Diinta iyo Siyaasadda # 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Waa bogga Shiikh Cabdulqaadir Kishki casharaddiisa lagu baafiyo si ay ummadda Soomaliyeed uga faaideystaan cilmigiisa.

ความคิดเห็น • 19

  • @hayaatfarah2938
    @hayaatfarah2938 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dinta iyo Dhaqaalaha kasoo hdl sheikh allaha ku xifdiyo

  • @axmeddaahir600
    @axmeddaahir600 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @S..o0264
    @S..o0264 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh Abdikadir kishki Ducada muslimiinta xagaaga alle haka yeelo aduunka farxad ku noolow aakhirana jano iyo raali ahaansho alle ayaan kuu rajayn jacaylka islaamka ayaad mar walba na bartaa farxad ku noolow xabiibul malaayiin

  • @M_OSMANI
    @M_OSMANI 9 หลายเดือนก่อน +1

    God gave you wisdom 🙏 ❤

  • @Asad.Adam.-tg7zd
    @Asad.Adam.-tg7zd 9 หลายเดือนก่อน

    Shukran shiikhuna ( Abdulqadir ) .

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 9 หลายเดือนก่อน

    Sheikh kishki allaw ku daa❤

  • @janteyoutubechannel3054
    @janteyoutubechannel3054 9 หลายเดือนก่อน +4

    maxaad u tahay mid marwalba qalbiyada engagay qooya, maxaad u tahay mid cuquusha ka buuxiya cilmi iyo xikmad. adigoo kale waxaan kugu tilmaami karaa mid kamid ah cuquusha aan ubaahanahay ka muslim ahaan oo marwalba wacdigiisa iyo waanadiisu ay ruuxa muslimka ah u tahay nafci iyo shidaal uu dunidaan ku wajaho. si fudud waxaa ii tahay qasaaliga soomaliga ah. ilaahay waqtiga haku barakeeyo

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 9 หลายเดือนก่อน

    Xagee aaday waayadaan sheekh Allaa yardaa caleek.

  • @abdirizakuthmanchannel448
    @abdirizakuthmanchannel448 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ustaad

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 9 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh c.qadir wxn qaba suaal hadi ad iga jwbi lahyd
    Arinka Muslimiinta ayn aad uga damqada 😢 kooda gajonaya kooda dhaxni hayso wxna kuma tari karo guurigii hoyady ayn jooga.
    Wxn ku celceliya' allow u gar gar Muslim ta' , arintas cibado ma noqo naysa sheekh.

    • @Galoolfxtrading
      @Galoolfxtrading หลายเดือนก่อน

      Wax kasta oo wanaagsan ee aad sameeso waa cibaado
      Wax kasta oo xun ee aad ka tagto waa cibaado

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 9 หลายเดือนก่อน

    Ilahy haku barakeeyo walal

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337 5 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer waxas anaga nagama dhaadhicineysid kow dheh
    Diinta iyo siyaasada mel ay ku kala haraan maleh waliga waxan jirin aqri

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 9 หลายเดือนก่อน

    Asc maasha alalh yaa sheekhi yaa akhir illaahay salaan naxariis ku dheehan tahay gudboon bacda salaan yaa sheekhi you tubeka beryahan kugu ma arag lkn ogaaday inaad fiican tahay joogtee warkaaga casharka ha u joojin kuwan waayey ee waxaan eebe dajin ama masalo qanci ama qodob quraan ah ama ama macquul ah ama maandeeq kara ka habaabey ee intii badnayd DUUFSADY LHAAS AHAAN NAHAABIUO IYO INAA WAJADNAA AABAAU,NAA. AABAA,U AWALUUN KUWA CAABUDA HA DHAGEYSAN INOO WAD CASHIBARAHA

  • @Asad.Adam.-tg7zd
    @Asad.Adam.-tg7zd 9 หลายเดือนก่อน

    Shura .

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 9 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @khasimmohamedali1200
    @khasimmohamedali1200 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh
    waxaan wabay meel aan kaala soo xeriro mahad sanid