Anwar & Hawa`s Family| Siden Udiyaarsaday Boorsadeyda Hosbitalka /Whats In My Hospital Bag?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • asxaabey videoga inuu idin cajabiyo ayaan rajeynaa plz share dhaha like saara Subscribe saarv chanelka lana wadaag asxaabtaada love you guys
    social mediaha naga so radin kartiin
    instagramka anwar| / kinganwarofficial
    Instagramkeyga | / queenhawaof. .
    Snapchat | Queenhawaadam
    Tiktok | vm.tiktok.com/5...

ความคิดเห็น • 494

  • @queenluula2294
    @queenluula2294 4 ปีที่แล้ว +132

    Anwar Sii wado Timirna Qaata Anwar Ilmaha Dhagta midig ha ugu Adimo Tan bidixna hauga Aqimo Timirta intuu lafta ka bixiyo jilciyo Ilmaha haloo dhuuqsiiyo inshallah Ducadana Daah fur uga dhiga Allah idin fududeeyo

    • @zakariamaxamuud6615
      @zakariamaxamuud6615 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allh wlshey 🤗🤗🤗🤗

    • @umumuasif8471
      @umumuasif8471 4 ปีที่แล้ว +6

      Mnsh alh abyo sidas aa ugu fcn sunadii nabiga scw

    • @munabuety4686
      @munabuety4686 4 ปีที่แล้ว +2

      mAasha allah xbbti jazakallah

    • @samiirajamaac674
      @samiirajamaac674 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin insha allah

  • @naimosaid8
    @naimosaid8 4 ปีที่แล้ว +29

    abaayo timir qaado foosha wey dadajisaa energyna waad ka helin xafaayadaha dadka waa weyna sadex xabo ka qaado shiidna qaado goyaashana kuwa waa weyn qaado dhawr diric kabo dagana qaado oo cusub illahy hku fududeeyo insha allaah

  • @cudoonbeautychannel2472
    @cudoonbeautychannel2472 4 ปีที่แล้ว +37

    Masha allaah waxa is ka ilowday shukuman oo is ku soo tirtiri lahed marka qabesato kofidane 3 xabo kadhigo markasobaxeso mid oo ku so qadato iyo mid markadhasho is la markii madaxa logalsho maxa laga yaaba in oo dhiig ku halabo ayaa laga yaabaa illahay haku fududeyo Aamiin

  • @jojoalkadir4656
    @jojoalkadir4656 4 ปีที่แล้ว +30

    Abyo hawa alwaysta noocaan waa yar yar qof dhalaysaa tahay alwaysta xogaa kuwa wawen soo iibso adiga iyo babiga creams qaata aa isticmaashaan ilaahi haku kala keenp xppti ❤🥀

    • @zuhuuraxmed7269
      @zuhuuraxmed7269 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax wuu yaryahay lkn hadey kudhasho isbidalada wawen sida shafi hosbital ama yardameri ayada iyo cunuga walosoxira ayada mida wawen aya loxira

  • @munahaji11ismail41
    @munahaji11ismail41 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ka ilaabey adkaarta badso intay fooshu ku hayso alhamdulilaah aniga iyado lay diyaariyey qalin ayaan umulay ( laa ilaaha ilalilaahu waxdahu la shariika lah lahul mulku walahul xamdu wa huwa cala kuli shay in qadiir) waliba afka kamaan qaadin adkartaa ilahay wu i dhibyareyey adiga iyo inta kula midkaa ilahay ha idin fudaydiyoh duca idin la garabtaganahay ishalaah

  • @ifra206
    @ifra206 4 ปีที่แล้ว +74

    Abayo diracyo bdn qaado wayo inta foolaneysid laga yaabo iney qoyan bdn iska imaaadaano. Baby ugu yaraan 3 joog u qaad

    • @haliimaibraahim4276
      @haliimaibraahim4276 4 ปีที่แล้ว +3

      Sax wye abyo ilaahy haku fududeeyo xbbti xge ku dhaleysah hospital keh NH

    • @faizoyusuf5864
      @faizoyusuf5864 4 ปีที่แล้ว

      Dhar malahan miyan hosbitalka

    • @MmmMm-kh3uj
      @MmmMm-kh3uj 4 ปีที่แล้ว

      sax

    • @MmmMm-kh3uj
      @MmmMm-kh3uj 4 ปีที่แล้ว

      baa ti qaa do laasim dhuur xabo abaayo

    • @ugaasougaaso9078
      @ugaasougaaso9078 4 ปีที่แล้ว

      Been ma aha marka foolabaysid waa i aad dhar badan qaadata waliba baati

  • @ibrahimabdulkadir1215
    @ibrahimabdulkadir1215 4 ปีที่แล้ว +22

    Markuu saa id kuu qabto xanuunka towxiidka iyo saliga nabiga afkaaga yuukabixin inshaa allah afar undhood isku heeda allah kaa dhigo

