Dib u dalaacasho 3 sanno ka dib alxamdulillah Tariikhda waa 8 jun 2024 maalin isniina Alle haw naxariisto hogaamiye salaaxudiin ayyubi 🤲 Tariikhadii hore way i farxad galisaa wayo waa soyaalki an so marnay hadan nahay ummada islaamku Allahayow islaamka dhexdeedo midee si aan mar kle u furano Qudus 🤲
Mahadsanid walaal waxaan kuleeyahay جزاك الله خير waxaan kale oo allah weydiisanayaa in dadaalkaaga uu ugu gargaaro dhalin badan oo qalbigooda lagu qunfulay halyeeyo beenaad sida Hitler iyo wax lamida anakoo heeysano geesiyaal ka sharaf badan kuwaas naloo buun buuniyay Waxaan isleeyahay cid noo bedashaa waan heleynaa waa haduu alle inoo qadaray ee aan ku dayano geesigaas Salahu Din
Waxa ii farxad eheed in aan soo arkay qalcadii uu ka arimin jiray halyeygan waad booqan kartaa waxa ayna ku taala magalada erbil oo hada xarun u ah ismaamulka kurdiyinta❤🙏
ma tahay qof jacel inuu barto luuqada Englishka nagu soo biir channelkeena inoo saara subscribe mahadsanid
th-cam.com/channels/EC26pc4uey7gLt84M4a1qg.html
Walaalkiis maad noo soo diyarisid qisada al qaac qaac ibnu camar al tamiimi
Asc ustad Waan kusalaamey Waxan ahay qof aad oogu raaxeysto taariiqda islaamka qaas ahaan qeebahaga waxaan Weli aan helin taariiqda Anaasir Almujaahit الصالح الدين الأيوبي
Welina waan rabaa waan kaa sugeynaa
Allah hakuu fudu deyo wllkey Waan ku duceynaa Masha Allah Allah hakuu ziyaadiyo cilmiga Aniga allah ha inasiiyo ameeen
Waan buuxinaynaa booskaa wll anaana ku hamiyaya inaan buuxiyo inshallah iisoo duceeya wll inaan islaamka ugu gargaaro sidaa salaaxu diin
Jihaadiyinta Galayaa Xamar Waa Qarxinayaa Kuma Gaarisid Beytuul Maqdis sida naf lacaarayasha Al Shabaab
Sidey iyagu aamin sanyihiin
@@amiroamiro8331 oo haddalkaaga cadeey majihaada wax ee alshabaab wadaan
Waad Mahadsanatahy Walal Aadan. Run ahaantii Salahudiin Alayubi Wuxuu ahaa hogaamiyayaashii Muslimiinta kuwii ugu fiicnaa Ilaahay Muslimiinta hoggaamiye fiican ha usoo Saaro. Ilaahay Ummadda Muslimiinta ah dhibta haka dulqaado🙌
Magaceyga waa Ayuub Insh. Allh hadan aabe noqdo👨👦 Wiilkeyga waxn u bixi doono Saalixu diin Al-ayuub👨👩👦
Nio horta ani ahaan xogahaga waan ka helay macluumaadka aad kasoo diyaariso waxa aad ka hadlayso inta badan way xogan yihiim masha Allah .
