Qisada heestan webiyo isu ooman. ........................................................ Heestan waxa erayadeeda hal abuurey alle ha unaxariistee. Abwanki wayna ee xasan aw faarax dubad . Qisada heestani waxay ka dhacday caasimada dalka suudaan ee Khartoum. Khartoum waa magaalada ugu wayn uguna dadka badan dalka suudan. Waxa ku nool dad aad u tiro badan, Saddex qaybod ayay magaaladu u qaybsantahay Khartoum, baxri . Iyo umu darmaan . Waana sababta loogu bixiyey caasimada sadex geesoodka ah . Sadexda daamood waxa kala qaybiya labada webi ee kala ah. Niilka cad. Iyo niilka buluuga ah . Niilka cadi waxa uu kaso Fatahaa harada wayn ee Victoria Dabadeed waxa uu soo dhex jibaaxaa wadamada Tanzania. Kenya. Rwanda. Brundi.congo.iyo koonfurta suudaan. Kolkaas buu isagoo xiimaya suudaan dhanka koonfureed kaso gala Niilka buluuga ahi se waxa uu kaso fatahaa harada Tana, Ee dalka Ethiopia. Buuralayda sare ayuu kasoo shalwadaa Kadib isagoo shuurinaya ayuu Khartoum dhanka bari isaga so shubaa. Jaziirada Tuuti oo Khartoum badhtankeda ah ayay labada wabi isugu yimadan. Waana halka suudaantu u taqaan (مجمع النهرين) . Ama kulanka labada webi. Hadana marka ay halkas isaga darsaman ayay dhanka masar u qulqulaan. Hadaba jaziiradaas Tuuti ayuu alle ha unaxariistee ayuu Abwaan xasan Aw farah Dubad tagay, kolkaas ayaa looga sheekeeyey. Halka ay labada webi kaso burqadaan.wadamada ay soomaran iyo Halka ay isugu yimaadaan. Ee ay isaga darsamaan. Markaas ayuu biyaha webiga niilka cad iyo niilka buluuga ah oo isku walaaqmaya Arkay Dabadeed waxa uu ka curiyey heestan caanka noqotay ee webiyo isu ooman Hadaba Abwaanku waxa uu sheekadoodii ku matalay in labadan webi is caashaqeen Kadibna dhulal badan iyo wadamo kala fog isu soo jiidheen. Ugu dambayntiina inta ay is Helen oo gacmaha is qabsadeen. Oo ku farxeen in ay is calfadaan. oo ay xareedii qaboobayd wadnayaashii. Qaraxa ahaa ee soo daalay isugu qaboojiyeen. Oo jacaylkodi sidaasi ku hirgalay.
heestan qisadeedu waxaa sameeyey xuseen aw faarax hobolda waaberi ayaa tegay kharduun sudan isagoo maraaya biriish ayaa wuxuu arkay labada webi ee nile blue nile iyo white nile oo siku soo darsamaaya waana halka ay isku darsamaan markaa ayuu heestan alifay ilaahay ha naxriisto mom xaliimo magool iyo xuseen awfaarax waan murugoodaa markaan dhigaysto ciyaalka hadda heesaa waxay ku heesaan iyo waxay abwaanadii hore sameyn jireen matag baa iqabta kuwa hadda heesaa waxay ku heesaaan laakiin waa adduunyo
#Heestan waxa hal abuuray Abwaan
#XUSEEN AwFaarax Dubad AHUN
Laxanka waxa Saaray Hassan Sabriye Afrax Hassan GARAYT
Luuqda waa xaliimo Khaliif Cumar Barre MAGOOL الله يرحمه راحمين
#ERAYADA HEESTA LYRICS 👇
#Jacayl waa wadkaagoo
#Warmo kuu Afaystoo
#Waabay qadhaadh iyo
#Sunuu kuu walaaquu
#Weel kuugu shubayaa
#Dadka weli hor joogaa
#Wuxuu dilay Usababoo
#Qiyaamahaa La waydiin
#WEBBIYO isu oomani
#Inay wavatameenoo
#Waayo badan is doonee
#In Loo kala waramayoo
#Wacdi Laysu sheegiyo
#Waano Lagala quustay
#Goortay is waayeen
#Isu waalan gaadheen
#Weligiin ma maqasheen
#Wax ku qaadan maysaan
#Wacdaraha aduunkee
#Weydiiya CULIMADDA
Inay weer xidheenoo
BIYO Wayraxeenooo
Waddamo Isu Jiidheen
Ij La waabin waayooo
Iyagoo wareer qabba
Isu soo wareegeeeen
Oo wanaag kalgacaloo
Way isugu yimaadeen
Weligiin ma maqashen
Wax ku qaadan maysaan
Wacdaraha aduunkeeeee
WAYDIIYA CULIMADDA
Innuu caashaq wadayoo
IS warraabiyeenooooo
Xarreeddii waddaageen
In ay wehel is jeceloo
Wadnaha isu dhiibtayooy
Wadda jirra noqdeenoo
Waddo qudha mareenooy
KALA weecan waayeeeen
WELIGIIN ma maqasheen
Wax ku qaadan maysaan
Wacdaraha aduunkeeeee
Weyddiiyya CULIMADDA.
Aad iyo aad ayan kaga haley wa hadal mortilah wlhi
@@MaryanMaryama-cj5hy Mhdsanid Wll.
sxbyaal qisada heesa iyo abwaanka nooraaciya
@@maxamecabdicilmi6706 InshaAllaah
❤
Xaliima kh. Magoool, ayaa ugu cod macaan dad ayaaa igula murama.
