DHAGAXA CIRKA KA IMANAYA IYO DP WORLD MAXAY ??? | SOORAAN IYO JAWAAN MAXAA KALA QABSADAY KKKKKKKK

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawa...★★

ความคิดเห็น • 177

  • @telesomiyoshacabka1474
    @telesomiyoshacabka1474 4 ปีที่แล้ว +105

    Cidii aminasa Allah
    Like iyo comti waa
    Xagaga Allah awood leh

  • @ahmetfarah9778
    @ahmetfarah9778 4 ปีที่แล้ว +27

    Nimanka muuqaal ayleelihiin oo bilaa micno ah lama arag

  • @heescusub2023
    @heescusub2023 4 ปีที่แล้ว +26

    MAANTA WAA ADUUNYO WLL
    BARINA WAA AKHIRO WLL
    PLZ KU CAAWI WALAALKAA
    1 SUBSCRIBE KALIYA 1
    SUBSCRIBE PLZ WALAAL
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @hidayahassan2385
      @hidayahassan2385 4 ปีที่แล้ว

      MOHA BOSS PRO subscrib wankusaray ana isar

    • @mohamedabdi2157
      @mohamedabdi2157 4 ปีที่แล้ว

      Kusiyey subscribe walal

    • @xamsebaashe816
      @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +1

      Shar iyo heeso ayaad soo galisay kuu saari maayo

  • @maxamuudraamsade1923
    @maxamuudraamsade1923 2 ปีที่แล้ว

    Ilahow unaxariiso sooraan aan u duceyno wlhi abwaan aragti dheer ayuu ahaa

  • @zakariasnap5723
    @zakariasnap5723 4 ปีที่แล้ว +16

    Muusow lacag iskaga dhiib intaanay maalinka kale waxba soo dhigin 😂😂😂 hadii kleh farta ayay waawaynaynayaan sidii ay caamadu u fahmi lhyd

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 ปีที่แล้ว +30

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh
    Sooraan xaga sare ma buur
    Ayaa inaga xigta

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂Comentiga islaha qor adiga iga hor qorey 🤣🤣

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +5

    Sooraan iyo Jawaan 😂 😂
    Xikmad baa ku duugan runtii

  • @ciyaalkaxaafada2093
    @ciyaalkaxaafada2093 4 ปีที่แล้ว +29

    Ana uhoreeyay qofna yaanu idhafin like dhac dhac igu siii hada aragtay

    • @MrPes-rk7uz
      @MrPes-rk7uz 4 ปีที่แล้ว

      SUbscribe izar zxp
      Legands❤

    • @gardhaalechannel3503
      @gardhaalechannel3503 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saaraye wll subscribe iisaar

    • @hidayahassan2385
      @hidayahassan2385 4 ปีที่แล้ว

      @@MrPes-rk7uz wankusaray wll ana isar

    • @hidayahassan2385
      @hidayahassan2385 4 ปีที่แล้ว

      @@gardhaalechannel3503 adigane subscrib wan ku saray ana isar

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 ปีที่แล้ว +1

    Soorana iyo jawana salana sare Ramadan Kareem allah cafimada ha ingu gadha siyo

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 4 ปีที่แล้ว +3

    Xikmad ayay sheegeen, qofkii fahmayaa fahmaya

  • @maxamedakram3493
    @maxamedakram3493 4 ปีที่แล้ว +2

    runta ayaad sheegteen sooraan iyo jawaan hore u socda, abwaano , jilayaal caan baxay oo daacad ah.

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimankan waa ehlu caqli, waa majajilaystayashi hore ee golihi hanuuninta Somaliyed oo kale, waxay bulshada uso bandhigan araada siyasaded iyo waxa masiirka ummada wax u dhimaya, sida raggiu matalay ruwayadii Xoriyo oo kale ee lagagaso horjeday madaxweynihi hore jaalle Siyaad.

