Falsafada iyo Khaladadka Caqliga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa barnamiij ficaan sxb aad ayaad u Mahadsan tahay

  • @Mk2qulaaso
    @Mk2qulaaso 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wax walba aad maqasho ama aad aragto ama laguu shegay ha rumeysan ilaa aad Salka ogaato xitaa waxyaalha qaar ee muqalkan kujira, wax walba wa inaad su,aal galisaa

  • @Hussein426
    @Hussein426 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay wuxuu yiri:hadaad wax uun isku khilaaftaan u celiya ( kafiiriya) ilaahay xagiisa oo quraanka ah iyo rasuulkiisa (axaadiista) oo sunooyinka rasuulka ah waa hadaad rumaynaysaan ilaahay iyo maalinta aakhiro, taasaa idin kheyr badan meel loo laabtana u wanaagsan.
    قال تعالي:((فإن تنازعتم في شيء فردوه إلي الله والرسول إن كنتم تؤمنون بالله واليوم الأخر ذالك خير وأحسن تأويلا))

    • @Hussein426
      @Hussein426 5 ปีที่แล้ว +1

      سورة النساء الأية (٥٩)

  • @togdheerboy6279
    @togdheerboy6279 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsantahay sxb mawduuc fiican ayaad soo gudbisay

  • @mowliidkilwe5962
    @mowliidkilwe5962 4 ปีที่แล้ว +3

    Illaaahy kacabso adoonyahow

    • @houssein3892
      @houssein3892 6 หลายเดือนก่อน

      Ilahay maa dictator laga cabsoodo ayaa marka ? 😂
      Masakiin ayaad tihin. 😢

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 2 ปีที่แล้ว

    Tusaalayaashaada Islaamka dhaafi..Budhiska iyo Kiristaanka iyo meelahaa kale ka soo qaado maxaa yeelay waxaad ka helaysaa wax yaalo badan oo u baahan in laga fekero'ee.

  • @apdiazizmediapro1748
    @apdiazizmediapro1748 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc waxd tahy qof aaad iyo aaad u maskx badan fadlan meel an kaala so xidhiisho si wax badan kaga faaido plz and plz

  • @xulshadaxaqiiqda953
    @xulshadaxaqiiqda953 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta adiga ma galbaadtahay

  • @Hussein426
    @Hussein426 5 ปีที่แล้ว +3

    Hadii lagu tuso xadiis saxiix ah iyo aayad quraanka kamida oo ilaahay ayaa yiri, nabiga scw ayaa yiri lagu dhaho miyaadan rumeyneyn? ma meel cadeen kale laga raadiya miyaa jirta aan aheyn'' الكتاب والسنة''?

    • @kaderabdiadam9443
      @kaderabdiadam9443 5 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa alle kood mulxid aan ilahay aaminsanan markaa wll xadiis iyo nebi baa. Yidhi maba aaminsana

  • @nenaahmed5387
    @nenaahmed5387 4 ปีที่แล้ว

    Sxb aragtodaadu was cilmaaniyad waxan ku idhi waxa qadana waynu Rumayno waxaynaan Arag sida Naarta janada iyo Allah markaa adigu Muslim matihid ayaan jeclahy

  • @yusufabdullahiyusuf3363
    @yusufabdullahiyusuf3363 5 ปีที่แล้ว +1

    Gaal ma tahay ama muslim
    Hadalkaga islamaka aya ku doresay waba ka shakiyay

    • @nenaahmed5387
      @nenaahmed5387 4 ปีที่แล้ว +1

      Anba waanka shikiyay sxb

    • @cashuurxikma7275
      @cashuurxikma7275 4 ปีที่แล้ว +1

      wr sxb aani qudhayidu wan ka shakiyeey maanto dhan wuxuu ataagaya diintena oo tusalayaal usoo qadanayaa marka waxan u malayn ninkani waa shiico isu keen qarinaya

  • @togdheerboy6279
    @togdheerboy6279 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka fikiraya way anfacaysa

    • @apdiazizmediapro1748
      @apdiazizmediapro1748 4 ปีที่แล้ว

      Wax kasta ma qaadanasaa adi fikir wllo islaamka ayu ka so horjeeda ninkani plz plz and plz fikir wllo ale maskx ayu kusiyay

  • @cabdallecasio6737
    @cabdallecasio6737 4 ปีที่แล้ว

    Wll mudnaan
    Lkn halken kaala so xidhiidha

  • @ahmettelqardhawi807
    @ahmettelqardhawi807 5 ปีที่แล้ว

    Adiga hadalkgu muslim ma dhaafayo miya sxb