ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waa sax arinkaas waaqalad waxaana kacodsanaa in ilnaxariisle lagu eego dadkana loodhibriyo dadka qaaraa xanuunsan jubaland iyo. Dowladaba waa in ay fududeeyaan rakaabka
Rabi ha idin gargaaro shacab diyaaradaha laga xayiro somaliya ugu imow
Sidaas aya shacabkii soomaaliyeed loogu tacadinaya wixi yara ee ay xaqa ulahaayeen 😢Kuwa xiyiray diyaaradaha ee mas’uuliyiinta isku sheegaya naxariistii Ilaahay haidinka fogeeyo Wallahi wax laga xumaado sida dadka soomaaliyeed loogu ciyaarayo
Walahi Aqiro warabo jiro Xasan shiikh iyo Axmed madowe Ayaa isdagalsan Shacabkana dhibko dhan kudhacaya
Diyarada ayraborka kismayo lagu afdubayo kama hadlayan Hassan sheikh baykaga dhagtey kii hadlaba Subxanalaa
War dadkan siyasad Maxa ka galay waa shacab dhibanae hadlka aad ku hadleyso iska sax siyaasi muxu ka naxaya dantiisa ayuu ka fiirsanaaye
Asc waa arin xanuun badan dowlda waxaa leehay Axmad madoobe waxa idin kala dhexeeyo adinkaa yaqaan sidaad uga gudan laheydeen laakin shacabkaas masaakiin xayiraada kaqaada oo ilaahey uga cabsada
SUBXANALLAH WAR ILAAHEY KA CABSADA UMADA XANUUNSAN IYO WAYEELADA IYO SHACABKA HALA XAQ DHOWRO DIYAAADAHANE HANA LOO FASAXO SIYAADA HALLA ISKU HEYSTO LKN GANACSIGA IYO DIYAARADAHA SIDOODA A AHADAN WABILLAHI TOWFIIQ
Hassan Munaafaq Umada Allaha kaqabto😢😢
Anaga shacabka Somaaliyed ah ayaa dalkan udhiibnay qof bila diin ah oO kaqaday qofkii wadaniga ahaa ama dadka
Xasan ilahey dadka ha ka qabto 😢wlhi wuu dhibay shacabka inuu dhibtayo miyu u dhaartay
Soomaliyeey xasan waa kaas eeda xasan malaha ee marxuum xsmse halala xisaabtamo
Waa sax arinkaas waaqalad waxaana kacodsanaa in ilnaxariisle lagu eego dadkana loodhibriyo dadka qaaraa xanuunsan jubaland iyo. Dowladaba waa in ay fududeeyaan rakaabka
Rabi ha idin gargaaro shacab diyaaradaha laga xayiro somaliya ugu imow
Sidaas aya shacabkii soomaaliyeed loogu tacadinaya wixi yara ee ay xaqa ulahaayeen 😢
Kuwa xiyiray diyaaradaha ee mas’uuliyiinta isku sheegaya naxariistii Ilaahay haidinka fogeeyo
Wallahi wax laga xumaado sida dadka soomaaliyeed loogu ciyaarayo