Masha Allah tabarakalah gabadhaasi rag badan oo madaxtinimo sheeganaya ayay ka waxgaradsan tahay ilaahay waxaan uga baryayaa cimri dheer iyo caafimaad qab ilaahay haku siiyo
Masha Allah booteeyo wallahi iyadaa boqol raga ka fiicanahay waana qofka kaliyaa ee ragaa meesha yimid runta u sheegtay. Reer gadow tashada intaan la idiin talin. Oo jubaland ayaad wax ku tihiina iyada wax ku ahaada. Booteeya oo badana alahayow sii reer gado, ilaaheey ha xafido gabadhaa iyo intii muslima, waad mahadsantihiin reer daljir dhamaantiin,
Maasha Allaah waa Hooyo Xayyi ah Cad Nool ayadoo kale Alle ha inoo badiyo Carabkaba wxu Alle noo siiyay inaan Hadalka ku Cadeysano Alle ha ku barakeeyo Aakhiro iyo Aduun............❤❤❤
Hadda PM Abiy aya lagu wareejiyay booski Jeneraalki hore ee Tigrega Gabre. Jigjiga, Kismayo, Cerigabo iyo Dolo dhaman waa mashruuc Imaaradku wato oo dadka Somalida lagu dhibaataynayo. Siyaasiyiintu way ogyihiin oo lacag ku qaataan lakiin Shcabku waxba kama oga
Wooow maashaa allaah run hadaad mqashaan waa tan tartaag 2 ba hadalba u sheegtay haduu wax fahmayo waxay tiri tii horena wax noogama qaban bal waad nagu dishay tana wax noogamadan qaban ee fadlan dad dhibaataysan baa nahaye raga ha isaga kaayo layn😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭wallahi waa gobgob dhashey oo geesiyada afkaada qeer lagu shub ,walaasheen waa geesiyad aan ganban Allow ku xafid oo ciilka kaa saar adiga iyi inta kulamida Guul reer Gado
Guulayso habaryar, dhenged in aad ugu darto Fartaag ayaa fiicnayd.
Walahi wa hoyo nool o runta shegaysa from jabuti 🇩🇯
Wallahi waa qof nool Hooyo Boosteeyo ❤❤❤ kuwa ragg isku sheega ah ee meesha fadhiyo ayada kawada qiima badan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
She is the great woman . She has informed they have not done anything but now they want scratch the empty card . Well done .
Maa shaa Allah rag lamoodka horgalada ah cashar bay udhigtay guuleyso
Sida caadiga Gbdhaha Mjerteen ragg Ayaga U dhigMa Guuleyzo mama BoosteeYa❤
Naag nool oo nagu banaan d5 🩸😍🩸😍🍬
Hooyada 🇸🇴 Allow inoo xifdi, run iyo xaqiiq oo qof ah.👍🙏
Mashallah mama Allaha ku barakeeyo Runbaad u sheegtay 👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️
Boosteeyo. Runtii waxatahay rag karooni❤❤❤👍👍👍👍🙏
Masha Allah tabarakalah gabadhaasi rag badan oo madaxtinimo sheeganaya ayay ka waxgaradsan tahay ilaahay waxaan uga baryayaa cimri dheer iyo caafimaad qab ilaahay haku siiyo
Mamada war sax ah ayey Ka hadashay horgalada la sodiray runta ayey U sheegtay Masha Allah guuuull iyo gobonimo
Wlhi maamada hadalka meeshiisii bay dhigtay ,ilaahay reer gedo ha barakeeyo
Mashallah, eebbow dhowr hooyadaan iyo inta la caqliga ah. Waa hablihii nasabka ahaa ee aan arki jirnay.
Maasha allah tabarakallah boqolal odayaala iyo kuwa masuliyin isku shegaya maamadasaa kawada caqli badan
Gabar xaniinyo leh guulatso
Wlah naag darood waa naagaha majeerteen kaliya ee daarood ee dhiiga leh 🩸!!I proved from hargeisa
Manasha Alaah very good point 👌💯👌💯✅✅✅
Madaxda somaliyeed hadi runtalo sheego sida gabadhan walahi waa qusan lahayeen
Allah ku sharfa hooya
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaarun maashaalaaah mashaalaah maashaalaaah
Masha Allah booteeyo wallahi iyadaa boqol raga ka fiicanahay waana qofka kaliyaa ee ragaa meesha yimid runta u sheegtay. Reer gadow tashada intaan la idiin talin. Oo jubaland ayaad wax ku tihiina iyada wax ku ahaada. Booteeya oo badana alahayow sii reer gado, ilaaheey ha xafido gabadhaa iyo intii muslima, waad mahadsantihiin reer daljir dhamaantiin,
Gobsana gabdhahayagu intaas
Nindhihikara majira guuleyso inadertay 👌👌👌👌👌 meeshe io dadkedi 👍👍👍👍
Wa majerten ma aha Marxumo
Kkkk soo reebo
❤walalhi waagob abaheed gartagoynjiraa
MashaAllah Inaad mj Tahay Codkaageey ka muuqataa iska Celi kuwa Kaarka dhamaaday xoqanaya
Maasha Allaah waa Hooyo Xayyi ah Cad Nool ayadoo kale Alle ha inoo badiyo Carabkaba wxu Alle noo siiyay inaan Hadalka ku Cadeysano Alle ha ku barakeeyo Aakhiro iyo Aduun............❤❤❤
❤geesiyad saxibul Aqli ah iga adhe gabadha
Allaha ku xafido, rag bay yiraahdeen, wallee tanaa rag ah hadduuba rag adduunka joogo ❤❤❤
Maamada Allaha barakeeyee runta yaya indhaha ka saartay.
