Deeqaha Waxbarasho ee Chevening Scholarships. Xog Waran, Tilmaan iyo Talooyinba - Chevening Scholars

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Mawduucan waxaa ku marti ah khuburo Chevening hore uga faaidaystay (Chevening Scholars) oo ku sharaxaya deeqaha daxbarasho ee dawlada Ingiriisku Bixiso. Waxay sharaxayaan qaabka loo codsado, shuruudaha, waayo-aragrnimada, qorida curiska iyo tixraacyada, waraysiga. Sidoo kale waxay sharaxayaan jaamacadaha sida loo codsanayo - tan oo ka duwan codsashada deeqda waxbarasho ee Chevening. Xaga danbe waxaa ka qaybgalayaasha kulanku ku waydiinayaan suaalo khuburada.

ความคิดเห็น • 40

  • @hamdaabdy4914
    @hamdaabdy4914 หลายเดือนก่อน

    Asc cabdinasir social mediaha meela lagala so xidhidho ma leedahay ado mahadsan,xog yar baan rabay inan ku waydiiyo.

    • @abdinasserahm
      @abdinasserahm  หลายเดือนก่อน +1

      @@hamdaabdy4914 haa walaal Abdinasser Ahmed ku qof Facebook ama isticmaal Abdinasserahm Twitter iyo Linkedin

  • @khadarhassan3157
    @khadarhassan3157 3 ปีที่แล้ว +3

    This is a good opportunity for young somalis. Iam very interesting to benefit this programme.

  • @jibriilmohamed4475
    @jibriilmohamed4475 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa barnaamig Fiican Abdinasir iyo Axsaabtu waa mahadsan tahay.

  • @abdirahmanabshir7490
    @abdirahmanabshir7490 2 ปีที่แล้ว +1

    Wonderful information, I hope to benefit this Scholarship.

  • @axmedaamin.9612
    @axmedaamin.9612 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allah waa Barjaamijka Wanaagsan waan rajaynaa in Aan ka faaiidaysto insh Allah

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Wll, marka aan soo submit gareynayo shahaadadayda iyo transcriptga jaamacada, ma waxaa igu waajib ah inaan shaabada wasaaradda waxbarashada iyo wasaaradda A. Dibada aan soo Saaro?

  • @Udgoon_Official13
    @Udgoon_Official13 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdinasiraw waa mahdsan tahay wll sida qurxda badan aad noogu soo tabisee adigo akhyaarta kale suaashan marka iiga soojawaab See baan jaamacada u apply garayn chevening ka wan fahmay aan lknse jaamacadaha ma marka hore baan apply garayn?
    IELTS ka hadaanba haysan khasabna tahay inan hysto haday mid kamid ah jaamcadahaas isoo aqbsho mxaa xal ah hadaanba haysan?

    • @mohamedmumin957
      @mohamedmumin957 2 ปีที่แล้ว +1

      Mariama Salamullah wlshey hadaan su’ashada ka jwbo intan kugu dhamo, Jamacadaha adiga codsanaya, hadii Scholarship-ka hesho lkiin jaamacada ay kusoo aqbali weeyo halkaas bay kaga dhamatay Chevening Scholarship (Yacni sharuuda ayaa ah 3 Jaamacada midood inaad ogalaansho ka hesho)
      Mida kale talo ahaan jaamacadaha aad codsaneyso xogtooda si fcn iskaga aqri, gobal gaar ahna ha isku kooban waxa tiraahdaa meel walba UK kamid ah (All regions) diyaar ban u ahay dheh
      Mida kale ee xasuusinta mudan waxaa wye intad liiska jaamacadaha gudbinin adigoon xog fcn jaamacadaas ka haysanin, ogow hadhaw ma badali kartid kaliye waxaa laga yabaa fursad kala hormarin(YACNI Mida 3 aad galisay in 1 laga dhiga) ah in lagu siiyo waqtiga interview ga, iskuna day inaad jaamacadii aad ogalaansho ka hesho liiska aad igu darsato
      Wlshey waana Muhiim inaad xog badan aqriso mxaa yeelay jaamacadaha qaar sharuuda adag baa jira liiska si fcn iskaga baar, xur baa utahay any university IN UK waad codsan kartaa
      Talo ahaan: waxaad wax badan ka baartaa jaamacada heshiiska uu ka dhaxeeyo (Chevening Party) maadama tix galin gaar ah ay ku siinayan, Mida kale si aad fursadada Saro ugu qaado, Jaamacada Darajo kala Duwan (Different Ranking) ku jira codsa, Sida A, B & C.
      Sideen u codsadaa Jaamacadaha? Waxaad ka codsan kartaa mareegtooda (Website) adigoo buuxinayo ONLINE APPLICATIONS PORTAL for International Students
      Su’asha IELTS GEVENING kama baahno waa laga daayey, lkiin Jaamacada test bay kaa rabtaa ayada ayey ku xirantahay hadba nuuca ay rabto
      Ugu dambeyn hadaad meelaha qaar faahfahin aad kaga baahan tahay madama briefly Overview aan ku sameyey waad I weydiin kartaa
      Guleyso abyo ❤️👍🏻✅🇸🇴

    • @Udgoon_Official13
      @Udgoon_Official13 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmumin957 waa mahadsan tahay wl sidaa iigu faahfaahisay waana fahmy wlo thanks

  • @mubarikalihassan4466
    @mubarikalihassan4466 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsanid walaal.

