〽️Heerarka uu qofka maro haduu rabo inuu kordhisada wax cusub iyo halka uu ku joogsado.📈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 130

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 2 ปีที่แล้ว +1

    HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
    60K SUBSCRIBERS
    M.A USTAAD JACEYLKAAGA IGU RAAGEY.
    WELIBA MARKAN MUQAALKAAN ARKAY AADBAAN UGU FARXAY.

  • @cabdinaasirmaxamed9645
    @cabdinaasirmaxamed9645 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hagu dhowro...🌍🌍🌍🌍

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 ปีที่แล้ว +5

    Si fiican u dhuux intan 8:41
    “Mar walba uu bato iskudaygaaga iyo dedaalkaaga waa mar walba uu qaladaadkaaga yaraado, Sidoo kale wakhtiga uu waxaasi kaa qaadanayo uu yaraado.”

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 2 ปีที่แล้ว +22

    Asc Ustad Wxaan ka CodsanayNa inaad Nala Wadagatid Websityo Iyo Chanalo Naga Cawinaya Luqada Carabiga iyo English Sharftu Korkaga Ha Ahato Mahdsanid❤

  • @haashichannel
    @haashichannel 2 ปีที่แล้ว +8

    ١ عدم المداومة
    ٢ عدم التكرار
    ٣عدم المحاولة
    ٤العجز

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 2 ปีที่แล้ว

    mahadsnid ustaad waa macluumaad wanaagsan runtii.

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a vedio diyaarsan iyo cashar diyaarsan
    Ustaad mahadsanid

  • @ahmedomar2318
    @ahmedomar2318 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad wax badan ayaan ka faaiiday dhor marna waa ku celceshtay💪🏿🦾

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad mahadsantay macalin

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 2 ปีที่แล้ว +1

    Ad ba u mahadsan tahay

  • @salaadahmed3349
    @salaadahmed3349 2 ปีที่แล้ว

    Hadaf la,aanta wax badan aya sababa
    Lkn kan ugu muhiimsan waa in qofka u diyaarsaneen maskax ahaan inoo hormar gaarsiiyo naftisa iyo wixi ku hareeresan sidaas aya qaba sxp salaaam maaadow
    SALAAN SHARAFED HAWADA KUSO MARINAYA

  • @khaalidciise6696
    @khaalidciise6696 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd ustaad full respect🙏

  • @xuseenjus4485
    @xuseenjus4485 2 ปีที่แล้ว +2

    Jawaabta su'aasha fadhiga:
    Waxa keeno in uu qofka noqdo hadaf la'aan waxay tahy in uu qofka ka dhuunto nolosha dhabta ah oo uu wakhtigiisa ku bixiyo waxyaabo maala-yacni ah TUS: inuu qofka balwad leeyahy, inuu mobile-ka ama TV-ga u isticmaalo si xad-dhaaf ah.
    Jazaakallah adigana ustaad.

  • @abdiqani7649
    @abdiqani7649 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha kaa abaalmariyo ustaad dhiiri galiye wax badan aan ka faaiday

  • @abdihakimali9789
    @abdihakimali9789 2 ปีที่แล้ว

    ustaad sida muqalda usameyso iyo barnaamijyada isticmasho mar muqal inoogu soo samey jazakallahu khyr

  • @amalabdullahi151
    @amalabdullahi151 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaadi

  • @gellewarfa359
    @gellewarfa359 2 ปีที่แล้ว +8

    Thanks teacher you're my role model and mentor.