Hadda PM Abiy aya lagu wareejiyay booski Jeneraalki hore ee Tigrega Gabre. Jigjiga, Kismayo, Cerigabo iyo Dolo dhaman waa mashruuc Imaaradku wato oo dadka Somalida lagu dhibaataynayo. Siyaasiyiintu way ogyihiin oo lacag ku qaataan lakiin Shcabku waxba kama oga
Masha Allah wa hooyo karti leh runta indhaha kasaartay nin sida xaqiiqada ushegikara majiro
Masha alaah wallaahi xasan iyo xamse iyo fartaag waa kacaqli badantahay alla haku xiftiyo
Maashalaah waa geesiyad kugu maalay noolow walaal mahadsanid
Masha Allah Bosteeya runta ayaad shegtay.
Iska celiya Dowlada xaqiinii soo ceshta maalgelin deg deg ❤❤h lagu dayactiro Bundooyinkii Burburay❤❤❤❤❤❤
Waligeey Run indhaha leeska sarayo tana iigu horeeysay
😂😂😂😂 maa aragtaa
Xaqiq bay indhaha ka saartay
Gabadhaas yaa ku badala Mw. SOMALIA Gabadhaas yaa Madaxweyne inooga dhiga.
Maashaa allaah Walaasheey Allaha Ku Barakeeyo
maasha allaah waahooyo aydhibtay dhibatada illaahay habarakeyo hooyadan guulayso cadawgagana allaha kaqabto illaahay haguleyo jubalan
Libaaxda majeerteen ❤hooyo guulayso
Illaahow cadow Kaa haay
Maansha Allaah tabaaraka llaah u geeya odey xasan teydaa socon ku haayey horgallo hooyooyinkood u soo horkac maanta taariilhdaa Idin qori
Wooow maashaa allaah run hadaad mqashaan waa tan tartaag 2 ba hadalba u sheegtay haduu wax fahmayo waxay tiri tii horena wax noogama qaban bal waad nagu dishay tana wax noogamadan qaban ee fadlan dad dhibaataysan baa nahaye raga ha isaga kaayo layn😢😢😢
❤❤❤❤❤❤nasab guulayso
MAMADU WAA MAJEERTEN . WA LIBAAXAD RUNTII
Majeerteen dalka iyo dadka in laga qabto ma ahane wadankan xasilimayo
Nacalaa idinku taalo Hawiye wax waso majeerteen baa ugu horeeyey Deni naagahoodana waa saas dhamaan dhulka daaroodka xasan dhiiqo iyo shuftada kabixiya 😂😂😂
Waah, waah waxaasaa xiniinyo ah . Rag ka roon iga dheh . Abaalmarintii Allena SWC insh'allah waad helidoontaa .
Mashalaa san worked ugu dirsaday ala idin ceebe ee ka hortag dadka in gabdhahu sas idin yirahdo wad u mahadsantzhay hoyo macan guleyso
أفضل الجهاد كلمة الحق عند سلطان جائر
Gawadha wagesiyad waaye waxaay ka wanagsan tahay ragga jooga gowalka geddo odhan fartag runta ushega wa tuug xassan sh ayuw ushaqeya war dhegaha kagaraca boosey guul guul
Maanshallaah waa runtaa hooyo Afkaaga caano lagu qabay aamiin aamiin yaarabi
Mashaallaah waa. Gabadh gesiyad ah oo ruunta indhaha kasartey hoorgaladi reer gedo well done inaadeer❤
RUNTA AYEY TAABATY MAAMADA INDHEER GARAD KII LASHEEGI JIREY WAA TAN❤
Mansha alah wa codkar
Gaari guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M sh.alaah waa libaaxad geeziyada runtu waa lagama maarmaan mareexaan wiilal idima dheera qabsada wiilashiina oo dabaka yaan lagu shidin oo la,idin ku guurin guulaysta isku duubnaada oo madax dhaqamadiina uqabsooma ❤❤❤❤❤
Dhashiike iyo shilka caadi ah baa afkeeda kadhacaya walahay❤❤
Ruun
Msha alah Gabdha Daarood waa Dad nimadii oo qof ah !
