ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Mooshinka Firdhiye,kaalinta Deni &Biixi' Imaradka& Itobiya, A/madobe &Lafta garen oo doorasho aaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 43

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน +6

    Firdhiye waa geesi

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +1

    SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 AND PUNTLAND STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 WAA LABO STAT OO HOOS YIMAADA FEDERAL KA SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 หลายเดือนก่อน +1

    Yaahuuda

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlada somaliya waa in ay ka hadasho faragalinta emaarat yahuud al carab waa in xududa somaliya halgaxira lagana cayriyaa wadanka somaliya barbara waa in laga cayriyaa itoobiyana laga joojiya

  • @osmanadenshukri9351
    @osmanadenshukri9351 หลายเดือนก่อน +2

    Caado qaate ayaa tahay wariye ma tihid doqon caaq baad tahay deni isagaa xoreeyey khaatumo waana labo walaala ah baro wariyanimada mooryaan baa tahay deninina waa madaxweyne ee maha hogaamiye xasan xaraash baa bpgaamiyaha xamar

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 หลายเดือนก่อน

    Danaha Khaatumo waxaa ka tashanaya reer khatumo. Marna loogama talinayo Imaaraatka iyo wixii la mid ah. Waxyaabo badan ayay soomali ka gudubtay.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada qaatumo ma firdhiye ayeey shalay doorteen

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h หลายเดือนก่อน

    suldankatv ilahey kabaq sacid dani wax fara galina kuma hayo khatuma e mel uga banana majirto e isku dirka iska da nacebka majerten habarti kufta ma majerten baka dabeya maxey habar gidir u barabugandada

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 หลายเดือนก่อน

    Waa qoladii sacade xanuun harti hayey

  • @fatimajama6523
    @fatimajama6523 หลายเดือนก่อน

    MA WAXEY KAA TAHAY HARTI IAKA HORKEEN WAADIGA BEENTA HOORTA KA CAD
    KU HADLAYEE MASE XASAN IYO XAMSAA KU SOO WAKIISHAY OO AFKA KUU BUUXSHEY.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Yaa ka keenay
    Firddhiye war daacada meesha kala tag.
    Deni waa madawaynaha buntiland
    Waxaasina waa sheekadii horgalada

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay หลายเดือนก่อน

    War odayga ma shanti milyane dolar bay ku haystan lacagta hadan garad jama qadin ma gudida eryeysa war miskinka iska maqaxu yagori ku hayste

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 หลายเดือนก่อน

    Dani haddii uu diiday xassan iyo Xamar . Maxaa u diiday in Firdhiye inuu diido siduu doonayo Dani?

  • @abdullahiyusuf8451
    @abdullahiyusuf8451 หลายเดือนก่อน

    Firdhiye was madaxweynaha khaatumo. Kaatumo dadkeedaa difaacaya

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 หลายเดือนก่อน

    war kani wa ben socote iska jira intaso benod oon wax ka jira jirin ayu mar kasta so qoraa...

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm หลายเดือนก่อน

    War waxas kala fadhista dadka firdhuye naaga bedeli kara way iska tegayan wixii feker kale ku shaqayana ciday doonto ha ahaato ader dig banu ku bixinay mamulka ixtiram kasto loo hayo Ninka farageli nagu sameeyo waysu tegi karan lakin intaso dhan nama so dhex geli karan sicid deni dadka u isugu ku xidhan yahay isago wata Waxa iska ilow ssc naaha rag la loodin karo tacabku geliyey ma waxay ahayd in u mumul noqodo dfs ka mida noqdan sicid puntland hadii sida uu sameyo waa war la hubin doona mida kale hadii tolkay ii hiiliyey xagan ku socday waxan u soconay somaliya o mida ader Muxuu ragayagu ku dhamaday barlamanku uma shaqeeyo itobaya iyo imarad Waxa ma naqan

  • @osmanadenshukri9351
    @osmanadenshukri9351 หลายเดือนก่อน

    Deni waa madaxweyne xasan xaraash waa hogaamiyaha xamar sidaa ula soco khaatumo wax kaa galey maleh waa niman hRti ah ee baro mooryaan yahow😊

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Buntiland yuu mooday kkkkkkkkkkkkkkkkkk adeer buntiland harti ayaa leh.
    Xaar wayne. Firdhiye isagaa leh buntiland. Denina isagaa leh SSC.

