Geylan media wallaal waxaan filaayaa in aad aragtay maqaalka uu Facebook soo dhigay w/siirka arimaha gudaha DFS ee uu ku dhaliiyo dagaalka Daacish ay puntland ku ekaysay buuraha cal-miskeed ee Gobolka Bari ninkaas oo ka soo jeeda puntland. Marka arinkaas oo wasiirka saanfilayo loo soo dhibay warrakaaga dambe noogu falnqee ninkaas indhawgaradka ah. Mahadsanid
Kaas waxba ma akhriyo waxna ma qoro, waa puppet “eey yar” oo u shaqeeya Xasan Qabuuro Qote, qoritaanka Isaga ma qoro ee Dad kale baa qora, mana ka hadli karo, magaciisana waa ka isticmaalaa.
Xasan XAABSADE ma rabo in Puntland guleysato wayo Calamka u aga cunay Malayin dollar wu na ku fashilmay wayo qorshe u ma dagsanen. PUNTLAND GUUL GOBINIMO
Warya ruuxagan xanunsanaya ma in umada ladhaco la xasuuqo Ayaad Alle cabudid utaqana duli Alle ku bad walle inaydnan guul ku gadhaynin xasuuqa umada muslimiinta Ah
meshaan dagaal ka majiro nio ee waxaa ka jira waa gedaha dahabiga ah ee ka baxa buuraha calmiska iyo buraha kale ay rabto dowladu inay burahas gedaha ka baxa canshuur la ga qado halka koxaha haan ay diidanyihiin canshuurta ee waxaan ma ahan dagaal saas wax u fahan PRO
puntland argagixisano ma fuliso waa adiga midka dhulka uusan maalin gumaysi ka xorayn sheegta inuu ka gooyay somaliya inteeda kale taasna kuu socon wayday..?😅 ictiraafkaagana daraawiish kala hadal waayo waa iyaga kuwa usoo dhintay oo gumaysi ka xoreeyay waqooyi siyaasad ma taqaanide. naxliga inta iska saartid 😮
Reer putland waa rag isku tashatay oo diday in gandhahoodo cinjir kondhom loo xirto halka reerkada Hawiye gabdhahooda iyo hooyoyinkoda loo xirto kondhom adeer isoo xureeya intaad dadka la hardimin ama la kaftamin
Gaylan iyo puntland guul guul guul ale ha siiyo
Insha Allah, waqti kooban ayaa lagu soo afjari dugaagan buuraha galay. Guul ciidanka Puntland.
Guulaysta geesiyadeni cadowgiin hajabo puntland powers🦁🇸🇱💪👏
Guulaysta walaalayaal puntland. Guul D5
We love you puntland so much 💙💙💙
PUNTILAND TAGATAY KANAXOO NAFTA WAA ❤
Guul ciidanka iyo shacabka puntland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS D5❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciidanka puntland argagixisada waalaga sifaynayaa puntland guulaysta ciidanka difaaca puntland
guul iyo gobonimo ciidanka barakaysane dowlada barakaysane puntland Alloow garab iyo gaashaan unoqo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Guul iyo Gobonimo insha alaah
Insha Alaah wy ku guuleysanayaan bi,idni Alaah guuleysta Alaaha idin badbaadiyo duun io aqiro Insha Alaah
Buntland guuul guuul guuul guuul guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul ayan u ciidanka puntiand oo cashar u dhigey daacish
Next damal jidid iyo xulufadoda waa in dalka laga qabto viva puntiand power of Somalia
Masha Allah Tabaarakallah Guul Puntland insha Allah 🤲🤲🤲❤️❤️🇺🇿🇸🇴🥰🥰
Alaaha badbaadiyo puntland guul insha Alaah waxay rabaan inay dadkooda diintooda io dhulkooda inay badbaadiyaan Alaaha ku guuleyo insha Alaah
Punland guulaysta
Asc Mashaallaah dadka haday isku tashadaan waxay gaaraan guul iyo horumar puntland guul amiin ❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
Scw
ILLAHOOW Sharka daacish naga qabo, أللهم إنا نسألك ألأمن والإيمان والسلامة والإسلام
CIDAMADA GESIYASHA PUNTLAND ALAHA IDIN GARABGALO GUUSHU WADHOWDAHAY INYARBA HADHAY DHAMEYSTIRA CADAWGA GUUL GUUL❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Insha Allaah waa guulaysanayaa hawlgalkaanu waa mid xaq ah
Guuuuuuul puntland❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guul iyo Gobanimo reer Puntland iyo shacabkooda, Allaha idinku garabgalo khawaarijta in laga takhaluso.
dowladi federaalku way fashilantay iyada argagixisada taageerta oo siyaasadedu waxay noqotay mid looga aargoosto dadka soomaaliyed oo gobolada lagu duulo xasan ciilane
sida saxda ah waxay ahayd daacishta soo duushay in soomali oodhan umidoowdo oo dhulkoda iyo diintoda difaacdan oo puntland garab siiyan laakin damiirda dhimatay iyo wadaniyada
ADEEROOW HAA ISKU WICINANA ARGAGIXISO KALKAAL BANAANKA HAA IDINKA JOOGAAN.
