Xukuumada Somaliland oo go’aan ka saartay Xalaada Scir bararka dalka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.พ. 2022

ความคิดเห็น • 105

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 ปีที่แล้ว +8

    Xaalada Abaareed Allah ha inaga Saaro Aamiin.

  • @jimaleab8589
    @jimaleab8589 2 ปีที่แล้ว +17

    titelka in san lo qoro ayey ahyd (Wasirka Maaliyada oo ka Hadlay Sixir Bararka Dalka ka Jira sona Ban dhigay waxayabaha lagaga Bixi Karo )

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely you're right waxba ma garanayaan kamarad iyo makarafon uun bay la hoos yacayaan.

    • @jamajama2594
      @jamajama2594 2 ปีที่แล้ว

      @@fardusaw9688 wa ronta wax kali mayaqanan issaswer be nogowalen 😫

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 ปีที่แล้ว +2

    MM Somali TV qoraalka iska saxa go'aan ka soo saartay SIXIR bararka weeye waa khalad SCIR.

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 ปีที่แล้ว +2

    wxni wasiir mahee
    Ale isaga iyo umada haka qabto

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 2 ปีที่แล้ว

    Waa calooshood u shaqaystayaal

  • @fadumosuleman9654
    @fadumosuleman9654 2 ปีที่แล้ว

    Horta wasiirku xaguu eegayaa

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaasi waxa kaliya uu aqaana waa cashuur kordhinta ,ummada dunida waxaba inaga galina inaka maxaa inala gudboona maxaa xal ah oo bulshada lagu daryeelaya weeyan

  • @suleimangoox6075
    @suleimangoox6075 2 ปีที่แล้ว +1

    Kufsiga ka daaya saxaafada. Mee go'aanka ay Xukuumadu ka soo saartay sicir barabarka. Si ay bulshada ugu gubiyaan cashuurta laga dhimay cuntada ma garayaan intii uu qiimuhu ahaa markii hore si talaabo looga qaado kuwa dhiig miiratada ah.

  • @khadarbulshaawi9474
    @khadarbulshaawi9474 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir is casil

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk subhanallah maxaa kudhacay s,a,shire xaguu eegayaaa

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

    In laysagu yimidaado waxaan gurmadka abaaraha iyo sidii sixir bararka wax luuga qaban lahaa waxaan ahayn in laysugu yimidaado waaba xaaraan shicib dawlad muxaafid mucaarid dhamaan waa in wax walba lags hor mariyaa gurmadka abaaraha iyo sixir bararka

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 2 ปีที่แล้ว

    Maaha waa cashuurta aad kordhiseen ilahay la baqo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว +1

    xukuumadi ma jirtee nin waalan baa nolosha 4 million cagta ku walaaqaya caalamkan uu Sacad sheegayo dadkoodi wey meeleeyeen qaar lacag baabay u direen idina xaar baad dhex fadhidaan iyo ururo rag iyo dumar loo furo

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

    Alle barya oo roob waydiista kuwan cayda iyo afxuma lawareegayow

  • @comtheable
    @comtheable 2 ปีที่แล้ว

    Nacnacadan oo kale lama yidhaado goaan cashuurta ha kadhaafan wixii daruuri ah inta abaarhu jiraan

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan waxba u qaban maayo dadkan. Ha iscasilo cashuurta waa aabaha duruuftan timi ee dadkii galaaftay waxay ka timi cashuurta, shirkada DP WORLD ay marba kordhinayso iyadoo cidna kala tashan waayo dadkadeenu way ka baxday gacanteena ninka saamiga badan leh ayaa xukumaya oo sicirka gooynaya waan halka ay sartu ka qudhuntay.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      Economics 101 kan iyo ka shaqada u dhiibay ma yaqaanaan waxuun buu yaqaan Xin Xasarad iyo Qabyaalad 101 Qaxology

    • @bowdcali6156
      @bowdcali6156 2 ปีที่แล้ว

      Beentaa maaha waa isaga iyo ka ganacsiga ayaa aabo u ah sixir bararka

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 2 ปีที่แล้ว +1

    Nal bal nimankanu waxay mesha laso.tagan yihin ega

  • @cabdilahck9599
    @cabdilahck9599 2 ปีที่แล้ว

    Mm tv waan taageeraa runtii laakiin hada wuxu u egyahay in ay iskaga dhabaqday waayo waxa ay bulshada usoo gudbinayaan iyo titleka ama cinwaanka kusoo qorayaan ha is waafaqaan

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye cusub oo reernimo lagu keeney MMTV

