8 Sabab Keenta FIKIRKA XAD DHAAFKA AH 🤯- Psychology

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Fikirka saaid ah wa caqabad haysta dhalinyaro badan oo somaaliyeed. Muqaal gudihiisa waxaad fahmeysa 8 sabab keena ku keeni kara fakar saaid ah

ความคิดเห็น • 94

  • @MunaAli-mv1ee
    @MunaAli-mv1ee 17 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad DR wadmahadsanthay

  • @shukri846
    @shukri846 18 วันที่ผ่านมา

    Wc’s thanks walal waan xiiseya casharda aad soo diyrisida meshaas ka sii wada thanks top👌

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 3 หลายเดือนก่อน +5

    قال تعالى (من عمل صالحا من ذكر أو أنثى فلنحيينه حياة طيبا)
    Qofki camal wanagsan(salad,istighfar iyo wixi lamida) sameya waxa kunoleyn dona nolol tan ugu fiican

  • @Ahmed47592
    @Ahmed47592 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maclin cadhada ama dabeecd xumda ka soo hadl mahdsanid

  • @GuhaadMohamed-x7e
    @GuhaadMohamed-x7e 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hal dhibaato ayaa i haysata saaxiibkay, waxaan ahay qof aad u fakar badan laakiin dhibaatadu waxay tahay inaanan lahayn dabeecad joogto ah. Toddobaad ama saddex maalmood gudahood waxaan ku noqda qof wanaagsan oo kaftan badan. Todobaad ama saddex maalmood gudahood waxaan ku noqdaa qof aamusan oo qof walba neceb. Sababta ma ii sheegi karta ustaad. Mahadsanid.

    • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
      @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wan ubaahnahy jawabta anigaba

    • @StarMm-hl7yh
      @StarMm-hl7yh 10 วันที่ผ่านมา

      Malaga yaaba inaad qof avoidence ahna thy

    • @GuhaadMohamed-x7e
      @GuhaadMohamed-x7e 8 วันที่ผ่านมา

      @@StarMm-hl7yh haa waan ahay walaal laakiin sababta ayaan raadinaya . Wax walba sabab ayay leeyihiin.

  • @Simraan2
    @Simraan2 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad mahadsanid wax badan ayaan kaa faaiday ❤haa runtii waan leeyhy 8 calamad😢

  • @mahadmaxamed8424
    @mahadmaxamed8424 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi waxa shegeyso dhan anigaba igu socdaan nolasheyda dhan waxa ka dhigey waa fikir 😢😢

  • @ilhanomar6367
    @ilhanomar6367 2 หลายเดือนก่อน

    Tan 2-aad iyo 3-aad.
    Badanaa why iyo fikir badan ayaan uga baxaa emotional control-kayga.

  • @NasroBashir-ki9bn
    @NasroBashir-ki9bn 10 วันที่ผ่านมา

    Insha allah

  • @adnaabdi6482
    @adnaabdi6482 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc salim runtii aad ban kaga mahad celinaya barnamijyadada faidada badan video aad biloyin ka hor soo galisay aya nolosheyda wax weyn ka badaly kasoo ahaa qaabka wax loo jogteeyo runtii waxan iska aaminy inan ahay qof aan wax jogteyn karin lkn allxmdull videogas markan dawady wxan damcay inan ku dhaqmo Malin wlbo juz quraan inan aqriyo Hal bil ayan goaansady kadib natiijada aad ayeey ii cajabisay 27 malmod ayan aqriyay 3 malmod aya bishii oo dhan idhaftay mrkii Horan wxaan aminsan Hal asbuuc inan wax jogteyn karin jazkllahu qeyr wll horey nogu sii wad mowduucyadada faidad leh❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  3 หลายเดือนก่อน +2

      Mshallah wll aad bn ugu frxsanhy inuu Allah kugu anfcy

  • @HassanSaciid-pm5vm
    @HassanSaciid-pm5vm หลายเดือนก่อน

    Fear of ucertainty waan isku arkey ustaad

  • @Sisiko123
    @Sisiko123 3 หลายเดือนก่อน +1

    1. Emotional cantrol
    Alx taas unba isku arkay xalka la soo dheere❤

  • @mohamedali2166
    @mohamedali2166 3 หลายเดือนก่อน +2

    maasha allaah wax ayaad ii iftiimisay saalim

  • @HassanSaciid-pm5vm
    @HassanSaciid-pm5vm หลายเดือนก่อน

    Inadequate problem solving skils waa isku arkay ustaad

  • @CawayskaMataanaha
    @CawayskaMataanaha 3 หลายเดือนก่อน +1

    No.8 Inoogu soo hormari 🙏🏻 waana mahadsantahay 😊

  • @XamdiAshkir
    @XamdiAshkir 3 หลายเดือนก่อน

    Tnx waan fhmay dhibaatada meeshay ka jirto waana.xalinaa I.a❤😊

  • @fowziaahmed4125
    @fowziaahmed4125 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax badan baan kaa faa.iiday mahadsanid bro

