gabdhaha gaagaaban labiska ku qurxoon || somali makeup

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • I'm Fathia ku so dhawow my channel
    Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
    waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
    qaabka iyo noocyada ..........
    & waxa ku habboon qof kasta.
    #Somali
    #SomaliMakeup
    #TouhaBella
    my Gmail : FathiaUmKarim
    My instagram :fathiaumkarim
    Fb: Touha Bella

ความคิดเห็น • 500

  • @Fatia
    @Fatia  3 ปีที่แล้ว +86

    *ASC hablo* isku kalsono is jeclo qof kula mida ma jiro waxa tahy special dhman qof walba waa sp😍ecial
    Share ka igu cawiya 🤗
    *Labiska ku haboon gabdhaha caatada ah iyo labiska ku haboon gabdhaha buurbuurab*
    th-cam.com/video/QvKmtSlQS64/w-d-xo.html

    • @eyhammohammed4130
      @eyhammohammed4130 3 ปีที่แล้ว

      Wcs m.a qli mhdsnid

    • @Moon-uf2eb
      @Moon-uf2eb 3 ปีที่แล้ว +1

      waa sax qaaliyey kalsonidu waa muhiim

    • @anisagaabey4652
      @anisagaabey4652 3 ปีที่แล้ว +1

      Pin ku qabo kuu kor uga muuqdo

    • @Muniira_sh_maxamed
      @Muniira_sh_maxamed 3 ปีที่แล้ว +3

      Gbdhaha dhadher so smeeey

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +3

      @@Muniira_sh_maxamed soon inshalh

  • @mohamedyusuf9563
    @mohamedyusuf9563 ปีที่แล้ว +6

    Most of Somali men TH-camrs create hostility based clan but female TH-camrs are different. This beuatiful teen girl improves girl's suitable dress and fasion. She explained unique profussional way with illustrations she deserves one million and above. Million thanks to you sister.

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 ปีที่แล้ว +3

    Abyo wax bdn kaa faaiday thank u gabdhaha sanadkan soo baxaaya macalim utahay like aniga oo kale lov u sisyyy😂🙈💅😍

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 3 ปีที่แล้ว +6

    Gaagaabka anigo kalaa waa no faaidaysay shukran

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️

  • @hubiibrahimhubiibrahim7043
    @hubiibrahimhubiibrahim7043 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhar madow kawo madow boorso cadaan maisku sobaxayan ❤

  • @maryamomar3297
    @maryamomar3297 3 ปีที่แล้ว +6

    Thank you Huuno 🥰
    Kuwa dhaadheerna next nogaso dhig please 🙏

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Soon inshalh 🤗maha next 😁

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahhi qeyb nolosheyda ka mida bedeshay
    Ilaahey ha ku xafidoh keep going wx cusub no fa’iideysay💋😍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti qali Aixa❤️🤗 Shukran aad

  • @salmarashiid4688
    @salmarashiid4688 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhaha dhaadheerna soo same wllo wan dareemayaa inee bil caksi samenayaan lkn inaa ino so samesid ayn aad u jeclahay waayk ani waxan ahay 171 marka wixii inaasibaya ani iyo gabdhaha ila midka ah thanks tuha qaali

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Shukran Xbbti ❤️Salma ❤️ inshalh waa sameyn soon 🤗👌

    • @KhadraSharif-k4t
      @KhadraSharif-k4t 6 หลายเดือนก่อน

      Cabayada labarike xidhata qali isiku tem nahe

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels- 3 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله حبيبتي تهبلين جمال واناقة ربي يحفظك ، شكرا على الفيديو المفيد
    معاكي امل من لندن .

    • @fatimahmed8028
      @fatimahmed8028 3 ปีที่แล้ว

      Abayo waxaa kaso hadasha gabdhah kubka laheyn labiska munaasibaya hadana shidana

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti Amal welcome qali ❤️

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@fatimahmed8028 inshalh Xbbti ❤️🤗

  • @amiishaaragsan242
    @amiishaaragsan242 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh abaayo shukran ilahey haka abaal Mariyo wax bdn aya ka faaidey😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti qali ❤️

  • @honeysharif3521
    @honeysharif3521 28 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid bayo❤