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أخي
جزاك الله خيرا يا أدم
رحمة الله علي تلك الروح الطاهرة الأبيّة
Dib u dalaacasho 3 sanno ka dib alxamdulillah
Tariikhda waa 8 jun 2024 maalin isniina
Alle haw naxariisto hogaamiye salaaxudiin ayyubi 🤲
Tariikhadii hore way i farxad galisaa wayo waa soyaalki an so marnay hadan nahay ummada islaamku
Allahayow islaamka dhexdeedo midee si aan mar kle u furano Qudus 🤲
ku mahadsanid xasuusinta aad naxasuusisay Halyaygii ummada islaamka
wali in uu san dhalan baan filayaa ninkii badali lahaaa
Ilaahow ikayeel mid aad kufuratoh dhulbadan kunafaafisoh diintaada sida salaaxu diin al ayuubi
Ilahayow muslimka adiga umaqan 😪🤲
Rajeb tayib ordugan ayaa inoo bedelaya insha allah
Insha allaH .100k ayaD gaashaYsa 2biloD ka bacdi waanaD gulaYsanaYsa .aad pad ugu maHaD san tahaY sidad nogu so badho xoga 😍
Wad mahdsantahy wll adan
Walaal aadan waa uu noo dadaalaa wallaahay waana mashquulsanyahay baan u malayn
Maanatna 2 lekjar ama cashar buu noo soo dejiyay allah ha xafidee❤
Mahadsanid zhp barnamijki an inbadan kaasugayay mahadsanid
Mahadsanid walaal waxaan kuleeyahay جزاك الله خير
waxaan kale oo allah weydiisanayaa in dadaalkaaga uu ugu gargaaro dhalin badan oo qalbigooda
lagu qunfulay halyeeyo beenaad sida Hitler iyo wax lamida anakoo heeysano geesiyaal ka sharaf badan kuwaas naloo buun buuniyay
Waxaan isleeyahay cid noo bedashaa waan heleynaa waa haduu alle inoo qadaray ee aan ku dayano geesigaas Salahu Din
Allah ha unaxaariisto maxmed mursigii shahiiday ayaan isleeyahay
Saalaxudiin Al Ayubi Geesiga Xoreeyey Qudus
90 Sano Kadib Oo Ay Ku Jirtay Gacanta Gaalada
Rer yurub
Sahanka Xogaha
Chanel Qiimo
Badan M. Aadan Wad Mahadsantahy
اللهم ارحمه وارحمنا ومبلغنا
ءاذن sahan
اللهم ارحم صلاح الدين ويبلغنا ءاذن sahan
Sxp waan la soconaa barnamijkada m.a👍👍👍
Ilaahow janada ka waraabi
masha allh wad kumahad san tay walaal ad ayd nogaqiraysiisay 😭😭
Waxa ii farxad eheed in aan soo arkay qalcadii uu ka arimin jiray halyeygan waad booqan kartaa waxa ayna ku taala magalada erbil oo hada xarun u ah ismaamulka kurdiyinta❤🙏
Markaa ma ciraaq ayay ku taala bro mise ??
استغفر الله دمبك
Sooma jeste kabasho raganimo ayanu ka qadana taarikhdisa sallahudin al ayub
Wali lama hayo wll cid si toos ah inoogu badali karta, waxaan rajaynaya in ordogan inoo badali doono hadii dowladaha islaamku iskaashadaan..
idan waa kuma salaaxudiin ayuubi maanta
Mahadsanid walaL aadan.....
Aadanow niyow tolow ma aniga ayuunbay ii muuqataa mise Rag badan oo alle diinta ugu gargaarey ayaa ciraaq kasoo baxay...
Hhh Ciraaq iyo waqooyiga afrika gaar ahaan degaannada sahlxaruhu waa wareer nio
شكرا
Wlhi Cid Inoo Buuxinaysa Booska Sallaxudin Al Ayubi Maanta Aad Bay U Adagthy Waana La Heli Karaa
Jasaakalah khayr wll
Wow after three days Geesigii Gaalada carabka ku madhiyay Soo rogaal celi Kee weeeye kaasi Adan Khader Ali Aden sahan
@Cumar Farah shukran wllhy, lkn ha i amaanina yaanan dee is qaadane hh
Haa walaal waxaan rijaynaa inaan kaxoreeno markii aan gaaro 20sano qudus 🙄yahuuda
Mhdsanid adan khadar wllky Caalimkaa
Waaa sheekh barre ugu duceeya
Masha Allah
Insha Allaah waan helayana qof isagoo kala ah
sxb masha alah taariikhda nuurdiin zink noso tabi ado mahadsan
Masha allah JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
MacaLin AdaM zahan😊❤️
Masha alaah
Allah haw naxariisto
Somalida ayuu ka soo dhex bixidoona salaxu diinka labaadi
I.a
Inshallah waan xorayn donaa dhulkayga qudus hadaan ahay salaaxudiin muxamed jaamac
Mnzha Allah
maansha allaH
anaa bedeli Aadan
alle hadduu ka dhigo
Geesi xataa gaaladu qirsanyihiin taariikhdiisa ayuu ahaa saaluxudiin al ayuubi
Macalin aadan wad mahadsantahy
Sahanka xogaha janaalka kali ah aan ku xiranahay hal casharna ima dhaafo Wlhi
Erdugan Baa buuxinaya Inshaallah.