    • @anisocabdi3487
      @anisocabdi3487 4 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw♥️♥️

    • @asiamohammed7095
      @asiamohammed7095 4 ปีที่แล้ว

      I lictually cry hbbty masha ALLAH jazakallaaah khayr

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 4 ปีที่แล้ว +23

    Abayo Allah ku fududeyo foosha .nunahane Allah idiin xifdiyo
    Afar indhood oo is qado Allah idinka dhigo.waxad ku sii ridata cadey iyo shukumaan timahane dabo .aniga waxay Ila tahay intaas baa dhiman

  • @fadumoibrahim6234
    @fadumoibrahim6234 4 ปีที่แล้ว +46

    Hawa mid ban kula talinayaa baby markad dhashid inshallh uu bil ku gaaro hben dhaaf ugu qubey cunuga fast ayuu kuu koray kushkush ku noqonaa

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 ปีที่แล้ว +8

      Uguna dar mrke uqabeso horay naska haka siiiso bucbuc sinoqona

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 ปีที่แล้ว +4

      Ilaaa 6biloood naaas bas sii caano haiska siiinin

    • @fadumoibrahim6234
      @fadumoibrahim6234 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ramaas5896 mila aragty wlhy saas sameyaa masha Allah sirta wan isla ognhy

    • @fadumoibrahim6234
      @fadumoibrahim6234 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ramaas5896 haaa sax waye

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 ปีที่แล้ว +3

      @@fadumoibrahim6234 ha wlhi ano ugub eh aa dhqtrkeda cunugta isodhahy ilahada 3bil jirta malin dhaf ugu qbeyaa mansha allh tbrakalaah wye

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 4 ปีที่แล้ว +9

    masha allah hableheena sida wanagsan ad wax isugu gudbisn baan jeclahY alle haydin karaameyo hablha somaaliyed kulankeenana janda alle ha ka dhigo I.A wax badn ban idinka faaiday ❤
    🤲alle ha ku fududeyo foosha queen xawa cung nabd qaba all ha ku siyo ado cafimad qaba rajynayna ina so laabtid I.A 🥰💯❤

  • @naimafarah5060
    @naimafarah5060 4 ปีที่แล้ว +13

    Xbbti insha allh vidogan kan xiga adigooo faraxsan oo cafimad qaba oo 4 indhodo nabad qabta ah ayan idin sugayna xawa caday ilahay haku fududeyo foosha❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @kassimhaji9195
    @kassimhaji9195 4 ปีที่แล้ว +8

    Walle reer galbeed caadi noqonay,🙉🙉abayo md iska sugtid intuu alle kaa kala keenayo,wx walbo xag Rabbi ka qoran yihiin...ugubna wd thy,ducada badi iyo sadaqada...Nolosha alle ku siistay alle hakuu barakeeyo...eena qarso dad bdn heysanin.

    • @imqueen6229
      @imqueen6229 4 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wllo benta maha dadki waxlba Meshan in also dhigay aminen

  • @ayaanmohamed6883
    @ayaanmohamed6883 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha ku fududeeyo abyo afar indhood oo nabad ah

  • @amiraqueen4623
    @amiraqueen4623 4 ปีที่แล้ว +2

    OMG wlhi waa jeclaaday commentiyada gabdhaheena soo bixinayan ilahay ha idin xifdio dhaman hooyoyinka soomaliyeed io inta gabdhaha ah ani cml abyo adna ilahay haku fududeeyo foosha 🤍❤️

  • @ismahaansaaqle62
    @ismahaansaaqle62 4 ปีที่แล้ว +9

    Hooyo walba foosha Allah u fudedeyo
    Adna Allah Kuu Fududeeyo abaayo Mcn ❤️

  • @fifitheexplorer4074
    @fifitheexplorer4074 4 ปีที่แล้ว +28

    Shanlo iyo caday ama rumi ha iloobin, iyo wax mac macaan, sida nac nac quleel oo energy ku siiyo markaa dhashid kadib, may Allaah make it easy for you, salam from uk

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 4 ปีที่แล้ว +1

      Nac nac kuleylku muxuu taraa abayo

    • @fifitheexplorer4074
      @fifitheexplorer4074 4 ปีที่แล้ว +2

      @@umumanaal8557 energy oo siinaa qofka, sokor badan ne male, afkane woo u qooynaa umusha, isla markii ee dhasho hadii la siiyo.