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fikir farabadan oo aan hadaf laheyn ayaan isku arkay ❤

  • @yahyejaamac
    @yahyejaamac 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waadku mahadsanthy Xogta aad nala wadaagtay ustaad ❤

  • @wiilgacal4000
    @wiilgacal4000 3 หลายเดือนก่อน

    🔥 thanks my brother wax badan baan kaa iidnay

  • @ShukriAbdinoor68
    @ShukriAbdinoor68 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad allah haku barakeeyo wxbadn ka faaidey❤

  • @AbdaleFati
    @AbdaleFati 3 หลายเดือนก่อน

    Kuli waan isku arkay waa waxa fikirka xad dhaafka iigu wacan

  • @Hamsebaashe1
    @Hamsebaashe1 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga aya lanool fikirkaas xad dhaafka 2022 ilaa maanta maskaxdi iyo jidhkuba waa idaalay
    Marwalba waxa aan iska sawiranaya waxyaabo khiyaaliya oo aan jirin tusaale ahan aniga oo dad lafadhiya oo lasheekeysanaya dadkaas oo lakaftamaya ayan iska sawiranaya
    Waxan ahay 20jir walahi waan daalay muruga idishay dadkii oodhan wan kadhex baxay
    Stress aya idilay waxyaabahas oodhan waxa iigadaran waa fikirka aan 24h fikirayo ee aan maqanahay
    Qofka bani aadanka murugada waxyaabo badan aya ugu wacan anigu waxyaabahas ayan kudhex jira oo waxyaabihi igu kalifayay fikirka ayan kudhex jira
    Family problem iyo lacag la'aan aya ihaysta waana waxa igu kalifaya fikirka
    Talow qof ilamida majira oo aanu isgarabsano oo aanu kawada baxno noloshas qalafsan

    • @StarMm-hl7yh
      @StarMm-hl7yh 10 วันที่ผ่านมา

      😢 Ani kula mida

  • @hidaayocabdullahi7021
    @hidaayocabdullahi7021 3 หลายเดือนก่อน +3

    saalim anaa ugu horeeyo maanta ❤❤❤❤❤❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  3 หลายเดือนก่อน

      Wa ku jeeda hidaaya ☺️

    • @hidaayocabdullahi7021
      @hidaayocabdullahi7021 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@SalimOmer horta vidio bas naguma filno talooyin ayan ku weydiin lahaaye instgaram maleedhy ama whts apo oo kle

  • @AliHasan66225
    @AliHasan66225 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad waqti aan u baahna Aya muqalkaga arky 💯

  • @SundusOsmanAhmed
    @SundusOsmanAhmed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inan fikirkeyga xakamynkarn😊

  • @haniqueen4195
    @haniqueen4195 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back Salim

  • @maryancadey7280
    @maryancadey7280 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abowe

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks 👍 Ustaadii

  • @Nuhabdi-z4y
    @Nuhabdi-z4y 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb 🤍

  • @heersaregroup6015
    @heersaregroup6015 หลายเดือนก่อน

    Inader nin raga calaacalka wa looga wanaagsanyahee in badanba wan lanoola arintan.mahadsand

  • @Awosead
    @Awosead 3 หลายเดือนก่อน

    2:fear of uncertainty
    8:lack of cognitive control
    Xalka wan ka sugaynaa ustad

  • @AhmedAdde2
    @AhmedAdde2 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks Ustaad causes ama sababaha 90% percentage wa isku arkay, tusale heer waxa gaaray haddi aan qof dhaho setahy isaguna ii jawapo kaliya lkn adi setahy uusan idhihin inu sababta uu idhihi waayey aan ka fakaryo saacado badn, mise qof haddi aan wax weydisto uu igu dhaho mahyo maskaxdyda ay ui shegyao qofkas wu hayaa lkn adigu ku diiday

  • @MomMadiino
    @MomMadiino 2 หลายเดือนก่อน +1

    Emotional control cashir kaso samey wll

  • @LaylaAlimuse445
    @LaylaAlimuse445 3 หลายเดือนก่อน

    Information processing style ayaa ihaysata please wll kasoo hadal qaabab kale oo xogta maskaaxda loo galin karo.