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 4 ปีที่แล้ว +1

    walaahay jawaan tusaalahaa si aad u caqliyaysan buu u sugay waana damaca imaaraadku ka leeyahay dekedaheena iyo dalkeena

  • @abuukarshuutale6923
    @abuukarshuutale6923 4 ปีที่แล้ว

    Sooran iyo jawan 🙏🙏🙏 dad badan baad hurdada ka kicisan gayiga Somali dhan baa niigala taagera illahey ha idin barakeeyo from Somali South 🇸🇴

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +8

    Allahayaw maxay noqon ninkii awrkii lacag siistay kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 4 ปีที่แล้ว +7

    Miyaadan adhi kasoo baydhin, maxaa waxaa ku fahansiiyay kkkkk

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 4 ปีที่แล้ว

    Cidkale oo dakada Iman karta MA jirto wlhi waa xaqiiqa

  • @naciimapriya8499
    @naciimapriya8499 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kariim Jilaysha cankaaH
    Soraan Iyo Jawaan

  • @ahmedjoovio1372
    @ahmedjoovio1372 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan and jawaan legendary

  • @HEEGANMAN
    @HEEGANMAN 4 ปีที่แล้ว +4

    War like haku yaacinee 2 nin waxay ka hadleen ma fahanteen horta?

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 4 ปีที่แล้ว +8

    Waxay sii caad uu sheegen emaradku inuu somalida dakada hooda uu usoo dago kaliya tiisu sii ayna hoos udhac ugu iman oo uu iska oodaya wale meel foog bay waxka eegen

    • @mohamedjama6062
      @mohamedjama6062 4 ปีที่แล้ว

      Qoraalka, afkaaga hooyo iska hagaaji wll.

    • @ahmedhasan2837
      @ahmedhasan2837 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Jama bro qoralku waa sax sii dagan uu akhri

  • @khalidabdirashidahmed59
    @khalidabdirashidahmed59 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu in ay badaw yihiin waxaad ka gara naysaa commentki ay ka bixinayan ruwayada macanaha badan kh fadhida halakay ka doodi lahayeen ayy , leyihii wll like isaa hadaad illahay taqanid war adee baryada badan iska dayo waxaasi waa jahil nimee si fican uga qayb qaata wacyi galaintan waad hurudaane

  • @inesaleepanofficial3449
    @inesaleepanofficial3449 4 ปีที่แล้ว +4

    WAAAN IDIN TAAAGEERA MADAXEEEEY✨💫

  • @abdirazakahmed1045
    @abdirazakahmed1045 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan karim

  • @geeljiregeele4053
    @geeljiregeele4053 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimankan ayaa ah abwaanadii dhabta ahaa ee xikmada lahaa.
    Riwaayad kasta oo ay dhigaan waxay muujinaysaa xikmad iyo wax jira oo dhab ah.
    Nimankani waxay u maahan yihiin in la maal galiyo is ay mulshada u hogaamiyaan

  • @abshirgaboose8747
    @abshirgaboose8747 4 ปีที่แล้ว +9

    Alllahow maxay noqon
    Ninkii awrki lacag siista
    Kkkkkkkkkk😂

  • @abdifatahjirde4446
    @abdifatahjirde4446 4 ปีที่แล้ว +4

    SOORAAN❤️❤️❤️👍😂😂

  • @abusalman1242
    @abusalman1242 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtood Dp world way gubaysa dhamaan dakadaha ay isleedahay way kula tartami doonaan mustaqbalka, lkn inaga wakhtigan xaadirka ah dan ayay inoo tahay ee bal hanoo dhisaan uun hadhaw si uun baynu u gal galan doonaaye.

  • @drkhalidabokormohamed7131
    @drkhalidabokormohamed7131 4 ปีที่แล้ว +3

    1:21 bi qudrati laah suu uleeyey jawaan

  • @caica4503
    @caica4503 4 ปีที่แล้ว +2

    waxad indhaha u furaysan dad indho beelay ee ilaahay ha idinka abaal mariyi^_^

  • @walaalqaysar4015
    @walaalqaysar4015 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadad soran io jawaan tageerto like haila dhafin

  • @somaliss9843
    @somaliss9843 4 ปีที่แล้ว

    jilayasha soran iyo jawan wlhi waa asiibeen xaqiiqda dhabta h

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 4 ปีที่แล้ว

    Keep going Legend soorana iyo jaawan

  • @AbdiShaqale
    @AbdiShaqale 4 ปีที่แล้ว

    sooraan iyo jawaaan

  • @mustafeshiine3667
    @mustafeshiine3667 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh hore u socda Sooraan iyo jawaan

  • @olaadjokarr4751
    @olaadjokarr4751 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhh lilaahiban u qoslay awel xaga samada ma buudhbaaa naga xigay ku yeh sooraan😂😂😂😂

  • @maxamedabdirahman4768
    @maxamedabdirahman4768 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax

  • @nasircumarhajinasircumarha3870
    @nasircumarhajinasircumarha3870 4 ปีที่แล้ว +3

