Axmed Ibnu Xanbal | taariikhdiisii iyo xikmadihiisii | Imaamka ehlu sunnaha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Imaamka Ahlu sunnaha, imaamka afaraad ee imaamyada Muslimiinta iyo imaamka uu ku abtirsado mad'habka Xanbaliga. Axmed Ibnu Xanbal, taariikhdiisii, mawqifyadiisii ugu caansanaa iyo murtiyihiisii.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    TH-cam-ka Sahanka Xogaha:
    www.youtube.co....
    TH-cam-ka Sahan Podcast:
    www.youtube.co....
    Spotify:
    open.spotify.c....
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    Aa....
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- عصر القرود
    4- حديث المساء
    5- السلام عليك يا صاحبي
    6- في الحب والحياة
    7- اعترافات عشاق
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

ความคิดเห็น • 86

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahayow sidaad wejigayga uga ilaalisay in uu cid aan adiga ahayn u sujuudo, uga ilaali in uu cid aan adiga ahayn u baahdo.

  • @mustafemuuse8307
    @mustafemuuse8307 ปีที่แล้ว +5

    Imam umada muslimiinta ah wax badan taray ❣ alle naxariistiisa jannada hawgu waasiciyo qabriga ❣

  • @NaimaAhme-eu7tl
    @NaimaAhme-eu7tl ปีที่แล้ว +1

    imaamu maaliki aaway ❤

  • @mohamaddeck5032
    @mohamaddeck5032 ปีที่แล้ว +1

    Aadanoow ilaahey hakuugu abaal Mariyo kheyr.
    جزاك الله خير

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 ปีที่แล้ว +4

    M.allh wllky waa runtis illahey ha unaxaristo 🤲😢☝

  • @fadumoxusen-oe6kw
    @fadumoxusen-oe6kw ปีที่แล้ว +5

    Masha allh alow kubarakey maskaxdaadi iyo midigtaad kudiyaarisey insha allh wllo mahad sinid 🥰🥰🥰

  • @hassanaliabdilaahi2338
    @hassanaliabdilaahi2338 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah Ramadan barnaamish fiican ayaad la timid wanka helay 👍🏾

  • @nacimomuusemuuse
    @nacimomuusemuuse ปีที่แล้ว +1

    My school axmed binu xambal ❤❤❤❤🎉

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +5

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @modiini4216
    @modiini4216 ปีที่แล้ว

    Jazaka llah

  • @maajidibnuhassen4210
    @maajidibnuhassen4210 ปีที่แล้ว

    Cajiiip~ imaam Axmed binu Xambal isdhuldhigidiisaan aad UlaYaaba (ALLAHA Unaxariiisto)

  • @mohmuod4967
    @mohmuod4967 ปีที่แล้ว

    رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll adan

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah

  • @ridwaninaxaji8409
    @ridwaninaxaji8409 ปีที่แล้ว

    MashaAllh allh kubarakeeyo apowe aad iyo aad ayaad uma hadsan thy

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 ปีที่แล้ว

    Shukran Shukran Sahanka Xohaha.

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 ปีที่แล้ว +1

    Aad bad umahadsantahay wll waxan kaa sugaynaa si lamida imaamyadii kale ee haldoorka u ahaa umada muslimiinta ah taarikhdoodii iyo xikamadahoodii allahna haka ajarsiiyo😍

  • @asmabadri443
    @asmabadri443 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا وبارك فيك يا استاذ

  • @shucaybxasenjiilaal3504
    @shucaybxasenjiilaal3504 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Wll aadan Rabbi hakaa Abaal mariyo wanaaga aad Nala wadaagtay 🤲🤲

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 ปีที่แล้ว

    Ajar iyo xasanaad alle ha kaa siiyo. Waa bernaamijyo muhiim u ah Bulshada.

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @cabdiraxmaan8967
    @cabdiraxmaan8967 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +1

    Mansh alah tabarka raxman mahadsanid wlo jazak allhu khayr ibnu taymiya iyo imaamu ibnu jaws noogu xigsii isnha allah Alle ha uu naxariisto dhamantood

  • @cabdiraxmaanxasan3905
    @cabdiraxmaanxasan3905 ปีที่แล้ว +2

    ALLAAH YARXAMUK WALAAL🤲🤲

  • @abdirisakisse8706
    @abdirisakisse8706 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Bravoshort
    @Bravoshort ปีที่แล้ว