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 ปีที่แล้ว

    wasiir noolow

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 ปีที่แล้ว

    MM TV iska saxa Af-soomaaliga Markanaad Qoraysaan Ciwaanka wararka

  • @youssoufmed4793
    @youssoufmed4793 2 ปีที่แล้ว

    Waa amuuse tuug hanigab tuug

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 2 ปีที่แล้ว

    Dr sacad cali shire waa aqoonyahan sare oo xaga dhaqaalaha ah
    Lkn waxaa haboon in ay.ku wargalinayaan ganacsatadada dalja inay u.naxariistaan danyarta
    Ka dawlad shaana ay.sitaas8 u fududaato ay.canshuurta dhiman

  • @balaqowxus-eenjalafay4014
    @balaqowxus-eenjalafay4014 2 ปีที่แล้ว

    Mm TV waxaad warka ciwaan uga dhigaysaan iyo ismalaha waxuu yahay
    BEELNAALUHU BOOS NAARTA HAKA DIYAARSADO

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 ปีที่แล้ว

    wasiirka maaliyada oo ka hadlay xaalada sixirbararka dheh

  • @faraxnuur5516
    @faraxnuur5516 2 ปีที่แล้ว +1

    .nin.dhergey.talo.hawaydin

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 ปีที่แล้ว

    Malaha warbaahintu hadaanay soo qorin ciwaan qaldan wey ku daawadayaal waayayaan
    ciwaanka iyo is malaha waxanu shegay

  • @muhiimbazhe6642
    @muhiimbazhe6642 2 ปีที่แล้ว

    Dad Abaro joga ayuu leyahay waxberta sacsac waar iscasila

  • @degan4
    @degan4 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadal yar iyo howl badan baa loo baahan yahay

  • @kaiseabdi4931
    @kaiseabdi4931 2 ปีที่แล้ว +12

    MMTV ceebays weeye sidani maxaad beenta ugu qoraysaan title ka
    Wax go'aan ah noomaad soo gudbin

    • @xamsemaxamuud3504
      @xamsemaxamuud3504 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa yaab walhi beenta intan leeg maxaa ku kalifay dibba yaynaan u daawanin TV BEENAALE AH Hadii aanu raali galin ka bixinin

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      ALAAH KA CADAAB

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 2 ปีที่แล้ว +2

    Gooaanku mee wariyaashan dawkhsan bal eega

  • @canabxaashi187
    @canabxaashi187 2 ปีที่แล้ว

    Meelkalee afkaa uusaaar

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 ปีที่แล้ว

    Awalle Waraysi waxtari maaye
    dadaal😦😮baa larabaa

  • @salaancismaan7034
    @salaancismaan7034 2 ปีที่แล้ว

    Mudane wasiir waxaad ogaataa markasta oo cashuurta lagu kordhiyo ganacsata in ay iyaguna aylibi laabayaan,

  • @origami8415
    @origami8415 2 ปีที่แล้ว +1

    What type of a minister are you?
    Be ashamed of yourself.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 ปีที่แล้ว

    Nsga aamu waaa gubbay.ma naxay. Alf ka muumin uur ka daalin.

  • @ismoyu5619
    @ismoyu5619 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaad Mooda channels wararka soo gudbiya in ay baahidooda uun u adeegayaan oo bulshada been usheegayan iyo title aan jirin iyagoo xooga saaraya qarashka yar ee kasoo galaya TH-cam.

  • @TheAwgga
    @TheAwgga 2 ปีที่แล้ว +1

    Astaaq furulaa adeer lacagtii dp world ma reer siiraanyo ayaa ku tagey

    • @adandeeq2631
      @adandeeq2631 2 ปีที่แล้ว

      Waar xishood Xayawaan baad tahy nio silanyo miyuu ku qaba xagad uga ma seersan tahy

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      kuwa Muuse’na yaa soo saaray isaga? Sacad yaa yidhi waa wasiir for life?

  • @jakohussein2458
    @jakohussein2458 2 ปีที่แล้ว +1

    Mareekan sixir bararkisu idinka wax ba idin kamagalin dhaqalaha wadanka America eg kadib isku qimeneysa may e tan iminka dalka tala ega

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      la soco waa dhaqaalaha ugu balaadhan aduunka waxey awoodeen in ay dadkooda lacag u diraan kuwana ishii dhaqaale ee kaliya ee Berbera bay inaga xarasheen bedelkeedina ma hayno

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 ปีที่แล้ว

    Wareyanimadu maaha keliya inaad soo gudbiso fariinta masuulku dirayo waa inaad su’aalo wax ku oola weydiisa illen bulshadaad matashaaye oo afkooda kuhadasha!

