Gafafka Nabiga NNKH loogeystay # 4(Qofaan tukan in lagu tukado )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 10 หลายเดือนก่อน +7

    Duulay culimo wareerisay aan nahay wlhi yaa shiikhanaa allaha ku barakeeyo hana ku dhowro hana kaa raali noqdo 🤲❤️

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 หลายเดือนก่อน

    Manshalah Sheakh Kishka God bless to you 🎉🎉❤❤

  • @mohamedabshir7507
    @mohamedabshir7507 10 หลายเดือนก่อน +6

    I laahay ha ku xifdiyo hana kuu barakeeyo cilmigaaga, walaahi waa kuu duceeya markasta oo aan dhagaysto cilmigaaga.

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 10 หลายเดือนก่อน +4

    Aac yaa sheekhii alhii lilaah Dae alaan u jecelahay cod kastoo wanaag j3cel sheeik kishki ama kalka gasha iyo laabta magacaaga gudoon isgaa TA KALE SOOMAALI WAA UMED DAREEN LAAB LA BOOD LEH KUWAN NAHAABIYO AMA XANAABILO XUMAATEY SI DHIB YAR AYEY NOO DHEX GALEEN NOONA DULEEYEEN IYAGAA WAX AY U REEBEEN OO AAN GARANAYAA MA JIRO MEE AKHLAAQDII MEE WALAALNIMADII MEE DHAQANKII SUUBAA MEE KALA DANBEYNTII MEE HABOONAANTII UMADII HABOONEYD HPOUNT LA ODHAN JIREY YAA DULEEYEY XUMAAN IYO DARXUMO AAN nahaabiyo LAHEYN MA LIHIN WAA KUWO JAAHOODII U HILEEYAY AMA HILOWDAY KUTUB FIRQO HAWO KOOX IYO BEEN IYO QAALA SHEEKAHYAGII OO AY CAABUDAAN IYAGAA MUSHRIKNMO TII U WEYNEYD EE XUKUB IYO XAARAAN IYO XALAAL MUBAAX IYO WAX WALBOO EEBE LA LAHAA LA WDAAJIYEY SHEEKHYADOODII WAA KUWO AAN IS OGEYN OO KU KADSOOMEY CIDLO

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 10 หลายเดือนก่อน

      Sax koleyba dhaqankii suubanaa ee somaliyeed wey qaribeen, waa taas xoolaha iyo crurta saqiirada ah la kufsanaayo😢😢Dhaqan Carbeed urey bey noo soo waarideen 30 sano ka bdan😮😮

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 10 หลายเดือนก่อน +2

    Macha Allah sheikh alle haku barakeeyo ❤

  • @maaweeladacaruurta6604
    @maaweeladacaruurta6604 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh ilahay khayr hakusiiyo wx badn ayaan kaa faaidnay

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 8 หลายเดือนก่อน

    Soo badi sheekh maxaadirooyimka

  • @huzaanaabdirahman5285
    @huzaanaabdirahman5285 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sheakh ❤

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 10 หลายเดือนก่อน

    Jazakuma allah Kheir sh Abdulkhadir kishki

  • @Ahmed-mr7wb
    @Ahmed-mr7wb 10 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso sheekh

  • @S..o0264
    @S..o0264 10 หลายเดือนก่อน +2

    CAALIM WAYN SH ABDIKADIR KISHKI ❤

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wllahi caammadi ayaa yaabtay!!!!
    Oo la yaabtay diintaba inay tahay sida caqliga
    Sida....,,,!
    Subxaanallah ...!!!
    Please please
    Sh c/qaadir
    Intaad u jawaabeysid (Natan yaahu ,doofaar ,
    Daanyeer I.w.m)
    Waxaa ka fiican in aad la,hadasho shacabka muslimiinta ah ee soomaaliyeed!!!!!!
    Isku day inaad fahanto caqligayga intuu ii. Sheegay please 😮

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh noolow khayar allah haku siiyo,
    Wahaabiyiintii xuurtada nagu haystay ayaad naga furfurtay

  • @GuhaadMohamed-x7e
    @GuhaadMohamed-x7e 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waan ixtiraamayaa aragtidaada iyo mabaadiidaada Laakin waxa aad sheegtay in kitaabka quraanka ahi uu yahay isha diinteena islaamka, laakiin ma aadan ku darin xadiisyadda saxiix ah in ay yihiin iyagu na marjaca loo noqdo. Su'aasha ruuxiyan aan iswaydiiyay ayaa ah sheekhu ma waxa kaliya ee uu aaminsanyahay in marjaca loo noqonaya uu yahay Qur’aanka oo keliya. Mahadsanid.