  • @rayaanali6721
    @rayaanali6721 2 ปีที่แล้ว

    Ogaansho
    Salman madoow🥰🥰

  • @nuradinhared4669
    @nuradinhared4669 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Maadow , aad buu ii anfacay mawduucaan.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sisters and brothers

  • @omarabdi1277
    @omarabdi1277 2 ปีที่แล้ว

    Waa mushkilad i haysatay mahadsanid

  • @maxamedkayse6469
    @maxamedkayse6469 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad salmaan maadow mahadsanid

  • @master__fanax982
    @master__fanax982 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher

  • @xarago6929
    @xarago6929 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad maadow

  • @jimcaalejimcaale6186
    @jimcaalejimcaale6186 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed Amiin daawo

  • @apthiladiifxusen169
    @apthiladiifxusen169 2 ปีที่แล้ว

    Wllkay markasta waxban ka fa iida alle haka abal mariye 🥰

  • @moomuuseofficial7978
    @moomuuseofficial7978 2 ปีที่แล้ว

    Ustad wad madsanthy

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 2 ปีที่แล้ว

    Thank u ustaad wax badan baa ka faaidaystay mowduucan ,
    Waxaa ugu wacan in uusan qofku hafadkiisa yoolka gaarin samir la 'aan
    Xiisaha waxa uu qabanaayo uu u hago oo yar .
    Isga oo aan fahmin faa idada ay leeyahay waxa uu baranaayo.

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid ustaan
    Su'aashada hadaan isku dayo .
    .jawb waa qofka OO ku qanco meesha OO joogo.
    Tusaale: dhinaca aqoonta, shaqadiisa . Iwm

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 2 ปีที่แล้ว

    m.a thank you teacher

  • @mohamedhanuuniye8859
    @mohamedhanuuniye8859 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC Jumce 60K+ ee ku xiran channel kaan Salmaan Waa ku salamayay.

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 2 ปีที่แล้ว

    sir thanks ane ahaan real life ayaan uarkay

  • @xasancalixasan4864
    @xasancalixasan4864 2 ปีที่แล้ว

    M.a hormar wacan sxb

  • @asadsuldaan5658
    @asadsuldaan5658 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا جزاء

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa 2 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad, aad baad u mahadsan tahay.
    Ustaad, waxa aan codsan lahaa in aad ku soo kordhisid Afoogy koorso ku saabsan 'sound engineering' 'الهندسة الصوتية'.

  • @keydabdi6625
    @keydabdi6625 2 ปีที่แล้ว

    Inuusan fikirin baa oogu wacan inuusan hadaf yeelan

  • @yusufawil7689
    @yusufawil7689 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wll ilahay haku xiftiyo

  • @hankaabmedia14
    @hankaabmedia14 2 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad aad baan kaaga mahadcelinayaa sida quruxda bdn ee aad inoogu soo gudbiso barnaamijyadaan muhiimka ah
    Ustaad waxaan kaa codsan lahaa in aad kusoo kordhisid madasha afogu
    1) statistics. 2) calculus. 3) electrical engineering

  • @abdirahmanabdisalam5447
    @abdirahmanabdisalam5447 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad su'asha fadhiga hadan isku dayo;
    Waa doonitaankiisa(رغبه) oo qofka yaraa markii hore.
    Aad baan uga faa'iidey mawduuca thanks ustad madow.

  • @dalmartimayare4685
    @dalmartimayare4685 2 ปีที่แล้ว

    Waxa u sabab ah ustaad sababaha ama qodoba ku qayb qadan kara qofku inu san hadaf lahaan.
    1. Inu qofku jahil yahay yacni u san cilmi lahayn ama hagid noloshisa u san lahayn .
    2. Qofku inu leyahay saxib xun ama cado xun o hankisa hos u dhigaya .

  • @cfataxlosiya3929
    @cfataxlosiya3929 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad salman

  • @maxamedmuse1899
    @maxamedmuse1899 2 ปีที่แล้ว

    si adi uga soo hadasho

  • @abdilahishakaal8960
    @abdilahishakaal8960 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid macalin

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว

    Salaam ustd maadow

  • @cabdimajiidmohamedxanshi9411
    @cabdimajiidmohamedxanshi9411 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid

  • @ayuubmoha7291
    @ayuubmoha7291 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad thanks

  • @elmiali3024
    @elmiali3024 2 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID

  • @shaakirchannel
    @shaakirchannel 2 ปีที่แล้ว

    Waan ubaahnaa barnamij kaan ustaad

  • @daaudcabdiraxiinmaxamed4230
    @daaudcabdiraxiinmaxamed4230 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalinkega noolasha aad baad umahadsantaxey ❤

  • @dariiqujanah2254
    @dariiqujanah2254 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @najiibsaalix5328
    @najiibsaalix5328 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustad
    waxa kobcisay garadkega waxbarasho

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare7973 2 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuc muhiim ah
    Ustaad guuleyso Mahadsanid 60k hanbalyo ballenteenu waa 100k

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad🥰💯

  • @AshrafOfficial7633
    @AshrafOfficial7633 2 ปีที่แล้ว

    Tnks macalin

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @maxamedmuse1899
    @maxamedmuse1899 2 ปีที่แล้ว

    kwrn hadii aan kuu soo gudbiyo barnaamij

  • @YasinIlkayare
    @YasinIlkayare 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ustaad Salmaan waxa aan dhagaysanney Barnaamijkii Caado samaynta, run ahaantii aad ayuu muhiim u ahaa, adna sidii ugu wanaagsanayd ayaad usoo diyaarisay, balse ustaad waxan jeclaan lahaa:
    1. In aad buug-yarehaagii noo sharraxdo
    2. Applications muhiimka u ahaa caadi dhisidda ama caado jaridda ee aad Afka ku dhufatay oo aad iyagana noo tilmaanto noona iftiimiso qaab adeegsigooda.
    Mahadsanid

  • @qarsooni276
    @qarsooni276 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha,,Allah salmaan madow

  • @fslhusnmohamed1891
    @fslhusnmohamed1891 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waxan ahay arday fasalka kaalina galo fasalka marka aan joogo caajis daran dareema.
    Macalin xal ii sheeg😰

  • @ahmedshutter2359
    @ahmedshutter2359 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hore u soco ustad 🧠🧠

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad ayaad u mahsantahay waa arin i haysato
    Thanks ustaad

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid ustaad keep going salmaan maadow

  • @hilaacyare4271
    @hilaacyare4271 2 ปีที่แล้ว

    Ustad nabarkaga mahali karaa

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 ปีที่แล้ว

    M.A mcln aad ayad umahad santahay

  • @nasriina3355
    @nasriina3355 2 ปีที่แล้ว

    Qofka inuu hadaf lahaanin waxaa sabab u ah
    Qofka inuu hadaf ka dhigto jaamacadda inuu dhameeyo oo shaqo fiican helo. Haduu shaqo fiican helo halkaas ayuu ku egyahay hadafkiisa oo isku day ama wax kororso isma dhahaayo , oo marki hore shaqo hel ayuu wax u baranaaye.

  • @farhaanmohamed
    @farhaanmohamed 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah Ustaad Aad Ayaan uxiiseeyaa muuqaaladaada Saameynta leh Alle hakaa amaal maryo Ustaad jazakallah kheyr

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxa keenaH in qofku dantiisa baacin waayo inuu caajiso oo wax bilaa camaLa xiiseYo waana nafta qofka naftiisa ka adkaaGa wuu guulaystaa aduun iyo aakhiroba

  • @abdiqafarxamsa1845
    @abdiqafarxamsa1845 2 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsan tahay teacher 😍

  • @HassanMohamed-ph9us
    @HassanMohamed-ph9us 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll kheer allah ku siya 💯

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal 2 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsanTahay macalin ilaahay intaad wax noo faaideyso hakaa abaal mariyo

  • @abdihakimdeeq7132
    @abdihakimdeeq7132 2 ปีที่แล้ว

    Mhsdssnis ustaaad

  • @muduloodismaan5405
    @muduloodismaan5405 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad khery Allah Ku siiyo marka hore waxan rabe codsi/ fikrad faaido inoogu jirta waxaan Ka codsan laha channel ama Isla channel Kaan in aad noogu soo gudbiso podcast aad baan u jeclaan laha midaasi mahadsanid

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 2 ปีที่แล้ว

    INSHA ALLAAH I WANT LEARN ENGLISH PROGRAM AND I WILL FLOW THESE STEPS IF ALLAAH SAY.

