Dowladda Jabuuti Oo Ka Hadashay Ka Bixitaanka Heshiiska Dp World

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 75

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz 6 ปีที่แล้ว +3

    Somalilanders you have to learn a lesson from jabouti. On this issue Jabouti owns 67% and Dubai owns 33% and jabouti it's the majority owner they still kick them out...On the Berbera deal Dubai owns 65%, ethiopia owns 18% and 17% belongs to somaliland. So who's the real winner on this deal from jabouti and berbera ...DP WORLD owns 33% from jabouti and 65% from somaliland in total the arabs owns 98%... They're the real winner ...Somaliland have to wake up

  • @mustiman3182
    @mustiman3182 6 ปีที่แล้ว +4

    Daadka reer somaliland waax maa fahansana intodaa badaan dagalkaa Djibouti iyo dpworld waxaysee kaa adag yihiin caay iyo wixii laa miid aah sorry baan lenahay hadaan reer jiboutii nahay anagu ciidnaa maa cayno ... Djibouti 🇩🇯 waxa aay deekada ku lahayed share ama qaybaa dhaan 67% halka dpw aay kulahayed 33% markaa iyado aay siida tahay xata waxay ranaan inaay 100% aay deekada manulaan oo dubai logaa taliyo hadana aan wadaanka djibouti 🇩🇯 dekado kalee aana laga dhiisii karin ayagagon fasax laga qadaan marka suashu waxa wayee wadanka maa ayaga xakuma misa waa dubai meeshu midakale waliba aay iyagu dakad baladsii iyo gumaysii dadbaan aay gayigaa somalida ayar ayar iskugu balidhii nayaan walalayal anaku dadkaan waxanu ishaysanay ila 2012 kii maha sheekadu berbera iyo waxa ee indhiina kala qaada oo waax fahma teedakle reer djibouti 🇩🇯 idiin maa cayaan ee xishodaa

  • @abdihassan8374
    @abdihassan8374 6 ปีที่แล้ว +1

    Viva my great country

  • @engmatan1308
    @engmatan1308 6 ปีที่แล้ว +11

    Dekedaha jabuuti way xidhmayaan hadii kuwa somaliland la dhiso

    • @samadabara4792
      @samadabara4792 6 ปีที่แล้ว +2

      Eng Abdi Aziiz Osman haha taa hagu fikirin dekadda jabuuti meel strategy ayay ku taala.meel ka strategysan ma jirto geeska africa .

    • @imf5368
      @imf5368 6 ปีที่แล้ว

      Dee ha xidhmaane dhiso berbera mxa ku hoos geyay go.anka jabuuti adigu miyadan wax jira ahyn oo kligii cid heshiis la gali kra da.yarta cuqdada halaga daayo shirkda dp hday wx ku qabnyso ka qabso o ka tabco lkin jabuuti yaynan ku meraysan

  • @hasanciise7314
    @hasanciise7314 6 ปีที่แล้ว

    Barbera waa istaartijig weeye Way dhismaysa inzha allah dhawan Dp world wanu so dhaweynaynaa mar walba Barbera waa Bad wayn weeye meel walba way isku xidhysa

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 6 ปีที่แล้ว +1

    Jabouti waxay ka maseyrsantahay la wareegida dakeda berbera Dp world...wayna khayimen lkn maanta ayay u dhamatay jabouti

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 6 ปีที่แล้ว +3

    Magaalada jabuuti oo ka hinaastay balaadhinta dekeda berbera oh my God

    • @aragsantin1838
      @aragsantin1838 6 ปีที่แล้ว

      Dee kawaran Ethiopia ayaa waliba la siiyaya 19% . Waa discount. Arintaas ayaa buuq keentay, meherad cusub oo discount bixinaysa, macmiilkii waynaa ee ethipia wuu soo wareeg boqolkiiba 50%. Waa loolan dhaqaale. Bal kuweena malaayacniga yaa u sheegi kara intan oo qudha

