XALIIMA KHALIIF MAGOOL MA SALGUURE CAASHAQA WITH LYRICS KABAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @ahmedsheikhabdirahmaan1421
    @ahmedsheikhabdirahmaan1421 3 ปีที่แล้ว +11

    Waa erayadii abwaan maxamuud maxamed yaasiin ( maxamuud dheeg) òo kujira golaha guurtiga soomaalind

  • @Dhaqanbile-31
    @Dhaqanbile-31 2 หลายเดือนก่อน +3

    5:55 Yallah!
    Magool Rabbi kuu naxariisay.

  • @AbdiraxmanAbdilahi
    @AbdiraxmanAbdilahi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan maxamuud dheeg wuxu ah hormuudka fanka iyo suugaanta somalida

  • @Seymoroobfilms
    @Seymoroobfilms 7 หลายเดือนก่อน +3

    heestii masal guuro caashaqu
    araydii abwaan dheeg
    laxankii iyo muusigii axmad cali cigaal
    luuqda maxamad axmad kuluc iyo xaliimo khaliif magool AHu🤲

  • @libanahmed337
    @libanahmed337 7 หลายเดือนก่อน +1

    Magool Illaah ha u naxariisto Aamiin.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +2

    حليمه خليف مجول اسطورة لن يكررها الزمن ذات الحنجره الدهبيه رحمك الله يا مبدعه

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 6 หลายเดือนก่อน +1

    Naxariistii janno allha ka waraabiyo mama magool iyo Maxmmed axmed kuluc 😢

  • @abdoulkaderhousseinahmed4499
    @abdoulkaderhousseinahmed4499 ปีที่แล้ว +1

    Naxaris Jano. Amin yaa Allah

  • @ahmettabti1014
    @ahmettabti1014 2 ปีที่แล้ว +9

    Xili qofkaan jeclahy iga maqan yahy ban dhagaysanayaah 😞

    • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
      @AbdirahmanAyanle-mf8yj 15 วันที่ผ่านมา

      Waa wakhti la soomaro ee yaanu wado khaldan kula marin.May Allah be easy for you

  • @A.rahmanShabeel
    @A.rahmanShabeel 3 วันที่ผ่านมา +1

    Heesahan aadpan u jecelay waliba inan ku baashalo

  • @mohamadabdinasir5288
    @mohamadabdinasir5288 3 ปีที่แล้ว +2

    Codkii magool,, erayadii abwan dheeg...
    Riwayadii ninba tacabkii taloow maal
    Ayada iyo kuluc aya aad uga dhex muuqday...

  • @FsSa-b1q
    @FsSa-b1q 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha unaxaristo

  • @xaajisuuriyaan952
    @xaajisuuriyaan952 3 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii abwaan dheeg

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hees cajiiba weeye

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahy ha u naxaristo maamo magol

  • @jamasalah613
    @jamasalah613 หลายเดือนก่อน +1

    Arbaco 1 December 2024. Waa taariikh. ❤❤😊

  • @apdirizaktacapir4547
    @apdirizaktacapir4547 ปีที่แล้ว +4

    Qiimaha fanku lahaa ayaad ka garabaysa markad heesaha Caynk Oo Kale Ah Dhagaysato

  • @hassanqalaaf2259
    @hassanqalaaf2259 ปีที่แล้ว

    Alleh ha kuu naxariisto 😢

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 3 ปีที่แล้ว

    Ereyadii abwaan

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 หลายเดือนก่อน

    AUN magool

  • @hobalkaqarniga1462
    @hobalkaqarniga1462 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sal guuro caashaqu Ani sibiq ma igu helay
    Intuu samada ila tagay saxal qaadka fooraha dul sabee ma igu yidhi
    Dhalanteed ma igu sabay , soo jeed maqanoon seexanayn ma iga dhigay
    Ma Sal guuro caashaqu Ani sahal ma igu helay , intuu soortii iga jiray suun adag ma igu xidhay ma I saaray heegada
    Wax sanceeya ma u la,oo
    Saakay maygu weyn yahay
    Suxulada ma ii dhigay
    Ma Sal guuro cashaqee
    Ani salow ma igu riday
    Sambabadiyo feedhaha
    Intuu surima kala baxay
    Ma ku soofay xididada
    Seedihiyo lafaha iyo
    wadnihii ma sarayoo
    Halistii ma sudhan yahay
    Erayadii dheeg

    • @ibrahimyassin9055
      @ibrahimyassin9055 5 หลายเดือนก่อน

      Is ka jir qoraalka saxal qaad maaha waa saxar qaadaka foraha

  • @CbdinuurCman
    @CbdinuurCman 11 หลายเดือนก่อน +1

    jiim decoration

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 9 หลายเดือนก่อน

    Kabanka yaa tumaya 😮 ?

  • @mukhtardhakal6128
    @mukhtardhakal6128 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ma Sal guuro caashaqu Ani sibiq ma igu helay
    Intuu samada ila tagay saxal qaadka fooraha dul sabee ma igu yidhi
    Dhalanteed ma igu sabay , soo jeed maqanoon seexanayn ma iga dhigay
    Ma Sal guuro caashaqu Ani sahal ma igu helay , intuu soortii iga jiray suun adag ma igu xidhay ma I saaray heegada
    Wax sanceeya ma u la,oo
    Saakay maygu weyn yahay
    Suxulada ma ii dhigay
    Ma Sal guuro cashaqee
    Ani salow ma igu riday
    Sambabadiyo feedhaha
    Intuu surima kala baxay
    Ma ku soofay xididada
    Seedihiyo lafaha iyo
    wadnihii ma sarayoo
    Halistii ma sudhan yahay
    Erayadii dheeg