Toos Culimadii Ugu Waawayneyd O Afka Furatay Xasuuqa Soconaya in habaar Uujiro Culimada Qaar Habaart

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 238

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ หลายเดือนก่อน +19

    Ilaaahayoow dalkeena iyo diintena iyo dadkeena nooxifdi aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin❤❤❤

  • @عبدالرشيدمعلممحمودإبراهيمهرى
    @عبدالرشيدمعلممحمودإبراهيمهرى หลายเดือนก่อน +3

    ما شاء الله جزاكم الله خيرا أيها العلماء نصحتم وأوجزتم الكلمات

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaha ilaahow noo xifdiyo sheeqyadena amiin yaa allaha 🤲🏽🤲🏽🤲🏽📿❤️💯✅️
    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi oo kabilaw mw Xasan oo sharashayo qaran somaliyed amiin 🤲🏽😢

  • @rahmaarab4749
    @rahmaarab4749 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Aaallaah ❤

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 หลายเดือนก่อน +2

    جزاكم الله خير بارك الله فيكم علماء الدين حفظكم الله

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 หลายเดือนก่อน +4

    Maansha allaah culimada allaah ha xiftida allaah ayaa wayn

  • @Cajabo
    @Cajabo หลายเดือนก่อน +2

    Aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin yaarabi

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 หลายเดือนก่อน +4

    Culuma Allaay Culumadeeniiyey baxa oo dhex taga meel kasta oo Colaadu ka socoto War Duubabkow raaca Culumada Adinka oo isku Durban Meelkasta oo Dagaalka ka sodo Dhexfariista Oo kala celiya Maanta Naarta waxaa Malaya waa Somali iyo Yuhuud War Somaliyeey is daba qabta oo Alle ka bakha Oo Dhiiga Walaalkiin ha daadinina Allaahu Akhbar

  • @SouadOkieh
    @SouadOkieh หลายเดือนก่อน +3

    Mashaalah. Alahou akbar ❤❤❤❤❤❤❤. Badeh awad houssein.

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 หลายเดือนก่อน +3

    Daawadeena waa in kitaabka iyo sunaheena inaan ku dhaqano,hadaan diidno inaan ku dhaqanana waxii laga helaa waa in bahalo dad qaad ah la noqdo oo dhiiga gacmahooda oyo afkooda ka socda .

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 หลายเดือนก่อน +5

    Maansha alah ilahaw culumida noo daa xaqa ay Ku dhawaqayana umada somaliyeed meel walbay joogto fahansii

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu akbar allaha nooxafiido culimadeena mnsha allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Wer-y5r
    @Wer-y5r หลายเดือนก่อน +1

    maashalah

  • @MuseGadiito
    @MuseGadiito หลายเดือนก่อน +2

    Marsha Allah tabard Allah Allah akbar Allah ❤

    • @MuseGadiito
      @MuseGadiito หลายเดือนก่อน +1

      Masham allah

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +20

    Anigaa kamid ah dadka sujuuda Ilaahay swt ku barya oo YIRAAHDA :- ILAAHAYOW SOOMAALIYA HAKA DHALININ DOWLAD AAN SHAREECADA ISLAAMKA WAX KU XUKUMAYNIN"

    • @fos343
      @fos343 หลายเดือนก่อน +3

      Taa waxaa kafiican innaad tiraahdo ilaahayow dhaly dowlad shareecada islamka ku dhaqda

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +1

      WAA ISKU MID LABADA HADAL HADDAAN ADIGA WAX KALE KUU QARSOONAYN

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t หลายเดือนก่อน

      Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Dasruuurkooda Qoooma Luuudka ah Kuma Hashiiinayan Bari Halaga Noqdo Hana Ogaadan Waxba Nagama Dhaxeeyo Ilaaa Shareeecada islamka Ka Qaadanayan Calmaniyiiinta Garguurte Hugaminaayo Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Baan Leeyahay Galada Iyo Gaalo Raacyada Somaliya Waxan Leeyahay Hala Dumiyo Asanamtan. calmaniyiiinta Afkayna Somaliya Ku Hadlaaayo Eeee Cabudaayan Bari Halaga Noqdo Ayaga Iyo Asnamtooda Waxba Yaaa Lagu Darsan Dhawaqiida Garguurte Hugaminaayo Warkoooda Waxba Nagama Quseeeyo Cadowgaynaa Weyaan Ha Ogaadan