Goat fan ka waaye magool ❤
Waaayo waaayo wakhti suugaaantu qiimo gaara lahayd.
Alle naxariistii jano haka waraabiyo boqoradiii codka
Sef 6:30 i
Erayadii abwaan Xuseen aw faarax dubad AUN
Dad waa dadkii hore wllhi 😢 wakhti tagay soo laabta intii dhimatay allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen inzha allh
Waa erayadii xuseen aw Faarax dubad allaaha raxma
Allah Ha Naxiisto Xaliimo Khaliif
GUULWACAN SHACABKA SOOMAALIYEED OO Dhamaan Ssc Khaatumo Of Soomaaliya
2025 yaa dhagaysanaya
Gold Sound mama AUN
Erayadii,, Abwaan,Xuseen Aw Faarax Dubad
Old is gold 🥇 ❤
❤❤lĺaahay
Allah haunaxristo dabegada Allah haa kaa dhafo
allah ha unaxariisto xaliimo khaliif magool😢
Aamiin.
Dad waa kii hore heesna waa tii hore
YAA. ALLAAHU. YAA ALLAAHU. U NAXARIISO. MISKIINTAA YAA RABBI. CAFFI. WIXII KA DHACAY. . .... ...
La voix d or de halimo.
Allayaraxma raximiin mamada😢
Waligiin ma maqasheeen.
Ninkii sheekhaal
Les chansons d aujourd'hui sont des charabia incomprises
Fanaa.cabdthlii
Aun ❤
Aun magool
❤old
Masha allha
❤😊😅😮🎉🎉😂❤
Somaliland waa Qaran.
IsaaqLand ma shaqaynaayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
saaxiibayaal qisada heesta iyo abwaanka nalawadaaga
Qisada heestan webiyo isu ooman.
........................................................
Heestan waxa erayadeeda hal abuurey alle ha unaxariistee.
Abwanki wayna ee xasan aw faarax dubad .
Qisada heestani waxay ka dhacday caasimada dalka suudaan ee Khartoum.
Khartoum waa magaalada ugu wayn uguna dadka badan dalka suudan.
Waxa ku nool dad aad u tiro badan,
Saddex qaybod ayay magaaladu u qaybsantahay
Khartoum, baxri . Iyo umu darmaan .
Waana sababta loogu bixiyey caasimada sadex geesoodka ah .
Sadexda daamood waxa kala qaybiya labada webi ee kala ah.
Niilka cad. Iyo niilka buluuga ah .
Niilka cadi waxa uu kaso Fatahaa harada wayn ee Victoria
Dabadeed waxa uu soo dhex jibaaxaa wadamada
Tanzania. Kenya. Rwanda. Brundi.congo.iyo koonfurta suudaan.
Kolkaas buu isagoo xiimaya suudaan dhanka koonfureed kaso gala
Niilka buluuga ahi se waxa uu kaso fatahaa harada Tana,
Ee dalka Ethiopia. Buuralayda sare ayuu kasoo shalwadaa
Kadib isagoo shuurinaya ayuu Khartoum dhanka bari isaga so shubaa.
Jaziirada Tuuti oo Khartoum badhtankeda ah ayay labada wabi isugu yimadan.
Waana halka suudaantu u taqaan (مجمع النهرين) . Ama kulanka labada webi.
Hadana marka ay halkas isaga darsaman ayay dhanka masar u qulqulaan.
Hadaba jaziiradaas Tuuti ayuu alle ha unaxariistee
ayuu Abwaan xasan Aw farah Dubad tagay, kolkaas ayaa looga sheekeeyey.
Halka ay labada webi kaso burqadaan.wadamada ay soomaran iyo
Halka ay isugu yimaadaan. Ee ay isaga darsamaan.
Markaas ayuu biyaha webiga niilka cad iyo niilka buluuga ah oo isku walaaqmaya
Arkay Dabadeed waxa uu ka curiyey heestan caanka noqotay ee webiyo isu ooman
Hadaba Abwaanku waxa uu sheekadoodii ku matalay in labadan webi is caashaqeen
Kadibna dhulal badan iyo wadamo kala fog isu soo jiidheen.
Ugu dambayntiina inta ay is Helen oo gacmaha is qabsadeen.
Oo ku farxeen in ay is calfadaan. oo ay xareedii qaboobayd wadnayaashii.
Qaraxa ahaa ee soo daalay isugu qaboojiyeen.
Oo jacaylkodi sidaasi ku hirgalay.
heestan qisadeedu waxaa sameeyey xuseen aw faarax hobolda waaberi ayaa tegay kharduun sudan isagoo maraaya biriish ayaa wuxuu arkay labada webi ee nile blue nile iyo white nile oo siku soo darsamaaya waana halka ay isku darsamaan markaa ayuu heestan alifay ilaahay ha naxriisto mom xaliimo magool iyo xuseen awfaarax
waan murugoodaa markaan dhigaysto ciyaalka hadda heesaa waxay ku heesaan iyo waxay abwaanadii hore sameyn jireen matag baa iqabta kuwa hadda heesaa waxay ku heesaaan laakiin waa adduunyo
Abwaanka ma samayne dib igu noqda hubsada
Haday nahaysataa taasi
Magol,hesdudbes
Hubsada ma samayne abwaankaasi
Sxb, isagaa sameeyey ee adigu iska hubso.
3
viking *(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
F
Hubsada ma samayne abwaankaasi