Maxaad ka taqaannaa “Dhawaariq” | Ragga guuldarrada ka adag ee ku nool lama -degaanka weyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มี.ค. 2023
  • Muuqaalkan waxaynu kusoo qaadannay; nolosha, Dhaqanka, Taariikhda iyo dhulka ay ku nool yihiin Qabaa'ilka la isku yiraahdo Dawaariq (Tuareg) ama lagu naaneyso Ragga Buluugga ah, waa dad ku nool nolol adag oo yaab badan

ความคิดเห็น • 75

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo ปีที่แล้ว +14

    Ima dhaafan muuqaaladaada aqoontu ku dheehantahay, Aar 🏅🤝📌

  • @hawahirsi4856
    @hawahirsi4856 ปีที่แล้ว +16

    😮waa dad muslimiin ah ilaaho gumaysi ka xifti oo aan laga fasahaadin diintooda iyo dhaqankooda

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 ปีที่แล้ว +1

    Itaal medai runtii waa aqoon guud waana wax wanaagsan
    Qofka somali ga ahi inu barto aduunka dhaqamada iyo dadka ku nool
    Sago af kiisa hooyo ku fahmaya
    Mahadsanid itaal midai

  • @suhayradam2434
    @suhayradam2434 ปีที่แล้ว +8

    Anigu dadkaan dhaqankooda wan la dhacay 😊

  • @claahimaxamad.claahi.afgoo1080
    @claahimaxamad.claahi.afgoo1080 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi luuqadoda Hadan Aqoon lahaa wan kubiiri lahaa ama gabar igu darilahaayeen

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 ปีที่แล้ว +3

    Aways haaji noor broh gulleyso waligaa

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 ปีที่แล้ว +3

    Soo badi tariilhaha wadamada iyo caalamka

  • @MohamettHassan-uq4fo
    @MohamettHassan-uq4fo ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Awiez Zaxiip Horey Usoco

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor ปีที่แล้ว +7

    Ku Wani Waa Somali Midha

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll ka 🙏🙏🙏🙏

  • @duqayare6543
    @duqayare6543 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah
    waan
    majeertay
    barnaamijka
    horay usoco wall

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustaad barnamij wngsn

  • @maxamedisxaaq4405
    @maxamedisxaaq4405 ปีที่แล้ว +5

    Barnamijadan hadaa kuso hirmay wallahi waxbadanbaa kafaa iday

  • @hilaac075
    @hilaac075 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wariye. Aad ayan ula dhacay tariikhdan Qabailkan

  • @hawahirsi4856
    @hawahirsi4856 ปีที่แล้ว +2

    Walaal barnaamijkan waa mid muhiim ah

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 ปีที่แล้ว +1

    Mudane dhacdooyinka aad soo gudbiso iyo soo gudbintaadu aad bay u qurux badan tahay mahadsanid

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad Mahadsanid inbadan

  • @cabdaladaahir8539
    @cabdaladaahir8539 ปีที่แล้ว +3

    Maasha.laah waa warbixin wax ba dan laga faaidayo

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture ปีที่แล้ว +1

    Waligay muqal aad lee dahay like lama dhaafin Hore u soco wll Awais ♥️

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 ปีที่แล้ว +1

    Wariye qiimo badan itaal
    Luuqada hooyl oo degan
    So badi barmamujyada noocana
    Si ay iga fa iidaystaan bulshada somalidu

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ ปีที่แล้ว +1

    Saxib great content I enjoyed it.

  • @sahroabdi8773
    @sahroabdi8773 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllo horay usoco mar dhaw Ayan kugu so biiray wax badana wan kaa faaiday mahadsanid 🙏❤️

  • @Apdiladifmahdi
    @Apdiladifmahdi 8 หลายเดือนก่อน

    Aanaa ka mid noqonaya❤

  • @jibriilabdule8127
    @jibriilabdule8127 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cabdikhadarcabdinuur5013
    @cabdikhadarcabdinuur5013 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @dahiraw-ahmedbarise1394
    @dahiraw-ahmedbarise1394 ปีที่แล้ว +4

    Nolosho waa sida aad u qaadato oo tan kugu adag ninbay la fudutahay;tan kuu fududna ninbay ku adagtahay.

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 ปีที่แล้ว +3

    Well done bro

  • @zubayrmaxamed3403
    @zubayrmaxamed3403 ปีที่แล้ว +1

    Wariye aweysa aar qabiilkan wa sida Gaaljecel samow o kale waye wa isku Dhaqan ❤

  • @Jamal00415
    @Jamal00415 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij cajiib ah

  • @aminabdikadir7796
    @aminabdikadir7796 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii Ee dawarikh hestaan anaga ka somali ahaan habar gidir aa hesana

  • @duqayare6543
    @duqayare6543 ปีที่แล้ว +1

    Nabiga kusaliya wllayaal

  • @faysalsanifaaye
    @faysalsanifaaye ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad waa barnaamij xiiso leh lkn qaybo kale nooga soo same sxb dawaariqa waa codsi sxb

  • @brawdwachick
    @brawdwachick ปีที่แล้ว +2

    Kuwaan inaan la deganaado ayaanba jeclaaday . Xornimo .