  • @bintiyuusuf4441
    @bintiyuusuf4441 6 ปีที่แล้ว +2

    imaraad duuli hala eeryo waay mahad san yahiin walalheen jaabuuti somaliyana haka baxaan

  • @mohaalu8455
    @mohaalu8455 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah somali waxay fahmayan gumaysiga doqonimada ah ee kuwa carab la yirah ku sasen kuna tijabinayan wadamada curdanka ah ee islamka ah

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 6 ปีที่แล้ว +1

    Waqtigii jabouti waa dhamaaday

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 6 ปีที่แล้ว +2

    Walee 30 snadood ayaa somaliland aduunku madaxa kaga fadhiyey oo ay xamar iyo jabuuti isu kaaya bahaysteen laakin maanta waxay u egtahay in ay somaliland gidaarka jebisey oo aanu dekedo waraabiya bariga iyo badhramaha Africa aanu yeelan doono anagu waxaanu leenahay xoolo beeyo kaluun oo aanu awelba ku nooleyn ma nihin jabuuti oo kale oo biyaha ayaan caayaan Paris laga keeno

  • @muxammadxuseen6025
    @muxammadxuseen6025 6 ปีที่แล้ว

    Good thing

  • @moustassamatar5140
    @moustassamatar5140 6 ปีที่แล้ว

    jabuti ....have 4 port way oo Koo masserayan port laa dhisii dhono tahriibland somalidiid land cuqdad land migranland waalaha Ethiopia iyo yuhuda allah haa niicafiyo

  • @samrote6127
    @samrote6127 6 ปีที่แล้ว

    WALALEHEN SOMALILANDERKA WAAX BAA JIBUUTI KAAMA HINASINE HESHIISKA LAKASHENE DPWORLD IYO ITHIOPIA LAKINE HADI ANAHAY REER JIBUUTI WAAN ISKA QABANA WIXI KHALKHAL KALINAYAA DALKAYAKA SIDA DPWORLD OOKALEE. MEELKASTO SOMALI LEEDAHAY HAA JIRTOO

  • @abdullahibariyoow669
    @abdullahibariyoow669 6 ปีที่แล้ว

    Magaca.somaliweyn.allaha.nosoceliyo.diracyaweyn.falasten.iyaga.israil.ujabiyay.

  • @nasirsancawi2416
    @nasirsancawi2416 6 ปีที่แล้ว

    Xasidnimada iska daaya sxbyl ,libantayada noqira .somalind dekedaheda waa ladhisayaa .

  • @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
    @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 ปีที่แล้ว

    Wales. 27 sank kadib ayaa. Cadawgii. Somaliland. Cagta hoos teeda soowadagalay. Jiritaankayaga nebcaa cabaad. Iyociil. Iyo caalamkii. oobadh lays nacay baan arkaa guul somaliland

  • @fancfrancy930
    @fancfrancy930 6 ปีที่แล้ว +4

    ismaciil comar gileh. wa tuug ween..

  • @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
    @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 ปีที่แล้ว

    Guul. Somaaliland. Guul imaaraadka. Carabta guul. Walaahi. Cadawgii. Somaliland eekala. Ahaa. Jabuuti. Iyosoo.aaliya. oo30 sank. Isukaasha ayay. Way. Guul darays teen. Dibna usoofaragashan maayaa somaliland

  • @maxamedyarisowcusman6193
    @maxamedyarisowcusman6193 6 ปีที่แล้ว

    Emaratka wuxu raba inu curyamiyo dakadaha somalia inta hartayna waa laga erya awalba heshiis sharci ah kulama waregine

  • @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
    @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 ปีที่แล้ว

    Siyaasadii. Cadaadiska. Iyo. Cuba qabagaynta. Ahayd. we. Jabuuti. Iyosoomaalya. At. Isugukaashan jireen. Somaaliland. Waysoo. Dha.aatay. iyo. Wixiioran jiray. Midnimo. Somaliland baguul jogta

  • @heersare8314
    @heersare8314 6 ปีที่แล้ว +3

    Nimanka barashada luuqada somaliga halaga caawiyo

    • @cabdixay
      @cabdixay 6 ปีที่แล้ว

      shucayb nuux barashada luuqada mxd uga jeda ? . iyagu sow iskuma fahmayan sidas ma adiga ayay ku baranayan si aad u fahantid .