    Soran nin an tageero

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว

    masha allah xigmad iyo xaraabo waa xagina tagerana waa xagena barnamij dher kasosara dhagax dhiga benta ah ee berbera iyo boos ceshiga allaha idin dhowro

  • @maxameddhashane754
    @maxameddhashane754 4 ปีที่แล้ว

    sooraan

  • @kodeyareshow9299
    @kodeyareshow9299 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi si caqiibo leh bay u hadleen DP world waa waxmatarayaal siilaanyo iyo xukamdiisu naga iibiyeeen

    • @hidayahassan2385
      @hidayahassan2385 4 ปีที่แล้ว +1

      Kodayare show subscrib isar wll

    • @kodeyareshow9299
      @kodeyareshow9299 4 ปีที่แล้ว

      @@hidayahassan2385 waan kuu saaray wl hore u soco

  • @Umuqanciye
    @Umuqanciye 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh hormar wcn abid

  • @shabelkareradanmaxamedkhad8488
    @shabelkareradanmaxamedkhad8488 4 ปีที่แล้ว

    Sooraan & jawaan ragi adka

  • @cabdiwaaxidmaxamed5099
    @cabdiwaaxidmaxamed5099 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah saaxiibada

  • @ragehchannel8743
    @ragehchannel8743 4 ปีที่แล้ว

    Guri madhan waxaa laga wadaa. Xero meel reer miyigu dago

  • @hassantech510
    @hassantech510 4 ปีที่แล้ว

    Raag An tageero ,Cimrii dheer iyo cibadho suuban ...Kaliiya
    Dacaada Alle dhowra
    Amanada Guuta
    Xalal quuta oo Xaraan Iska ilaliiya
    Xoolaha Agonta Iska ilaliiya ....Dardaraan

  • @salmaanabdiqadir1320
    @salmaanabdiqadir1320 4 ปีที่แล้ว +2

    Ragga culus soraan iyo jawaan ruwaydihiin wan u xiizany

    • @MrPes-rk7uz
      @MrPes-rk7uz 4 ปีที่แล้ว

      Wllo SUbscribe izar
      TH-camr cusub ahaye

  • @abdiqani768
    @abdiqani768 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha
    allaah maskax baaku dhamaty wlhi hore usoda

  • @shaaficijaamac5013
    @shaaficijaamac5013 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq weeyyan ninkii awarkii lacag siistay

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta kawo la aan dawaneyso like ii saara

  • @ShucaybMaxamed-lz2wd
    @ShucaybMaxamed-lz2wd 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @zioofficialchannel773
    @zioofficialchannel773 4 ปีที่แล้ว

    Run wlle waa wax jiraH

  • @masimyare4453
    @masimyare4453 4 ปีที่แล้ว

    waa xqiiq jirta waana siyaasad ninka fahmaya gurigaaga oo madhan si aan loo degin haahey wnu fahmny alle ha idin daayo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅

  • @rshabeelmahad3971
    @rshabeelmahad3971 4 ปีที่แล้ว +1

    Arinkaa DP world si xigmadaysan ayay uga hadleen

  • @khadarjama3265
    @khadarjama3265 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh sooran iyo jaawan somali comedy

  • @Maxamed_tarax
    @Maxamed_tarax 4 ปีที่แล้ว +4

    Walal ilaahay janada haku geeyo subscribe isaar🙏

    • @taammustafe147
      @taammustafe147 4 ปีที่แล้ว +1

      Niyow u jeedka ku jiraa waa in aanay ciise muuse dekada cidi la qaybsan oo iyagu filinkan db world ka dambeeyan hadal kani ma qarsoona lakiin Habarjeclo oo ciise muuse xaasid xaasid la ciyaa raysa ayaa dekada iibisey si aan loogu aayin oo aanuu reerka saaxil lehi u intifacsan
      Waar kor uhaya niyow wa la idinku fahmaye

    • @taammustafe147
      @taammustafe147 4 ปีที่แล้ว +1

      Ala mayee dameeran kasoo baydhey
      Alahayaw maxay noqon ninkii awrkiisa lacagsiitey.u jeedo
      Alahayow muxuu noqon codkaanu suber awal siiney
      Oo sawtii idinkaba la idin siiyey codka maaha maxay noqotey