    • @asiamohammed7095
      @asiamohammed7095 4 ปีที่แล้ว +1

      Me too living UK
      Wax baan ka faaiday qaali thanks jazakallaaah khayr

  • @umuzuzu4892
    @umuzuzu4892 4 ปีที่แล้ว +21

    Habibtii ilaahey hakuu fududeeyo runtii foosha xanunkeeda qofkii dhalay lee dareemi karo gbdheyda curuda one month ka hor aa dhalay alx

    • @xamdimuxumad8279
      @xamdimuxumad8279 4 ปีที่แล้ว

      Amin wlhi inta foolatay dareemi karto isku mida nahay ani xita gabadheda bil ka hor dhalay

    • @abdinurmohamed5951
      @abdinurmohamed5951 4 ปีที่แล้ว

      amin

  • @MaryamAli-uw1ts
    @MaryamAli-uw1ts 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah;Lkn abaayo Diricyada labokadhigo,waxadkaloo u bahaantahay go shiida oo aad sariita hospitaalka iskaga gogosho,ama go cad oo kale.
    Alle cunug caafimaadqabaa haynasiiyo

  • @quenilwaati5362
    @quenilwaati5362 4 ปีที่แล้ว +3

    Afar indhoodo abshira ilhy haku kala keeno

  • @filfilo__
    @filfilo__ 4 ปีที่แล้ว +4

    Always ooo umusha loogu talagaly ayaa jirto company bilan ayaa soo saaro xamar waa ka heleee tan aa hada hesato wey yartahay xbbty dhiigaas sida caadada maahan marka take care xbbty 😍ilahey hakuu fududeeyo foosha

  • @hajara289
    @hajara289 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu fududeeyo xbbt I.a

  • @nadiathequeen8062
    @nadiathequeen8062 4 ปีที่แล้ว +8

    Abaayo ha cabsan iskadhig geesi insha Allaah wat dhaleey adonabadah insha Allaah adonabat ah iyo by bi GA adonabat ah insha Allaah abaayo mcn ❤

  • @hamdiyanaaragsan2887
    @hamdiyanaaragsan2887 4 ปีที่แล้ว +1

    Xbbti timir cun 7 xabo ama inta awodid xiliyadan aad bay u ficanthy fosha ayay ku saacideysaa mcnto alle haku fududeeyo insha allh

  • @mariamali3496
    @mariamali3496 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi m.allah comentiyada dadga wax badan ka faide thanks asxaabe abyo adna allah kuu fudeeyo 🤲♥️

  • @queenkhaluudabdullahi8081
    @queenkhaluudabdullahi8081 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo fantada orangega horay u qaado dhiga ayuu joojiya ilaahna haku fududeyo

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 4 ปีที่แล้ว +6

    Xogaha video light ba ku furan lkn jaceel ka lagu sameye aya qurxinayo all the best qurxy nabad ku kala imaw ❤

  • @umazakariya5349
    @umazakariya5349 4 ปีที่แล้ว +35

    Xariga caloosha ha iska hilmamin abayo midakle olweesta naagdhashy wax uma tarto ani ahaan waxaan ku dhihilahaa oona ani tijabiyay cafayada caruurta lambarkarabtid isticmal dhiig kuma soo dhafayo allha ku fududeeyo 🤲🤲🤲

    • @mariaabdullahi8021
      @mariaabdullahi8021 4 ปีที่แล้ว +1

      Fikrad fcn kaa helay xabiibti waa tijawinaa xafayada ciyaalka marka dhalo insha allah

    • @fartuunxuseen3392
      @fartuunxuseen3392 4 ปีที่แล้ว +1

      Haaa wlh abyo kula midaa ahay anga marka dhalo olwes ma xerto m.a xafada ilmah lee xirtaa dhiig kuso dhafayo maleh wlh

    • @faatimaismail5814
      @faatimaismail5814 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidee xafayada ilmuhu kuguxidhamayza xbbti

    • @user-pc4sb5gd7p
      @user-pc4sb5gd7p 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh hayeh🤫