  • @rihaamali6221
    @rihaamali6221 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa dad aqoon u leh Electrolytes sida lo dheli tiro waxay karsaden Shah Sonkor io milix leh

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว +3

    Ty BRO waxeey ahayd war bixin aad u qiimo badan, Qabiilka DAWAARIQ

  • @mahadtiita4410
    @mahadtiita4410 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaa umahadsantahay horey uso co

  • @Barre371
    @Barre371 ปีที่แล้ว

    Soomaalida❤ayey wax badan iskaga ogyihin sida xoolaha iyo beeleysiga

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 ปีที่แล้ว +1

    Geelo xoolo kuma jiro sbbti loo yidhi weeye

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 ปีที่แล้ว +1

    Macalin qur'aanka waxaa sidaa looga maamuusa miyiga deegaankayga

    • @nasirbedel5318
      @nasirbedel5318 ปีที่แล้ว

      Waa Soomallidii hore xilligii Andalus

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +1

    Mawduuc faaido leh

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 ปีที่แล้ว +2

    Somali ayey u ekyihiin

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil ปีที่แล้ว

    Gabadha jacalkayga ah sahrawi France,

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว +3

    Umadidhaqankeda diinteda ilashata wasijiridonta mudii ilashaweyda walabedeli idodha waxbayaha analagadhigidona kiiogkan ogengarsi fdln

  • @suldansuldani998
    @suldansuldani998 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @IstahilHassan-jv2sq
    @IstahilHassan-jv2sq ปีที่แล้ว

    M,a

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 ปีที่แล้ว +1

    MAALINNA ASALKEEDU WAA SOOMALI OO WAXAY ISKA JAREEN SOO IYO MAAL OOO AH SO DHIS OO LA ADEGSADOO XOLAHA HADABA WAXAY ISKA JAREI SOO WAXAYNA QATEN MAALI OO AH YAA MAALINJIRAYEY AYEY KA YIMID WEEYNA SO GABSADEN SIDA MAGACYADANA WE GAABSADAN SIDA SULEYMAN OO AY YIRAHDAAN SULU

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 ปีที่แล้ว

    They are Stone Age,

  • @BashiirXasan-ft6lj
    @BashiirXasan-ft6lj 4 วันที่ผ่านมา

    EA we UI

  • @abubakarismail4857
    @abubakarismail4857 ปีที่แล้ว

    Qabiilkaan waxba kama duwan qabiilka Soomaaliyeed Ee Gaal jecel la yiraahdo

  • @Alon_404
    @Alon_404 ปีที่แล้ว

    Dad Carab ookale ah oo sidaan unool oodagan jaahiligii ookale mamoodeen runtii inay jiraan wali.
    MHDSNID waxbadan banagukordhisay oo dhaqamada kaladuwan ee dunida kajira

  • @ZAYIDLYRICS
    @ZAYIDLYRICS ปีที่แล้ว

    Waa soomaalidii hore inta aaminsan dadkan inay soomaali yihiin farta hataagaan

    • @abdiconner5023
      @abdiconner5023 ปีที่แล้ว

      Waxwalba Waa Somali Hadana Waxaad Lasooshirtagi karto majiraan, Maxaa Been iyo Sheeko La iskuugu sheekeynayaa?

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 ปีที่แล้ว

    Waaba Dad Cajiib ah wllhi
    Guriga waa lagaaga Guuraa aaa hhhhhh

  • @user-uh4lo7nb7p
    @user-uh4lo7nb7p ปีที่แล้ว +1

    Dalka kenya soo geli wll

  • @Hanasuper179
    @Hanasuper179 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan wan ka hellay

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 ปีที่แล้ว

    warbixin fiican baad keentay hawsha wada

  • @mussahusseinafrah6425
    @mussahusseinafrah6425 ปีที่แล้ว

    😅😅

  • @khalif_47
    @khalif_47 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +2

    Dadkaan waa somaali luntay umaleynayaa 😅

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 ปีที่แล้ว

    Magaca sax minfadlak "Tuareg" hadaad carabi u turjunaysana waa "Tawaariq"

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  ปีที่แล้ว +1

      haddii Tawaariq laga dhigo markaas sow توارق ma noqoneyso? (ط = DH) sow ma ahan sida saxda ah, mase (ط = T)?

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 ปีที่แล้ว

      @ITAAL MEDIA sxb mahadsanid waxa kaliya ee aan ku saxayay waxay ahayd magaca asalkiisa saxa ah. No hard feeling my brother.

  • @mojama2486
    @mojama2486 ปีที่แล้ว +2

    War dhimankaan waa kuwii saxaraha walhi cabdullahi magafe waaye somali eber kadhigeen raga iyo dumar labo jeer oo hal meel saxaraha kamid ayaa meelna 20 cisho dadka lageeyaa meelna 10 cesho ayaa lacag dhan 7 kun oo dollar gareysa lagaga qaadayaa hadana ragaas halkaas hada goryaha kadhisteen booraha hoostoda ayaa lajiifa dadka waxas oo lacag ey kaqaaaten hadana injir leey😂 nugu daarteen ilaa libiyo ilaa talyaaniga aan kagalno walahi cudur iscun dadka jirkoda aa nagu wada dhacay rag😂 iyo dumar 😅

    • @aliaweys3383
      @aliaweys3383 ปีที่แล้ว

      Mafayidoda wye umaleyna

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 ปีที่แล้ว +1

    Dakani waa somali luntay

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 ปีที่แล้ว

    it is Tuareq ,,, not dhawaariq ja jahil.

    • @hudamoha8525
      @hudamoha8525 ปีที่แล้ว +1

      It's in Arabic try to search before accusing others

    • @abdulkadirahmednur4372
      @abdulkadirahmednur4372 ปีที่แล้ว

      Waa habkay u nolaayeeb Awoowayaasheen inta aan dowladaha casriga ah h imaan
      Waa bulsho isku tiirsan, oo meel adag ku nool. Allaha xifdiyo.
      Mahadsan soo saaraha

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 10 หลายเดือนก่อน

      بالعربي طوارخ

  • @aadanahmed3437
    @aadanahmed3437 ปีที่แล้ว +2

    Aways aar inyar xataa ima dhaafo zxp barnamijkani

    • @aweyshaji
      @aweyshaji ปีที่แล้ว

      Thanks bro