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 4 ปีที่แล้ว

    Waa cimi ku filan somali walahi

  • @samatarmaxamed9355
    @samatarmaxamed9355 4 ปีที่แล้ว +1

    Ghhhhhhh

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 4 ปีที่แล้ว

    Maalmahanba maayirka hargeysaad la socoteen.
    Dakadiina waad mucaaradaysaan
    Fahanuu

  • @jaamacaaden8052
    @jaamacaaden8052 4 ปีที่แล้ว +4

    Ala xaal og ragani maalinti silaaanyo dalka jooogay d.b.w. way taageeersanaayeen maanta what? Midna aan idin sheege dakadii cusubyiid 60% waa done eeriboodki isna waa done wadadii berbera ila HARGIES 30% waa done waa la doobyiye yaan la dacaroon

    • @aidarousibrahim5550
      @aidarousibrahim5550 4 ปีที่แล้ว +1

      Odayaashu waa afku xoglayaal markaa waxooga ayay meesha ka rabanoo walagu adkeeyay malaha. Teeda kale dekeda hada shaqo fican ayaa kasocota 2021 Marka lagadhana, waxaan filayaa inay waxbadan dhamaandonan, Dekeda jabuuti dpworld 8 Sano ayay dhisaysay. Tase mihimka ah in LA fahmaa waxa weeye mamulka konfurta kajira ayaa waxay dadka ugu sheekeyan imaradku waa cadaw, dadkena qarna taasa ka dhadhacsan. Waxay se Mooogan yihin aduunyada inay tahay Dana lays-dhafsanayo iyo is-fahan, Waan jecelahay iyo waan necbahay midna Kuma dhisna wax walba waa danaysi, hadaad adigu cad kaaga gosan-waydo Cidna ha-eersan.

  • @mohussein2490
    @mohussein2490 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaga samada ma buuraa inaga xigay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ciiltireinaweedhsame4750
    @ciiltireinaweedhsame4750 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi runtay taabte labadan nine

  • @suldaanxadiid2464
    @suldaanxadiid2464 4 ปีที่แล้ว

    Miyaanad Adhi Kazo Baydhin Captain Jawaan

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 ปีที่แล้ว +4

    Legends sooraan And jawaan❤

  • @MrPes-rk7uz
    @MrPes-rk7uz 4 ปีที่แล้ว +2

    Fist person SUbscribe izar zxp

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 4 ปีที่แล้ว +2

    Xigmad yaa salaam , gurigaa banaan si aan loo degin falwgeed qabo , ningaranayaa wuu garanayaa nacasna loo sheegi maayo

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri ninkii lahaa duminayo kumaa laga difaacaa soomaalay? Waa Guri ninkii lahaa gubayo tolna aan lahayn diintana aan waxbadan ka garanayn !!!

  • @shimbirrecap
    @shimbirrecap 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta jecel barashada cilmiga Technology nagu soo biir

  • @eng-abdirahmanmuhumed1028
    @eng-abdirahmanmuhumed1028 4 ปีที่แล้ว

    How are you😀😀😀😀😀

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane ปีที่แล้ว

    Waxaa la yidhi baa la yidhi
    Nin qaad leh ayaa is yidhi is xariifiyoo jaadka ii dheh ( xayaysiis ) u samee , wuxuu yidhi inuun haduu dux leeyahay kii dux-da lahaa anigaa haya
    Inuun haday ruwaayad dux leedahay , waa tan😁

  • @abdirashiidsiciid8756
    @abdirashiidsiciid8756 4 ปีที่แล้ว

    R5

  • @samataridiris54
    @samataridiris54 4 ปีที่แล้ว

    Film aanta intaa halaga yara dheereyo

  • @ibrahina.k6103
    @ibrahina.k6103 4 ปีที่แล้ว

    woow

  • @adamkarama1326
    @adamkarama1326 4 ปีที่แล้ว

    Miyaad adhi kasoo baydhin ?

  • @abdirahman1109
    @abdirahman1109 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh like isara

  • @hogolmediaofficial7730
    @hogolmediaofficial7730 4 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe ii saara asxaabey waa faqiirkiiye

  • @engxaliye1872
    @engxaliye1872 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk hulahaa oo halkan adaa khabiire ma buura inaga xiga kkkk ar jawaan dhib badana

  • @mustafeabdi9139
    @mustafeabdi9139 4 ปีที่แล้ว +2

    Jilayashi caanka aha wan idin salama

  • @jaamacmalatari8987
    @jaamacmalatari8987 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow naga qabo

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 4 ปีที่แล้ว

    Jawaan waa caaqil, Dekadda Berbera Guri maran buu kasoo qaaday, yaan lagaa qabsan bay aheyd kuye.