  • @barwaqoahmed5859
    @barwaqoahmed5859 ปีที่แล้ว +1

    MuchaAllah gacalo faaidooyin badan baan kaa faaiday Alle haku sharfo

  • @fosiyaahmed725
    @fosiyaahmed725 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh xbbtii qali
    Wll qali makeup markn marsado wan ku dhididaa wuuna iga halbaa markaa nasoo geli wxn uga hortagno

  • @fmdarmygirl1776
    @fmdarmygirl1776 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    1.72 waaye dhirirkeygu
    Hadana dadkeyga markan dhex joogo gaabey bey idhahaan waxanba isku heestey qof iga gaaban inuusan jirin
    Lkin wadanka hada ku noolahay alx qof iga dheerba ma arko kuwa somalida marka laga reepo kkk
    Thanks 😊xppti

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali sax way dhacda 🤪🤪🥰🤗

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah3528 3 ปีที่แล้ว +2

    wallo adba icawisay waxay ahay gabar gaban waxbadane wan kafahmay anba horay umaqlin alxd sidan nogu faidaynaysid allaha kugu badalo wax kafarxiyo mahadsanid intan kabadana uqalantaa blse haniyad jabin wan kula garene

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali Nima Haye Shukran aad 🤗😊❤️

  • @idilsalaad3489
    @idilsalaad3489 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Abayo hore u soco wlh hadalkaga dagan I deeqayba iyo sida walalahaga ugu hagar baxeso ❤️❤️❤️❤️🇸🇴

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Alh yaxfdk Xbbti qali Shukran ❤️❤️🤗😘

  • @Moon-uf2eb
    @Moon-uf2eb 3 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid quruxey waa ino faaidaysay groupkayaga gaagaabka hahahaha proud ban ku nahay qaali kalsoonidu waa iyadaa qurux ah

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Exactly Xbbti qali 🤗🤗❤️❤️

  • @fathiacabdi
    @fathiacabdi 3 ปีที่แล้ว +6

    I must be a boy trapped in a girl's body 😄 astaqfurulah. I grab whatever I see and go out. No make up No fancy stuff lol

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 mashalh 🤗

  • @nafisadaahir7124
    @nafisadaahir7124 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah thnkz sister ❤️💯✅👏

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️

  • @amranhussein6078
    @amranhussein6078 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah 😍touha wax badan wan ka faiiday jazakalah sis

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Cafwaan Xbbti

  • @niciimamaxamud6198
    @niciimamaxamud6198 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah aad ayn kaga faaiday mahad said queen 👸

  • @mumtaasmaxamuud8497
    @mumtaasmaxamuud8497 2 ปีที่แล้ว +1

    Mantey baan kusoo birey chnalkaga macnto horey usoco wanoo faa ideysey 🥰

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Welcome Xbbti ❤️❤️❤️❤️

  • @zuheylaqurux5885
    @zuheylaqurux5885 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abaayo sifican noogu shraxday soobadi stelka habdhaha gaaban

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Inshalh Xbbti

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah fathia qurux abayo hore usoco♥️🙏congratulations for 10k🎊🎉

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti Zaynab Shukran qali ❤️🤗🥰

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 ปีที่แล้ว

    ‏ما شاء الله عليه الله يبارك فيك❤

  • @kawsaraxmed6702
    @kawsaraxmed6702 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbbti qaali waad ku mahadsantahay sida quruxda badan oo aad noogu faaiidayso

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali cafwaan ❤️❤️❤️❤️

  • @faaizamoalimahmed954
    @faaizamoalimahmed954 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnks xabibti

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️🤗

  • @amuunjama126
    @amuunjama126 3 ปีที่แล้ว +4

    Xbbt team dhaadheer oo dhuudhuub hana ilaawin qalbi love you❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti qali sooon love u too ❤️

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah tabaarikallaah sister keep going don't forget gabdhaha waaweeyn ee hooyooyinka eh yacni marwooyinka style kooda

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali murhba ❤️🤗

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 3 ปีที่แล้ว

    MashAllah quruxey waxkasto wabarasho nosobadi intaa naga rontahay tnks

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Sax Xbbti inshalh 👍👌

  • @sahraabdirahmansaid8054
    @sahraabdirahmansaid8054 3 ปีที่แล้ว

    Thnks abyo lkinse timha qeybta banaan qarso waa cowra timha xumn ha ii arkin

  • @xafsaxidig7492
    @xafsaxidig7492 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa gaaaban🙆
    Mcha allh wlhi wxbaa i tartaa bellaay alla yacizak gacalo❤💎

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali Xafsa 🤗🤗😍❤️Shukran

  • @hibaaq
    @hibaaq 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah thanks wllo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @sereena9243
    @sereena9243 3 ปีที่แล้ว +6

    First I really love your videos and also your personality huno❣sua'shaydu waxay tahay in hadii wajiga laxiiro(shaving on face) ay ka dhigeyso wejigaaga mid ka timo badn sidi hore ama harder than before 😊I hope you understand my question?quen 👸.

