Cumar Ibnu Cabdilcasiis | Yeygu Adhiga Ma Cuni Jirin Caddaaladdiisa Darteed.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Boggeena Facebook:
    www.facebook.c...
    Xigasho:
    • عمر بن عبد العزيز ، ال...
    mawdoo3.com/بح...
    blogs.aljazeer...

ความคิดเห็น • 190

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 4 ปีที่แล้ว +62

    Cadaaladu waa Tiir Muhiim ah Diinteena İslaam ka , Cumar binu Cabdicasiis Wuxuu Ahaa Khaliif Caadil ah , mudana kudayasho ..

  • @moparik2342
    @moparik2342 4 ปีที่แล้ว +15

    Inta sooman kusaliya nabiga
    Scw scw

  • @amazik5216
    @amazik5216 4 ปีที่แล้ว +29

    Aragtida rasuulka allaw nasii aan ku oombaxnee Yaa allaah
    Inta arag tida rasuulka rabta like 👍

  • @kahankaxaqiiqada1914
    @kahankaxaqiiqada1914 4 ปีที่แล้ว +31

    AADAN KHADAR CALI BRO GUULAYSO MARKASTA.....
    SOONKA IYO CIBAADADA OO DHAN ILAAHAY HA INAGA AQBALO...

  • @osmancuuke4914
    @osmancuuke4914 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta musiliminta ku saliya nabiga scw

  • @cabdiraxmaanmuller3796
    @cabdiraxmaanmuller3796 4 ปีที่แล้ว +8

    Kaalin muhiimad aadanow ugu jirta bulshada Allah ha ka jazaa'i siiyo 🙏🙏🙏

  • @shabcanhassan7644
    @shabcanhassan7644 4 ปีที่แล้ว +8

    جزاك الله خير استاذ ادم خضر على❤️👏👏👏👏

  • @musafefaro6490
    @musafefaro6490 4 ปีที่แล้ว +8

    ramadan kariim alle caafimaad qab iyo cipaadoh zuuban ha inoogu dhameeyoh bisha ramadaan

  • @shiikhalqaanuuni7827
    @shiikhalqaanuuni7827 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto cumar amrihii ururinta axaadiista nabiga scw.
    MAHADSANID AADAN SAHAN
    RAMADAAN WANAAGSAN

  • @maxamedismaaciil8363
    @maxamedismaaciil8363 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Islamki soojeday waka kuwa imika nool alle hasahle waa madax dhiig mirata..ragba maxkamado gala si uudhulkisa ulaha uhanto waa ayo madax waynaha lacagta celinaya...
    Madaxwayne iska daaye caaqilka aragtidisa lagu meermeerinaya allow sahal amuuraha

  • @muqtarosman7440
    @muqtarosman7440 4 ปีที่แล้ว +8

    Inta quraanka jecel like ii saara

  • @zayidbossproduction9722
    @zayidbossproduction9722 4 ปีที่แล้ว +21

    Mzha allh wllky
    Dhammaan umadda islaamku waxay leedahy taariikh baaxad weyn leh oo mudan ineynu barano ubadkeenana barno.
    Hdana nasiib darro inagii ayaaba noqoney kuwa kal kale u hayaansan
    Alleh xaqa ha ina waafajiyo dhmnteenba

  • @Daaaaaax
    @Daaaaaax 4 ปีที่แล้ว

    Cumar binu khadaab noosoo diyaari ugaas barnaamijkiisa inshallah

  • @Kinsi630
    @Kinsi630 4 ปีที่แล้ว +8

    Aadan alle haku xafido wll
    Runti wxd thy shamac ifaya oo alle na siiyey xaqiiqdi wxd noo jeexday indho awdnaa mhdsanid wllkey hore u soco

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah, Ilaahay Ha U raxmado Wuu Ahaa Cumar binu Khadaab oo Kale , Cadaaladu Waa tiir Muhiim ah Diinta Islaamka , Cumar Ibnu Cabdicasiis ,Wuxuu Xilka khilaafada Islaamka Hayay Laba Sanno oo kaliya, haddana Wuxuu qabtay Walahi Wax aanan 20 Sanno Dad badan qabteen, Mahadsanid Walaal Aadan..🤲

  • @hodoahmed75
    @hodoahmed75 4 ปีที่แล้ว

    Alle Rali Haka Ahado Cumar Ibnu Casis Adiga Oo Adan Ahna Alle Haku Sharfo Wllo Akhiro Iyo Addunba Gulayso Wllo Akhiro Iyo Addunba