    • @heersare8314
      @heersare8314 6 ปีที่แล้ว

      Mayee faransiis iyo waxaan lagaranayn ayay Ku wada had laan iyagoo Somali ah

    • @rassoule8140
      @rassoule8140 6 ปีที่แล้ว

      Laahjad or accent waaye.

  • @feedhomedia8152
    @feedhomedia8152 6 ปีที่แล้ว +2

    waxooda waxa weeye berbera ka noqde xaasidiin huuro waynayaal

  • @omarmahmoudibraahim443
    @omarmahmoudibraahim443 6 ปีที่แล้ว

    Madax siyaasad xumada jabouti weeyen... Dhibkii barigii dhawaydna waatii wax loo soo yeedhiyay ee ay ku fashilmeen...
    Iminkana waa kuwan halkan ka dhurmaaya, maxaa u diiday ma rkii heshiisj dhacaayay inay dawgiisa mariyaan ... Ilma faransiis walle waxba ma soo kordhisaan

  • @zackmismail6333
    @zackmismail6333 6 ปีที่แล้ว +6

    Shaqo wanaagsan baad qabateen halaga eryo dhamaan dakahadaha somalida tuukta imaarad

    • @khadijoali3467
      @khadijoali3467 6 ปีที่แล้ว

      Zack M Ismail Allaha naga qabto wixii Somali dhib u keenaayo amiin ya rabi

    • @moguehabdifarah1452
      @moguehabdifarah1452 6 ปีที่แล้ว

      Wa runta brother thanks

    • @ubahletv684
      @ubahletv684 6 ปีที่แล้ว

      Zack M Ismail
      turkigana hala eryo tuuga xun

    • @aragsantin1838
      @aragsantin1838 6 ปีที่แล้ว

      Kuwaaga ka ery adigu. Anagu wan la shaqaynaynaa dantayada ayaa ku jirta

  • @khadarsoomaaaliya379
    @khadarsoomaaaliya379 6 ปีที่แล้ว

    DEKEDIIHII JABUTI IYO SOMALILAND-😅😅😅 HHHHHHHHHHH ERMARTS🔫🔫 ❌ JABUUTI🔫🔫 ❌❌ ⛏ SOMALILAND❌❌🔫🔫⛏

  • @aragsantin1838
    @aragsantin1838 6 ปีที่แล้ว

    Two questions:
    1- This agreement with Dp world was signed 18 years ago, why it took you all this years to notice the problem?
    2- Your issue with Dp world started when they signed Berebra port, is that a coincidence?
    On 20 feb you guys had meeting with Dp world
    on 21 DP world visited Hargysa
    on 22 Djibouti kicked Dp world out of the country.
    It is all about Berbera, everyone around us want berbera as it is no development. Xamar always talk about it now this shirqool from our huno brothers. Also some stupid barbarawi folks wont keep silent. Somalilanders need to take note

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 6 ปีที่แล้ว +4

    Nacdal ayaa ku taal Djibouti. waxay ka maseereen Dekkada barakaysan ee Berbera

    • @harounbakal2357
      @harounbakal2357 6 ปีที่แล้ว

      ware sida maha bal gafirso
      anagu mahan la tertermana port alamga EE maha Berbera iyo garowe baada as Egypt Soudan .,ereteria, Dubai iyo alamga bal inigu ortha agorsi cela

    • @ibraahimmahamuudvovo1980
      @ibraahimmahamuudvovo1980 6 ปีที่แล้ว

      A mujahid la gumeystaa tahay ha hadlin qarmuun yahow

    • @fjeifu2552
      @fjeifu2552 6 ปีที่แล้ว +1

      Dhiladi ku dhashay wase afkaga qarmuun haku tagin djibouti

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 6 ปีที่แล้ว

      Waa runta faaiido ayay somaliland ka heli doonta

    • @moustassamatar5140
      @moustassamatar5140 6 ปีที่แล้ว

      A mujahid ...fuck u stupid jahiil mtf tahriibland

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi bafow lama ilbixiyo unban maqli jiray bla waxaa aan ilbixine nagu kibray eega

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz 6 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland waaligiin jabuuti baad uuba haan tihiin....jaarariadaha jabuuti waa somalilander...