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Si fican wa ku fahmy 🤗 maya Xbbti timha wa jirty un kunta Kama so goyn so that no way iny isbdal dhaco same befor ayu ahanya 👌

    • @sereena9243
      @sereena9243 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan garty 😊shukran hppty 🥰❣

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      @@sereena9243 cafwaan Xbbti qali

    • @maidahussein2544
      @maidahussein2544 2 ปีที่แล้ว +1

      Nimco adi miya

    • @sereena9243
      @sereena9243 2 ปีที่แล้ว

      @@maidahussein2544 nimco ayo 🙃

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku Tabey Xabibtii ❤️😍🥰 See ii Tahey Adiga Iyo Familkaga 👍 Aniga Gabey Ahey dhirirkega 1.60. Waxan ahey 65Kg. 👌🏽

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Mashalh Xbbti qali Hayat ❤️🤗🥰🥰 misankaga waa ideal mashalh waa ficnhy thnks aaad

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @sumayasuus2626
    @sumayasuus2626 3 ปีที่แล้ว +4

    Am from😅china
    Lol
    Abaayo gaabo iyo caato

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Mashalh waye Xbbti ❤️❤️🤗👌👌👌👌👌

  • @wanaag_badan6719
    @wanaag_badan6719 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxbadan ka faaidey . Thank you so much sister

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @SadioA
    @SadioA 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah waa mahsantahay. Jazakalah kheer we love you 💘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Alh yaxfdk qali Shukran ❤️love u too

  • @samiiraqueen3428
    @samiiraqueen3428 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xppti♥

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti ❤️

  • @safiyaabdullahi7510
    @safiyaabdullahi7510 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid abyo horey u soco🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti ❤️

  • @HamdiVlogs238
    @HamdiVlogs238 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank it’s very clear please no so gali dresses gabdhah ma floral or plain

  • @nasramahamud5876
    @nasramahamud5876 2 ปีที่แล้ว

    Waxbadn aa ka faaiday. Jazklahu Khyr..

  • @ladnaanofficial7430
    @ladnaanofficial7430 3 ปีที่แล้ว +2

    Ani kaa dheer kk, 1,7,7ayan ahay😃 next dharka igu sobaxay abayo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣 gabdho iga dheer ma argi jirin welcome 🤗😁 inshalh soooooon

  • @ubahsiraaj4825
    @ubahsiraaj4825 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you 😍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tuha Bella guulayso abaayo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti ❤️

  • @rahmafarhan2112
    @rahmafarhan2112 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah thank you sister hno waxad ka soo hadashaaa hair colors ka ku haboon markaad tahay warm undertone

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti ❤️🤗

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 ปีที่แล้ว

    Walaalo waan ku salaaamay dharka isku midabka ah sida qamaarka iyo cambuur ama saako ma leeysku qaadankaraa

  • @Aisha-vn5gj
    @Aisha-vn5gj 3 ปีที่แล้ว +2

    Stylka cabaayada noo soobadi sistreey mahadsanid

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti

  • @fariidabintumuse2005
    @fariidabintumuse2005 3 ปีที่แล้ว

    M.a shukran alpo🥰🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @maandeeq9270
    @maandeeq9270 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macaney

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah xabibti❤❤🥰🥰🌹🌹 shukran horey usoco

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali 🤗❤️cafwaan

  • @gargaaraapdikarem2032
    @gargaaraapdikarem2032 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll thanks wll make up kaaga ka helaa noo soo badi

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Murhba Xbbti ❤️🤗🥰

  • @naimoibrahim7454
    @naimoibrahim7454 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid hbbti ❤🌹