Guulayso
Maansha Allaah wakaas gabdhihii gobta ahaa ee Darood😎😎😎😎😎
Hawar yar boosteeye❤💯💯🦁✊💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
HOOYADA runtay sheegtay xaqiiqqda lagama gabado from Hargeisa ❤
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Mashallah dhabayaco kaligood d5 difaaca birta ahi ee daarood alla idin jecliyaa ilma adeerroyaal ilaahay ha idin jeclaado guuleysta inshallah maalin iyo habeenba mahadsanidiin boqorad boosteeya eedo qaali ilaahay haku sharfo rag karooneey aamiin 🇬🇲🇬🇶🇬🇲💯🍇☂️
Hye CagdheereY ina Ader😂❤
Runta somalidu ma jecla mamo guulayso
Mashallah
Geeesiyad geeesiyad dhashay waaaaye xaqiidii
Karbaash baa ka dhacay fartaag gabar gob baa heshay
Habaryer waad asiibtay. Hadalkagu wuu cadyahy. Alla hakaa ajarsiiyo waxaad ugu hiilisay codkaga.
Dhiig daadan lahaa baa baqanayo hadii taladada laqaato❤
Masha allh ❤️ geesiyad runta sheegty
Exactly mamo raali noqo wlhi ninki somali udhashi ciil kama baxayo yaqiyow maxweynu waxay ahet inu tako gobol kasto Somalia kuyalo min lughayo ila raskamboni ❤🎉
Kuumadow illaaa aad saa isugu la hadashaan oo ay haweenkiinu madaxda saa ula hadlaan.
Masha Allah tabaraka Allah gabadhan xaqiiqada ayey tabsiisay Tim Xasan
Walee In Ay Cad Nool Tahay Mamo Boosteeyo, Horgaladana Runta U Sheegtay, Bravo Mamo Boosteeyo We Love You Saad U Karbaashtay Horgalada ❤❤❤
Runta usheeg horgalada
masha allah waa gabadh waxgarada ah
ayeeyo allaha ku barakeeyay runta ayadoo qararaar baad laq tiri war deegaanka wax uqabta ama ka hor dhaqaaqa
Libaax labo ma aha
Allah runbadanaa
Fartaag qosol baa ka soo harey
😅😅😅 Wllhi Noolasha laguqabtay
❤❤❤❤❤❤❤❤NOOLOW 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ku shub Geessiyed Ggeesi Dhalley Kurid Cawrada meesha Fadhida Guul Boosteyo insha Allaah
Alle ha ku xafido maama
Maasha allaah gabar goba weeye allaha ku xifdiyo fartaag iska cayriya iyo inta lamida
ALLAH AKBAR ALLAH AKBAR ♥️ WAA GAWAR GAWAR DHASHEY JANATUL FARDOWSO AYAN LENAHAY MAMADA WA SOMALI SOMALI DHASHEY.
Waa gabar gesiyad ah masha Allah ❤🎉❤🎉❤
Gabadh her Siyaad. Xasan dhiiqo daba dhilifkiisa garaaca
Mashallah ❤❤❤❤❤❤ gul
Walaahi waa waalaashay (ina Ader)hadalkale kamadambeyo warkuna ku dhan😂😂😂😂😂😂!!!!!!!
Ilaahoow kuu naxariis walaasheey runta ku dhimo
May dhiman
Wa MAJEERTEEN ma aha Marxumo Ogadem Xamza😂
Majeertenka maxay yihin islaan habar ah oo Iska dhawaqaysa
Waa hooyo ree Grdo ah intaas haku deeqdo.
@rock_diamond9475 Mj we dhiig badan yahin doqomo Ogaden reer marxumo
Walaaahi inaysan ahayn habar majerrteenee waa wadaniyad.fartaagna indhuhuu cadeeyay
Mnsha allah walaasheey wlhi runta ayey u sheegtay,
Guul guul guul soomaaliya and gabadhaa
Hoooyo ❤❤❤
Macaan
War naagtu waa majeerteen
@@CabduqaniMuxidiin
Reer Siyaad Aaye
😭😭😭😭😭😭😭😭wallahi waa gobgob dhashey oo geesiyada afkaada qeer lagu shub ,walaasheen waa geesiyad aan ganban Allow ku xafid oo ciilka kaa saar adiga iyi inta kulamida Guul reer Gado
Mamadan tunta ee ka hadashay dhibkan mel kasto ayee ka jirta gada kaliya mahan siyasiga waxa la arka marka oo dan leyahay
😂😂😂Walahi mici lashegi jiray ayaa looqaatay
Wargabadhu.waagob.fartaag.deyma.kasoohartey.runteywajiga.kasaartey.guul.jubalaand
Maashaa Allah guuleeyso maama
Naag nool iga dheh! Ma sha Allah!
Sifiican Bay Ola hadashay runtii