    • @ummismail1537
      @ummismail1537 6 ปีที่แล้ว

      omar ahmed . Jaariyadu way shaqaysanaysaa oshaqo ceeb maaha oo markan qurbaha joogno waxan maydhnaa suuliyada wadooyinka islaamaha waayeelka iyo odayaasha gaalada ayan xaarka kadhaqna xafayada ugalinaa markaa shaqo cebmalaha t. Bale waxad ogataa xaasid ma aflaxo wlalkaa xasid laguma noqdo irsiqa uhelo lagama xumado

    • @ubahletv684
      @ubahletv684 6 ปีที่แล้ว

      omar ahmed
      Hhhhh
      Adeero waxaad ka hinaasteen somaliland jabutina hargaysaa ka wayn jaariyadaad sheegayso Maxay tahay waxa hargaysa iyo somaliland ka buuxa reer jabuuti waliba dhilooyin ah bilaa akhlaaq ah ee horta soo xoreeba sxb

    • @ummismail1537
      @ummismail1537 6 ปีที่แล้ว +1

      mohamed ubahle .wll ha caayin dumarka somaaliyed waayo jabuuti waa somaali waa dadkeenii siiba dumarka lama cayo waa hooyo ama walal eedo habaryr kuli waa iga waano wall anigo ah reersomaliland

    • @ubahletv684
      @ubahletv684 6 ปีที่แล้ว

      umm Ismail
      Wlshy kolay inkastooy reer jabuuti iyo kuwa somaliland isku jiraan lkn
      Wlshy akhlaaqxumadu xagasay nooga timadaa markaa isagaa ninkaasi cayda bilaabay ee hadii la is ixtiraami waayo wax kale majirayaan wlshy

    • @omarahmed-jl4hz
      @omarahmed-jl4hz 6 ปีที่แล้ว

      Wallahi jaahiil baa tahay, anuu idnaa maa cayiin see ruun baa quu sheegeey,jaariyada jabuti wa somalilanders...Loow iyo cadde waa caadka, raag iyo duumaar somalilanders aa ayaa duulka fadiiya, geed osfadiay , oo lo diiday inay galaan jabouti

  • @ubahletv684
    @ubahletv684 6 ปีที่แล้ว

    Runtii jabuuti waxa cadaatay inay cadaw ku yihiin horumarka somaliland taasina aanay waxba kaga qaadayn teeda kale
    Haday leeyihiin waana la khiyaamay markay hashiiska galayeen maanu arkayn waxa warqada ku qorna just iska dhaha berberaanu ka hinaasnay hhhh

    • @imf5368
      @imf5368 6 ปีที่แล้ว

      mohamed ubahle jabuuti dekedeeda ayay go.aan ka gaadhay mxy thy qaldka ay gashay miyaadan adigu lhyn dal jiraan ahy siday ku dhacaysaaa inad kolba wadan ka cabato

  • @amnaabdullah3046
    @amnaabdullah3046 6 ปีที่แล้ว +1

    somailand goormay gumaysiga iska saari doontaa waayo imraadku horumar walahi lama doonyo somaliland way curyaamiyeen dekedii berbera wadamo badan waa laga eryey waayo dubai inay ugu caalimsanto doonyaa حسبي الله ونعم وكيل dadka reer somaliland waxaan ku baraajunya si dedeg dega in looga eryo khaayimtaas dadkeeda imka ta jabuutiba wax lagaga soo degaa waayoway curyaamiyeen wax hormar sameeyna ma jirta dadeena toosa fadlan waa iga talo🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 6 ปีที่แล้ว +2