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf856 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉sxb shugrn aniga dadka waxan ahay 100.90 fikerka badan waxan jecalhy inaan kula so hadlo is gara ah alx lkin waxaan u badanhy positive

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu wx yaaba qayaali ah oo aan dhib ubadany baa sawirta yacni dhan wanagsanba leh ka dib saaid ugu jirta maskaxdayda ilaa heera hurdada waayo xita wx yaaban iqusayn said uga fikira waxa sharaxaysana kuma jiran

  • @Apdale-ue4gb5iq9v
    @Apdale-ue4gb5iq9v 3 หลายเดือนก่อน

    5 usoo Horeysii plz❤

  • @maariyaahmed4606
    @maariyaahmed4606 3 หลายเดือนก่อน

    1 inta ka aheen wa isku arky😢 Dr sidee uga baxa xladas wa dhibsady

  • @qorshoofficial3686
    @qorshoofficial3686 3 หลายเดือนก่อน +2

    Team negative ka mid ahy mar wlpo waxa igu badan negative postive ka aad igu yar sidee u dhisi karaa ama mar wlpa xooga u saari karaa postive ka si aan negative ka mesha kaga saaro saaro ustaad tan haka seexan pls

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 3 หลายเดือนก่อน

    aniga waxa dhib igu haya shaadhkaad xidhan thy video danbe haku sameyn brother indhaheena ixtiram in an wx ka faa'idno ban rabnaye

  • @TheDhiibsane
    @TheDhiibsane 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a🎉

  • @Dasamoha
    @Dasamoha 2 หลายเดือนก่อน

    Fear of uncertainty

  • @abdulkarimomar5323
    @abdulkarimomar5323 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad muqaalka aad soo duubto xitaa hadduu dheer yahay laguma caajisayo

  • @AshrafMohamet-yz5fr
    @AshrafMohamet-yz5fr 3 หลายเดือนก่อน

    Muqaalka frame kisa ma saxno salimow thanks

  • @kawtharjama491
    @kawtharjama491 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤

  • @idinhazzadmaatahay4475
    @idinhazzadmaatahay4475 3 หลายเดือนก่อน

    GOOD ❤🎉

  • @mohamedabdullahiarab9762
    @mohamedabdullahiarab9762 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan ahy qof Aad u fakaro balse Aan problem solvingiisa Aan ku kalsonen.

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be 3 หลายเดือนก่อน

    Protection ka kaso hadal wllo😊

  • @Hana_moha490
    @Hana_moha490 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa keeni karo in laga fikiro inay wax xun dhacayan waana markasta iyo daqiidad kasta taso kenysa warwer badan

  • @sammaddey9631
    @sammaddey9631 3 หลายเดือนก่อน

    1:kamaal doon, waxksta 100%
    2:Cabsi, warwar aad ka qabto mustaqblka
    3:dareenadaada inad ficil ku xaliso
    4:
    5:xirfad malihid, war war ayaa ku haysta.
    6: fikrado qaldano kaa dhaadhacsan, balaayaysi
    7:dadka kugu xeereysan, fikir ayay kugu abuuri karan
    8: inad aaminsan thy inaadan maamuli karin fikirkaaga.

    • @LuulDheyman-p9c
      @LuulDheyman-p9c 3 หลายเดือนก่อน

      8kaba wan ahy ya Allah

  • @hibomahamed8546
    @hibomahamed8546 3 หลายเดือนก่อน

    Pls lasoo dhakhso wll jasakalah

  • @abdiRahmanAhmed-ee2lg
    @abdiRahmanAhmed-ee2lg 3 หลายเดือนก่อน

    no.1 ; no.2 ; no.3

  • @HaniosmaniilSimon
    @HaniosmaniilSimon 3 หลายเดือนก่อน

    2: fear of uncertainty
    8: lack of cognitive control
    Labadan Aya iquseyo xalkana laso dhaqso🫡 mahad saniiid🫶

  • @Somali-v6y
    @Somali-v6y 3 หลายเดือนก่อน

    6: Cognitive distortions
    Taan way igu yar tahy aniga wax negative ah mrkay igu so dhacan waxan isku daya in ignore gareyo on badalo ano ka cararaya fikirkas xun inta kalese wan leeyahy inta badan waxan sawirta wax kasta inay positive noqodn donan.

