Masha Allah alle habarakeeyo wllkaa qoraye abwaankana alle swt hau naxariisto qabrigana hau nuuriyo Walalayaal buuggaas meel Laga heli karo maii sheegi kartaan idinkoo mahadsan bahda SSTV
Dhodaan dadka qaaliga ah e noloshooda u huray dadkiisa ayuu ka mid ahaa.Dadka waxa u aha la seexda e la soo toosa mushkiladaha kala duwan e dadka Somaalida haysta. "Murug iyo Masa" Alle ha u naxariisto,waanu mahad sanyay ninka qoray buugu.
Dabayaaqadii 1999kii ama horraantii 2000, ayaa gabadh walaashay ahi ka soo qaadday muqdisho, bus ayeyna ku soo qarisay ay ku wadatay cambe laf iyo moos ay qabridaharre iyo dhbuur ku soo wadday, eebbeana sidaas ku soo nabadgeliyey. Wuxuu ila joogay Qabidaharre, 8 ( siddeed) beri, ka dibna diyaaradda u oo saaray Dii dhaba iyo gurigiisii.
Masha Allah alle habarakeeyo wllkaa qoraye abwaankana alle swt hau naxariisto qabrigana hau nuuriyo
Walalayaal buuggaas meel Laga heli karo maii sheegi kartaan idinkoo mahadsan bahda SSTV
Xaggeed joogtaa?
Hargeisa mlaga helayaa buuga
Boqorkii murtida gesi nin ildheer abahii suganata qaryaan dhoodan ilahay qabriga ha u nuuriyo from hargaysa somaliland the king of the kings suuganta
Qaryaan Cabdullaahi Macallin Axmed, Macaallnkii afsoomaaliga, suugaanyahan, halggamaa, geesi, culimo, iwm, ku sifoobay, Eebbe naxariis waasaca ha siiyo, qalbigayga ayuu ku jaxaasn yahay.
Dhodaan dadka qaaliga ah e noloshooda u huray dadkiisa ayuu ka mid ahaa.Dadka waxa u aha la seexda e la soo toosa mushkiladaha kala duwan e dadka Somaalida haysta. "Murug iyo Masa" Alle ha u naxariisto,waanu mahad sanyay ninka qoray buugu.
ilaahay naxariistii jano haka warabiyo ab waan dhodaan
Waaaaaaaaw I💙Dhoodan ... mahadsanid
Alle,naxariistiijano hakawaraabiyo dhoodaan somaali oodhan ayuu kamiisaanbadnaa aniga dhankayga
Well done we welcome you in mogadishu 🇸🇴
BARASHADA LUQADA CARABIDA KA BARO BARTAN
Proff. Aad ayaad u mahadsan tahay da'daalka iyo waqtiga aad galisay.
Dabayaaqadii 1999kii ama horraantii 2000, ayaa gabadh walaashay ahi ka soo qaadday muqdisho, bus ayeyna ku soo qarisay ay ku wadatay cambe laf iyo moos ay qabridaharre iyo dhbuur ku soo wadday, eebbeana sidaas ku soo nabadgeliyey. Wuxuu ila joogay Qabidaharre, 8 ( siddeed) beri, ka dibna diyaaradda u oo saaray Dii dhaba iyo gurigiisii.
Mansha Allah
Fadlan professor Cawaale buugiisa xagee laga heli karaa Eastleigh dhexdeeda?
Xanuunkii aakhirkii uu u geeriooday ayaa markaas hayey, xaalado jirey, yo aaladaha sahla uubitaanka oo yaraa, intaan hayeyna iga xumayd darteed ayaana ii suurogelin waay inaan ka reebo fursad aad qaali u ahayd. Waraaq aan gobolkka qoray ayaanan ethiopian ailines ku saarna.
Intenka dalbana ama Anka ibsana
Cawaale hussein
BEEN BADANAA