      Amna Abdullah marka dekada loo dhiso ayay eryi doonta Dp world horta ha dhisto

    • @idilrashid298
      @idilrashid298 6 ปีที่แล้ว

      Iniku amison iska saraa marka
      Dadka kale ka hadla

    • @aragsantin1838
      @aragsantin1838 6 ปีที่แล้ว

      Somalilanderku waa dad caqli ku shaqeeya, caadifad iyo malayacni waan ka baxnay. Carabtu ha dhisto meesha ka bacdi marka ta djabouti leekaato ayaan anaguna eryaynaa carabta kkkkk. Ayaan walba waayeheeda walaal

    • @ciise25
      @ciise25 6 ปีที่แล้ว +1

      Amna Abdullah
      Good try Amna jibouti waxay ku tidhi DP World berbera ha dhisin waayo way nala tartamaysaa DP World way diiday. Hadii aanu nahay somaliland waanu ka faaiidaysaynaa wadankayaga waanu dhisanaynaa. Djibouti berbere oo kale ayay ahayd before DP World, today it is international port thank to DP World. Now it is berbere time and we will be bigger and more prosper in Sha Allah.

    • @logannnnnn930
      @logannnnnn930 6 ปีที่แล้ว

      Amna Abdullah wll qofka dekad ka kiraystay iyo horumarka kala saar wadanka horumarka wadanka shaqo kumalaha imarad lkn dekada aya lays dhafsanaya wax fa ido leh

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 6 ปีที่แล้ว +1

    Marka somaliland la aqonsado
    Jibouti macaluul aya ka dilaci donta

  • @hassansomalilander4074
    @hassansomalilander4074 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi markan qolka gurigayga tagnay dekeda berberi ugu badnan kadinka ugu horeya 40talabo wax kayar bu ijira
    Waxay jibouti ka hinasty sida lo baladhin dono dekeda iyo baaxada badeed iyo beri ay haysato
    Kaga darane wax ku lexanaya ma jiran
    Lkm
    Haday deked bilabi wayan
    way iska tegi donan

  • @harounbakal2357
    @harounbakal2357 6 ปีที่แล้ว

    walal anugu mahan la tertermana port adunga port Egypt, Soudan, Emirates, souad uga ...etc maha Berbera iyo gismayo wayo mahan nayah Somali jabuuti wa Somalia bal adowga Dubai ma ogolo development iyo inan la tertermno isaga

    • @ubahletv684
      @ubahletv684 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayoub Abdi
      Hhhhhhhhhhhhh yaa ka eryaya Berbera farmaajo ma leh Adeero
      Airport iyo dekedii muqdisho meeye turki baa iskaga galgalanaya hhhhhh

    • @aragsantin1838
      @aragsantin1838 6 ปีที่แล้ว

      Waar tukrigu diin iyo waxbuu ku qalday dadkaa, cadiifad yar oo ayuu kuala wareegay. Waa dantooda, inagu teena Berbera hala dhiso, oo ta lughaya hala furo. Meesho ha waalato. wado yar oo ta barbera iyo lughaya isku xidha hala sameeyo. dhiisha fuqriga ayaan tuuraynaa walaahi

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo 6 ปีที่แล้ว

    hadanu nahnay reer puntland wanu iska saarayna xaarantan dp word

  • @somaliamyblood4170
    @somaliamyblood4170 6 ปีที่แล้ว +1

    $120m ayaa Djib dekadeeda sidaas u dhistay. $442m barbara cirka ayay geyn doontaa ee halaga hor tago.

    • @issasharmarke7360
      @issasharmarke7360 6 ปีที่แล้ว

      Somalia Myblood j

    • @issasharmarke7360
      @issasharmarke7360 6 ปีที่แล้ว

      Uu

    • @moustassamatar5140
      @moustassamatar5140 6 ปีที่แล้ว

      Somalia Myblood ...jabuti 4 port Koo yaala .... Djibouti terminal 1 terminal 2 oo caasimada Koo yaala....doralex 1 BP 120 $ million doralex 2 china 450 million dollar