5ta sabab ee ino diidan inaa wax diirad saarno!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 7 หลายเดือนก่อน +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Jumco Mubarak 🎉❤

  • @rajab1365
    @rajab1365 7 หลายเดือนก่อน +17

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @Ceemeer.Bigfan
    @Ceemeer.Bigfan 7 หลายเดือนก่อน +10

    Ustaad adoo mhadsan isbuucii 3 video ama 2 video codsi codsi codsi codsi😊😊

  • @JuwayziJaiz
    @JuwayziJaiz 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc mudane waxaan kugu xidhanahay muddo sanad aan ku qiyaasayo
    Runtii aaad ayaan uga faaiday barnaamijyada aa ka hadashid adoo kale malaayiin mutaabiciin ah ayaad mudan tahay
    FIKRAD
    WAXAAN AHAY MCALIN MARKA WAXAAN AAD UJECELHAY WAX KAHADLAYA SHAQADAYDA SI AAN U HORMARO MARKA SABABAHA LAGU NOQDO MACALIN WANAAGSAN
    MAHADSANID

  • @FarahYuusuf-pt1om
    @FarahYuusuf-pt1om 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa muhiim ustad noso badi❤

  • @Healthstrategies2002
    @Healthstrategies2002 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad wa muhiim ee nosobathi

  • @nastehabdi3563
    @nastehabdi3563 6 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllaah, ustaad muhiim jiddan weeye mawduucyadani lagu tarkiisinayo hal shay. Soo badi InshaAllaah

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน +3

    SALAAM ALAYKUM FIRST ONE THANKS MY DEAR TEACHER MASHA ALLAH WAABA WAXA INA HAYSA WALEE HADAAN LAGA WAAN TOOBIN ILAAHAYOOW NOO GAR GAAR🎉🎉🎉🎉 AAMIIN 😢😊

  • @OmarCisman-y2d
    @OmarCisman-y2d 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 6 หลายเดือนก่อน

    Haa so badi dirad satisfaction ustaan❤

  • @Mohamuudxikmad14
    @Mohamuudxikmad14 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a ustad

  • @mohamedmanurmohamed437
    @mohamedmanurmohamed437 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad waad ku mahadsan tahay sida wanaaga bdn ee aad nagu soo gudbiso Barnaamijyo qiimo leh
    Noo soo badi kuwan oo kale
    Mahadsanid 🙏

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman 7 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid ustaad, waxaan filayaa moobeelada iyo qalabkan technologyyada ee marba marka ka dambeeya sii casriyoobayaa inuu qayb ka yahay waxyaabaha sababi kara diirad-saar la'aanta.

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 6 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo saxiib 100k aad gaarte❤.

  • @AsmaAbdikariim-k1j
    @AsmaAbdikariim-k1j 6 หลายเดือนก่อน

    Haa ustad muhim Wye Shukran noso badi Ayatan wanba ku Wayne

  • @LuckymohaJaamac
    @LuckymohaJaamac 7 หลายเดือนก่อน +3

    Haa ustd salmaan waan ubaahanahy ciwanada nuucaan ookle ah noo soo badi adoo mahadsan

  • @blackdaimon6296
    @blackdaimon6296 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo ustaad 100k🎉🎉

  • @SouhaipsheikHusein202
    @SouhaipsheikHusein202 6 หลายเดือนก่อน

    Sii wad ustaad mawducyada noocan ah

  • @Dhacdhacow1
    @Dhacdhacow1 6 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad

  • @abdimahamed8782
    @abdimahamed8782 6 หลายเดือนก่อน +1

    Scs scw Scw Scw Scw Scw ❤❤

  • @yaasiincabdilaahiibraahim4737
    @yaasiincabdilaahiibraahim4737 6 หลายเดือนก่อน

    Waa muhiim Nosoo badi inshalh😊

  • @sacadnacab2830
    @sacadnacab2830 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaah

  • @shafieapdisalan2546
    @shafieapdisalan2546 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad ayaad umahadaantahy
    Aniga aya ka mid ah dhalinyarada la dhibaateysan diirad saarida hal shay
    Tusaale
    Wax ayaan qorsheysanayaa Dhowr bari ayaan si FCn uwadin kadib sideydoo hore ayaan ku noqon marba marka ka sii dambeysana cajiis aya isii fuulaya.
    Ee fadlan noo soo badi mawadicdan OO kale Ustaad mahadsanid

