Deg Deg Nisa Oo Shaaciyey Siyaasiinta Jaajuskq U Ah Itoobiyo, S/Land Oo Fashilisay Sirta AS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

ความคิดเห็น • 45

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน +8

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏👏

  • @abdullahiosman6840
    @abdullahiosman6840 หลายเดือนก่อน +2

    MAASHA ALLAH XAAFIDULLHI HON. ISLOW

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah illahay ha soo qabto kuwa duliga qawaarigta iyo Ethiopian u shaqeeya shaydaadiinta rufiyaaminta hala soo qabqanto duliga

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah xurmadle xasan shiiikh cadowgaaga ha jabo adiga iyo xamse iyo inta jecel dalka dadka diinta dawladeena cidamada macawisleey guuleysta amiin yaa allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Fatimaal.i
    @Fatimaal.i หลายเดือนก่อน +4

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-...................،

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 หลายเดือนก่อน +1

    EEdaysanoow waa lagu ogyahay waana lagu amaalmarin

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb หลายเดือนก่อน

    Waa ceebeeysan yahiin. Waa Khainul wadan kuwa u basaaso Ethiopia. Waa in cadaladda la horkeennaa.

  • @24Haai20
    @24Haai20 หลายเดือนก่อน +1

    Dhammaan cid Alla iyo ciddii lagu helo iney la shaqeeyaan Ethiopia iyo Khawaarijta waa tallaabo sharci ah laga qaadaa!

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k หลายเดือนก่อน +1

    Kaas wasiir maahan cabdi saciid waa nin aan muwadin aheyn wayo hadii uu yahay sidas uma hadleen

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 หลายเดือนก่อน +1

    Naagtaas horaan u ogayn isaq waa AS ayay ubadan yihiin?

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Talyaanigu waa lugooyaha horumarka soomaaliyeed waana shaqaale reer yurub

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah keep it up good work 💯❤️🥰👏👏👏👏

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 หลายเดือนก่อน +1

    Dhagax halagu dilo daba dhilfyada

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku talin lahaa in Madaxwaynuu kala diro waxan baarlamaan ku sheegay ah ee aan qadiyad wadaniyeed iyo mid umadeed midna lahayn

  • @zahrabarre7463
    @zahrabarre7463 หลายเดือนก่อน

    Marka aad leedihiin haddii waqtiga salaada lajooga tuko marka hore maad muusikada ka deyeeysiin wararka

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 หลายเดือนก่อน +1

    Qarnimo waxba kama oga kuwa dacayadaha beenta fidinya mana astahilaan xildhimaan xilalka halaga qaado qashinka markii horaba xaaraan baa kuraasta laku keenay uf

  • @Muktarhajjiaden
    @Muktarhajjiaden หลายเดือนก่อน

    waa nisa waxbay iska baadhbaadhaysaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Bada jam sland halkay.soomaaliya usoo maraysa Abnigeeda may ku masha quusho.

  • @TheDayib
    @TheDayib หลายเดือนก่อน

    Nika Ethiopia u. Adeego ma shaqada keliya balaga eryaa mise wa Xabsi dheer ama dil

  • @mrsomali7
    @mrsomali7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan oodhan ma,xildhibaanaa😮oolamoodo qoxooti😅
    Somalia maxay hormari kuwanaaba
    Dakhligii dadka la,dagaye
    maxay qabtaan
    War waxaan dalka halaga qabto
    Malaayacniga ah xildhibaano kulaha😂😂😂

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 หลายเดือนก่อน +1

    Xurmadle Birmade xafidullah iska qabo tuugta beentalyaasha daba dhilfyada cadowga

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    Xasan.sheekh.waa.inuu.lacagta.hantida..guud.ee.u.iibiyay.waa.inuu.xabsi.waynkadhisaa.shabasbnakuladagaalama.hadiikale.waa.in.ay.basrlamanku.cilka.xayuubin.kusameeryan

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x หลายเดือนก่อน

    Biyo aad ku nadine maabka firi inta magalo eey qadatay itobiyo xasan waa itoobiyaan waana lahuba

