxmaanku haw naxariisto🤲
Aamiin Aamiin yaa rab
Hees caway egte
Maxammed yusuf/ magool
حليمه خليف مجول الا يرحمها ماركه مسجله لا تنتهي صلاحيتها ابدا مهما طال الزمن
Ruwaayadii HOBEL IYO IBLEYS 1969
i see magool the best singer whatever somalian artist towards female somalian singers she was the number one the second was sahra ahmed then khadra daahir what about kinsi xaji aadan who sound like magool anyway anyhow any high any low alle haw naxariisto intaasey inooga baahanyiin adoomihii dhintaye.
Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto intii dhimatey inta noolna illaahay cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan u rajeeynayaa Aamiin aamiin yaa rab
Heesta & Muuqaalka ma is Leeyihiin????
Cisag song cashaqa ku dhago tiro afka Lagama dhowre
Heestani waxay itahay kaydka xasuusaha waayaha Aduun hadaan noolado waayo dambe waxnku dhageystey magalada Hargeisa sanadkii 2023.- 5/12/2023 Aniga iyo zxbkey Abdorahim siciid-Allaw noo-rume riyada mustaqbalkaba.
Aamiin Aamiin yaa rab insha allah
Heestan ismalaha video han iyo kan saaran plse sax
Allha u naxariisto
Aamiin Aamiin yaa rab
Yaa xilwa
Allah heesta dambe dhiiga dhaqajinaysa dumar keena Soomaaliyeed bay u taagan tahay
Alloowkuu naxariiso
Aamiin aamiin yaa rab
Ahun marxuumada
Aamiin aamiin yaa rab
LONG LIFE WEPRAEY FOR. YOUR
Heestan iyo sawirkani ismalaha ee hana qaldin saaxiib???!!!!
❤❤🎉🎉
Ala ya raxma edo
Aamiin aamiin yaa rab
Sahar ileyqaraami taali
Alaha unaxariisto
Aamiin Aamiin yaa rab
👍
Gamuure garnaqsi
Cilmi boodhari eraydiisii
Waxii kaa adkaa adkaadaaba
Waa aakhiroo kale
Markaa waxii Ku dhagatiraaba
Ma cishqibaa
Ddhulkii aa Ku kulanteen waayyo
Idin dhaaafeen
Ina biixaw haddu kalafaan dhacay
Kala dhimasho ayaad qar u saarantay
Siyaad bare abtiyaashii oo ogaadeen
Ayaa kursiga Ku hayey adigana
Hakayaabin in karxajis dabada kuu
Maydho
Lasoco saacaddaaa danbe ciyaari
Waa galin danbee
Giiray waxaad Ku qooqday
Jilaalka kaga bax
Hablaw guurku ama
Madaxnimadu wsa dane
Igu soo baraaruga
Aniguna kukaan
Sheegine camalkaaga
Ayaa Ku sheegay
Laba takana waxa
Isaga nin iyo camalkii
65