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t หลายเดือนก่อน

      Dastuurkaan Qoooma Luuudka ah Maba Rabno Inay Na Xukumaan Calmaniyiiinta Garguurte Hugaminaayo Raali Kama Noqono Karno Ilaaa Shareeecada islamka Ka Qaadanayan Calmaniyiiinta Waaa Cadowgayna Weyaan Nama Xukumayaan Ilaaa Shareeecada islamka Ka Qaadanayan Bari Baanu Ka Nahay Ayaga Iyo Asnamtooda ee Cabudaayan Hala Gaarsiyo Cawaanta Garguurte Hugaminaayo Haday Baqtiyaan Godadka Halagu Guro

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin walal lk waxaa jira kuwo qabiileyste ah oo Diinta ku gabanayo sida Umul Ilaahey hanaga qabto

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaahayoow nooxifdi culumadeena soomaaliyeey ilaaahayoow kuxifdi aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarslx
    @khadarslx หลายเดือนก่อน +1

    allahayoow.dagaalkan.noogu.badal.wax.ka.kher.badan

  • @XasanWeli-r2z
    @XasanWeli-r2z หลายเดือนก่อน +5

    Mansha allah tabarakallah allahu akkbar allahu akkbar allahu akkbar allahu akkbar allahu akkbar allahu akkbar

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน +2

    Jasakalah kheer wajasaa comada somaliyed ❤

  • @FadumaB-nd8ul
    @FadumaB-nd8ul หลายเดือนก่อน +1

    Yaaa allaah illaahoow culimada nooxafid illaahoow dhiiga muslimiinta jooji

  • @Saida-rh9db
    @Saida-rh9db หลายเดือนก่อน +1

    laa illaaha ilallaahu muxumadarasuulullaah illaahow sidaan sikawanasgsan baan ku waydiisanay yarabi

  • @mos1954
    @mos1954 หลายเดือนก่อน +2

    Hadal Dibnaha Dhaafsiisaneyn waxba Soo Kordhinmeyso, Ee Isxilqaama oo Ordaha Shuuro Intaad Kasameysaan Kaladhexgala, Farsamo Ficil Leh Baa Waxtarta. jazaakumalahu Kheyr .

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe หลายเดือนก่อน +1

    Haddaan ka midowno siyaasiga iyo madaxda dalka joogto oo Aakhiro a xasuusanno, waa isbedelaynaa, inshaaAllaah

  • @shakiibaliibrahim5216
    @shakiibaliibrahim5216 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey jiid waakh hanaga dhigu mu dhahay sheeqa mise dhagaheyga le waaye yaab

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 หลายเดือนก่อน +3

    Haa MashaAllaah wan joogay Ad ban Ugu farxay Culimada Baaqa soojeediyey.Allh haku Anfaco Somali

  • @BisharoIbrahim-z6j
    @BisharoIbrahim-z6j หลายเดือนก่อน +1

    Culumadeena allaha noo dhaafo warwaxtar leh ayey u faaideyeen umadooda laakin shiiq idiriis waa qabyaladiiste

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah
    Colimada soomaaliyeed ❤

  • @yusraubax971
    @yusraubax971 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaheey somalia nabad warta haku keeno

  • @Caqiidadaadatoosi
    @Caqiidadaadatoosi หลายเดือนก่อน

    Allaahow aCulimada inoo barakee yaa Rabbii❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa Allaah dadka soomaliyeed nabaad muwaafaqo iyo midnimo ha siiyo.❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤

  • @nuuracayuuni238
    @nuuracayuuni238 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh kulan wax tar leh inshallh