  • @axmedaweyslabaraad8006
    @axmedaweyslabaraad8006 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland immisa ayuu boqolkiiba maraa sixir bararku

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh wasiirka kaliye xukumada fadhilya sixir barar wojira iyo majiro xukumada muuse waa yab

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax sixir bararka caalamka ayuu ka jiraa oo taasi ma qorsona iyadoo taasi jirto waad arkayseen lacagta ay kordhisay dpworld maxaa loo cuskaday in wuxuun la kordhiyo tusaale yar ayaan idiin gaadhi ayaa iiga soo dagay berbera 2017 intii aanu warejin siilanyo gadhigaasi propox ayuu ahaa waa tagsi cashuurtiisu waxay ahayd 1010 usd maantana waa 1830 usd ufiirsada faraqa u dhexeya afartaa sano cashurta dowlada iyo lacagta dpworld sare ayey u socdeen waxana laba nin ayaa u aabo ah waa sacad cali shire iyo saajin oo wasiirka ganacsiga ah waa labada nin ee wax kordhiya waana labo nin oo shaqadii ay u dhaarteen ku fashilmay car wakaase wasiir saajin hakala xadeeyo ganacsiga oo kuwa wax soo dajiya ha Yidhahdo berbera hasoo dhaafina ganacsatada ma naxaan hadan dowladi qabanayn nin waxsoo waaridaya ayaa ilaa tafarikhda iibinaya arinkaa dowladu inay joojiso wey awoodaa markaa masuul kasta waxan leyyahay allah ka cabsada

  • @siciidmaxamedyaasinsiciidy778
    @siciidmaxamedyaasinsiciidy778 2 ปีที่แล้ว

    Waatase caano ka lis dhiig miirato ayuu sii dhiiri galiyey inaga sixir bararku waa boqolkiiba 60 markaasu maraykan iyo dad horo maray tiig sanaya adeer somali baris bay cunta hindiya bariisku waakaso baxaa eesh qiyaasag

  • @fadumoissa532
    @fadumoissa532 2 ปีที่แล้ว

    Sixir bararku waax meel walba ka jira anigu waxaan ku noolahay USA aadabay wax walba u qaaliyooben sida cuntada gaasta guryaha wax walba markaa wadan keela wax so saarka lahayan qatar bay ku jiraan ee la ogaado dadka shilicsan

    • @bowdcali6156
      @bowdcali6156 2 ปีที่แล้ว

      Mareykan hadad joogto waala jaangooyaa dawladaa kabta anaga cidi ma kabto wll waa jaantaa rogan nin walba siduu doono ayuu wax u iibiyaa

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    Go,anka aad ku qoratey meeyey ?

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว

    Wasirka adiga Agriculture degree sitaa wax soo saarka qorshe ma u haysaa ta kale iyado dalka Abaaro ka jiraan waaxay xafladahan isdaba jooga ahi xalayna waxaan arkaayay Maayer mooge oo 20.000 oo dollar 100 ka mis ah shaqaalaha DW/ Hoose Abaal marin u siinaaya lacagta Caddadkaas leeg Dad bay Abaarta ka saari lahayd!!!!

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr sacad cali shire Allah yabarik wasiir dawladu dadaal ayay ku jirta sidi dhibatadan xal ugu heli lahayd illahay waxan waydisanaya in uu inaga dul qaado dhibtan Ameen🤲❤

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma jilaal iyo abaaro ayaa wax la beeraa?

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      sacad waa habar roob hayo dadkuu dhan in uu hayo bay moodaa

  • @idirisadde
    @idirisadde 2 ปีที่แล้ว

    Go'aanku mee marka ?

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri7443 2 ปีที่แล้ว

    Title ka yaan laga been sheegin mmtv somali

  • @ismacilmaxamed8868
    @ismacilmaxamed8868 2 ปีที่แล้ว

    Siilka sosarkina wasa beenale walhi somalinad dar ilahay ubuu udhisanyahay ee cid madaxa aha oo dacadi ahi majiro wala madaxweyne wala wasir

  • @axmednaasir6940
    @axmednaasir6940 2 ปีที่แล้ว +1

    Buldhada beenta ka daaya mmtv
    Goaanka la soo saray waa kee nin neef saday baad noo soo daysay
    Ciwanku dantada ayuu turjumaya

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      MM TV waxaa maaligaliya oo uu si toos ah hoos tagaa madaxtooyadda Muuse siiba gacanyarihiisa Mubarak Taani

  • @amenadan9099
    @amenadan9099 2 ปีที่แล้ว

    Tvgu muda yar ayuu magac ku sameey waxay muun lahayn qof qoraalada ka edit gareey!