  • @QadarqaliifQadarchanal-pk5tm
    @QadarqaliifQadarchanal-pk5tm 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mucallim

  • @MaidoGuduud
    @MaidoGuduud 3 หลายเดือนก่อน

    Ustad soo badi i.A wax bdn ayn ka faaiidey❤

  • @SahalMaxamuud-h1p
    @SahalMaxamuud-h1p 6 หลายเดือนก่อน

    Haa waan ku talinayaa, in aad sii waddo barnaamijkan oo kale.

  • @ibrahimismacil__777
    @ibrahimismacil__777 6 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad mawduucyadan inoo soo badi❤

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad
    Waad ku mahadsan tahay mow duucayad
    muhiim ka ah oo aad nala wadaagto
    .

  • @Boqran5
    @Boqran5 6 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad sii wad barnaamijyadan oo kle waana mahadsanthy ❤

  • @maxamedadan3219
    @maxamedadan3219 6 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad waa muhiim mowduucan

  • @muxudiin9975
    @muxudiin9975 7 หลายเดือนก่อน

    Aad io aad baad umahadsantahy ustaad waxana kugu dhiirigalinaya ina Muuqaladan oo kale ino so badiso adigana rabi haka abaalmariyo ❤

  • @ehluquraan859
    @ehluquraan859 6 หลายเดือนก่อน

    Wa runtada ustaad wa waqti dhumis sochial media oodhan😢😢 marwlpa aqri wax isdhoho mobilka iso jidana😢😢 wadku mahadsanthy dhiurigalintada iyo waxshegidada

  • @Moh_amiin
    @Moh_amiin 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad❤

  • @AbdulaahiHassan-50
    @AbdulaahiHassan-50 7 หลายเดือนก่อน +3

    congratulations for 100k subscribers 🎉

  • @LUDO4929
    @LUDO4929 7 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad noo so badi mowducyada noocan oo kale ah

  • @saacidcali-dn1ed
    @saacidcali-dn1ed 7 หลายเดือนก่อน

    soo badi ustaad waa arin maanta hadii aan dhaliyaro nahay aad aan ugu baahanahy ustaad soo dhamaystir mowduucan

  • @ciiseahmed7866
    @ciiseahmed7866 7 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad waa mowduuc muhiima fadlan noo sii wad ustaad kheyr allaha ku siiyo

  • @zakariaaxmedhassen4202
    @zakariaaxmedhassen4202 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad waad mahadsan tahay ,mowduucyadan waa muhiim,markan ciwaanka arkay waxan arkay cilad iheysato inaad ka hadleyso thanks,inta badan waan dhageysanaa barnaamijka ee sound affect ka yarey ustaad thanks

  • @SadikMohamud
    @SadikMohamud 6 หลายเดือนก่อน

    Haaa soo badi waa muhiim
    Kheyr Allah kusiiyo ustaad walaal

  • @salebanosman7494
    @salebanosman7494 6 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad shukran wxna kaa codsanaynaa inaa nooguso darto sababta keenta in shaqada aad qabanayso xiisahad uhaysay meesha ka baxo ama aad kusii jeclaan karto..................mahadsanid ustaadiii❤

  • @Muxsin-x3p
    @Muxsin-x3p 6 หลายเดือนก่อน

    Waa wn tali lahaa in aad sii wado ustaad

  • @aishahersi2704
    @aishahersi2704 7 หลายเดือนก่อน

    Asc waa mahadsantahay ustaad kheyr badan alaha kaa siiyo barnaamijyada qiimaha badan aaa nala wadaagtid garlands noo soo bari barnaamijkaan oo kale mahasanid

  • @princess-----naahiza7994
    @princess-----naahiza7994 6 หลายเดือนก่อน

    Shukran 💗

  • @someducate1471
    @someducate1471 5 หลายเดือนก่อน

    Wa muhiim

  • @gramyhais3674
    @gramyhais3674 7 หลายเดือนก่อน

    Manshalh dadaalkaga allah ha ka abal mariyo ❤
    Wax badan ka faidnay

  • @caaqilaskar6125
    @caaqilaskar6125 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ustaad haa so badi insha Allah wanu ku sugeynaa