  • @lurcaashaq3332
    @lurcaashaq3332 4 ปีที่แล้ว

    jawaan maxaa ku dhacay wuu xumaaday yaa ila arkay like

  • @mohamedsheikh8250
    @mohamedsheikh8250 4 ปีที่แล้ว

    Hii ni wongo sooranow

  • @zerzadiik2558
    @zerzadiik2558 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sooraan xaga Sare ma buura inag xiga

  • @HEEGANMAN
    @HEEGANMAN 4 ปีที่แล้ว

    Teeda kale waligay qof yidhi ilaah hadaad Aamina’s tahay ama rasuulka jeceshahay like iisaar iga wale uma saaro waayo maxaa isku xidhay aaminsanaanta eebe iyo like taada laakiin qofkii ka qayb qaata waxa uu daawaday oo rayigiisa ka dhiibta ama falanqeeya 1000 like baan usaaraa 😂

  • @maxamedcismaan3451
    @maxamedcismaan3451 4 ปีที่แล้ว

    xaqiiq baad ka hadasheen
    intaa iyo in kaleba dadka
    u Tusa

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 ปีที่แล้ว

    Sidii Nin wayn ayuu wax uGu sHeeGay wLHi
    QoF wax GaraD aH ayuun baa FHmaya
    Yacnii si aanay Ethiopia usoo deGin dekedda ayaa Dpworld Loo siiyay dekedda 💚💭❤

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 4 ปีที่แล้ว

      Ibrahim ku noqo maad fahmine, Mise say walahi ayaa tahay

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 4 ปีที่แล้ว

      😅😅 My zHp ma iHi Lkn wan ku dHex nooLaHy
      Ee iGa dapA Gee Hdanan Anu FHmin

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 3 ปีที่แล้ว

    Ma wax buura ah baa xaga sare inaga xogay😁

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 4 ปีที่แล้ว

    Ninkii fahmaaya haynoo sharaxo
    Hadaladaa sarbeebsan ee jawaan sheegaayo

  • @Shaacuur
    @Shaacuur 4 ปีที่แล้ว

    Inta kale maalin kalaan kaaga sheekaynayaa Muuse inuu lacag bixiyaa la eegayaa

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 4 ปีที่แล้ว

    Sooraan shirarka jaraaidna nagasoo daadee adiga iyo ninkii dheeraa

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 4 ปีที่แล้ว

    Masha majaajilo waa fariin gun fog,una baahan in la fahmo

  • @KIKIAFCAD-t6n
    @KIKIAFCAD-t6n 4 ปีที่แล้ว

    Sooraan Nin Caadiya Maahan Noolow intee nololi jirta

  • @jamalnour1019
    @jamalnour1019 4 ปีที่แล้ว

    Kollay dhalin yaro badani riwaayadbay modayan lkn labada nin meel fog oo ayaheeena ahbay bulshada darensinayan walleee

  • @alfazaalhaji5988
    @alfazaalhaji5988 4 ปีที่แล้ว

    Rag xikmad badhan

  • @axmedmaxamed7340
    @axmedmaxamed7340 4 ปีที่แล้ว

    Ishaad ka riddeen.

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 4 ปีที่แล้ว

    Waar ninkii jawaan waa gaboobee sooraan muxuu cunaa intaaba dhaafi maayee

  • @cadinasiryare4099
    @cadinasiryare4099 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk wlhi wa run

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 4 ปีที่แล้ว

    SORAN IYO JAWAAN CODSI
    Dhinaca shicibka u badnaada cidaad magaca ku yeelateen waa bulshada iyaga ayaa idin baray DAWLADA aad maalmahan u badan tihiiin xageeega, ha ugu sii darnaaato Intii Aad CARONA-ha kaga hadleyseene.
    Geba gebo
    Waar niman nagu qaaliyaaad tihiine, yaaney DAYACA iyo duulkeedu sumcadiiina dilin
    Waa iga Dardaaran iyo damaq damiireed e

  • @aminaabdullahihusein5754
    @aminaabdullahihusein5754 4 ปีที่แล้ว

    Dakada reerka quudisa hala gubo 💼👜👥👥👥🙌🙌🙌

    • @yonisrashidyey8435
      @yonisrashidyey8435 4 ปีที่แล้ว +1

      Iimaan la.aan baa kuhaysa ee ilaahay wax waydiiso