  • @ahmedMohamed-df2ye
    @ahmedMohamed-df2ye 2 ปีที่แล้ว

    MMTV CIWAANKA ISKA SAXA

  • @cabdiqanimaxamedfaarax9320
    @cabdiqanimaxamedfaarax9320 2 ปีที่แล้ว +1

    Sixir bararka inta biixi hysta dagimyso

  • @amoudicargo9470
    @amoudicargo9470 2 ปีที่แล้ว

    Waxba ma garanaysid

  • @mastaafareofficial513
    @mastaafareofficial513 2 ปีที่แล้ว

    Waa ey weeyaan kan wasiir isku sheega ah kuwan tv guna waa beenaalayaal

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 2 ปีที่แล้ว

    Beenta umada kadaaya mee xaguuyalaa goaanka uu sheegayaa? Kadaaya dadka beenta oo Alle kabaqa

  • @engasadaxmed7861
    @engasadaxmed7861 2 ปีที่แล้ว +5

    waar itoobiya dagaalo sokeeya ayaa ka jirta USA na coovid 19 ayaa halakeeyay inaga xukuumadii soomaliland ayaa sicir bararka wadda oo doolarkii urursatay canshwertina qaali gareesay0

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 ปีที่แล้ว

      👌🏾🍃😒

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      Weli a siyaasad qadhmuun iyo ururo aan xiligeedi la gaadhin dadkan la tabaalaysan gaajo iyo biyo la’aan ku jaahwareerisay maalinba faashil iyo faashilad urur hebel iyo heblaayo xaflado u qabanaya

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

    Caaqliga beeyo llaa idiinkaga shoob
    Maa xiidatan biiyhu bada geelye
    Dhowlda haa kuu waalan Ina maxa
    Uu faakariwydan maarka dhiirta
    Shiidysan ee xaalafinysn
    Qaabil baa idin waalye quudun

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +3

    Tuugta galbeed😂👈

  • @fayselahmed5802
    @fayselahmed5802 2 ปีที่แล้ว

    Beenale weye war jadhagey sinana isaga muu samayn waayo dhigii dadkuu jeebka ku haystaa

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland 2 ปีที่แล้ว

    Evil smile

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar beenta jooji

  • @yelioxx2717
    @yelioxx2717 2 ปีที่แล้ว

    Go'aanka laga soo saary mee channel kani been buu baryahan bilabay

  • @dmm7903
    @dmm7903 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar waxani wasiira maaha oo Madaxweyne ma jiro .Salaadba waqtigeeda la tukadaa bal xiliguu beerasho ka hadlayo eega .

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว +2

    Benaale ilahay ka go ay muqdisho muu kaco shidaalku jabuuti muu kaco ethopia muu kaco ? Shirkadda ad u xidheen shidaslka ayaa sababay sixir bararka

    • @sakariyenaasir7142
      @sakariyenaasir7142 2 ปีที่แล้ว

      Marka horeba qaali ayu aha jabuti muqdisho sido kale wuu kacay lkn ciday u dacwoodan ayaanay hayn

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว

      Shirkad loo xidhay ninyahw majirto dib ugu noqo shirkado badan ayaa keena shidaalka redsea petrlm hass xaji ali. Tafagru iyo kuwo kale waa xor cidii keenaysa balse shidaalku iyo gastuba suuqyada caalamka sare ukaceen jabuuti iyo ethiopia waa wadamo kadhaqaale fiican Somaliland si aanu ukicin Kab ayay siiyaan shidaalka balse Somaliland sidaan filayo ma awoodo taas

    • @abdiasismuse2034
      @abdiasismuse2034 2 ปีที่แล้ว

      Ethiopia heer aanuu wlihii qiimaha shidaaLku gaadhin ayuuba gaafhee wax hubso afkay banaan ha u hadlinee

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

      Layskama hadlo caqli Ku hadal

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      dan lama leh dadka tuugtan u tashatay

  • @invisiblehand.5125
    @invisiblehand.5125 2 ปีที่แล้ว

    Un subscribe maanta laga bilaabo. Ismalaha ciwaanka vedioga iyo hadalka aan maqlaayo. Bull shit

  • @sakariaabshir1164
    @sakariaabshir1164 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenaale

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +3

    Sacad Ali shire tuug ilaahay ka go'ay 😂👈
    Waxa galbeed kaso baxaba kheyr ma leh

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 2 ปีที่แล้ว

      Barigii silanyoba waxa lalahaa madaxtinimadu yayna bari inagamarin isagoon 1year xilka inoo haynba layidhi daahir dabadii dab maanan shidan😏

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mudanhussien5003 zhp madaxweynuhu uu fashilme in uu is casilo makula tahay ra'yigaga👈

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 ปีที่แล้ว

    UMMADDA USOO CELI XOOLAHAAD KA BOOBTEY,EE SOMALILAND INVESTMENT COMPANY KU SHUBATEY

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว

    Waar beenta jooji