  • @Xasan-Faatix
    @Xasan-Faatix 6 หลายเดือนก่อน

    Axsanta ustaad, noo soo badi

  • @ahmettabdikaadir4461
    @ahmettabdikaadir4461 7 หลายเดือนก่อน

    Waa muhiim ustaad

  • @mrnr-moh8022
    @mrnr-moh8022 7 หลายเดือนก่อน

    Useful

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 7 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad nooosoo badi mhdsnd

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher waa mowduuuc fiican

  • @yazenmohamed2883
    @yazenmohamed2883 6 หลายเดือนก่อน

    Haa sii wad ustaad

  • @hibaaqomar3400
    @hibaaqomar3400 6 หลายเดือนก่อน

    Haa macallin mahadsanid

  • @xaatifpoi748
    @xaatifpoi748 7 หลายเดือนก่อน

    Waa muhiiim ee so badi ustaad❤

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650 6 หลายเดือนก่อน

    Haa wllo nosoo badi mowducyada nucan oo kalaa

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money 6 หลายเดือนก่อน

    Muhiim

  • @suhaybosman978
    @suhaybosman978 6 หลายเดือนก่อน

    aad ayay muhiim u thy waxan rajaynayaa in aad sii waddo insha allaah

  • @AyanleJamaOmar
    @AyanleJamaOmar 7 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad Illahy haku sharfo diirad saaridu waa halka la'iga haystay ani ahaan; waana qodob muhiim ah oo looga yahay in laga wacyi-galiyo dhalinyarada, in aad nosiiwadid ayaan jeclaan lahaa ani.

  • @adamali6306
    @adamali6306 7 หลายเดือนก่อน

    Haa sii wad ustaad mowduucyadan

  • @bigmoha-oj7zu
    @bigmoha-oj7zu 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad aad baan ku tageraa❤

  • @Noor_Al-Basair
    @Noor_Al-Basair 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah 100k Walaalo❤🎉

  • @Ciisesahal_01
    @Ciisesahal_01 2 หลายเดือนก่อน +1

    5-sabab ee kuu diidan in aad diirad saarto howl.
    1:mowduuca xiiso aan lahayn
    2:In ay jiro shucuur xun.
    3:nidaam daro jawi fowdo ama qol isku rafaadsan oo aan nidaamsaneyn.
    4:heerka tamartaada ayaa liidato , hurdo haraad .
    5:Abood aadan ulahayn maskaxdaada xakameynteeda.

  • @abdikarimhassen7186
    @abdikarimhassen7186 7 หลายเดือนก่อน

    Haa macalin zaaid

  • @cabaasaxmedzubeyr230
    @cabaasaxmedzubeyr230 7 หลายเดือนก่อน

    Ustadow mahadsanid waxaan kaa codsan lahaa inaad inoo wadid barnamishkan really waad mahadsantahay

  • @YouTuber_shorts2023
    @YouTuber_shorts2023 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid lecture 👏

  • @husseinyusuf1600
    @husseinyusuf1600 7 หลายเดือนก่อน

    HAMBALYO 100K 🎉🎉🎉

  • @Gurey12
    @Gurey12 6 หลายเดือนก่อน

    Nice edit

  • @abdirahman_8
    @abdirahman_8 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaadii

  • @AsmaAbdikariim-k1j
    @AsmaAbdikariim-k1j 6 หลายเดือนก่อน

    Mahad Sanid Soo bobsii Xalka Fadlan ustad

  • @imamubukhariquranonline7430
    @imamubukhariquranonline7430 6 หลายเดือนก่อน

    fadlan maclin soowad oo soo badi.

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة 7 หลายเดือนก่อน

    Dabcan ustaad wxbdn baa kafaa iday

  • @zakoagas
    @zakoagas 6 หลายเดือนก่อน

    m.a adamudan wll

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 7 หลายเดือนก่อน

    Mocduuc fa'ido badan mahadsanid ustaad

  • @GARAADXARIIR1999
    @GARAADXARIIR1999 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxbadan ayaa ka faaiday allaaah hadafkaaga aakhiro io kan aduunyaba ha ku rumeeyo

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  6 หลายเดือนก่อน

      Allahuma aamin adine sidaas ayaan ku rajayn

  • @adanmaxamed3202
    @adanmaxamed3202 7 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيكم

  • @axmadcraxmaan1875
    @axmadcraxmaan1875 7 หลายเดือนก่อน

    Haa waan kugula-talinayaa inaad sii waddo
    Waadna mahadsantahay

  • @suziahmed
    @suziahmed 7 หลายเดือนก่อน

    Haa maclin nooso badi shukran

  • @abdihakimdeeq7132
    @abdihakimdeeq7132 7 หลายเดือนก่อน

    Sooo badan ustaaaad. Arinta. Dirada

  • @CumarMaxamedbakaal
    @CumarMaxamedbakaal 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad jamacadee dhigtaaa

  • @NajaxSiciid-e4r
    @NajaxSiciid-e4r 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you maclin noso badi inshaalh

  • @Muxuboyuusuf-dg4to
    @Muxuboyuusuf-dg4to 5 หลายเดือนก่อน

    Yes

  • @xasancali5452
    @xasancali5452 7 หลายเดือนก่อน

    haa ustaad kuwa rqmadanka lodenbidhafayo ilahay hanugudaro ustaad haa

  • @moustaphaomar8267
    @moustaphaomar8267 7 หลายเดือนก่อน

    Haa dabcan noosii wad

  • @qureshaawitube
    @qureshaawitube 6 หลายเดือนก่อน

    More🎉

  • @HooyoMacan-o8x
    @HooyoMacan-o8x 7 หลายเดือนก่อน +1

    Team afogy💚💚💚💚💚💚

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad wakhti gali

  • @abdallajx252
    @abdallajx252 7 หลายเดือนก่อน

    aad baad u mahadsanthy uztaad
    Ino so badi mawducyada dirad sarka

  • @sucdixasan-k5r
    @sucdixasan-k5r 7 หลายเดือนก่อน

    sobadi ustaad waa nomohiim fidradahaga

  • @NadroNadro-c6k
    @NadroNadro-c6k 7 หลายเดือนก่อน

    Haaa fadlan

  • @naaficmedia7588
    @naaficmedia7588 6 หลายเดือนก่อน

    Haa inosobir macalim

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustd

  • @kunow-rv7oi
    @kunow-rv7oi 6 หลายเดือนก่อน

    Dopamine fasting inaad baraha bulshada addict kunoqotay mhdsnd wll noo sobadi

  • @AbshirMuse-jt6pg
    @AbshirMuse-jt6pg 7 หลายเดือนก่อน

    KNOW I'M FOLLOW WITH YOU ❤❤

  • @maahirmohamed2317
    @maahirmohamed2317 7 หลายเดือนก่อน

    aaad iyo aad wlhi howshan anaa iku dhacday Research ayaa wadaa waxaa arkaa scholarship mise qofaa ila sooo hadlaaa update ka ma haysaa msie doood shaqsi ah la igu qabtaa jawiga sidaas ayuuu ika qasmaa walina ma dawicin Research kayga .

  • @fuaadcali4882
    @fuaadcali4882 7 หลายเดือนก่อน

    haa ustaad waxanu kasugeynaa xalka

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 7 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad

  • @AbshirMuse-jt6pg
    @AbshirMuse-jt6pg 7 หลายเดือนก่อน

    Yes bro ❤❤ moqaalka xigo ayaan sogeeynaa wll❤❤

  • @MaxamuudYaasiin-o4s
    @MaxamuudYaasiin-o4s 7 หลายเดือนก่อน

    Haa macalin

  • @Cigalle1082
    @Cigalle1082 7 หลายเดือนก่อน

    Assalaamu-Caleykum
    Ustaadow waxaad ka dhawaajisay "inaad doodda markaad gashay kadib aad is dhahday maxaad sidaas u dhihiwaysay ama sidaas ugu jawaabiwaysay" artiaas maxaa keeno maxaana xal u ah?

  • @ZakariyaMaxamadCumar
    @ZakariyaMaxamadCumar 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad❤❤❤❤