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaabeey Somaliya waa Dad Daciif ah kuli na waa Jaajuus u shaqeeya dunida oo dhan Agaasime Fiqi Koofi ku seexade ayaa u horeeyo Jawaasiista itobia ka dib awood la aan tiisa Wasiireed iskana dhigaya Nin wuwaadin ah wax waliba uu maqlo na lasoo boodo si uu u sii buun buuniyo dacaayadaha uu ka maqlo Baraha Bulshada si uu meel dheer u gaar siiyo meelo dhaadheer si loo wada maqlo sidii Agaasimaha Arimaha Gudaha ayuu u hadlaa

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 หลายเดือนก่อน

    Xildhibanadaas WaaJaasuusiin Eedhamaan Tood???

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 หลายเดือนก่อน

    Warhooyo Hawiyoow Waaleydiintashadey Cadowga Ayey Indinkabidayaaan??

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya waxay ku uhaysato itoobiya ma dhulkii soomali Galbeed bay ka raadinaysaa?

  • @MaxamedReermagaal-cs1mm
    @MaxamedReermagaal-cs1mm หลายเดือนก่อน

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 หลายเดือนก่อน

    Waaqarandumis

  • @sagaliina3403
    @sagaliina3403 หลายเดือนก่อน

    Kadaab

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน

    Talyaanigii idin gumeysan jirey baa idin huran reer ibleys. Kadaab Somalia runba ma sheegto garaad tv waxaa leh xaarmaajo ilaahay idinjabi hadaad somaliland daba gashaan ishalahu guuuul somaliland

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf หลายเดือนก่อน

    Waa been haddii liiska uusan ugu horeyn sanbaloolshe ,ragga loo dan leeyahay kasoo qaad

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 หลายเดือนก่อน

    Jaajuus maxaa looga baahan yahay itoobiya waaba dagan tahay Soomaaliyee, Marka Shacabku diriro sootan kala Celin Been ah kula dhexjirto

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 หลายเดือนก่อน

    Waleewaayaab Indho Adagaa ??

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t หลายเดือนก่อน

    Qofkasto rufiyan ah halasoqabto

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg หลายเดือนก่อน

    Idoorka waxau jaqjaaq waa sidha naag lala gursadhay ,idoorow marna kama qustaan been iyo prank aan daman

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน

    Naratiifka nocan ah micnihisa iyo cida wada maxay tahay ma arkeysid gooni gosatada cid ka hadleysa iyo isku dirka ay Somalida kadhax wadaan bedelkeda isku dir reer konfur ah ma lagud binayaa wararka nocan ah iyo al shabab ka khawarij ta ah iyo goni gosadata hal hadaf bey leyihiin oo dhibateenta umada Soomaaliyeed ah Ethiopian lama nihin cadow aa deris banahey somaliland iyadaa gadatey badd deda iyo dhulkeda wax naga quseeyo manirto midnimo kunruf colaad lagu gelinayo dooni meyno 34sano Isaaq Hargeysa SNM ta ah wey diideen somali iyo midnimo anaguna marabno Ethiopian hadey qabsaneyso iyo hadii ay dhulka ka iibsaneyso tona ma kala jecli aa naacda naga daya hawiyow haadaanta iska firi konfur keliga ma lihid aa taladeda hooy cadow aan khawarij aheen malahan konfur iddoor na waa Al shabab khawarij ah kuligoda

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk somali o dhaan baa baasas ina

  • @a.j2428
    @a.j2428 หลายเดือนก่อน

    KKKK XASAN IYO XAMSE AYAGAABA ITOOBIYA USHAQEEYA, MAXAA LOOGA GUDBINAA?
    XASANAA ITOOBIYAAN XIRIIR XUN KA DHEXEEYAA WAA RIWAAYAD.

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 หลายเดือนก่อน

    XAMZE BARE , OO LAGU CADEEYEY INUU JAASUUS U YAHAY DALKIISA ETHOPIA. XAMZE WAA OGADEEN WUXUUNA SITAA PASSPORT ETHOPIAN AH.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkk way waalatay.dawladii xasan Gurguurte

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏👏