Dadka waxa ugu rabshad iyo caasinimo badan kuwa laga dheereeyay xilka madaxtinimada iyagoo u ooman Ma istiri imaam Qazaali wuxuu ka hadlayaa siyaasiinta soomaaliyeed ee sanadahan laga harsa la yahay
Zhp musicka hore bedel ama wxpa ha sarin Waa music ama cod ka turjumaya qiiro ama dhimazho marka saxb wa iga talo aniga chanalkaga marka aan is dhoho booqo codkas ugu horeya nacaYe Iga tallo🙏🙏
Walal video nooga so samee wasiirka ugu horeeyay ee wax barasho nidaamul mulk waayo markan ogaady qisadisa aya ogaady in ay wax barashada iyo qalinka ay ka horeeyan jihaadka iyo qoriga Hadu asaga aasaasi laheen madaaristi cilmiga oo ku caan baxay (مدارس النظامية )maan maqaleen magacyada waawena oo la dagaal Amy saliibiyiinta sida cimaaadudiin zenk iyo nuurudiin zenk hadii labadaas la ween lahaana Salaaxudiin lama maqaleen ilen waxa soo ababiyay nuurudiin zenka hadii uu Salaaxudiin jiri la heena bayrul maqdisna ma uusan xoreebeen Nidaamul mulk umadda islaamka wax ween ayu u qabtay ilaahay ha xariisto o janadiisa haka waraabiyo
Waxa isaameyay murtida ah Diinta waxa kaga dhib badan kaduraya ee ku liddiga ah Midka ugargaraaraya ee aan umaraeeyn jidkeeda Waaku mahadsantahay sojeedintaada qiimaha leh
2024 kuwa iga danbeya like isaara🇸🇴🖤
Illaahy hakubarakeeyo walal qof aad wanaagsan ayaad,tahay
ما شا ألله بارك الله لك ونفعنا الله بنا
Masha Allah wll qof sharaf iyo cimli leh ayad tahaye wayo wax yabo badan ayan ka fa'iday allaha ku barakeyo cilmiga.
🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤
Read about him in my High school under Muslim scholars ❤️ from 🇰🇪
Sido kale
Safiya Abukar Subscribe ii saar wlal
Masha Allah alle khyr haku siiyo
M.a Imaaam Khazaali👏❤
Shukran Wll👍❤✅
😊
Mahadsanid Zhp qli
Masha allah wn sugayay barnaajimka intad kaso diyaariny shakhsiga muhiimka ilaahy haka abaal mariyo wlo 👍
Mansha Allah
ALLAH swc hakaa ajirsiiyo tusmadaada wanaagsan
Walaalkey احبك في الله
Falsafada ayan jeclahy zxp aadan qadar imaam yada tariiqdooda noo soo badi
Mash allah wll kheyr hel sehalkeed kasoo xogatay
Mnsha allah mahadsanid adan Ramadan kariim
Maansha Allah tbrka jzkllh.
mansha allah walaalo aadan mahadsanid
Imamul khazali wa hoojiyaha mulxidiinta ALLA ajar iyo xasanad haka siiyo
Alle hakaa Abaal mariyo barnaamijkan sida fiican dadka uugu soo bandhigayso
Shakigu waa heerka koowaad ee aqoonta.subxaana lah.
Shubhhoyinkan iyo heesaha kabanka.......
a little bit of philosophy leads you to atheism. but depth in the philosophy leads you back to religion .Ghazal's quote .❤❤
Waa wareey imaamul qazaali
Mash allha keep going
ما شاء الله الله يبارك فيك و يخزيك الجنه يا أخي
Barnaamij waxbadan aan ka faa'iiday maasha Allh
Philosopher Qazaali xikmadihiisa waa xikmooyinkii ugu qurxoonaa ee an ka maqlo qof an aheyn nabi iyo saxaabi
manshallah. Alla hakugu daro miisaankaaga xasanaadka hakuugu daro
Mash allh Kanaalka Ogu Faa,Ida Badan Kuwa somalida allh Haku Xafido akhii
Jazakallahu wll aadan
Waan ogahey oo waad Soomantahey ee Allah dartiis Subscribe iigu saar Chanel kayga Mahadsanid
Thanks ustaad aadan khadar cali
Masha allah allah ku barakeeyo
Masha Allah allah haku xafido
M. A hore usoco wll 😍😍❤️
Thnks wll Aadan 🥰
Qalbi wacnaa mashallah
Asxaabay anigana wxn ahay youtuber cusub 3 24 2020 ayaan bilaabay
Isoo boqda wxn kasheekeya wanaag iyo sheekoyin run ah oo cabsi badan
Masha.allah. macalin.mahadsanid
Waataa qisoohyinka loo baahanyahay in jiilka sookoraya loo abaaro inay muslimiin geesiyaala ay jireen run ahaantiina sahanka xogaha wuunala gaadhey anaga ka dhalinyaro ahaan ... mahad sanid wll KEEP GOING BRO.🙋
Ramadan waa 4 caawa ayay 5 noqonysaa illhy ha inaga aqplo
Inshaa Allah wll ...
Masha Allah
mashallah wax kaa fcn markin wll allah kubarakeeyo
Dadka waxa ugu rabshad iyo caasinimo badan kuwa laga dheereeyay xilka madaxtinimada iyagoo u ooman
Ma istiri imaam Qazaali wuxuu ka hadlayaa siyaasiinta soomaaliyeed ee sanadahan laga harsa la yahay
wll thanks Aadan
Maasha allah hore usoco waayel baad tahay zxb aadan khadar cali aadan sahan
zaxib nin wanagzan ayad tahy ilaahay haku barakeeyo AMIIN
Rabi hakuu naxariisto intuu xikmadad ku la doonay ka badan
Jasaka Allah waan hayaa ixyaa culuumu diin isagoo 6 mujalad ah
Mahadsanid wll qali ah halgamaa raba in uu indhaha ufuro dakiisa lamajiira haabinayo guulayso
Maasha allaah
M.a xayaga allah💯🙏✋
MnshAllah imam qasaali r.d.c
Xujatul islam
thanks walal inbadn
msha allah wll mcn
ilaahy ha ku siyaadiyo
Zxp aadan keep going
السلام عليك يا آدم
Mahdsanid sxb aadan
Masha allah walaal
Aadan sahan
mansh allah mahadsanid
Wlhi waan kugu faanaa waxaan dareemaa farxad ah inaadan dalkale kadhalan ee aad tahy taariikhyahan,aftahan, aqonyahan somaliyeed o mustaqbal u leh dadkisa iyo dalkiis, mnshallaah guul iyo daganaan ayaan kuu rajaynayaa #adam
Khayr Allaha kusiiyo
Aadan walal Hore u soco
Mahad 🙏🙏🙏🙏
Thanks pro
mashaa Allah
I AM THE FIRST ONE LIKE TA IGU DHAC SIIYA
Zhp musicka hore bedel ama wxpa ha sarin
Waa music ama cod ka turjumaya qiiro ama dhimazho marka saxb wa iga talo aniga chanalkaga marka aan is dhoho booqo codkas ugu horeya nacaYe
Iga tallo🙏🙏
Waa erayo muhiim ah
Wcs waraxma wll mahsanid
Mansha allh
thanks teacher Aden sahan
Mashallh aadan sahan
رحمة الله عليه
Mashaaa allah
Walal video nooga so samee wasiirka ugu horeeyay ee wax barasho nidaamul mulk waayo markan ogaady qisadisa aya ogaady in ay wax barashada iyo qalinka ay ka horeeyan jihaadka iyo qoriga
Hadu asaga aasaasi laheen madaaristi cilmiga oo ku caan baxay (مدارس النظامية )maan maqaleen magacyada waawena oo la dagaal Amy saliibiyiinta sida cimaaadudiin zenk iyo nuurudiin zenk hadii labadaas la ween lahaana Salaaxudiin lama maqaleen ilen waxa soo ababiyay nuurudiin zenka hadii uu Salaaxudiin jiri la heena bayrul maqdisna ma uusan xoreebeen
Nidaamul mulk umadda islaamka wax ween ayu u qabtay ilaahay ha xariisto o janadiisa haka waraabiyo
M.a zxp
Mn cha allh
mahadsanid wll adam
#WIxii wacnoo dhan..Wallo.adan.Kabartaah👐
Guul falaastin
Tarikhda nosodiyari jazakallak
SHEEKH ADAN HORE U SOCO WLLL
Keep going
Qofkii uguh horeeyey ee commitiga paxaya likta ha ila dhaafina
Masha allh sxb adan sahan waad mahad santahay sida aad sacad walba aad muqal anfacle noso dhigayso chenelkaga alle haku dhowro runtii waxad tahay nin aqoon alle siiyey oo dadkiisana usheega masha allh walal horay usoco
Asc,
Sxb cadaalad maaha hadalkaada waayo waxaad ka tagtay Ashcariyi, suufiyi.
Sxbyal *lambarkina* xagn kahela fadlaN
Taxane Azxaaptii Nebiga ScW Ah baaanu kaaa sugaynaaa walaal Aadanow oo Ramadanta dhan socda
Waa Ragga falsafada i jeclaysiyay
Ilaahay haw naxaristo
Shugran sxb aaadan sahan
Aad ayaan ugu xidhanahay hadda bogaaga yutube- ka
Wax aan wanaag iyo aqoon ahaynna kama taransan wll Alle hakuu batakeeyo maskaxda iyo cilmigaba sxb
ASC ADAN SAHAN SHIIQA LADHOHO DR ALI MANSOOR KAYLA WALAL KASO HADAL
Wllo channel Alnasixa production
Alle dartii subscribe Alle hku sharfo
Jasaka ALLAHU khyr
Ramadan Mubarak 🙏❤
AADAMKAYGA NIN SARE SXP SHEEKH YADAA MUSLIMIINTA UUN NOOSOO GUDBI
MØBAAR........
Mahad sanid sahanka xogaha HORE usoco
m.a wllo
Waxa isaameyay murtida ah
Diinta waxa kaga dhib badan kaduraya ee ku liddiga ah
Midka ugargaraaraya ee aan umaraeeyn jidkeeda
Waaku mahadsantahay sojeedintaada qiimaha leh
Sidkle aniga way isamaysay kalmadaz
HoRE u zoco wLaLoH😇😇
❤❤❤❤😊😊🎉
Raliyalaahu canhu
❤❤❤