  • @raxmaruux1281
    @raxmaruux1281 4 ปีที่แล้ว

    Allah na siiyo geesi cumar ibnu cabdulcasiis oo kale

  • @cade3808
    @cade3808 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad aadan khadar cali

  • @vibes8900
    @vibes8900 4 ปีที่แล้ว +4

    Cumar ibnul c.casiis taariikhda islaamka baal dahab ah buu ka galay dhalinyarnimadiisi wuxuu ahaa nin aad uxarago badan oo markuu cadar soo marsado meesha uu maro la dareemi jiray inuu isaga maray markii dambe zaahid buu noqday wuxuu ahaa amiir cadaalad badan ilaahay ha unaxariisto ❤

    • @user-jk5qt9oj6m
      @user-jk5qt9oj6m 10 หลายเดือนก่อน

      Sxp muscam binucumayr miyuu a hayn ninka ad shegeyso oo mesha umaro udgonkeda malmo laga daremijiray

  • @mawliidcali1902
    @mawliidcali1902 4 ปีที่แล้ว +4

    Mhdsanid wllky Cilmiga alle hakuu barakeeyo

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 4 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu ahaa qof ku dayasho mudan Ilahey u naxariisto oo janadiisa haka waraabiyo aamin

  • @harrykane2398
    @harrykane2398 4 ปีที่แล้ว

    Cumar binu cabdicasii Wuxuu ahaa caadil ilahy ha unaxariisto e

  • @zakiabdi3059
    @zakiabdi3059 4 ปีที่แล้ว

    Masha allH illhy hanagu arqaaso cumar oo kle

  • @hhsjshhkgkh9899
    @hhsjshhkgkh9899 4 ปีที่แล้ว +1

    Macha all
    Zxp aadan

  • @aweysmedia222
    @aweysmedia222 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh aadan horumar wacan

  • @jamiilaheybe4360
    @jamiilaheybe4360 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah Ramadan kareem ❤️ mahad sanid wll

  • @somayoosman8622
    @somayoosman8622 4 ปีที่แล้ว +6

    Ramadaaan kariiiiiìiiiiim✅✅✅

  • @Qalbijab_
    @Qalbijab_ 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo waan kaafaa idnay

  • @ibnucabaasmedia6265
    @ibnucabaasmedia6265 4 ปีที่แล้ว +1

    Sahanka xogaha👍👍👍👍👍

  • @faysalfoore4665
    @faysalfoore4665 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walal Aadam

  • @hudaahmet9082
    @hudaahmet9082 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @ahmedbilbil21
    @ahmedbilbil21 4 ปีที่แล้ว +4

    ManshaAllah wll Allah haku barakeeyo

  • @abdirahmanmohamudhassan8014
    @abdirahmanmohamudhassan8014 4 ปีที่แล้ว +12

    Walal goorma ayaa kuugu danbaysay quraanka ka baq ilaahay waana ramadaan halkan ka baro 30 jus ee quraanka.

  • @hamaschannel801
    @hamaschannel801 4 ปีที่แล้ว +7

    MshaALAAH brother you teach us more very important story of isilam and we are very happy and we have hope know thank you teacher

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +3

      The most important issue is to free your mind from the colonization of our enemies

    • @hamaschannel801
      @hamaschannel801 4 ปีที่แล้ว

      @@sahanka97 yes yes please don't give up bro mshaAALAAH I,want to know more and am not sleeping

  • @Allamagane
    @Allamagane 4 ปีที่แล้ว +12

    Aadan ❤❤❤

  • @xamsebulkaofficial18
    @xamsebulkaofficial18 4 ปีที่แล้ว +6

    بارك الله فيك اخ ءآدم

  • @maajidyare5943
    @maajidyare5943 4 ปีที่แล้ว +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أخي شكرا

  • @hudahimillo4536
    @hudahimillo4536 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle Xaqa iYo diinteena HaYna garad siiYo Aamin Aamin🌸

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allH

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto cumar tolow somali maka soo bixi doonaa cumar oo kale !!!!!!!!