  • @osmanahmedhussein6493
    @osmanahmedhussein6493 2 ปีที่แล้ว +2

    God blessed all teammate 🙏 aad baad u mahadsantihin

  • @educationunit4643
    @educationunit4643 ปีที่แล้ว

    Thanks for your clarification.

  • @abdirazakhusseinabdukadir2538
    @abdirazakhusseinabdukadir2538 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid saaxiib , waxbadan baad inoo faah faahiseen

  • @mfarah8787
    @mfarah8787 ปีที่แล้ว

    Wow! It is my first time I saw Somali brothers explaining us to par take this marvelous opportunity. Now, I am on the verge to start applying for this scholarship. So, let us apply together.

  • @faahiye_podcast
    @faahiye_podcast ปีที่แล้ว

    Walal appka aad wax ku duubtay magacis Zoom miyaa mase waa mid kale

  • @ahmedhassanabdi2962
    @ahmedhassanabdi2962 ปีที่แล้ว

    Wonderful information 🙏🙏

  • @ibraahimsaid2125
    @ibraahimsaid2125 2 ปีที่แล้ว

    abdinasir adam wll wnku salaamay meel aan kaala soo xiriiro bn rabaa wll qali wxaa isoo gaartay fariin chevening scholarship ah isoo jawaab wll qali

  • @Isbedel2023
    @Isbedel2023 2 ปีที่แล้ว

    So nice information insha Allah
    we will try to benefit If Allah say
    Insha Allah

  • @abdulkariimmohamed9392
    @abdulkariimmohamed9392 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma codsan karaa deeqdaan qof ka baxay jaamacadaha dalka Soomaaliya ku yaala

  • @thequule
    @thequule 2 ปีที่แล้ว

    Wonderful meeting. I have benefited a lot from the video. Is there a Somali Alumni Group to join?

    • @abdinasserahm
      @abdinasserahm  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid. We have only conducted the discussion. Chevening Scholars in the panel do not have a social media group, as far as I know.

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 3 ปีที่แล้ว

    Waad Mahadsanihiin waa barnaamij wanaagsan.

  • @guushderis9490
    @guushderis9490 2 ปีที่แล้ว

    Good

  • @cabdihussein8175
    @cabdihussein8175 2 ปีที่แล้ว

    wllo Abdinasiraw Grad GPA wa imsa ee layska rabaa talaw

    • @abdinasserahm
      @abdinasserahm  2 ปีที่แล้ว +1

      kuma xidhna CGPA markaad dalbani deeqda waxbarsho, jaamacada ayaase kaa dooni. Badi jaamacadaha waa 3 CGPAgaagu inuu ahaato. Jaamacadaha waar sida Cambridge, ama Oxford waxay kaa rabaan wax u dhigma 3.7 ama .3.4 hadba qaabka uu ku fadhiyo isugaynta CGPAgaagu

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadyaal

  • @nimcaankaahin698
    @nimcaankaahin698 3 ปีที่แล้ว

    Qof aan somaliya ama somaliland joogin ma xarayn kara tusaal qof East Africa joga sida Uganda ama Kenya oo passport Somali haysta

  • @mohamedabyan3316
    @mohamedabyan3316 3 ปีที่แล้ว

    ILT ka english inaad haysataa ma must baa?

    • @abdinasserahm
      @abdinasserahm  3 ปีที่แล้ว

      May ma aha inaad haysato EILTS. Suaashaa xaga danbe ayaa lagaga jawaabay ee muuqaalka.

  • @Nuuriz
    @Nuuriz 2 ปีที่แล้ว

    Condutional iyo unconditional Waxaa lku buux buuxino maan fahmin wlayaal yaaa ifahansiin garo

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว +2

      conditional waxa weye jamacadaha ku weydiynaya ielts lkn kuwa unconditionalka ahi waxba kuguma xidhayan oo horay bay kaga soo diray aqblada jamacda

    • @Nuuriz
      @Nuuriz 2 ปีที่แล้ว

      @@saedqozta5386 MAsha allah waa gartey wl lkn Maxa laku buuxinaya ileen upload Conditional offers for proposed courses of study (up to three) buu ileeyahay
      2
      Unconditional offers for proposed courses of study (up to three)