GABAY ABWAAN DHOODAAN. GABAYGII LIKAACO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • GABAY KAMIDA GABAYADII ABWAAN AMA KHARYAAN DHOODAAN. WAA GABAYGII LIKAACO.
    MURTI DA UMADA SOOMAALIYEED LOOGA TAGAY AYUU KAMIDYAHAY GABAYGAN WAXAANA KUDUUGAN AQLI IYO XIGMAD FARO BADAN.

ความคิดเห็น • 10

  • @SOMALICANADIANTV
    @SOMALICANADIANTV 3 ปีที่แล้ว +2

    Madaxa iyo lzabtay fayoow oo xiskay ladane. Waxse muma liloonaane waan garasho liitaalee. Abwaan dhoodaan. Illaahay ha u naxariisto. Aamiin

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa naxwihii af soomaliga

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 3 ปีที่แล้ว +2

    Naqhii af soomaalga

    • @MOHAMMEDIBRAHIM114
      @MOHAMMEDIBRAHIM114  3 ปีที่แล้ว +2

      Haa walaal. Hadii afka uu bamboo o somali nimo majirayso

    • @hassanabdillahi2211
      @hassanabdillahi2211 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabadh dhaqan leh ayay tahaye goormaynu derisnaa

  • @ridwaaniid5231
    @ridwaaniid5231 3 ปีที่แล้ว +1

    Ama liiga tagey sarmaan ii ladqabateyne.
    Muxuu uga jeedaa.
    Loolida horteedbaan ogaa leebabka imudaye. Tana muxuu uga jeedaa

    • @MOHAMMEDIBRAHIM114
      @MOHAMMEDIBRAHIM114  3 ปีที่แล้ว +1

      Liiga tagey waxaan filaya in uukawado qorax dhacday

    • @MOHAMMEDIBRAHIM114
      @MOHAMMEDIBRAHIM114  3 ปีที่แล้ว +1

      Kharyaan dhpodaan luuqadiisa waxay ubaahantahay in loohelo qaamuus

    • @waayahadunida563
      @waayahadunida563 2 ปีที่แล้ว +1

      "Likaacada horteed baan ogaa leebabka imudaye "
      Likaacada oo ah hadalka jeesjeeska ah sidoo kale waxaa loo yaqaan marka ugaarsaduhu Leebka isla giijiyo ee uu rabo in uu ugaarta ku disho, isla giijinta uu isla kala jiidayo ee uu shiishka ku toosisanayo ayaa layiraa Likaaco.
      Marka "Likaacada horteed baan ogaa leebabka i mudaye" waxa uu kala jeedaa intaan dhibaatadu i gaarin baan ogaa dhibka igu soo fool leh.