    • @fadumoahmed7276
      @fadumoahmed7276 4 ปีที่แล้ว +7

      Asc abaayo wadankeena ma yaalo miyaa suufka loogo talo galay gabdhaha markay dhalayaan. Aniga hadda ingiriska ayaan jooga waxaana qabna suuf ween eh oo loogo talo galay markaa dhashid. Ilaahey ha u fudeeyo gabdhaheena inti dhaleyso hadda🥰

  • @faatimahassan5189
    @faatimahassan5189 4 ปีที่แล้ว +4

    Queen hawa Allah kuuu fududeeyo mcnto lkn mid baa kugu darsan lahaa diracyada badso cfimaad badn ku rajeena 😍😍😍

  • @caynilove796
    @caynilove796 4 ปีที่แล้ว +7

    Xapipti xaawa allh ku fududeyo foosha xanuunkeeda anaa arky udub ayaa tahy adoo xanuunka foosha sugooso lee dhalee aniga 3 week ayaan dhalanhy udub ayaan ahaa marka allh ku fududeyo

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 4 ปีที่แล้ว +9

    Xbibt alle haku fududeyo then duruucda 2kale ku darso iyo garba saar' xafaayadna qaado always wax kuuma tareyso iyo go'baati aad sariirta ku goglato midakle canuga dharkaas ka badal dharka isku furan ee badhamada leh u qaado waayo ilmaha yar surwaal uma ficna

  • @halima1811
    @halima1811 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallh mashaallh mashaallh Alle ha ufududeeyo somalay daaya woow so qoreysaan xasid haku noqonina waa gaber yar oo mustaqbal leh xasad haku noqonina mashallah ugu kaalmeya sidey ishina ugu dhicin

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhy haku fududeyo adigo cafimad qaba anigana sidad oo kale wan sugaya iso ducee ilahy fosha hayno fududeyo dhamn inta uur leh

  • @nafisoabdullahi1965
    @nafisoabdullahi1965 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahey haku fududeeto abayo mcn adi iyo bbygada oo cafimad qabo allaha idin kulansiiyo aamen❤❤🙏
    Waxa ka codsana gabdhaha horey usoo dhalay hadey ay jiran intan ee abayo diyarsatay in ka dhiman in aad ku caawisan insha allah gabdhaha uurka lehna allaha idin wada fududeeyo abayayaal❤❤

  • @hamdahoney7480
    @hamdahoney7480 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirac fican, garpasar, iyo babyga ugu yaran lapo jog. Meshn aa jogo kenya pampers, wipes ka, even buskut ka isbitalka laga siina,

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo wax kulul sii qaado sida shaaha oo kale energy ayad ka helesa insha allah alle haku fududeyo tankle baati badan qaado sida diracyo iyo garba saaro

  • @suhairainab6649
    @suhairainab6649 4 ปีที่แล้ว +7

    Yess! First comment is mine 😂😂 heart my comment pls pls pls , ilaahay khayr hakuugu dhameeyo dear Hawa💫👑

    • @umusidra9745
      @umusidra9745 4 ปีที่แล้ว

      Abayo waxa kaaga dhimn boorsada xafayada wenta adi lgu xiraayo horey uqaado because of isbitaaladena ma hormarsana waxa klaa kudarsataa rajistiinka nuujinta kasa kufudud abayo

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 4 ปีที่แล้ว +1

      @@umusidra9745 rajistiin nuujin miyaa jiro abayo xageese laga helaa anigaa ubaahane

    • @umusidra9745
      @umusidra9745 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo x.wene wakhele rijistinka nujinta kudheh woku fududena wana lagu tala galay nujinta xbti

  • @munaabdisatar
    @munaabdisatar 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abayo Allah ju fududeyo 😍🥰 lkn barfuunka iska dhaaf carafta ilmaha yar uma fiicno

  • @malikaahmed4202
    @malikaahmed4202 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah walasheena quen hawa alle ha kuu fududeeyo inshallah vidogan video ga xiga adi iyo ilmahaaga oo caafimaad qaba kuu rajeyn I.a

  • @nacishcadey1959
    @nacishcadey1959 4 ปีที่แล้ว +2

    It’s your fast baby 👶 alle nabad hakugukalakeno adiga iyo baby 👶
    Insha Allah 🍼

  • @evrahmohamed1020
    @evrahmohamed1020 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah proud of you Sis waxaan kuugu daraa ra'yi xafaayada nuucaan ilmaha way gubtaa redness ayay u keentaa caruurta waxaa aad uga fiican xafaayada nuuna, both of them baby gayga u xiray. Guulayso👍👍❤❤

