Dhiiga caadada oo lagu Riyoodo Gabar -Xaas - Garoob || Macalin muse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 46

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 24 วันที่ผ่านมา

    Ii fisir singal baan ahay caruur u jogto

  • @anzalfaarax2376
    @anzalfaarax2376 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allh wlhi waa iga farxise allow iirumey ani waaku riyoode 🤲

  • @user-hf7rw8um9i
    @user-hf7rw8um9i 3 หลายเดือนก่อน

    Baragalaah sheikh Aniga marwo Ayaan ahaay m.a wlhi Mar walbo wan gu riyothaa Aniga dhik igu dhacaay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 24 วันที่ผ่านมา

    Waxn arka dhiiga dharkeyga so dhaafe o ganbar Aan Ku fadhiye Ku halaawayo wale tusa Wana Ka dhaqa hadi riyada Laga yimado run bu ihaaya

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq 2 หลายเดือนก่อน

    Qeyr alle haku siyo shakh wa marki sadexad an riyonayo ani xasna ma ahi guur xalal ah o wangsan lagu xasilo ubad qeyr qaba alle ha iga dhigo insha allah

  • @iqrasaciid-oz1pp
    @iqrasaciid-oz1pp หลายเดือนก่อน

    Wan kuriyoday waxana ahy garob walibo anigoo dabaq Saran gedo qurux bdn Iyo bad korkadawanayo allow irumee

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq 6 หลายเดือนก่อน

    Labo mar ayan ku riyoday xalay an marki labad ku riyoday alhamdulilah shekho wa iga farxisay xasna ma ahi

  • @shuubilan9781
    @shuubilan9781 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikhow waxan ku riyode ano dhiig iga socda dhiig xinjiro waa weyn ah wali maxey noqon karta xaas ban ahay 3sano wax ciyal ahna ma dhalin

  • @user-yu4cp6mv2x
    @user-yu4cp6mv2x 6 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah. Aniga wankuyoda. Ayado. Iyiguimata.y. Iilahy riyinkena hanorumeyo❤

  • @intisaammohamed1976
    @intisaammohamed1976 10 หลายเดือนก่อน +1

    AlhamdulilaH ❤ ilahow rajoyinka iyo Royoyinkena ino Rume

  • @SumayaMohamed-sg6iw
    @SumayaMohamed-sg6iw 2 หลายเดือนก่อน

    Anoo mushkilad iyo xanuun ku dhex jiran ku riyoday rabiyow noo rumeey 😢

  • @IstaahilCali-zi8xr
    @IstaahilCali-zi8xr หลายเดือนก่อน

    Allow nolasha cusub noorumay 🤲🤲😓

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 3 หลายเดือนก่อน

    wan farxy alxmduallh illhw irumey rabiyow❤🤲🤲🤲

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 24 วันที่ผ่านมา

    Riyada anigo nin IGA dhinte o asaay lesaarayo lkn leyma qabo Ii so fisir sheiq muuse

  • @user-bf6xh5xr7n
    @user-bf6xh5xr7n 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh waxaan rabaa riyadaan inaad ii fasirto waxaan ku riyooday nabi muxamed geeridiisii oo ah tabtay u dhacday ka Dibna waan ooyay oo waa naxsanaa markaan bararugay

  • @user-mf2iv5jn8p
    @user-mf2iv5jn8p 7 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow maxaa iga dhexisay maantan kuriyooday wlho anigoo xeydka iyimid😢😢😢😢😢

  • @samiyamolid3559
    @samiyamolid3559 7 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaah ilahaw adiga ayaa mad iskale

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv 9 หลายเดือนก่อน

    Mash allah

  • @cumar456maalow8
    @cumar456maalow8 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sh. Waxaa ku riyooday anigo Sanka Dulka Bidix Dhiig Farabadan iga Socdo Aabana Iga duubaayo Dhiiga wuuna kuu guuleestay kadib madaxoo iga afuuday waana ooyay dhiigana wuu istaagay isoo fasir sh. Qer allha ku siiyee

  • @user-iy1pu1hw1e
    @user-iy1pu1hw1e ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah sheekh