    • @ShaikhAbdulkadirKishki
      @ShaikhAbdulkadirKishki  9 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal sunnada nabigana waa marjiceena diinta ee waxaa lagayaabaa inaan iloobay walaal

    • @GuhaadMohamed-x7e
      @GuhaadMohamed-x7e 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@ShaikhAbdulkadirKishki Mahadsanid Sheekh. Sida xushmada iyo ixtiraamka leh ee aad iigu jawaabtay.

  • @saadaqmohamed1346
    @saadaqmohamed1346 10 หลายเดือนก่อน +2

    نحن نفتقدك

  • @Ahlusunna2022
    @Ahlusunna2022 9 หลายเดือนก่อน

    Saint Bashir Salad😁😁😁😁

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 10 หลายเดือนก่อน +1

    Haku daalin sh wax u sheega Wahaabida waayo waxbarasho fiicn maleh, waxna ma maqlaan😢 Wxyba moodaan iney Janadu tahy qol caruuri ah oo ka buuxsami doono hadey dadka towbad keenka u ogolaadaan😢... Nasiib darro

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 10 หลายเดือนก่อน

    Aloow adigaa og xaqiiqada

  • @AhmedsiedfarahAbufadimo
    @AhmedsiedfarahAbufadimo 10 หลายเดือนก่อน

    Waar Allah kacabso nin yohow oo axaadiiska nabiga ha ugafin maalin dhaweyd hawkaad lahyd waaan toobadkeenay wali khuraaafaad kaadi ayaad kusii dhaganthy walaalaha Muslimimiinta waxaan ugu naseexaynayaa inay ninkan kadhaafaan intuu axaadiiska saxiixa katago ayuu kuwa dafiica soo daliishanayaa Ninkan gaala kushaqaysata siduu isagu sheegay muslimnimadiisa saxmaaha

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 10 หลายเดือนก่อน +1

      Adinku aayadaha Qur, aanka mxaad ku diideen inaad daliil ka dhigataan😢yaa baas oo idinku shaqeysta😮dal iyo dadba qaribte guulna gaari weydee😮Ilaahow idin soo hanuuni.

    • @Mahamed-f6y
      @Mahamed-f6y 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkan dalil busoqadabaya hadad dalil heyso usojawab hadikale waxaga waa ilamerayso

    • @lailaalihaid8506
      @lailaalihaid8506 10 หลายเดือนก่อน +1

      Qowlka ilaahay ee runta ah baa ku dhibaya waayo waxaa tahay wahaabi waalan oo xagjira waxaa kuu hilaacaya dhiiga dadka, yaahuu wakhtigiinii wuu dhamaaday

    • @AhmedsiedfarahAbufadimo
      @AhmedsiedfarahAbufadimo 10 หลายเดือนก่อน

      Wllo adoo raliya aawey aayada quranka ah sheegaysa salaad la aan waa sax ama waa Muslim qof aan tukan keen quranka aadsheegayso quranka iyo iyo xadiiskuba waxay cadaynayaan waliba axaadiis saxiixa iyo aayado quraan ah in qofka aan tukan aanu Muslim ahayn ugu yaraan waa la isku khilaafsanyhy muslinimadiisa saxaabada waxay u arkijireen katagistiisa gaalnimo salaada uun bay ahYd ninka isaga laftiisa ayaan Muslimnimadiisa shaki kujiraa kaliya xadiiska aan sugnaynayn iyo aqwaal aan aan sugnaan ayuun buu akhiryayaa axaadiis qaarna meelkale ayyuu uleexiyey mida kale waxaan kuu hayaa isagoo maalin dhaweyd leh gaalo ayaa igu shaqaysata ee waan towbadkeenay xaq umajeedo hakudaba lumina Allah kacabsada diinta barta

    • @hawaaden4640
      @hawaaden4640 10 หลายเดือนก่อน

      ​@AhmedsiedfarahAbufadimo qofka binuademka hadaad cilmi aad ku radido lahayn ha sudh-sudhan waa sheekh alle swt uu cilmi , caqli iyo deganaan siiyay Maaha sida kuwa iska qayliya ee dadka cirdigooda u gafa diinta islaamkana waa nasiixo ee maaha in loo dhaqmo sidii pop kii kinisadaha ee tigidhka danbi dhaafka jarayay okey

  • @NasroCabdi-ss6mi
    @NasroCabdi-ss6mi 10 หลายเดือนก่อน