Xildhobaan Saajid runta ayaad noo cadaysay❤❤❤❤❤. We love go ahead. Waxaa tahay in Allah yaqaan oo Cilmi Diini ah iyo Siyaasadba leh. Insha Allah you will be next President of Somaliya.❤❤❤❤❤❤❤
Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan Somali channel team ummada Somaaliyeed i usii gudbiya akhbaartan
Dadkiina Dalka joogo Hala kaco kuwa social Media laga dhax hadlaayo yaysan Uma marin habaabin dhalinta ardaya jaamacaha ha kaceen aniga dibada jooga hadaan Dalka joogi lahaa kacdoonka waan ka qeeb gali lahaa caalamka dowladaha shacabka ka adag anaga maxaa dhibka ugu samirnaa Xasan aan iska qabano maanta Addis ayuu ciidamada Ethiopia ubax u dhigooya sidaan Nama qabato dhalinyarooy
Xildhibaanadaas qolyihii aflagaadhaynaysay waxay ahaayeen qabiil ee koox maahayn marka ayagaan ka sugaynaa inay xasan fadwo ku soo saaraan waan ka sugaynaa
XILDHIBAANADA WAXAN KA CODSANAYNAA IN AY SOMALIYA BADBAADIYAA MOSHIN KA KEENA ODAYGA MADOW EE ANSAX QALBIGANA WAA KA MADOYAHAY A. MADOBE XASAN XARASH NA KU XIJIYA
Soomaali in yar marka laga reebok intoidii xumayd baa banaanja timid xaqii iyo baadilkiina waa kala saari waayeen qofku inta uu fiirinaayo qabiilka waligiis xaqa kuma dhiiran karo
war dadkani waa jaahiliin Madaxwaynaha wadanka goaamo masiiri ah buu qadan karaa wax shaqo eey ku lee yihiin ma jirto shacabka ama xildhibanada lakiin xildhiban ama maamulgobaleed dowladiisa intuu dhinac maro lama sheekaysan karo dowlad wadankiisa eey raali ka ahayn
Masha Allah Xildhibaan runta ayaad u sheegtay Umada Somaliyeed .
Geesi geesi dhalay horay u soco.❤❤❤
Xildhobaan Saajid runta ayaad noo cadaysay❤❤❤❤❤.
We love go ahead.
Waxaa tahay in Allah yaqaan oo Cilmi Diini ah iyo Siyaasadba leh.
Insha Allah you will be next President of Somaliya.❤❤❤❤❤❤❤
Xaqiiq xildhibaan Ilaahey marqaantigii inaa nin daacad ah tahay
Masha allah ❤❤❤
Soomaaliya maanta #gumeysi_cusub bay gashay cidii is difaaceysa iyaday u taala.
Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan Somali channel team ummada Somaaliyeed i usii gudbiya akhbaartan
Dadkiina Dalka joogo Hala kaco kuwa social Media laga dhax hadlaayo yaysan Uma marin habaabin dhalinta ardaya jaamacaha ha kaceen aniga dibada jooga hadaan Dalka joogi lahaa kacdoonka waan ka qeeb gali lahaa caalamka dowladaha shacabka ka adag anaga maxaa dhibka ugu samirnaa Xasan aan iska qabano maanta Addis ayuu ciidamada Ethiopia ubax u dhigooya sidaan Nama qabato dhalinyarooy
Darood filmkaas ey ayaa cunay wax kale ma haysan
@@cirjiidh77 Wlhi aduunka wax Naga aqli yar Ma arkin hadaan nahay reer muqdisho qaasatan hawiye war maanta daarood dhibka na heesto Ma heesto anagaa dhiban oo Xasan Munaafaq wuxuu rabo Naga sameesanooyaa waa Beenaale Tuug ah maanta ninka Hawiye nimo ku difaaco naasta ayuu kaga horeeya Xasan ha ogaado midaas
Dowlada xaalkeyda waa la jiifiyaa banaan la joojiyaana banaan 😢
Ninkan wa run sheeg , 1st dayna intaas bu lahaa
Waa xabashi
No government no peace no justice
❤
Asc
Xildhibaan Xasan dambe ha aaminin
❤❤❤❤🎉🎉
Xildhibanemow xaal qado
Koonfurta Soomaaliya waxay ku jirtaa khatar iyo sababi😂😂 Muuse Biixi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wlhi Saaca bi saaca ayuu kaga dhigay xasan siyaasadii dalka,
Ustaat muqtaarow meeshaaan waalakala shaqetowhaa ee dadkaada dantooda kashaqee
Run weeye xildhibaano waa mooryaan xasan sh ayaa laaluush ka siiya wixii dadka uu ka boobay
Mudane soo Arag Itoobiya oo uga Baxday Ballan kasta oo ay lagashay Xasan Sheekh , Danteedu waa in ay Soomaali oo dhan Qabsato Alle kama dhigee
Safarada itoobiyaa madaxtooyada kudhextaslo aa habenkii laka maamulaa wadanka malintiina xasan aa maamulo muqdisho
