Gardarro Loo badheedhaa jirta oo laga baroortaa !! Abwaan Dhoodaan Iyo Kacaankii
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- #Waddani_Somali_Tv#
Gardarro Loo badheedhaa jirta oo laga baroortaa !! Abwaan Dhoodaan Iyo Kacaankii
Gardarro Loo badheedhaa jirta oo laga baroortaa !! Abwaan Dhoodaan Iyo Kacaankii
Allaa yaa raxmu C/laahi Dhodaan waa abwaankii Runta iyo xaqiiqda wuxuu ahaa nimaan gaban oo tiisa sheegta iyo weliba abwaan nadiif ah oo aan lagu xaman qabyaalad iyo wixii lamida waxaan aad uga helijirey gabaygisii Garnaqsi ee ay kamid ahayeen markuu caga gubyeysnaa ninkaan jaamaha u galiyey Isaguna kabtaydii gubaan gacalkay modaa
Markuu geed koraayaba ninkaan badhi gantaalaayey isna laanta ila goynayaan gacalka modaa
Gabadhuu jeclaadiyo ninkaan gaarida u mehershey isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa!
Guri aan furaashiyo ninkaan gogol macaan seexshay
Isna dhaxanta igu guuliyaan gacalkay moodaayey
Gurgurshaaga kii aan u rareen gabanada u saaray
Isna kaygii soo gowracaan gacalkay moodaa!!
Gacantii maroodiga ninkaan galab kasii daayey Isna gaws libaax igu ridaan gacalkay modaa
Markii laga gol roonaa ninkii aan u garbaynaayey Isna shalay gollida ii dabraan gacalkay modaa.
Alle haunaxaristo Abdullahi Dhoodaan. Lahjada gabayga wey athagtahay
Abwaan dhoodaan ilaahay ha.unaxariisto wuxu kamid ahaa abwaanadii ilaahay gabayga hibo isiiyey from hargeisa somaliland
AUN Abwan dhodan aad ban ujeclahayga gabayadisa murtida badan & codkisa macan oo delqafka kamaran💯🌏 2024
Ilaahay hau naxariisto abwaan dhoodaan murtiyahankii codka ku darsaday
Markhaatiga,Bakheyl yaanan Noqon uga ba aayaayeeeee❤❤
Allaah yarxama aamiin yaa rabi
Alle ha u naxariisto....,.
Ilahay haw naxariisto
AUN Abwan aragti Dheer buu ahaaye
Mansha allah war
Aduunka Taariikh ayaa qoraysa soomaali Ragii dainty ranow u naxariiso dhoodan mahamaed siyaad bare iwm
Alle ha unaxariistee
Ilaahay dhsmaantood ha u naxariisto
Abwaaniintii
Fidmada ayuu ka mid ahaa,
AUN abwan Dhoodaan.
Allah yarxamhu
Gardaro loo badheedhaa jirtoo....laga baroortaaye.
MashaAllah illhahay haku u naxariisto AAMIIN Yaaaarabi
M.a wllo aadbaad umahadsantahy
Lkn sifiican siloo fahmo qoraal ahaana kusoo qor
Buq-buqood hadduu subag burcada dhali baxnaaneeya! Alla yaraxma dhoodaan.
Muxuu kawada buqbuqood sxb
Music
Alle ha unacariisto
Xaq bidhaamay oo jirra qofkii laga bacaad lagasaaro, waxbaan kuu bannaanayn haddi lagula soo booddo
Waase aynigeedee Baarigaas uga boqoolaane, barri maxaan sameeyaa uun buu baakhi ku ahaane,
In kastuu bad qabay ruuxu soo dan ubukoon maayo, oo qalbigii burwayn lalla dhacaa soo burburi maayo?
Dararro loo badhaadhaa jirtoo oo laga baroortaaye
Farshaxanka abwaanku waad mid aad u sareeysa runti
Waxadna ku garan kartaa siduu beyta uu ku sheegay
21 October siduu ug milay murtidiisa ba,leyda ah AUN)
Bishayada Octobera iyadoon dhowr kal barakoownay
Marey laba tobnaad buuxsantayoo barina sii dhaaftay
Birmadkiyo kacaankii dhashiyo beylah tiradiisa"
Ee booli quutaha eryiyo kii shacbiga boobay👌
27/3/22
Sow dan u bukoon maayo😰
Gobeygan wuxu qaday 3 bari asago qadan oo laxidhay garabkisi midig ee xornimada ay isla radin jireen maxamed diriye uurdoox
Awbaan Dhoodaan MajaajiloQosol Naban Inoo Hayaaa
Ma adaa haya
Gabygidhadogurtidiigajirtalaigasodhacay