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed หลายเดือนก่อน +3

    Culumadu ha uducaayso soomaalida

  • @Nimco123-ei9iz
    @Nimco123-ei9iz หลายเดือนก่อน +1

    aamiin❤aamiin❤aamiin❤aamiin

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay ha Kala Qabboojiyo Umada muslimiinta ah EE ay Collaadu dhaxmartay illaahay ha ka Qabto kuwa Sharwadeenka ah
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka somali ee uu tagan dalka diinta iyo dadka somali ee garsiyo kherka faafiyo mashAllah khayr badan Allah haa idin siyo ❤❤

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 หลายเดือนก่อน +2

    JzklAllah khayr dhaman culimda somali ee dalka diinta iyo dadka somali ee wacigalinta umadaa💙💙🇸🇴

  • @XamdaAxmed-g5p
    @XamdaAxmed-g5p หลายเดือนก่อน +1

    Aammin aamin

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haka qabalo aamiin Aamiin yaarabi

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha mideyio umadda Somaliyed.Allah ka baqa Somaliyed

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b หลายเดือนก่อน +1

    Dalimiinta madaxda sheeganaya ee shisheeyaha u shaqeenaya iyo dantooda oo keliya ee isku diraya shacabka ILAHAY umadda deg deg ha dhaafiyo inaad ku dartaan bay ahayd culimooy
    قال الرسول ﷺ: اللهم مَن وَلِيَ من أمر أُمَّتي شيئًا فرفق بهم فارفق به، ومَن وَلِيَ من أمر أمَّتي شيئًا فشقَّ عليهم فاشقُقْ عليه

  • @yughesura
    @yughesura หลายเดือนก่อน +1

    Allah hawajiyo qalbi goodha iyo wixi afkoda kaso baxado Allahuma ameen

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale หลายเดือนก่อน +1

    Goor aangoorahayn culimooy maanta hadii uusheekh ismaaciil noolyahay inuun buudhex carari lahaa.gaabis baadnoqoteen

  • @rahmaarab4749
    @rahmaarab4749 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️

  • @XasanSugow
    @XasanSugow หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Allah idan barakeeyo

  • @AhmedFarah-x1t
    @AhmedFarah-x1t หลายเดือนก่อน +1

    Culimada soomaaliyeed allaah ha,inoo xafido dhamaandood,AAMIIN

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Allahu Akbar ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NaciimaCodyare
    @NaciimaCodyare หลายเดือนก่อน +1

    Amin amin yaarbi

  • @zahramouhoumed1363
    @zahramouhoumed1363 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdoullillahi si vous êtes réveillé Barakala fikum

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha ugargaaro umada soomaliya ma aqaano naxariis darada heysato dadkena ay dadiyan dhiiga micna darada lagu daadinayo khaluub tooda raxmad alle ha soo giliyo hana faham siiyo xaqa dhaman 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m หลายเดือนก่อน +1

    Culumadu waajibkoodii mey gudan iyagaa lagarabaa illahey kitaabkiisa iney dadka kuxukumaan

  • @AbdibasidXuuble-dd4mr
    @AbdibasidXuuble-dd4mr หลายเดือนก่อน +9

    Culumada somaliyeed ha noo duceeyaan allah habarakeeyo dhamaantoood.

  • @csalaancali2987
    @csalaancali2987 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah khayr badan ayaa qabsoomay

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLAH ALLAH NOO WADA DAAYO CULIMAA U DIINTA ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kaysetv3
    @Kaysetv3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh umal laascaanood oo nabaduu lahaa waajihaad citisaam waa shabaaboo kale uun

  • @MohamedAbdiHassan-j5e
    @MohamedAbdiHassan-j5e หลายเดือนก่อน +13

    Ilahyow naga badbadi tartanka naarta logu jiro yaa rabi 😢😢

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 หลายเดือนก่อน

      Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha kala qaboojiyo ummdaas Somaliyeed.
    Amiin Aamii Yaa Ravi