    Next ibnu teymiyah 🥰

  • @Abubakarrais-zx2xr
    @Abubakarrais-zx2xr ปีที่แล้ว

    ManshaAllah ❤❤

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 ปีที่แล้ว

    Maasha alah

  • @abdulaahihareed6095
    @abdulaahihareed6095 ปีที่แล้ว +2

    Ramdaan Mubaarak

  • @Yussufp
    @Yussufp ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا اخي

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsanid allh ku darajeejo

  • @SharmaCabdlla-pu8jr
    @SharmaCabdlla-pu8jr ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim

  • @deeqamohamed6527
    @deeqamohamed6527 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @haphzamohamed
    @haphzamohamed ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH BARAKALLAH my brother ☝️❤️☝️❤️☝️❤️☝️❤️

  • @ismailahmed4876
    @ismailahmed4876 ปีที่แล้ว

    Mansha Alllah
    Ustad Aadan

  • @dhagacadechannel-tq4pd
    @dhagacadechannel-tq4pd ปีที่แล้ว

    mashaaa alaah saaxiib imamau maaliki ku xeji

  • @Quranly
    @Quranly ปีที่แล้ว +1

    Sufyan ath thawri asi xitaa ka soo hadal walal.

  • @maryanbashirxasan8278
    @maryanbashirxasan8278 ปีที่แล้ว

    Mashllah ❤

  • @whizzapdala5641
    @whizzapdala5641 ปีที่แล้ว

    Ramadaan mubarK❤️🕋🤍

  • @duqayare6543
    @duqayare6543 ปีที่แล้ว +1

    Nabiga aan kusalino wllylﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ❤💜💔💟💝💗💚💘💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @cabdikaaficismaan1558
    @cabdikaaficismaan1558 ปีที่แล้ว

    Walaahi diintu waa macaan

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sahan🥰

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @zamzammohamed9984
    @zamzammohamed9984 ปีที่แล้ว

    mansh allh ❤

  • @mohamedmuzamil1592
    @mohamedmuzamil1592 ปีที่แล้ว

    Masha allah marwaliba oon kanalkaaga aan soo booqdo wax weyn ayaan kabartaa maantana cilmi badan ayaa iisiyaadisay mahahsanid wll

  • @Bravoshort
    @Bravoshort ปีที่แล้ว +1

    من اقواله: لا بد من صنعا وإن طال السفر

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 ปีที่แล้ว

    Wllalo ka so hadal dimuqradiyada dadkeena in badana ma fahansana madama bil Ramadan lagu jiro bal sifican u bayani jazakillah

  • @sulaymansulaymanibrahi.7741
    @sulaymansulaymanibrahi.7741 ปีที่แล้ว +1

    Somalida aabaheed
    Samale maxamed axmed xambali

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 ปีที่แล้ว

    Tariikhdii dumarka islamka maadka Soo hadashid

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi ปีที่แล้ว

    Next
    Ibnu cabaas

  • @abdimalikabdimalik9766
    @abdimalikabdimalik9766 ปีที่แล้ว +1

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❣🤍

  • @nimconuura3393
    @nimconuura3393 ปีที่แล้ว +2

    أحمد محمد بن حنبل بن هلال بن أسد الشيباني 😌

  • @abdelkareem1
    @abdelkareem1 ปีที่แล้ว +1

    أنجى الله هذا الدين على:-
    أبي بكر يوم الردة،
    وعمر يوم سقيفة،
    وعثمان يوم الدار،
    وعلي يوم صفين،
    وأحمد بن حنبل يوم المحنة.

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว

    Mashaalah Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba wll ❤😍👑🙏

  • @abdirazaksamir4906
    @abdirazaksamir4906 ปีที่แล้ว

    Mahasanide wll

  • @karaama9
    @karaama9 ปีที่แล้ว

    Wll music background ga
    Muuqaaladada kujira kajooji inta ramadanka lagu jiro
    Wll Aadan

  • @ikraamaaadam4832
    @ikraamaaadam4832 ปีที่แล้ว

    Wllo aadam mahdsanid alle Haku barakeeyo
    Waxaan kafaaiday muqalakan io kii kahoreeyaba waxa uu yhy iyo madahab oo aan maqli jiray lkn aan aqoon anaan ulahaan jirin 4ta madhab ee waa ween
    Allu culimada io dadka aqoonta dhagu dhaamanoo dhawr oo noo ilaaali