  • @khaalidcaraxmaancraxmaanma6477
    @khaalidcaraxmaancraxmaanma6477 4 ปีที่แล้ว +3

    Wll adn mahdsanid thanks
    Aqnbadn bankafa idney

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 ปีที่แล้ว

    Thank you so much wllky barakalahu

  • @cabdiraxmancabdirashiid4116
    @cabdiraxmancabdirashiid4116 4 ปีที่แล้ว +2

    DhalinyaR badaN baad dhaanta TH-cam yadoodi ka dhigaY prank iyo reaction aadan sahan keep going zhp qali💓💯

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin
    Ilah hakaa amaal mariyo
    Macalin
    Inanadan waa aqriyey qisadaan

  • @mukhtaarabdi9403
    @mukhtaarabdi9403 4 ปีที่แล้ว +8

    Wd salaaman tahay

  • @Relaxingtube4529
    @Relaxingtube4529 4 ปีที่แล้ว +15

    Ramadaankariim dhamaantiin

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha alla adam adaa ku dooraneynaa bowe isaa soo adkey

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +3

    mnzha alH halyeygii cadaalada ku magacabnaa ahNa khilaafkii 5shanaad ee islaamka cumar binu cabdilcasiis

  • @maxamedxusen7993
    @maxamedxusen7993 2 ปีที่แล้ว

    cumar binu cabdicasiis haleyeey buu ahaa alle janada ha nagu kulmiyer

  • @LadaneMaxamed-m6l
    @LadaneMaxamed-m6l ปีที่แล้ว

    Mnsha allah alle hakaa abaal mariyo

  • @munibadam6607
    @munibadam6607 4 ปีที่แล้ว +8

    Wow

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 4 ปีที่แล้ว

    Allaha nagu hadeeyo aamiin

  • @halabuurnimo
    @halabuurnimo 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa Xaqiiq Haddii Cadaaladu dhulka buuxiso xataa Xayawaanku isma Cunayo .

  • @ismaaciilcade8621
    @ismaaciilcade8621 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah hanaga wada dhigo wllken cimar insha allah

  • @c.rashiiddaahir4086
    @c.rashiiddaahir4086 4 ปีที่แล้ว

    M.a wllkei allh ku siyadshoh cilmigaagaH

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Alaah mahadsanid adan madax sare

  • @mckaafi7462
    @mckaafi7462 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash'llh Alle haka abaal mariyo

  • @mrobleh5362
    @mrobleh5362 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeero Allaha nagu anfaco nagu toosiyo nagasoo saaro ka soomali ahaan hogaami u dhaw cumar
    Waxaan ahay taakeerayaashaada ugu hor horeeye waan kuu ducaynayaa allaha himiladaada kuu rumeeyo keep it up.
    Mohamed Robleh Djibouti

  • @ibraahimnuur6849
    @ibraahimnuur6849 4 ปีที่แล้ว

    alaah yaaa raxma cumar ibnu cabdi caziiz

  • @mohammedaa1679
    @mohammedaa1679 4 ปีที่แล้ว +10

    Wad mhadsanthy ustad
    Waxd soo diyaarisaa taariikhda io dagaaladii Halyeeygii Iyo badbaadiyihii diinta islaamka (الب ارسلان)

  • @cabdiqani8355
    @cabdiqani8355 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 4 ปีที่แล้ว +3

    Khaaliifka cadaalada, cumar ibnu c/Casiis

  • @MawliidAliAbdilaahi
    @MawliidAliAbdilaahi 4 ปีที่แล้ว +1

    MNzha allH

  • @xusencade8218
    @xusencade8218 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a runtii aad baan oga helay qisadaan adna ilaahey haku xafido wll
    Waana qiso lagu waano qaato runtii

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll adam

  • @zeynaadbilicdumarinabashii8296
    @zeynaadbilicdumarinabashii8296 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma. Aadan sahan ilahada wxn aaminsanhy inay indhahu iikala furmeen anigoo mugdo waxooga ah kujira wll aad ayd umahadsanthy runtii dhalaankeena wxy kaa dhaxli doonaan wado wadiiqadeedu thy mid biyo kama dhibcaan ah wll inta qof ee kaafiiday allha ajarkooda kusii illaahw kudaa aakhirana halkii roon haka dalin dadalka daaiinkeen ha kudhowro aaaaaamiiin yaaaa aalĺllah

  • @raaiblaabaas2889
    @raaiblaabaas2889 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll Mucaawiye binu abiysufyaan nosogudbi

  • @abdimajidfarah7387
    @abdimajidfarah7387 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aad baan umahad San tahay walalo adan kolay cumar cabdicasiisyo badan waa inagu dhex jiraan ee bashaha qabyalada ayaa qarinaysa aynu ka dhex saarno qabyaala wax walbo wanaaga

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll mahsanid wllhi waa shaqsi kudayasho mudan Allaha karaali noqdo

  • @sakaawipoy8744
    @sakaawipoy8744 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah 😍😍