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 หลายเดือนก่อน +6

    Kahadla madaxda
    Dagalka wada oo
    Ugubaqa xilka inay katagan ama
    Laga tuuro oo ugu
    Horeyo Hasan sh
    Shega khaladka
    Isdaya warmaha
    Xukuma dulmiga
    Oo sheega asc

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim หลายเดือนก่อน +1

      Sowta haben iyo maalinba lala hadlayo dhagihi Allah waaniya waansan

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 หลายเดือนก่อน

      Inta madax ah Hasan sheikh leey maa dhib keystay mise kuwa ka daran jiraan kolay cadaalad Allah bixiyo qof kasto Allah ayaa og adhigase maalintii qiyaamo waa lagu weydiiynaa waxaad ku arktay oo marqaati ayaa laga rabaa

  • @AïchaJi
    @AïchaJi หลายเดือนก่อน +2

    ILLAHAY SOMALIDA HA ISKU SOO HADEYO OO XAQ HA GARAANSIYO AMIN YA RABBY

  • @aaminaxasan590
    @aaminaxasan590 หลายเดือนก่อน

    asc culimda soomaliyeed wan salaamayaa dadka diin laan baa haysa diinta hala baro afa ayay ka sheegtaane

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @hodanabdi4308
    @hodanabdi4308 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahaw Soomali Faraj u Soo Dadaji iLaahaw Dawlad Caadilada oo Kitaab Kaaga Dalka iyo Dadka Ku Maamusha Na Sii Yaa Rabi

  • @NIMCOMohamed-o6b
    @NIMCOMohamed-o6b หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah halaqaato hadalka wanaagsan ee culumada

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay.umada.soomaliyed
    Diintooda.ha.garansiiyo

  • @MasalAhmed-d7f
    @MasalAhmed-d7f หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay xaqa hafahansiiyo umada somaliyeed dhamantod

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +4

    Fadlan isugu yeera inta dhibaatada kasocoto oo u Caqli Celiya cidii idinka Diidana Dhamaan Shacabka Somaliyeed Usoo Bandhiga isku Qasba shacabka Culumadii ugu Waaweened Baa Tihiine Uga Faaideeya Kulankiina Maslaxada Umadda Somaliyed Ugu yeera inta isdiidan hadey Suurto Galeyso qarashkana diyaarada ha iska bixiyaan live ula hadla Umadda Somaliyed Ha Arkaane guuleysta ❤❤❤

  • @GeshGaban
    @GeshGaban หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh ilahay ducada ha idinka aqbalo somali allha so hadeyo

  • @qaalimohamed702
    @qaalimohamed702 หลายเดือนก่อน +1

    Asc culimada kheyr alaha siiyo wanse leyahay inta mesha fadhida ha aadan mesha dagaalka ka socdo oo ha kala celiyaan umadana diinta ha ku wacdiyaan dagaaka waa istagaya Insha Alah

  • @SoumeyaSousou-x6q
    @SoumeyaSousou-x6q วันที่ผ่านมา

    اللهم اغفر للعلماء والمسلمين جميعا

  • @AbdiWarsame-f4n
    @AbdiWarsame-f4n หลายเดือนก่อน +2

    culimadu meelaha dagaaladu kasocdaan way taqaanaaye haku baxaan markaas ayeey culimo runa oo dadka udamqanayee oo kakaca fadhiga hadal wax mataree kubaxa dalka oo ukaca oo isku daya si dhaba inaad dadka kala celisaan culumo kaca war wax mataree ficil sameeya taga meelaha fidnadu kasocoto aan idin raacnee na horgala culumo😊

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +2

    DAGAALKA ILAAHAY SWT LAGULA JIRO HALAGA BAXO OO HALA OGGOLAADO ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA , HADDII KALE KHASAARE ADDUUN IYO MID AAKHIRO UDIYAARGAROOBA

  • @CosobHassan-t2f
    @CosobHassan-t2f 26 วันที่ผ่านมา

    Asc laha idin baarakeeyo culimoow

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @KatraMohamed-nq3og
    @KatraMohamed-nq3og หลายเดือนก่อน +3

    Hadaan somalia laguxukumeynin kitabka alla iyo sunada nabigena maxamed s,a,w,lakini intii dimoqradi lagu xukumsyo weey kasii Dari tii dhacday 1991

  • @KhadarrSiciid-l7i
    @KhadarrSiciid-l7i หลายเดือนก่อน +1

    Culimo khayr hela.