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm หลายเดือนก่อน

    Ninyahow iska ilow raga manta dhiigi ragaygo qoyan haduu haday moshin iyo hawlaha la yinadan wayska tegayan

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    firdhiyeh waxaa dortay shacabkah ssc danih hadu kah shaqeyoh burburkah ssc dani bah ku weynayah garoweh tah u shegah

    • @abdihakimaliisse3607
      @abdihakimaliisse3607 หลายเดือนก่อน

      Maan gaab baa tahay. Khatumo iyo p wa 2 mamul oo walal ah. Marna la iskuma diri karo. Caqliga ha shaqeyo de

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน

    Mooshinka aad sheegaysid wuu dhicisoobey.

  • @digalefarah3227
    @digalefarah3227 หลายเดือนก่อน

    Akhira baa kusugeysa Raabi kabaaq

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน

    SSC Gobolka sool wada heysto

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv nacal tii kudhashay iyo tii ka dharaday was kala tag umada beenta waradka was

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 หลายเดือนก่อน

    Waxani muxuu kahadlaya daayeerka ahi

  • @aahmeegwlwh8998
    @aahmeegwlwh8998 หลายเดือนก่อน

    Kan waaba dameer jaahil ah oo doqon ah

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h หลายเดือนก่อน

    war joog o dadka ha isku dirin labada mamul war anaga jogna las canood wa benta e haisku dirin labada mamul e walalaha anaga joogna lascanod wanu ku dacweyn hadadan joojin isku dirka labada mamul e walalaha

  • @a.j2428
    @a.j2428 หลายเดือนก่อน

    KKKK WAA SHEEKO XARIIRL SSC IYO PUNTLAND WAA LABA MAAMUL OO WALAALA AH. SSC-NA MEEL AY KUBIIRAYSO IYO WAX KAJIRA AABA ISKA YAR.

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

    Niyada ku dhista beenta nin daad qaaday waa caadadiin

  • @hawahersi5679
    @hawahersi5679 หลายเดือนก่อน

    Warye afka XASAN dhiinow BAAD kuu Hadley's irie samaale tuug tuug
    Nacaybka MAJEERTEENE baa kaabatay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Ma sheekadaa ayaad keentay
    Harti waa kaa horeeyaa adeer maaha dad aad riwaayado noocaas ah waa ka ilbaxeen cidna mooshin ayaad sheegaysaa kama daba hadli karto

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

    Hawiye wa ka taalaa

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 หลายเดือนก่อน

    Beenta Dhaaf Nacalaa kugu Taal PUNTLAND iyo KHATUMO WAA WALLAALO marna leeskuma kaya Dirayo Khatumo Waa XOR 👍🏻

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 หลายเดือนก่อน

      Ma aha walaalo. Deni iyo maamulkiisa waa jaajuus cad. Firdiye iyo maalkiisa waa geesiyaal somaliyeed

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน

    Ssc meel kale loogama talinayo marnaba

  • @hawahersi5679
    @hawahersi5679 หลายเดือนก่อน

    Beenlow tuug tuug dhalay

  • @abdirisaqjaamacAhmad
    @abdirisaqjaamacAhmad หลายเดือนก่อน

    Beenbadana

  • @kakinur1286
    @kakinur1286 หลายเดือนก่อน

    Qq

  • @mohammadfarahadam6769
    @mohammadfarahadam6769 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa

  • @zeinabosman7241
    @zeinabosman7241 หลายเดือนก่อน

    puntlañd. To. Kkkkkkkkkk