Waxyaabaha Jaamacada Maraykanku Ardayda ka Rabaan!
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
- --------SUBSCRIBE-------------
Instagram: @Abdiaarpodcast
#SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
Qalabkayga | Gear
Camera 1: Sony a7iii
www.amazon.com...
Camera 2: Sony a7ii
www.amazon.com...
Mic: SM7B
www.amazon.com...
Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
www.amazon.com...
Cloudlifter: sE Dynamite
www.amazon.com...
Medical school rabaa mkad mxaa ka wadaa
Waxaan ardayda SOMALILAND sanadka dhamaysy high schoolka waxaad ii sheegta travell duciments somailand ma aqablayn
May
Haa way aqbalayaan!
Thanks bro noo soo dirtaa links jamacadaha sida aan u apply gareyno. Wxaad kale noo sheegtaaa xiliyada jamacada open yihin.
Great! What a informative information.
Does your high school grade matter as a prerequisite for joining community college in USA
Can I join with low grade?
Yes and no. If you are an international student yes because they most likely won’t take as it is a long process, but if you are in the U.S then I don’t think grades play a big role!
Asc walal wax miga cawin kartaan please
@@sadiamohamed6197 hadaa awoodo inshaAllah
@@AbdiAarPodcastAsc ,walkey Ramadan mubarak.
Sidee usamenkaraa transfered to us medical schools,if am 2nd Yr medicine from university of Nairobi ,from somalia
Waxan dhigtaa high school waxan kuhamiyaya inan helo scholarship Maraykanka si aan u helo aqoon tayo sare leh waxan ka fekeraya melaha aan ka baran karo luuqada
Buugta akhri dictionary isticmaal!
Thankz zhp, USMLE ka soo hadal zhp
Pro from the University or through the University who have provided scholarships
Walaal.imtucaanka ToFelka sidee lagu sameeyaa.
Mahadsanid
Maashaa allaah wll guulayso Ramadaan mubaarak
Ramadan Mubarak
ASALAMU CALAYKUM wll ama sxb SUAAL II MUHIM AH INAD IGA SO JAWAABTID AYAN RABA
1.Qaraabaday oo ah HABOYARTY ma i diwaan galin karta hal jaamacad oo ku taal USA newyork aniga o dalkeena jooga markey halka iga diwangaliso jamacdaha newyork & I-20ga waxi looga bahna oo ah SPONSERSHIPNESSKA iyo LETTER OF ACCEPTANCE ka iyo waxyabaha kale ay i dhameyso maan heli kara US NYC universities
sababta aanan u rabo US in newyork wa in uu yahay qaraabadayda ayaa jooga Newyork wll inad i so jawabtid ayan rajeynaya
Chevening schooler fund ku xeji
Jazakallahu kheyran brother. Xog fcn ayaad na siisay. Dhalinyarada soomaliyeed weey ku mahad celineynaa
Mahadsanid
m.a, wll aad baad umahadsantahay, lkn wajigaaga nasii fadlan
Linkika jaamaada ha halke lagahelaa sidee looradiyaa
Guled Abdirahmana no so qabo shoodhe anu ka faidaysane
M.a good ee waxan ku weydiyey abdiyow ee sxbkaaga amiir sayid aaway meel kusheeg maxa kudhacay
Abdi Aar ,
Thonk you Abdi Aar
Wllo jamacada imsa sano ph,d
This is so brain storming ideas 😜😃
Abdi aar aad iyo aad baad umahadsantahay walaalo
Mhadsanid sxb abdi , waa mowduuc aad u muhim ah
Abdi first pinn pro✌
thanks brother for the support.
Welcome 🙏🏿
I from tiktok
Op op masha allah that's good for somalis students to know how to apply for universities,and also today the podcast is coming who's joined master's and PhD..
#abdi-aar podcast go for word..
Thank you!
Thanks pro
Abdi Aar this is a surplus! Hope everybody have what they were looking for by now
Thanks brother!
Thanks eng very informative podcast
Welcome 🙏🏿
Thank brother
🙏🏿❤️
Mahadsanid brother
Ada mudan