  • @SalwaNasirOsman
    @SalwaNasirOsman หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah

  • @Gmaaad
    @Gmaaad หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha ugargaaro umada soomalida dhiiga micna darada lagu daadinaya

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd หลายเดือนก่อน +1

    Khayr allaha eaynbaa kaaga baryayaa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah khayr badan bakadhacay

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 หลายเดือนก่อน

    Kii laascaanood sawdigii kuboorinaayey in laladagaalamo SL SHEIKH UMAL ilaahaybaa xaal og

  • @AbdibasidXuuble-dd4mr
    @AbdibasidXuuble-dd4mr หลายเดือนก่อน +2

    Waxaad arkaysaa meesha ay culumadu isugu timiday wax like ama share garaynaya arki maysid
    Hadii meel shar ama xumaan lagu sheegayo ay arkaan 👍 like iyo share😂bay ku waalanaysaa
    Ilaahayaw waalida umada soomaali ka saar oo dawee way xanuunsanayaane.

    • @shamsoahmed5167
      @shamsoahmed5167 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa walaal taas waan kula arkay taasi waxay ka markhaati kacaysaa in umadeenu iimanki iyo wanaagii uu ka dhamaaday oo intooda badan ay xumaanta wanaaga ka jecel yihiin illaahay ayaan ubaryayaa umdaan in illaahay kusoo celiyo akhlaaqdii islaamnio iyo iimankii saadiq ahaa aamiin yaa rabi.

  • @caalim24
    @caalim24 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah

  • @MohamedsiyaadXasan
    @MohamedsiyaadXasan หลายเดือนก่อน +2

    culumoy bal isaaqan waashay utaga kuwan way fiicanyihiine

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 หลายเดือนก่อน +1

      Isaaq ba kugu dhex nool 😂 qul mutu biqaydikum

  • @Caqiidadaadatoosi
    @Caqiidadaadatoosi หลายเดือนก่อน

    Waxaan u furay hooyoonka qurbaha you tube laga barto caqiidada ka faaiidaysta insha Allaah❤

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i หลายเดือนก่อน +3

    Ictisaam umada uxaqsoora kolay ictisaam faaiido male hadii fikradaada yaree bilaa tamarta ahi ay wax tarayso maalinku siyaad bare umada xaqdara kulaynayaybaad kada dhihi lahaydeene waxas mid 60kayari kumajiro

  • @zahramussa3045
    @zahramussa3045 หลายเดือนก่อน +2

    MAANSHA ALAAH TABARAKA YAA RABI CULIMO IYO CAAMABA NOO HAGAAJI AAMIIN YAA RABI

  • @Bashiir-i4m
    @Bashiir-i4m หลายเดือนก่อน +6

    Allaha idinka siiyo ajar iyo xasanaat soomaalina Allaha isku so dhaweyo

  • @SaidoGulet-i4w
    @SaidoGulet-i4w หลายเดือนก่อน +1

    Daroodka iyo is saqa iyo hayuha kaqabta umada

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 หลายเดือนก่อน

      Walal sedexadaas oo kaliya ma ahan kuwo bdn markii hore ku jirin ayaa beryahaan dabe soo baxeen oo qarax leey wadaan umadii ku dhameeyeen waxaad fiiriysaa Sntv maxakamadaha dadka lasoo qab qabdo Allah waclam Allah naga qabdo wixii dhib wado 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 หลายเดือนก่อน

    3:04 Anaa ka mid ah inta ku Ducaysa Allaw ha noo dhalin Dawlad aan Kitaabka Nagu Xukumeyn, Allaw Kitaabkanaga nagu Anfac

  • @caashasalebancabdi815
    @caashasalebancabdi815 หลายเดือนก่อน

    Fidnada iyagu hajoojiyaan. ... Culumadu kitaabka alee uguyeedha..