  • @abdalamohamed9980
    @abdalamohamed9980 2 ปีที่แล้ว +1

    thankz❤️

  • @abdirashiidaliiftiin5894
    @abdirashiidaliiftiin5894 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid yaa ustaad✍🙏🥰

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah wll mahadsanid wad dhamaysay wanhuba inukufaidayo qofkiikudhaqma jazakalakhayr

  • @mohamedabdi33333
    @mohamedabdi33333 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad
    Qofku inuu hadaf lahaanin waxaa kow ka ah in uusan leheen jadwalka iyo qorshoyin .
    شكرا لك ياسلمان مادوا

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah
    Alah
    Hakuu siyaadiyo
    Cilmiga

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ustaad ilaahay haku barakeeeyo wax badan waan kaa faa'iday.

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad
    Waa muuqaal muxtawihiisu aad u fiican yahay.

  • @abdisalaamjama3112
    @abdisalaamjama3112 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for you are motivation ✌️🙏

  • @shaaficisheenochannel8500
    @shaaficisheenochannel8500 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad ani hada waxaa rabaa inaan barto luuqada englishka insha Allah waa raaci doonaa xeerarkaan mahadsanid every time

  • @Adamyussuff
    @Adamyussuff 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallah ustaad 🙏❤️

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 100%

  • @sumayaa882
    @sumayaa882 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad.😊

  • @somalitiktok5166
    @somalitiktok5166 2 ปีที่แล้ว

    thanks wll

  • @maxamedmuse1899
    @maxamedmuse1899 2 ปีที่แล้ว +1

    ustaad salmaan maadow waxaan kuu jeclahay ilaahay dartiis waxaan aad ula socdaa barnaamijyada aad adi noo soo gudbiso

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan ayaathy bro

  • @WLLAKOFFICIAL
    @WLLAKOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว

    Ruulka Gacanasiga ka Soo Hadal macalim

  • @mohaazadebillioner5273
    @mohaazadebillioner5273 2 ปีที่แล้ว

    Salmaan madow jumca kariim

  • @abdihakimyusuf2285
    @abdihakimyusuf2285 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad 3da marxaladood waqti intee la eg ayay qaadanayan sida asbuuc ,bil ama sanad. mahadssnid

  • @motimacade1
    @motimacade1 2 ปีที่แล้ว

    Sida xirfadaada aad baratay aad usuuq gayn lahayd ama aad shaqo ugu heli lahayd ka soo hadal ustaad

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 2 ปีที่แล้ว

    Hadaa isku dayo su aashas qofka waxa hadaf la' aan kadhigo qofka wuxuu baranayo OO rabin OO waalidkiis kuqasbeen inuu barto sheygaasi. Sidoo kale qofka uurabin isbadal ka

  • @Galool._media.
    @Galool._media. 2 ปีที่แล้ว

    Waxa yabaha kena hadaf la, aan waxa ka mid ah inu qofka
    Iska cuno iska caba qof la xisabtana ay San jirin
    asigana qof oo San is xisaabin
    . Iyo deegan ka uu qofka ku nolyahay

  • @master__fanax982
    @master__fanax982 2 ปีที่แล้ว

    qufka inuu hdaf lahaanin waxaa usabab ah [nafsaddii sa iyo qufka Aan so hilin dhiri galin in uu waxtigiisa ku bixiyo wax maalamacni ah waa lakaday isbuuci cududardkeegato 💎🌹🍊

  • @zakariyaabdirahman6129
    @zakariyaabdirahman6129 2 ปีที่แล้ว

    inad si tartiib ah noogu sharaxdo isku day wllo barnamijka afoogy.wan ku wareray aniga

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 2 ปีที่แล้ว

    USTAAD MAHADSANID.
    Su'aal dharka madow aad miyaad u jeceshahay ?