DHABARKEY IDINKA TOOGANAYAAN
NACALAA MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂
wr puntland baa ku filaneha noo ku yirin argagaxisadaas kle
@@AbunawafAljabarty Wallee Waa runtaa. Balaayo ha uyeerato Mooryaan
Thank you 👏👏👏
ciidamada Puntland guul iyo gobannimo
Masha allah guul iyo gobanimo
2:11 guul iyo gobonimo
Guul iyo Gobanimo Puntland ❤️❤️😘❤️❤️
Ilahay haguuleeyo ciidaanka putland waa mujaahidiin inay khawaariijta ladiriraan
madaxdi fedraalku waxay noqoden kuwo ciilan oo cuqdad qaba heer waxay marayan inay argagixiso soo duushay taageeran oo puntland kahiiliyan wa wax aduunka kucusub
Hal qof warkiisa meel naga dhiga ha iska hadlo intuu xukunka joogo soomaalida kale waa mid 🇸🇴
PUNTLAND GUULL IYO GOBANIMO ❤❤❤ CIDANKOW GUULEYSTA❤💯👌👍🏻👍🏻🫶💪💪💪💪
Maansha alaah alaahu Akbar guulaysta rabi haydiin hiiliyo waa dagaal xaqa
Alle ha guuleeyo Ciidanka qaranka Putland.
Keep going brother
Illahay waxaan idiinka baryaayaa inuu idin garabgalo geesiyada puntland iyo dhamaanba shacabka reer puntland.
Ciidama geesiyasha puntland alle ha guuleyo ❤
Guuuul ciiidanagaygiiii❤
Guul ciidanka puntland iyo shacabkeedaba ilaahey ha idiin xafido
Allaah mahad leh
MAANSHALLAA GUUL
Allaha guul hadii ciidanka puntland cadowga allaha naga qabto puntland cidana duulan kuma ahan alow adaa naga qaba karo adan kaga dacwoonay yaarabi guuleysta walal yaal guul iyo gobonimo
Ihow Somalia mide 🇸🇴 😢😢🎉
❤❤❤❤❤❤
0:43 😢😢😢😢😢
Guul dowlada barakaysan puntland
Guul iyo gobanimo puntland
Waa sheekdii xasan shiiq. Gaalo ma rabto in meel loo baxo.
Guul Puntland ciidan ka aynutgeerno
DACASH ISBAARO LAMID AH MIDA KA DHACDA MUQDISHO BAY RABEEN IN AY 🤥 KEENAAN. PUNTLAND WAA DIIDEY❤. GUULEYSTA😊
Guuuleysta guuul wadayaal
Adeerkay faarax aad baan kuu jeclahay
Guul& gobanimo
Majirto sab argagixiso ugu dhexnoolaato puntland
Buntaland hadeey guuleeysata soomaalida dhan ayaa guuleeysaty
Hampalyo Gesiyada Puntlaand
Guulayso gaylan
Geylan media wallaal waxaan filaayaa in aad aragtay maqaalka uu Facebook soo dhigay w/siirka arimaha gudaha DFS ee uu ku dhaliiyo dagaalka Daacish ay puntland ku ekaysay buuraha cal-miskeed ee Gobolka Bari ninkaas oo ka soo jeeda puntland. Marka arinkaas oo wasiirka saanfilayo loo soo dhibay warrakaaga dambe noogu falnqee ninkaas indhawgaradka ah. Mahadsanid
Kaas waxba ma akhriyo waxna ma qoro, waa puppet “eey yar” oo u shaqeeya Xasan Qabuuro Qote, qoritaanka Isaga ma qoro ee Dad kale baa qora, mana ka hadli karo, magaciisana waa ka isticmaalaa.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuulllll
Guul guul
Xasan XAABSADE ma rabo in Puntland guleysato wayo Calamka u aga cunay Malayin dollar wu na ku fashilmay wayo qorshe u ma dagsanen. PUNTLAND GUUL GOBINIMO
Waa la musuq maa suqay dagaalka saciid dani ayaa lacag ku raadinaayo ee meesha dagaal dhab kama ahan
Dhameeya shaydaamada
500 one week aa a lagu soo afjari karaaa lkn waa mashruuc Dibiro meesha dhigty
Duli Xun Ayaa Tahy Oo Qabyaaliiste Ah
Yaa diidan Nabada Tuugyahow
Murtadiinta puntland Xaasha Lilaah Iney Guuleystaan ayagoo Dabaqaya Dastuurka Kufriga Garabsanayana kufaarta Muslimiinta Dagaalka Kula jirta.
WAXAA Guuleysan Cidda Xaqa Ku Sugan.