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 ปีที่แล้ว

    MANSHA ALLAH TABAARAKA ALLAH Mahadsanid waxa aad ka soo hadashaa sidoo kale Ustaad Aadan. Afarta Madhab iyo waxyaalaha ugu waawayn ay ku kala Duwan yihiin iyo Sabab ay kHasabka noqotay in loogu kalo qaybsanaado Hadiise aad ka wado Tagto oo ku gaabsatid Quraanka, axaadistii Nabigeena Muhammed SALALAAHU CALAYHI WASALAM iyo Sunnahaba Maxaa Dhacay sida ay Dad badaniba qabaan maanta?. Mahadsanid

  • @mahamed-MHD
    @mahamed-MHD ปีที่แล้ว

    Wlha Qali waxaan Caabisay weyna ka muujinay for zomble

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqa miyaa la dilayaa😢😢 subxnllllh waagaas imaamu shaafici ayaa noola beeh secml😮

  • @sayid1148
    @sayid1148 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid #aden-khader
    Waxan jeclaan lahaa inaad faah faahin qodo dheer aad kudarto mahadsanid

  • @QidaadowXasanaa-bq7ig
    @QidaadowXasanaa-bq7ig ปีที่แล้ว

    𝑀,𝑎 𝑎𝑙𝑙ℎ 𝑢𝑛𝑎𝑥𝑎𝑟𝑖𝑠𝑡𝑜

  • @mahamed-MHD
    @mahamed-MHD ปีที่แล้ว

    Wlaah ino someeyo dhaarasan Eey semeeyo maracanka iYo mosoniyad
    The save state for a ZOmble apocalypse

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 ปีที่แล้ว

    Walh maantaa wax khatara ka hadashay zxb wlh

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 ปีที่แล้ว

    Musalsal أحمد بن حنبل qofkii dawaday runtii Tariikhdisa si fican buu ufahmaaa.

  • @maxamedcnuur-fe5ns
    @maxamedcnuur-fe5ns ปีที่แล้ว +1

    Reply iisoo gal zxp waaku taageeraaye

  • @sijtv8984
    @sijtv8984 ปีที่แล้ว +1

    Hadad Cilmiga Physics iyo Cosmology Jeceshay janalkan ayad ka helaysa ee soo booqo daawadae

  • @abdullahialasso4501
    @abdullahialasso4501 ปีที่แล้ว

    Asc Aadan Khadar Cali. Waxan rajeyna inad wangsntahy. Mid an sxb nahay aya waxu igu heystaa marwalba oo igu la doodaa in af ka Somaliga ka fac weyn yahey kan Carabiga oo u Nabi Aadan CS af Somali ku hadli jire, Marka Waxan ku weydina Ya Fac weyn labadan luqadod madama Qof baa raa aa tahey?.

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 ปีที่แล้ว

      Afsoomaliga wuxuu kadhaashay carabiga yacni soomaligaba waa carabi fogaaday

  • @AbdiKhalid-lc5ww
    @AbdiKhalid-lc5ww 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 ปีที่แล้ว

    Wall ashcariyadan yarbaan buu finaynaye . Quraanka bal ka soo hadal wall

  • @CirroMedia3129
    @CirroMedia3129 ปีที่แล้ว

    Magacaygu waa khaalid waxa aan si sharafi ku dheehanatahay kaaga codsanaynaa inaad nagu soo biirto

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wlle

  • @ramadancade8691
    @ramadancade8691 ปีที่แล้ว

    Waar aadanw shp culimdaa waawayn taarikhahoogu waa cajiibe inooga soowarn❤ waxn sugnaa waa
    إمام مالك
    أبو حنيفة

  • @ibtasamahmed7321
    @ibtasamahmed7321 ปีที่แล้ว

    Sheykul islam ibnu teymiyah hanaga iloobin walaalo isago tarikhdisa laga sameeyey flim weyjirtaa lakin wa afcarabi

  • @hamzemaahir8024
    @hamzemaahir8024 ปีที่แล้ว

    Hadii aad donayso inuu ilahay ku daayo waxad jeceshay joogte waxa uu ilaahay jecel yahay

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว

    Quranku makhluq iyo mid kale maxa waaye hello

  • @abdirabimaansuuri3639
    @abdirabimaansuuri3639 ปีที่แล้ว +1

    Waar imaamu ehlu suna waa imaamu maalik ibu anas

  • @mohamediiman5576
    @mohamediiman5576 ปีที่แล้ว

    Adanow sxb fitnada ay wadeene ah in uu quraanku makhluuq yahay barnaamij ka soo samee

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @mmzms3437
    @mmzms3437 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll adan