Lacagta Ninkan Haysto Waxaa Laga hadal Hayaa Dunida Sababta ? | Xulashada Dunida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2021
  • Elon Musk
    spacex
    openai
    solarcity
    tesla model s
    tesla motors
    scent
    odor
    smell
    kimbal musk
    tosca musk
    university of pennsylvania
    queen's university
    stanford university
    adeo ressi
    falcon 1
    launch vehicle
    musk
    person
    transport
    paypal
    pretoria
    vtol
    basic
    canadian-american
    hyperloop
    physics
    individualist

ความคิดเห็น • 46

  • @qbcaliburuuj9497
    @qbcaliburuuj9497 2 ปีที่แล้ว +5

    tnks horfadhi hormarkad garten somalida ka markhati ah idinkaba ❤️❤️

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 2 ปีที่แล้ว +6

    suulka ku tabo qabta midig si ad u barato ana an kukala kacsado hada ha dhafin xariif hada thy saxiibayal icodeya xata horufadhi laftedan ka raba like!

  • @naakhuude8141
    @naakhuude8141 2 ปีที่แล้ว +6

    9 bilood ka badan miyuu ku dhashay waa maya!!

  • @cabdiazizosmansanka5496
    @cabdiazizosmansanka5496 2 ปีที่แล้ว +5

    waaw codkii iyo wariyanimadii oo qof ah

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 ปีที่แล้ว +4

    Horufadhi Media wariya eng yaasiin Thank you 👍🇸🇴♥️

  • @mubarikmaxamed1084
    @mubarikmaxamed1084 2 ปีที่แล้ว +4

    Anigu qof ayan aad ayan uu dawada barnamijka xulashada dunida maxa yeelay wax soo jeediya wariye uu hadalkisu ku galayo halka uu ninka kale barnamijyada kale daadihiyaa iska sheekeeyo oo mowduba ka baxo nin kani waa Street

  • @engapdirahman6079
    @engapdirahman6079 2 ปีที่แล้ว +8

    Sidiiso kale ayaan rabaa inaan noqdo insha Allah

    • @bisharahmedbishar4676
      @bisharahmedbishar4676 2 ปีที่แล้ว +2

      You can bro

    • @abdijunior8945
      @abdijunior8945 2 ปีที่แล้ว +6

      ha ku fakarin sidiso kale inaa noqotid sxb ku fakir in aad ka fcnaato thnxs hada fahantay

    • @naasir77
      @naasir77 2 ปีที่แล้ว +2

      Insha allah

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว +1

      Hankaaga hoos ha u dhigin ee ku fakar wax ka fiican inaad soo saarto oo noqoto shaqsi ka sareeya. Dadaal, dulqaad iyo go'aana yeelo si aada hadfkaaga u xaqiijiso.

    • @mobashmacow9649
      @mobashmacow9649 2 ปีที่แล้ว +2

      insha allah rabi hakula garab galo
      ebow

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 2 ปีที่แล้ว +3

    SHUKRAN Eng: yassin.

  • @ZaksVillage
    @ZaksVillage 2 ปีที่แล้ว +10

    Shaqsiyaal ayaa hogaamiya oo madax u ah shirkado shaqaalohoodu ka badan yihiin soomaaliya dadka kunool ama ku dhow. Inagana waxaan doonaynaa inaan 9 dowladood noqono oon waliba ku faano . Soomaaliya maysan helin halyeeyadii ay istaahishay. Ceeb ayay inagu tahay inaan dad isku sheegno. Ilahow na astur. Jab jab dhaafay.

    • @bisharahmedbishar4676
      @bisharahmedbishar4676 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa runta walahi bro Somalida iyaaga isduleyaa maaqano gortaa aan mid noqon laheeyn

  • @jagnaaofficial3577
    @jagnaaofficial3577 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Horufadhi Media

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +13

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 2 ปีที่แล้ว +5

    Testa wax fadaa nomaley waxan nahay African wana qalii wa 109000 dollar

  • @saneymahamed8588
    @saneymahamed8588 2 ปีที่แล้ว +5

    Congratulation horfadhi👍🏼😘🌹😘🌹😘🌹😘🌹😘🌹😘🌹

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah walal soo badiya

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 ปีที่แล้ว +1

    Eng yasiin wariye dhamastiran👍

  • @aishanuur1683
    @aishanuur1683 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaALAAH HM team ALAHA idinxifdiyo aamin YAARABI

  • @ustaadyuunis3215
    @ustaadyuunis3215 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah

  • @faysaldhago6180
    @faysaldhago6180 2 ปีที่แล้ว +2

    4

  • @abdifatahwarsame456
    @abdifatahwarsame456 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 👍

  • @farahahmed5573
    @farahahmed5573 2 ปีที่แล้ว +2

    Su,aal ayaa iiga soobaxday halkan aan doonayo in aan si guud idiin waydiiyo.hadan Somali nahay waxaan kufaanaa in dalkeena dhex ceegaagto shidaal iyo gaas iyo saliid waxbana kama qabsanoo kama dhisano hadana aduunkan waa kasii guurayaa nafto iyo shidaal wax kushaqeeyo maxaa xal ah ? Sidee caqabadaha nagu gudban ee aduunkan nagareebay u garanaa ugana gudubnaa

  • @mahadgas3976
    @mahadgas3976 2 ปีที่แล้ว +1

    Marsha allah

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว +1

    Subhaan

  • @user-zm1wl4tj5k
    @user-zm1wl4tj5k 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaadbaad u mahadsantahay

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 ปีที่แล้ว +5

    Horta lacagta xaguu dhigtaa intaa leeg 😁

    • @aasiya2236
      @aasiya2236 2 ปีที่แล้ว +2

      Anoo iidhiibta adine ma,ii dhiibane😅🤣

    • @FarxaanFuture
      @FarxaanFuture 2 ปีที่แล้ว

      @@aasiya2236
      Adiga shay kalaan ku dhiinayaa ahaahahah

    • @user-jq4kh1tm7r
      @user-jq4kh1tm7r 2 ปีที่แล้ว

      Xariif

  • @ahmedhaji656
    @ahmedhaji656 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll barnamijaka noso dhamays tir sabab to ah waxad ka tag tay shirkadaha kale siday u arkan adeegan soo galay suuqa

  • @abdiazizibrahim5667
    @abdiazizibrahim5667 2 ปีที่แล้ว +2

    Shugran wll

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaba barnaamijkaan oo dhan waxaan ka faa iid bey waa aduunku ama wadanku ama dhuki waxa uu u baahan yahay dad dakuna waa x

    • @zalahmohamms5132
      @zalahmohamms5132 2 ปีที่แล้ว

      Uu ubaahan yahay dhul si looga faa iido Fikrada dadka leh dhulka iyo kuwa yimid waxayna keentaa caqlilaysku daray waa guul by

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว +2

    In. Laga. Shekeyo. Ma. Aha..

  • @ismailadan4101
    @ismailadan4101 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ka shaqeyaa babur ta tesla wadan ka sweden ✌️

  • @issemohamudahmed7358
    @issemohamudahmed7358 2 ปีที่แล้ว +1

    Horufadhi way daadalayaan

  • @caanood3732
    @caanood3732 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc