I love barnaamijkaan 561 i never miss one of them waa barnaamijka kaliya aadan qofna qabsan karin ileen waa kaftane anagana wixii aan rabney waa kadhex helney mahadsanadiin Ali iyo 2 yaassin iyo somali American TV ❤
Barnamijku wa fani shahadoyin aya la qeybiyay Hadanu nahay dhageysta yasha barnamijka Waxanu shahado qosolka siinay mr yasiin ducale garsiiya Hana gudomo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Adeer gari Ilaahey bey taqaanaa. Daarood baa dhibka wada. Waxay ka dagaalameen Kismaayo, Laas Caanood, Kilinka Shanaad, Ceergaabo. Waxay dagaal kula jiraan Dawlada Xammar, Somaliland tooda Puntland iyo ta jabuuti intaba, Meel kasta oo dab ka qiiqayo waa dul hogan yihiin . Weerarka Ceergaabo iyaga bilaabey. Nabadii odayaashu ugu baaqenn waa diideen. Dawacaley hilib iyo caano iyo ciir ayaa laga dhergiyey, hoyna waa la siiyey iyana xabad bey abaal uga dhigeen. Waa umad wardigoodu yahay Gala dagaalka ama dagaalka ha la galo. Dagaal kasta iyagaa bilaaba iyagaana ku jaba, qaxootigana iyagaa u bata. Xataa Itoopiya iyagaa noo keeney si ay xukunka u qabsadaan. Soomaali weyn si fiican ayey dadkaa u aragtaa waana yaaban tahay. Dad baa igu yidhi dagaalka lacag baa laga Sameeya. Dagaaalka gala ayaa awrka lagu kiciyaa, Kedib nin waliba reerkiisa ayuu qurbaha geystaa, gurina ka dhistaa, inta kalena xaabo dabka lagu shidey ayey noqdaan. Shanta gees bey degen yihiin hadana waa laga fadhiisan la yahay. Nasiib darada ugu weyni waxay heysataa kuwa colaada iyo dagaalada hurinaya ee gala gagaalka leh, kuwa sida xun wax u sheegaya iyo kuwa lacagta bixinaya Ifkana ajar uma yaal aakhiro cadaab baa lagu gurayaa.
Haday jirto wax wanaagsan oo Somaliya u qabsoomay waad eedaynkartaa Ilma Samatar.Laakiin waxa ay sheegayaan waaa wax aduunka ka yaabiyay. Somaliya waaa meel dhimatay. Bal 34 sano oo u dambeeyay dadka u sheeg wanaagga dawladnimo ee u dhismay Somaliya..So waxa ay sheegayaan ilma Samatar waa sax.
I love barnaamijkaan 561 i never miss one of them waa barnaamijka kaliya aadan qofna qabsan karin ileen waa kaftane anagana wixii aan rabney waa kadhex helney mahadsanadiin Ali iyo 2 yaassin iyo somali American TV ❤
Waa barnaaminka kaliya ee aan sugo. Thanks cali xadhaadhe
Following you from Kenya, MashaAllah i see also Yasin is back Waa nisalamey both of you.
Maasha Allah waa run dumashigay jamal cali xuseen guuleyso waliga
Barnamijku wa fani shahadoyin aya la qeybiyay
Hadanu nahay dhageysta yasha barnamijka
Waxanu shahado qosolka siinay mr
yasiin ducale garsiiya Hana gudomo
🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Maanta aad ayaan ugu fraxsanahay in la bedelo Yaasiin yare, waxaan ku nacay ma fahamsano micnaha sheekada kaftanka siyaasadda, waana fudeed
Wax barashaad ku jirtaaaaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
707 burco
Yasiin Xaraaare oo is helaay cawa
Kaftan siyasadu wadadii Qosolka iminka Ayaad dib ugu celiseen indhoweyd Bila Qosol Baan Dareemayey ee hore usocoda
Barmaamijkan Ana waxan siiyay
Shahadii kaftanka sanadka
😂 yaasiin funny well come
Caawaa. NUMMER. ONE. BAAN. AHAY. HAYAYA. YASIIN. DUCAALANA. WUU. JOOGAA.
Adeer gari Ilaahey bey taqaanaa. Daarood baa dhibka wada. Waxay ka dagaalameen Kismaayo, Laas Caanood, Kilinka Shanaad, Ceergaabo. Waxay dagaal kula jiraan Dawlada Xammar, Somaliland tooda Puntland iyo ta jabuuti intaba, Meel kasta oo dab ka qiiqayo waa dul hogan yihiin . Weerarka Ceergaabo iyaga bilaabey. Nabadii odayaashu ugu baaqenn waa diideen. Dawacaley hilib iyo caano iyo ciir ayaa laga dhergiyey, hoyna waa la siiyey iyana xabad bey abaal uga dhigeen. Waa umad wardigoodu yahay Gala dagaalka ama dagaalka ha la galo. Dagaal kasta iyagaa bilaaba iyagaana ku jaba, qaxootigana iyagaa u bata. Xataa Itoopiya iyagaa noo keeney si ay xukunka u qabsadaan. Soomaali weyn si fiican ayey dadkaa u aragtaa waana yaaban tahay. Dad baa igu yidhi dagaalka lacag baa laga Sameeya. Dagaaalka gala ayaa awrka lagu kiciyaa, Kedib nin waliba reerkiisa ayuu qurbaha geystaa, gurina ka dhistaa, inta kalena xaabo dabka lagu shidey ayey noqdaan. Shanta gees bey degen yihiin hadana waa laga fadhiisan la yahay. Nasiib darada ugu weyni waxay heysataa kuwa colaada iyo dagaalada hurinaya ee gala gagaalka leh, kuwa sida xun wax u sheegaya iyo kuwa lacagta bixinaya Ifkana ajar uma yaal aakhiro cadaab baa lagu gurayaa.
❤❤❤ustaad Ali &yasin waad salamatihiin Su,aal Yasin Qoslaaye xagee ku maqnaa timihina isagoo Bidaar leh ayuu 2025 😅😅usoo galay lool kaftan weeye keep going guys
Excellent news and a great updates.❤❤❤
Caawa kaftanku waa xalaal dhanwalba waa run 100%😂😂😂
Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin ❤❤❤
Odaygii Yassin ahaa caawan arkaa back in Action meesha kumaqnaa halgusoo daro Kaftanka waalaka shakiyey❤❤❤
😂😂😂 malaha track ayuu saranyahay 6 dii bil buu mar yimadaa 😂😂😂
Masha allaha. Aad baad nooga qoslisen.Yasin wellcome back.❤❤❤
War yaasiin wuu dhalin yaraaday
Mashaa Allaah
War yaasiin kirish booy aan kuu noqdee 😅😅
jamaal cali xuseeen
alle cimriga iyo caafimaadka haw dheereyo
Wlhi Absolutely true! Samatar teachers perfectly reflect the authentic behavior and character of their tribe ( samaroon)
Qosol baa nagu dishee keep going guys waa iga talo qofkii xanaaqsan hadaawado kaftanka siyaasada
Haday jirto wax wanaagsan oo Somaliya u qabsoomay waad eedaynkartaa Ilma Samatar.Laakiin waxa ay sheegayaan waaa wax aduunka ka yaabiyay.
Somaliya waaa meel dhimatay.
Bal 34 sano oo u dambeeyay dadka u sheeg wanaagga dawladnimo ee u dhismay Somaliya..So waxa ay sheegayaan ilma Samatar waa sax.
Yasiin Buur saxib waan ku salmey baryahan waad soo caylaysaa nimcad gashey maansha allaha
Wa YASIIN DUCALE IYO KAFTANKI SIYASSADDA O LO BOGEY
Yaasiin Ducaale yaan ku heystaa Wlh waa Qosol miiran
Yassin Ducale welcome back abti .. 😂😂😂😂
Keep it up guys ❤❤❤Yasin welcome back 🙏 ❤❤
Yaasiin Ducaalle shahaadada Qosolka iyo farxada halasiiyo😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 cali iyo yasin durable waaba xaraabo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wow yaasiin oo soo labtay 25 xili.xasaasi yaa siin sii shahaadada kadib xasn shkh
Welcome back legend yaasin😊
Yacin qosolka badan ka da barnamishka. Mahadsanid.
Waa qosol caawa
The best show you presented
Awoow CalaW munaafiqiibaa caawa kula joogee hadalka. Ha ku aamini
Wow yasin ducaale❤❤❤❤
Adeer YASSIN oo soo laabtqy 😊
Please please YAASIN DUALE KEEP IT UP he’s just Legend .
😂😂😂😂
Aabahay baa keenay wllhi maanta waa kaftan shidan
Legend is back yaasiin ducaale
Welcome cousin we missed you yasin
🎉🎉🎉🎉🎉🎉shahado sharaf🎉🎉🎉🎉🎉kkkkkkk wa 8sku qaban somali 🎉🎉🎉🎉🎉
Yaasiin docaale waan u xiisay
Ninkii lawaayey❤❤
Wa dabacadeeye ama xoor . Ninka ugu cayda badnaa xaga somali da wa Mr f waraabe
Kkkkkk waad iga qolisay Caawa
Waxaa tahay barnaamijka kaliya ee aan daawado thanks Ali xaraare
Ac
Shahadoyinka la qeybinamo
Wariye Ali xarare waxan siiyay saxafiga sanadka 2024
& bilad sharaf Ayan siinay Naga gudon
Jabir dirir
🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Asc wllkey caliyoow naga daaya xaysiinta aanaan anagu shuqul kulahayn dee guri ma iibsan karnee
Oo yaasiin hoos buu kuugu dhigee😂😂😂
Asc cali taleefanka laga helo markabka imaado samarka xafiiskiisa no❤osoo qor please inbadan ayaan raadinaayay
Kaftanka siyaasada waan Slmy ali Harare iyo yasiin ducale maanta waa qosal miiran 😂😂
Runta siyasada somali❤👋👋👋
Caawo caadi maahan kaftanka siyaasada
Labada yaasiin kan ayaa sifiican ula haysta kaftanka
First one please berbera ku soo dar
Yaasiinoow ashahaado maahane waa shahaado😂😂
Waa xoor❤
Ma shs alla 🤣🤣🤣👍❤
Welcome back Yasin Ducaale 😂😂😂
Barnaamijka maanta aad iiga qosliyey 😂😂😂😂
Mr qoslayo maxan ku xiisnay
Welcome back ❤
Mr Ali ninkan xage ka baxay
Aros miyu galay
Welcome back yaasin ducaale rug cadaa sare
Cabdiraxmaan cabdi shakuur baad ilooeday caloow
Prof Ahmed and abdi watching
Wan idin salaamay
Ninkan xaguu Ku maqnaa
Welcome back Yasin Ducale waa la tabay🤣👊🏾
100 kun with 24 hours View haday gali waydo aniga I tuurtuur best yasin ducaale with cali xaraare
Waar yaasiin I’ll u xiiroow soo dhawoow wlle from malindi
❤❤❤❤
SCW ALI HARARE RUNTA KA SHEEG SSC IYO WARSANGALI .
FULAY BAA TAHAY.😂😂😂
Waaaw sxpkeey yaasiin ducaale aad ayaa u salamay
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaa siina Cali yow naftir kaada baa faan naku dilay fall kaas waad ku qabatay cali
😅😂 😅idinkana shahaadada kaftanka naga gudooma
Yaasiin wellcom back
Cali xaraare caawa isaaq Iyo faysal Cali waraabe bu mayk U qaatay hadalka inta kale waa Ku macaani
😅😅😅😅
Nin maxamed cali Bile la yidhahdo ilawday shahadada faanka caliyow
Cali iyo yaasiin oo isla fadhiyo waa mar la arag xiiso gaar ah ayuu leeyahay
yaasin cawa qosalkiisu waa zaaide odaygu cali xaraare Barnamijkiisu u xiisay 😁😁
OMG parfasor ku shegah waa from Qac to Qac? 2025
WAA,IDIN,SALAMAYNA,,WELCOME,BAG,YASIIN,DUCALE,,
War anigana shahaadadada ha iga reebinn ninka barafka saybeeriya ku nool 10 sano ayaan ahayeee
Ma kaa dhabba Siberia
Very very true
Yaasiin ducaale iyo cali xaraare oo ishelay dad nolaan maayaan salamulaah somali American tv 😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhh yaa wallaahi ana soomaalia 5 jeer baan Doon raacay
CALI XARAARE. WAA IN LA TOOGTAA. WAAYO. SOOMAALIDA. AYUU. QIXITAA. WAA EEY😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂WASAQ
Qoraalka afsoomaaliga iska soo sax horta intaadan cali tooganin
Waxaad arki jirteen qof sooqora adeecada aniga ayaa uhoreeyay wax dawda. Balse Caawa waa sheeko kagadisan. Aniga ayaa udambeeyay wax dawda kaftanka siyaasada😂😂😂
Barnamijka Yasin miya qurxinaya mase marku jogo kasbad ukentan barnamij shidan kkkkk😂😂😂
Shahaadadii kaftanka siyaasadda ayaa dhiman oo Ali harare lasiiyo.
4.5where is gone plz
Cali waxaan kuu hayaa nin iskoolmate aan wada ahaan jirnay waxaan dugsiga sare kawada baxnay 1989 fasalki ugu danbeeye ingiliiska maadooyinka oo idil 100 buu keeni jiray kadib jaamacadihi xamar buu ka baxay ka dib burburki holand ayuu jaamicad kadhameeye marki iigu danbayse ayaduuna macalin ka noqday ninkaa magaciisa waa cali maxamed guuleed waana nin qunyarsocod haddii loo baahdo macalin quwaaxiisa waa warsangeli daarood sidaa ogow caliyaw yAasiina wax badan bidaar baad ku foorjeesaa maanta quruxda baarbarka aad ka jaratid ayaad soo marise baan u malaynayaa mahadsanid.
caliyoow muuqaalka gadaal ka muuqda maad ka daaysid casaanka. jajaban kuma habboona background Tv studio.
Canbaareyn ban dusha idinka turay.
Waxa ad Shahadadi ka rebteen arďay qalin jabi. SH Xasan Dahir aweys
Asc war hoow warka naga suga hayyee warka soodaaya
Jamaal Ali Hussein oo ciyaartooydii w/ Galbeed,(Kubbdda Miiska) diba ka mid noqday Ciyaartooydii Naadigii Badda,
Beesha Isaaq an ka hordhace waxay kaga dhagantahay Ictiraaaaaaaf 😂😂
Wan lawayay
Cali xaraare waa majaajilaystaha sanadka wlhi 😅
Shahadada mucaaradnimada waxaan siiney mudane xildhbaan cabdiraxman c/shakur oo mucaarad ahaa 10sano ku dhawaad
BEESHAA ISAAQ WAA LIINBXADY WAABA ISVEDESHY HADALKAANA WAAD LA HESHY CALOW
Mhdsanid Calow