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Cafwaan Xbbti

    • @naimoibrahim7454
      @naimoibrahim7454 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatia love you sister ❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@naimoibrahim7454 Xbbti qali love you too Shukran ❤️😍

    • @naimoibrahim7454
      @naimoibrahim7454 2 ปีที่แล้ว

      @@Fatia Xagaan kalaso xidhiidha walal❤

  • @aynicdy3782
    @aynicdy3782 3 ปีที่แล้ว +1

    Wankugu hambalyeynaya 10k qali wanku rajeynaya 100k inshalah ❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali Shukran ❤️🤗😘

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha Program kan Somalidu way ubahantahay waayo manaqano waxaynu xidhano nooso badi waliba waxad noogu sodarta midabada aykusobixi karan gabadha madow gabadha mariinka ah ama cas noosobadi Somalidu waybuurbuuranyihine barada dhuubi karta noogu sodar

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti ❤️Rahma❤️

  • @maysuumhussein5441
    @maysuumhussein5441 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti🥰🥰

  • @mahdiibrahimabdi3197
    @mahdiibrahimabdi3197 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo gabadh Baan ahey waxaan u dheerahey lugaha❤

  • @monaelmi4590
    @monaelmi4590 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah❤💯Thanks

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @xamdaxuseen3643
    @xamdaxuseen3643 3 ปีที่แล้ว +2

    Hablah
    Dhadhern
    Kasohadal
    Wll qaali

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti qali ❤️🤗🥰

  • @fardowsamaxxamed7850
    @fardowsamaxxamed7850 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo somali xijaaabo laga xirtaa marka hablaha gaagaban xijaab dheer maa nafisayo oo dharka dhan wada qarinaayo ama xijaabo gaagaaban

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Maya dheer lakin wax muhim ino noqon mid ballaaran 👌

  • @umualma2451
    @umualma2451 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah thanks wllo hore usoco ❤️💯

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti

  • @khadiijadaahirziyaad4609
    @khadiijadaahirziyaad4609 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti

  • @luckyosmaanm5419
    @luckyosmaanm5419 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxad ka soo hadasha makeup iyo wajiya kala duwan

  • @ronnyzeder
    @ronnyzeder 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wll Gabdhaha dhuudhuban gagaban ba kujira

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Mashalh Xbbti ❤️❤️🤗

  • @hoodoali3235
    @hoodoali3235 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah ♥️🌹

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti ❤️

  • @balqismohamed6543
    @balqismohamed6543 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaaah thank you so much xbbti❤❤❤ wan ku sugeynaa insha Allaah hadaan nahay team caato

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti lakin waa sameyay video gabdhaha castada 🤗 comentga ugu horya dhigay so dawo

  • @hallaothman3561
    @hallaothman3561 3 ปีที่แล้ว

    Shukran 😚

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan ❤️

  • @fatoucabdillahi7458
    @fatoucabdillahi7458 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hayti

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali Shukran ❤️❤️

  • @Queen_Hodan
    @Queen_Hodan 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta gaban sideydaa ismujiya 😂😂😂😂

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️

  • @fahiimomaxamed4934
    @fahiimomaxamed4934 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo kuwa dhaadheer ku soo xiji labiska ku haboon 😍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh soon kuma xigo lakin waa so wada qali ❤️🤗🥰

  • @maftuuxacumar3797
    @maftuuxacumar3797 3 ปีที่แล้ว

    Thnkz zizter waad noo dadaazha lkn hablaha dhaxe aan gaabnayn dheerayna jidh badana aan lahayn kuwo dar❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Kuwaas wax qas ah ma leh just waxa muhima nooca body shape kaga 👌

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid qaali 😍😍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️🤗

  • @nawaalqaran7390
    @nawaalqaran7390 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks queen

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Cafwaan Xbbti qali

  • @fowziaadan5800
    @fowziaadan5800 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax calosha lagu jaro ma isheegkarta qardambe wan u weynahay lkn hadana xulus baan qaba abaayo

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      Biyo diiran iyo sanjibiil iskudarsoo cab subaxdii intaanad quraacan kahor

  • @saidomohamed3960
    @saidomohamed3960 3 ปีที่แล้ว

    Mashlh mcn badan thnk you so much 😍😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +2

