ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

“Ninkayga oo Dahab badan isoo Iibinaya ayaan ku riyooday”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024
  • Barnaamijka Fasirka Riyooyinka MMTV iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax.

ความคิดเห็น • 16

  • @itaqillaa
    @itaqillaa หลายเดือนก่อน

    Shaikh sacid alle dartiis baan ku jeclahay ❤🧡💚💌👍🏻

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน +2

    Mmtv masha alaah weriyaha iyo sheekh siciid aad baad umahad santihin from buntiland

    • @saynabhussein3007
      @saynabhussein3007 หลายเดือนก่อน +1

      Manshallah

    • @axmedsiciid7050
      @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน

      @@saynabhussein3007 mahadsanid adeer ama ina adeer

  • @shabcaancabdi6592
    @shabcaancabdi6592 21 วันที่ผ่านมา

    Mnsh allh ❤️ 💖 😍 😊

  • @MaryanUmuZakiya
    @MaryanUmuZakiya หลายเดือนก่อน

    Asc walal mansha Allah ilaahay ha barakeyo shekha iyo wariyaha
    Telefon kuma qorna wll xagee ku soo gudbiyaa riyo ayan rabaa in la.ii fasiro

  • @UmuAsmaa-he4fc
    @UmuAsmaa-he4fc 13 วันที่ผ่านมา

    Shiikh marwalba waxaan kuriyoodaa aniga dhul cagaaran dhexmaraya roob da aya dhul aad biyuhu umareen geedo waawayn hooyo caruurle ayaan ahay roob iyo cagaar

  • @BilanMoustaphe-un9ul
    @BilanMoustaphe-un9ul หลายเดือนก่อน +1

    Xage ku soo gudbiya wll wan uu bahanahaye iga cawi wll

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 หลายเดือนก่อน

    ASC SHEEKH IISHEEG MEEL AAN WARKA KU SOO HAGAAJIYO
    ASC

  • @akshaale
    @akshaale หลายเดือนก่อน

    Xagee lagala xiriirayaa meesha contracts kuma qornee????
    No Email
    No number

  • @Bin-Isse
    @Bin-Isse หลายเดือนก่อน

    Xagee lagu soo gudbiyaa riyooyinka fadlan iga caawiya.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 หลายเดือนก่อน +2

    Maskaa laftiisa aniga toos iila sexdayba xalay weliba midka is xabaalka la dhaho

  • @user-mb5hs1sk2q
    @user-mb5hs1sk2q หลายเดือนก่อน

    Xagee lagusoo gudbiyaa

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah หลายเดือนก่อน

    Xagee laydinku soo gudbinayaa

  • @abunusayba1
    @abunusayba1 หลายเดือนก่อน

    Su’aalaha sidee losoo gudbiyaa

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah หลายเดือนก่อน

    Email ama number soo sheega