  • @MaxamedOmer99
    @MaxamedOmer99 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a Allah jzkalah

  • @mahadmohamed8643
    @mahadmohamed8643 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcln Aadan fuul respect
    Horey u soco

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariistO Omer

  • @abuubakarjeerow7937
    @abuubakarjeerow7937 4 ปีที่แล้ว +5

    Xogaha #channalkan aadbaan ugukalsonahay #wll waxan codsanayaa inaad #nalasoowadaagto qisoyinkii iyo guushii #nelsan #Mandela please and please 🙏🙏🙏

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +3

    Adan Shugran walal

  • @MrAbwaan82
    @MrAbwaan82 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah hakuu barakeeyo. Waxaad noogu raaxeysay wax wanaagsan.

  • @mohamedAf-rasaas
    @mohamedAf-rasaas 4 ปีที่แล้ว +5

    Waad garatay kaalin taadi aadanow we tolow yaa garan siin Dhalinta kale kaalintooda bulsho
    ✋R.K_

  • @diinaxphotography4965
    @diinaxphotography4965 4 ปีที่แล้ว +1

    #Aadan_Sahanow wll xikmadihiisana kama hayno Cumr cabdi caziiz🙏🙏 Haddii aad awooodo noo soo sii daa🙏👍👏

  • @barremacalin6047
    @barremacalin6047 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll

  • @mrmer149
    @mrmer149 4 ปีที่แล้ว +3

    waligy waxn ku ducaystaa in uu Alle iga Reebin saddexda Cumar
    ilayn ana cumar la idhaha

  • @guliedsuleiman7337
    @guliedsuleiman7337 4 ปีที่แล้ว

    العدل : إعطاء كل ذى حق حقه .
    Aadan hore u soco.

  • @mawliidcali1902
    @mawliidcali1902 4 ปีที่แล้ว +3

    Wakhtigii dahabigaa ahaa

  • @cmajiidnajo4645
    @cmajiidnajo4645 4 ปีที่แล้ว +2

    MA.ALLAH ilhy hakaa jaza.id mar¡Y○ wll

  • @cadefaysal3552
    @cadefaysal3552 4 ปีที่แล้ว +3

    Zhp hajaaj ibnu yusuf asqafi qisadiisa noo soo qaad video kasoo samee 👍

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว +2

    Omar bin Abdi Aziz , masha Allah wll Aadan sahan mahadsanid

  • @mohametgorgor8325
    @mohametgorgor8325 4 ปีที่แล้ว +3

    M A Cumar ibnu Cabdi Casiis

  • @apdirisaaqmaxamuud9998
    @apdirisaaqmaxamuud9998 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc waxan kamid ahay taageerayaasha barnaamijka sahanka xogaha wan rajeynayaa in ilaahey janada inagu kulmiyo aamiin aamiin aamiin

  • @maxamedjama3549
    @maxamedjama3549 4 ปีที่แล้ว +2

    AADAN wl comenti kasta love ha saarin fadlan noo soo jawaab wll

  • @cumarcabdiwalixasan7641
    @cumarcabdiwalixasan7641 4 ปีที่แล้ว

    Manshalah mahsanid walal

  • @canabali4825
    @canabali4825 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allah.mahadsanid.macalin

  • @user-oc5vb7vg1j
    @user-oc5vb7vg1j 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaal taariikhda saxaabigii cumar binu khadaab noo soo daay please

  • @amiirdauud6968
    @amiirdauud6968 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle caddaalada ha ina baro inaga ayaa ah mustaqbalka wadanka

  • @AhmedAbdy-bg7wv
    @AhmedAbdy-bg7wv 4 ปีที่แล้ว +3

    We need more bro thank you 💙

  • @footballpes296
    @footballpes296 4 ปีที่แล้ว +2

    m.a

  • @yaaniscumar343
    @yaaniscumar343 4 ปีที่แล้ว +2

    Cadaaladu waamuhiim haawasax cadaalada saxsan

  • @abdiasiissomali8339
    @abdiasiissomali8339 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @abshirali5315
    @abshirali5315 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @nimcokoosnimco1683
    @nimcokoosnimco1683 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah illaahay ayan waydisanaynaa inuu geesiyadaa ookale dib noogusoceliyo adna soonolayna qisoyinka geesiyada eed bulshada kubaraarujinayso illaahay hakaa abaalmariyo

  • @aadanali9105
    @aadanali9105 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashlah allh akbar

  • @fahadjaamac9150
    @fahadjaamac9150 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco adam allah garabkaga