  • @sahromacalin1575
    @sahromacalin1575 3 หลายเดือนก่อน

    5-inadequate problem solving skills
    8-lack of cognitive control

  • @samraa13
    @samraa13 3 หลายเดือนก่อน

    3 5 6 7 8 intaas qodob waa leeyahay lakin misa sidedad ayaa inka gooyay hadda

  • @HalimaMoha-c1p
    @HalimaMoha-c1p 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu wlle 8 taba waaleeyahy qof noocaagookalana waa ubaahnaa oo macnaha arimaha noocaasookala ah iga xaliya marka meel lagaaga soo xariiro maleedahy fB istagram meel un

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 3 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilah Waa Ahay jiray lkn Hada Waa fiicanahay Marka terapi qaatay allahu akbar 🥲

    • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
      @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq 3 หลายเดือนก่อน

      Terapi wa maxay wall

    • @kiinmahamud4061
      @kiinmahamud4061 3 หลายเดือนก่อน

      @@UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq dhaqtar sykolog Waye

    • @kiinmahamud4061
      @kiinmahamud4061 3 หลายเดือนก่อน

      Willka waa sykolog cilmi nafsiga

  • @CabdiraxmanTahliil
    @CabdiraxmanTahliil 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa isku arkay 6 arimod Oo aad sheegtay

  • @mohamedzakariye7373
    @mohamedzakariye7373 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @mohanzasaid9680
    @mohanzasaid9680 3 หลายเดือนก่อน

    # Emotional control an keyhy ?

  • @QuruxsanInaahmed
    @QuruxsanInaahmed 3 หลายเดือนก่อน

    2 lawa Wan qaba.
    3 sidokle
    6. Sidokle cadan iyo madow le ufirsha
    8. Marka qof idiro kama fakaro lkn Ani marka dhaho haka fakarin ayey ka fakarta

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 3 หลายเดือนก่อน

    Fikirka negative ah baan qaba xiligan oon ka fikiriya natijadeda iiso bixi doonta form four

  • @DarulNaimTv
    @DarulNaimTv 3 หลายเดือนก่อน

  • @iqromohammedali9692
    @iqromohammedali9692 3 หลายเดือนก่อน

    Qodobka 1aad iyo kan 2aad dartood baa overthinker u ahay

  • @Mohammad-c1p5m
    @Mohammad-c1p5m 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka noocana kor haloosoo qaado subscribe and like 1million

  • @falehaha4556
    @falehaha4556 หลายเดือนก่อน

    Waan daalay😢

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 3 หลายเดือนก่อน

    Facebook uun kugu aqaanay Eileen halkana waajoogtaa

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aqoon yahan salim dhibta i haysata waxay tahay waxan qaba fear oo ah inaan ka fikirayo wax an lagaaadhin mhd sanid mawduucana waxan helay waqtigiisi mhd sanid

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 3 หลายเดือนก่อน

    Overthinking wuxu sababa gabow waali ama geeri deg deg. Waxa looga badbada adkaarta

  • @AshrafMohamet-yz5fr
    @AshrafMohamet-yz5fr 3 หลายเดือนก่อน

    Qodobka 5aad yaa ila qabo

  • @AishaApdiNasir
    @AishaApdiNasir 17 วันที่ผ่านมา

    Hada ango ku dawanayo ayan fikiraypa😭

  • @Apokerahmed123
    @Apokerahmed123 3 หลายเดือนก่อน

    2345678 intaba waa isku arkay

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 3 หลายเดือนก่อน +1

    1. Perfectionism
    2. Feer of uncertainity
    3. Emotionak control
    4. Information processing style
    5. Inadequate problem solving styles.
    6. Cognitive distortions
    7. Social and environmental factors
    8. Lack of cognitive control

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 หลายเดือนก่อน

    Wax walbo waan daad shay walagii dadiyo ani aruuriyee laba nin shaqo doon shekoyin

  • @AmalSheekh-ur7ol
    @AmalSheekh-ur7ol 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wanqabaa

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 3 หลายเดือนก่อน

    qoraalka aad qodobeysey far waaweyn kadhig wwl

  • @Asiabdi
    @Asiabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Walle warbaa ii yaala, I have all of them except 6,7, and 8.🤦‍♀️

  • @aaminahagar9392
    @aaminahagar9392 2 หลายเดือนก่อน

    12345678😢😢