Wallahii ninkanii waa somali dhaab ah oo ruun buu inala so hoorfadhiistay sobobta oo ah ok wax wayn ayuu so bandhiigay oo sirta meesha ku jiirta waa khayaano aw waado xassan sheikh waa munaafaq halka maanta somali aw dhiigay diib ugama so kaabsan donto ? Hadii dhamaan somalidu uga hoor iman wayaan oo bananbaxyo lagaga so hoorjeedo xassan xaraash iyo xukumadiisa waxa caadan dontaa soyaalka iyo tariikhda haawiyeeh oo ku qoormii donta meel madaaw oo kha'inal wadan khayaamay dadkiisa iyo dalkiisibaa sidaas darteed waxa loo bahan yahaay in shaacabwaynaha somaliyeed gaar ahan shaacabwaynaha rer muqdisho siyaasiyiinta somaliyeed waa in ay garaabka is qabsadan oo meesha laga saaro xassan xaraash iyo😂xukumadiisa oo lo guurmado in dalkeena iyo😂dadkeena iyo shaarafdeena la badbaadiyo magaac xuumo wataa maanta aw ino xaanbariiyay damiir lawihii xassan xaarasheeh waa billahii tawfiiq
Xildhibaanadaas qolyihii aflagaadhaynaysay waxay ahaayeen qabiil ee koox maahayn marka ayagaan ka sugaynaa inay xasan fadwo ku soo saaraan waan ka sugaynaa
XILDHIBAANADA WAXAN KA CODSANAYNAA IN AY SOMALIYA BADBAADIYAA MOSHIN KA KEENA ODAYGA MADOW EE ANSAX QALBIGANA WAA KA MADOYAHAY A. MADOBE XASAN XARASH NA KU XIJIYA
xasan sheikh waa duli oo doqon ah damiirka ka dhintey lacag aya u daran
Kuli adinka xasan doorty xamse ansixiyy wasirada ansixyy shacabka somaliyeed hada nhy talo ma malihin waa iska aamuseynaa
Soomaali in yar marka laga reebok intoidii xumayd baa banaanja timid xaqii iyo baadilkiina waa kala saari waayeen qofku inta uu fiirinaayo qabiilka waligiis xaqa kuma dhiiran karo
Ethiopia kutaag yeerten war reer mogdishow qiyaliga iska dayaa rer konfur galbeed Ethiopian ma taagyerin aa masar bey diideen
....... 4.5 WAKAA DHIBKEEDA,... MAGACIISA MA QORIKARAA, HALA IMTIXAANO,
JILEY MIYAA?
Qofkii eithopia lahadlo wcal wye 😂😂😂
Ethiopia cadow noma ah aa cadowga dhabta ah waa masar Egypt kuwaas ayaa cadowg dhabta ah
Qaa in kaan waxa uu isla simayaa shaqsiyaad caadiya daladdu xaqbay u leedahay in ay la heshiiso dawlad kasta
Shate
Ethiopia jogtaa wayna maamushaa muqdisho aayar hadaad asmusi waydo waa lagu xidhi wlee
Masar dalkena hanodhaafto ma Ethiopia jeceel miyaa
dalkani waa dal nasiib daran bal eega madaxweynihii soomaalida wuxuu samaynayo soomaaliyey dalka difaacda axaxax
Xaa kaa galay xilibaan xassan sheekh xamar iyo xukunka unukaa leh xabashi waa wehelkeeni aduunka 😂
Sidaas la yiri
Wadanka waxaamasuulka Ah maxaweynahaaaaaa
😂😂😂😂😂😂😂😂
XASAN SHARMUUTO IYO BASAASIINTISA LAGU LAAYO XARUNTA BAARLAMANKA
Xildhibaan kii Taageero Ethiopia waa in Shacabka Xamar jooga talaabo ka Qaadaan. Jaajuusiinta waa in layska Qabtaa…
xildhibaankee xasan xabaalo qote maanta kawaran wadaniyad beena
war dadkani waa jaahiliin Madaxwaynaha wadanka goaamo masiiri ah buu qadan karaa wax shaqo eey ku lee yihiin ma jirto shacabka ama xildhibanada lakiin xildhiban ama maamulgobaleed dowladiisa intuu dhinac maro lama sheekaysan karo dowlad wadankiisa eey raali ka ahayn
Dagaalbaad rabtaan waaceeb
Dowladnimo maataqaanaan, iskdhiiba
4,5 waxaa loosameey inay umada kunabadgalaan
Qiiro jabaanka somalida sida iska ah 😅😂
Xasan Shiikh wuxuu rumaysan yahay Hawiye inaysan ka hor imaanayn waxkasta uu sameeyo sidaa awgeed wuxuu rabo ayuu samaynayaa waayo Xamar uun buu xukumaa Xamarna Hawiye ka saari maayaan odayga, marka inta kalena waa daawanaysaa iyaga oo jaah wareersan!.
Yaa kuxiray oo darbi jiif geeyay elatare isaga kusimay dibinuu ogasoqado
Walee x MUNAAFAQ iyo reerka uu huwan yahay hallaag waa u danbeeyaa
Xildhibaan Saaaajid?? Heshiiishka Itoobiya shaley iyo maanta 12./01janu /2025. Yuu ka hadley
Xasan xabaala quute waxa uu
go'ankiisu yahay inuu dadka &
dalka iibsado.
Beelahana uu dagaalo ka dhex
Abuuro.
Etiop der ikke ånd nabigaa uduceeyay
itoobiya soomaalidu maxay uga baahan tahay muxuu xassan u baryayaa
Qeyladiishaley miyaakulaxumaatey??
Somaliland ❤ somliya😂
Beeenloow Ayaadtahay ?
been xasabaalo qotaa sheegayee kawaran shalay wadaniyad beena hawiyoow ka soo garbaxa ninkaan kolaay dameer caqli leh lama arage