      Shukran Xbbti qali

  • @najaxcumar8370
    @najaxcumar8370 3 ปีที่แล้ว +1

    شكرا يا عمري
    الله يسعدك ويحفظك

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Alh yaxfdk Shukran ❤️

  • @fathiaabbdiosman894
    @fathiaabbdiosman894 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @beyazturkesimerenoren2311
    @beyazturkesimerenoren2311 2 ปีที่แล้ว

    Suaal rabba wllshay iso jawaab❤️❣️

  • @ramlaaliaalim3267
    @ramlaaliaalim3267 2 ปีที่แล้ว

    Than you abyo🙏

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️

  • @nazninabdikadir1396
    @nazninabdikadir1396 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhaha dhadherna oo dhuuban maxa ku sobaxaya abyo?

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti soon

  • @barwaqoabdilahidirir8950
    @barwaqoabdilahidirir8950 3 ปีที่แล้ว +1

    Xbbti hablah dhadheer so geli waan ku sugaynaye

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti soon

  • @rayangold1979
    @rayangold1979 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abyo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti ❤️

  • @faizaqaliosman9200
    @faizaqaliosman9200 3 ปีที่แล้ว

    Shukran sharaf badan😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 3 ปีที่แล้ว

    Shukran

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan

  • @halimaabdilehagal9462
    @halimaabdilehagal9462 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you sister gabadha dhuban ayan sugin insha allah 🌺♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Waa sameyay so dawo 🤗

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aniga waxaan ahey 5ft4 dadka gaban ayaan ku jiraa. Thanks sis🥰👏💝

    • @muniiromuniiro4845
      @muniiromuniiro4845 3 ปีที่แล้ว

      Aniga waxa ahay 1,60cm ilhow idheerey amin yaa rabi 1,65cm ina noqda jeclan laha wxan ahay 18jir misankeygana waa 58kg

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️Amal❤️

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@muniiromuniiro4845 mashalh 🤗

  • @nimcofaacul2638
    @nimcofaacul2638 3 ปีที่แล้ว

    waw masha allah aad baan ugahelay casharadaada mustaqbal ifaya ayaa kurajaynaa walaashay

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Amin Xbbti Shukran qali ❤️🤗

  • @khadrashacni4418
    @khadrashacni4418 ปีที่แล้ว

    mahadanid xbbti

  • @diamondnasrudin152
    @diamondnasrudin152 3 ปีที่แล้ว

    Keepgoing dear siz inoosoobadi hormar wacan xabibty

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh alh Xbbti

  • @rahiimahassan5203
    @rahiimahassan5203 3 ปีที่แล้ว +1

    I got more advantage from you thank you dear sister 🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️

  • @samiiraali3079
    @samiiraali3079 3 ปีที่แล้ว

    Thank u 💓

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti

  • @fathihassan7078
    @fathihassan7078 3 ปีที่แล้ว +1

    Are jabutiyaan

  • @rahmamuhumed1693
    @rahmamuhumed1693 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️

  • @monayasin7995
    @monayasin7995 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allh ha ku xiftiyo horay u soco

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti qali

  • @ayanabadirahman9240
    @ayanabadirahman9240 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo mahadsanid plz next dadka dhadheer

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti inshalh soon lakin maha next

    • @ayanabadirahman9240
      @ayanabadirahman9240 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatia hye xabibti wn ku sugenaa

  • @ashahersi3256
    @ashahersi3256 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhar interview lagu gali karo ka dhigyo qof diyaarsan noso gali walashey thanks 🙏

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Mashalh Xbbti qali haye waa sameen inshalh

  • @anzalnuur7222
    @anzalnuur7222 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allh xppti waa dadaaleysaa Allh kuu fududeyo wx walpa aad qabaneysid
    Hablaha dhaadheer so samee plz apyo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali Anzal ❤️🤗Shukran qali inshalh sooon 👌

  • @hafsamaxamud6905
    @hafsamaxamud6905 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid abyo wax badan kaa faidey lkn ilaa hada sida tarxad lo xirto ayan kaa faidi la.ahay iso jwb

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Waa sharaxy Xbbti

  • @muniiraosman1842
    @muniiraosman1842 3 ปีที่แล้ว +2

    1.65 ayn ahy dadka qaar waa gaaban tahy ay idhahaaan lkn normal ina ahay aa aaminsanahy

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Haa ma gabnid somali ahan 🤗