Asc sxb aadan sxb waxaan ka mid ahay dhalinyarida ku xiran channel kaaga waxaan kaa codsan lahaa inaad barnaamijyo kale ka sameyso XIMADIHII UGU YAABKA BADNAA iyo FILOSOFIGA mahadsanid.
Ilaahay kumanaan isagoo kalaa hanoosoo saaro
رحمه الله
zxp Aadan sahan dhabtaa ka hadashaa zxp
Faa'idoH MooYe KhaSaareH kuGuMaH AraG AdaM....
Mashallh aadan ilaah haku barakeeyo
Asc adan
ilahey ha kudayo
Wall saa kuwad
Ilaahay janatu firdawsa hageeyo
asi dalka waa xureeyey laakin caruurtis aya dalaka cadawaka ugu Kacan giliyay
ilaahay haku dhawroh wll
*Wll Aadan Sahan Jazaakallah Khayral Jazaa*
Salaxudiin alayuubi waxa geesi ilahay janada hageeyo u
Udeecaya musliiminta dhibaataysan ee aduunka KU nool
Somalia
MashaAlh Wllky Aadan Sahan
Masha allah akhii salahudiin ayubi AUN
Manzha allah💪
Mahad ssnid mudane
Walaal Ahmed guray noo soo diyaari
Zhp Aadan sahan waxan rabaa inaad ka soo hadashid ma xaraan baa mise waa xalaal suuq yada laga ganacsado ee ah onile ka ah sida forex ama Iqu opion
Wll ma gaadhin heer aan xaaraan iyo xalaal kaga hadlo waana arrimo culimo waaweyn u baahan kiwaasi
Alshabaabta xamar gubeysa naad ka hadashay wllo
MchlH halyeyGi islaamka
Waad mahadsan tahay Wll Lkn waxaan kaa codsan lahaa inaad nosoo tabiiso iyadna Jabintii uu jabiyay Tataarka 👍
Mnsha allah wll
Maasha allah
Saluxudiinka wayahani waa adiga
Wllhi
thank you aadan
شكرا اخي
Sxb muuqal nooga soo diyaari dhagar wadayaashii Xashaashiyinta "The Assassins"
Hore ayuu uga diyariyy wll kabaadh chanalka
Wn idn zlamay
First view
First comment
First like
*Tap to view👇👇*
Wll qaali fadlan subscribe ka nagu caawi hda waa codsi
Mudo wan kamaqnaa Chanelka Sahanka. Guuleyso boowe
Mansha alh
MahaD zaniD. Zhp qli
Shp adan inbadan ban kaa cosaday ee noso gudbi tarikhdi saxabigii al QACQAC
Masha keep giong my walle
Ragna manta in lahaystay kufarax sanyihin
😢
mahadsanid walaal waxan ku salayn karnaa Rajib dayib orduqal oo ah ninka sooraaca salaxudin al ayubi iyo anoo qalbiga ka gubanaya hamigayguna yahay sidaan gaalada meel walba ugu saari lahayn
1 ethiopia
2 kenya
3 qudus
4 ciraaq
5 iyo waxa somaliaba joga
ee yuhuuda
insha allah
👊💪
Yaxye Cabdow ardugan wuxu ka dhashay nimanki baytul maqdis yuhuda ugacan galiyay halka kurdiyinta uusalaxu din kadhshayna uu malin kasta syria ku layo🙄
Shugran wll
Ka hadal wll sam xam yafis
Aden sxp sawirada aad daqdaqajinaysid waan ku wareernayee naga dhaaf, sawirada caadi ugu kab video ga.
Insha Allah adiga ino buuxinaya wll
Libaax Aan Waligey Maqal Jirey
Urduqu aan ayey ila tay
🥰👑👑🥰🥰
Wll qisada Ruknudiin Beybros noso dhiga hadey macquul tahay
Sahanka xogaha