RABIGOODA Yahay Alle Swt Una Hogaansamay
Ciyaartuna Waa Gelin Dambe inshallaah
Warya ruuxagan xanunsanaya ma in umada ladhaco la xasuuqo Ayaad Alle cabudid utaqana duli Alle ku bad walle inaydnan guul ku gadhaynin xasuuqa umada muslimiinta Ah
Aamus khaarijii yahoo xun waa la idin gubayaa
Guul putland ❤❤❤
Guul iyo gobnimo🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
hadii daacish laga guulaysto shabaabka galgala lagama guulaysan karo waayo waxay ka baranayaan khibrad waxay ahayd in hal mar la wada weeraro hada trenjiyo waawayn sii samaysanayaan dani qorshaha uu ukala reebay waa inuu hadii xasan sheikh shabaab ku qaraabtay uu isna daacish ku qaraabto warku waa sidaas ciyaal CBB 😢
.❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Aragixisada shaudaamada argagixisda Ragaadisay i Umada somaaaliyeed
Guul butland
gaylan media reerkaga ayaa igu badan daacish adigaba ka mid ah
Guuul walaalahay ree butlaand
Gaylan mudane
Agaasime soodhawoow
Guul putland 🇸🇱
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Punland guiuul
Kkkkkk😂😂😂
Ma la haya hal qof oo faacish ja somali iyo ajnebe midna
Asalkiisu waa ayo maxa keenay in ay buuraha hslaan maxisi ka qabtaan buuraha???
Guuul putland
💪💪💪💪💪
Putland waxaa laga rabaa iney dagaalka ay xoga sarto dhanka arimaha dibada ajanibta mesha jogto aa boqolkiiba 60%ka ah iyo qalabka ay watan sheykasta wadanka sameyey iyo dalka laga gadey sida lagu keney somaliya cidda kentey intaas baa ugu muhiimsan majirto koox caloshod ushaqestayan ajaanib ah oo mel iska qabsato ilaa hadey jirto wadamo dalalkele ah baa kadanbeyo ujeed bey na leyihiin dalka iska leh argagixisada wayo taas halasosaro markas baalaga Adkanayaa argagixisada khawarij ta ah aa 18sano dalka joga
😅😢
Reer ka xalane la degan yahoow fadhiga ka kaca
Adiga Ma Waxaad rabtaad noo Sheegaysa, Daacish Oo kakooban 60 nin ayaad soo afjariwayseen ma hada Oo ayy Kakoobanyihiin 1200 ayaad soo afjareeysaan🧐
meshaan dagaal ka majiro nio ee waxaa ka jira waa gedaha dahabiga ah ee ka baxa buuraha calmiska iyo buraha kale ay rabto dowladu inay burahas gedaha ka baxa canshuur la ga qado halka koxaha haan ay diidanyihiin canshuurta ee waxaan ma ahan dagaal saas wax u fahan PRO
daacish bosaso inay canshuuraan miyaa inkirsan tahay qaraxyo iyo dilalna ka gaystaan dadka deegaanka u arkaan gaalo ilaahay ka furatay..?
Beenta arag ciribtir kulahaa somaliland iyo buuntiland arintaa daacad kama aha ee riwaayada aad wadaan naga daaya
Argagixiso miyaad am8nsantahay waxba maad ogid waa mashruuc reer galbeed sameyey awlaad fulisana loosameeyey putland ayaa wey fulisaa
Somali diidki kudhalay was idinka naaxiya waan eedi
puntland argagixisano ma fuliso waa adiga midka dhulka uusan maalin gumaysi ka xorayn sheegta inuu ka gooyay somaliya inteeda kale taasna kuu socon wayday..?😅
ictiraafkaagana daraawiish kala hadal waayo waa iyaga kuwa usoo dhintay oo gumaysi ka xoreeyay waqooyi siyaasad ma taqaanide.
naxliga inta iska saartid 😮
Dhulkan wxaa lagu shegy dahab farabdan sidaa ayaa looga cayrinayaa buuraha waxaa dagaal dhaqaalo uu daba joogo ee mahan qorsho qaran ah
Halkay ku danbayso ayaanu eegi doonaa
WARBIXIN LAGU XAYAYSIINAYO DAACISH IGA DHEH
Wali waxaan fahmi la ahy sababta ay gaalo oo dhani dad yar oo muslim ah ay usugu tageen meeshaa waxbaa iiga muiqda
😂dhinacbaad u janjeedhaa mucaarid weyn waalagu arkaa 😮😮😂😂
WALE IS CADEEYSAN DAAROOD
DOWLADA SOMALI EEDEY OO WAX KA SHEEG KUWA KALE WAXBA QABAN BEEN KU BUUN BUUNI
DULI FOQOL DULI
Ciidanka inay mesha kujabeen maad dadka u sheegtid caada qaatihii kudhalay wase
Hhhhhhh reer konfurow idinku bal horta goldhobka iska xorooya ciilan baa tahee
Reer putland waa rag isku tashatay oo diday in gandhahoodo cinjir kondhom loo xirto halka reerkada Hawiye gabdhahooda iyo hooyoyinkoda loo xirto kondhom adeer isoo xureeya intaad dadka la hardimin ama la kaftamin
@khalidcumar3342 adoon ineey yihiin usheeg marka darood adonsady marna shabaab adoonsady
@@InfatimoMire-i9zree koofur ma hal qof ayaad u taqaan wlalow Allah haku cafiyo qof iska hadlay warkiisa yuusan xumaan kugu beerin
Jabka ciidanka maxaad ku false hadaa ogtahay xitaa wasaqyahey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