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 หลายเดือนก่อน +1

    Culimadu may habaaraan yutubers ka caytama dabka huriya kuwaas ba ubaahan in lahabaaro

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 หลายเดือนก่อน

    Farta ku fiqa cida wax laqesa oo ugu horeyo xasan shekh oo runta u shega , mida labaad somalia konfur iyadii aya is mamuli kari laa somalida waqoyi hada lagu darana waa ka daro dibi dhal marka xalku waxa weeyaan laba dal oo somali ah oo walala oo is tagera ha noqdan , laba dawladod oo isla shaqeya oo wax istara ha noqdan ,muhimadu wa halka hadi kale burbur iyo dhibato uun bee somali ku jirisaa Allah halaga baqo oo runta ha la shego

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka ummal degaysanaya isaga ayey u taal marna darood ha dagaal geliyo malin ilaahay ka baqa ha yidhado. Goormu saxan yahay.

  • @AbdulkadirHussein-s5c
    @AbdulkadirHussein-s5c หลายเดือนก่อน +1

    Amiin amiin

  • @Abc12345ab
    @Abc12345ab หลายเดือนก่อน

    Asc fadlan Magtii culumadii 10kii ladoogtay hala baxsho!

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 หลายเดือนก่อน +1

    Kenya dawlad deeda waad u ducaysay somaliland waxad la jeceshihiin burbur.

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday หลายเดือนก่อน

    Sh. Mustafa ma markii Tolkii la xasuuqay buu hadlay. In Leen xasuuqii laascaanood wuu ka aamusnaa ee.

  • @Yas22849
    @Yas22849 หลายเดือนก่อน +1

    CULIMADA WAXAN USHEEGA SOOMAALIYA WAXAHAYSTO CADALAD LA AN UGUDARAN MAGALADA MUQDISHO CEEBTA KUTAALO DOWLADA WAA GARSOORKA

  • @MS-ho7zi
    @MS-ho7zi หลายเดือนก่อน

    Xabad iyo qaad baa caqligii gaaday

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 หลายเดือนก่อน

    waxooda dhanni waa siyaasad subxaan allah marka ay tahay in xaqa laga hadlo ee dulmigu taagan yahay cidda baadilka wada way ka aamusayaan markay danno siyaasadeed waddaana waxay doonayaan inay yidhaahaan intii ay ahayd inay marka ay taagantahay odhan lahaayeen
    midda kale bal illahaybaan idinku dhaarshee kaa xagaa soo fadhiya muxuu na odhan karaa markuu darood kala waynaa diinta subxaan allah illahay haydinsoo hadeeyo se waxaan ku faraxsanahay in ay idin waaniyeen culimadii reer sh isxaaq illahayna haydin tusso inaad umada u haysaan wax kun jeer ka wayn qabiilkiina darood sida kuwa ilma sh isxaaq ay sameeyaan ileen diin midda ayaad haysataan e
    ilaahay inuu culimadayadana tusso in dawladooda ay nasteex u muujiyaan ee reer sh isxaaq
    waligeedna jsld way jiraysaa dhulkeedana iyadaa ka talinaysa sidaad u ogoshihiin in gaalo sangadhuudhi ahi idin maammulo u ogolaada in somali ay is maamulaan sidaa darteed soomalidu dawlado kala gooniya ayay leedahay oo ah jsld tan somaliya tan jabuuti inkastoo ay jabuuti leedahay canfartu hanada yeelkeede waxa xaqiiq ah in dawladaha soamlidu ay tahay sadexdaa ama ku biyo cabba ama diida oo din aad wadataan dadka uga dhigga ileen tan gaalkaba waad ogoshahay e

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw หลายเดือนก่อน

    Sheekhow why today ?