    • @YasmiinMusamil
      @YasmiinMusamil 11 หลายเดือนก่อน

      Masha alh shekh

  • @umalkhayrmahdi5550
    @umalkhayrmahdi5550 8 หลายเดือนก่อน

    ma ihii gabdh la qapo waxan ahy inan yaro oo imika noloshu bilow u tahy waxana ku riyooda dhiga cadada oo igu dhacay kaaso wlipa xanun ku daremay😮

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaa kuriyooday cunugteyda yar marka abaheed heysta 2 bar jirto markaa caado kudhaceyso kana wal walaayo waqtigaan in caado kudhacdo isoo fasir pls

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashallah Allha kuxfdo

  • @ubaxahmed5011
    @ubaxahmed5011 9 หลายเดือนก่อน

    Sheikh wxa ku riyode ano dhiga xeydka qabo oo salad tukanaya ifasir plz dag dag 😢

  • @samarmohamudroble5462
    @samarmohamudroble5462 ปีที่แล้ว

    Hadaa ku riyoodo qof ila joogo oo haween ah ooo dhiig badan ka socdo oo wey dhashay la dhahaayo dharkee wadato wada dhiig ah oo so istaagtay oo dhiigii ka socdo ani wan arkayaa dhiigi dharka ku yaalo oo badan maxee noqonee fasiskeda

  • @user-mz7og5vu5g
    @user-mz7og5vu5g 11 หลายเดือนก่อน

    waxa kuriyotay tubonika dhiga Cadada ika dhacay 2 nin mel ey fadhiso udhow iso jawab bls

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 ปีที่แล้ว

    Sheekh

  • @safiyasheikhmaxamud3600
    @safiyasheikhmaxamud3600 5 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 10 หลายเดือนก่อน

    50lulahaa asagu odag isma dhahayo 50 ma caadaa kawada goda

  • @sodamustaf2860
    @sodamustaf2860 10 หลายเดือนก่อน

    Sax waye

  • @Samsam-en3gg
    @Samsam-en3gg ปีที่แล้ว

    Sheikh ilahey dartisa iguso jabab sedax waqti kala ah kuriyodey anigo lidahayo ur aya ledahy waxana ahay marwo

  • @safiyasheikhmaxamud3600
    @safiyasheikhmaxamud3600 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh

  • @Uknownw
    @Uknownw ปีที่แล้ว

    Shekhow yada kamaad hadal

  • @user-cl3yb6fl6q
    @user-cl3yb6fl6q 8 หลายเดือนก่อน

    Jawb nago dhig mataqayo hadi an ku riyodo maxa lagu fasra

  • @user-zi8uz8yj6x
    @user-zi8uz8yj6x ปีที่แล้ว

    Macalin iii soo jwb waxaa ku riyoody gabarkle oona aqoonin oo isla socono oo dhiiga caada ka tifqaa ku riyooday

    • @user-zo3bh1tn7l
      @user-zo3bh1tn7l 5 หลายเดือนก่อน

      Wll ana sidaasn ku riyooday ilaahow khayr kadhig

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-pw5yk1ih4r
    @user-pw5yk1ih4r ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء

  • @nihaaalhassan9856
    @nihaaalhassan9856 ปีที่แล้ว

    Waxan. Xalay ku riyooday anigo dhiig fara bdn iga soccdo anan la celin karin misana madow hadane urayo iso jawab

  • @mushtaqsharaf9761
    @mushtaqsharaf9761 ปีที่แล้ว

    Video iiso same shiiqow Aan kuushege

  • @saafifarax4882
    @saafifarax4882 ปีที่แล้ว

    Ascsheq waxnkuriyo anigocimrosocdoayaankuriyod gabar saaxbnah masnaborsahayo kadib wankabsn wansocimrsan

    • @ismaciilow4982
      @ismaciilow4982 ปีที่แล้ว +2

      asc sh waxan kuriyoday qof Walid iku adan oo mar walibo riyada dhaxdeda iku sowera reys marna waan iska cabiyaa marna wee ikaracda inta badan wad karey yaa iso fasir sheq Allah ku xafido

  • @Uknownw
    @Uknownw ปีที่แล้ว

    Gabadha laqabo kaso waran

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 10 หลายเดือนก่อน

      Bontiba kamaad hadale hhhhh