  • @suweedomacalin5946
    @suweedomacalin5946 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaha kuu fududeeyo foosha 🤲😍

  • @nadiathequeen8062
    @nadiathequeen8062 4 ปีที่แล้ว +1

    Haawa luul illaahey hakusacido malintas insha Allaah abaayo asxbt halosoduceyo abaayo kudhal nabata ❤

  • @iqramoktariqramoktar2227
    @iqramoktariqramoktar2227 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh comentiga dhan ayaan aqrinayey all waa gabho hadana mid walba talo siinayso ilahay hanoo kiin daayo gabdhaha soomaliyeed waa hiil io walaal wllhi ❤️💋♥️

  • @farhiamohamud5811
    @farhiamohamud5811 4 ปีที่แล้ว

    Maalin dhawayd baan ogaaday inaan labo bil uur leeyahay. Alxamdulilah waa marki iigu horaysay aan uur yeesho. 😆 cabsi cabsi. Aadbaad u mahadsantahay xaawo waan ubaahanahay qof aan wax ka faaidno hada nahay hooyoyin cusub. Ma ahan wax ceeb ah waan jeclaan lahaa gabdho badan o adoo kale inay jiraan. Mashallah
    Mabruuk dhamaan hooyoyinka cusub. ❤️ 👶 🍼

  • @amuundrsulaymaan4098
    @amuundrsulaymaan4098 4 ปีที่แล้ว

    alla hakuu fudydiyo qof foolnayaa kayshari ma xsustee wll ilhy bari

  • @minaaragsan666
    @minaaragsan666 4 ปีที่แล้ว +3

    insha alaah markaan dhalaayo diracyo laastiig qoorto ugu jirta ilaa 5xaba hore usi qadana iyo xafayadayda iyo rajastiinkayga iyo suufka caanaha layskaga ilaasho kab dacas maskiin wan si qadana timaha resto inaa ka dhigto cilaan gaduud saarto saabuntayda jeelkayga hore usi qadana iyo creamkayga korka an marsan laha iyo cadaygayga baby 2joog dhar ah io laba busto ah io 10 daiper ah iyo 2box wipes ah iyo cuntadayda insha alaah ano nabad qaba ilahay ha ikala keeno

    • @minaaragsan666
      @minaaragsan666 4 ปีที่แล้ว

      ❤️💖🙏🤰🏻🌺🤗

  • @inafarah4186
    @inafarah4186 4 ปีที่แล้ว +1

    Omg Hawa abyo ku jeclahay allaha kuu fududeeyo inshallah

  • @maryanabdullahi5870
    @maryanabdullahi5870 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllshey qaaliga allah haku fududeyo folsha amiin amiin amiin yaa rabi 🤲🤲🤲😍😍😍abayo qaali

  • @sagalsagal7528
    @sagalsagal7528 4 ปีที่แล้ว

    mansha allah ilhay hakuu fududeeyo insha allah wax aad ku faraxdid dhabta allae hakuu saro insha allah

  • @salmaabdi1540
    @salmaabdi1540 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu fududeeyo abayo

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 ปีที่แล้ว +4

    IlaahaY haku fadaydiyo wlzhy mcneyy♥️🌙 hooYo zhrfle HaWA🦋

  • @hanacadey2926
    @hanacadey2926 4 ปีที่แล้ว +1

    🤔🤔🤔abayo Allah ku xafido masha Allah mataante👪👪❤❤👌👍❤

  • @asiyaqurux418
    @asiyaqurux418 4 ปีที่แล้ว +1

    Huno mncha allah rabi nabadhaydin ku kala keeno insha allah ha hilmaamin brush teeth inta kale waa top❤❤

  • @hothoahmet751
    @hothoahmet751 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad diyaar garawdee alle hay Diin kala nabad Keeno wllo 🤲🤲🤲

  • @abdulkaadirhassan5023
    @abdulkaadirhassan5023 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahay hakuu fududeeyo abyo wan kuu soo duceyn insha allah

  • @makhtuumabdirahman9326
    @makhtuumabdirahman9326 4 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo anaa ifaaideysay kheyr allh kusiiyo ana bishii5aad ayaan kujiraa qurbana waan jogaa hoyo iyo famil idhaw majiro xajigayga bas Allh kuufududeeyo abaayo ana Allh iifudadeetyo🤲🤲🤲😭😭

  • @munahaji11ismail41
    @munahaji11ismail41 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah ilahay haku kala nabad keeno inshalaah diracyada shiidka badso shalmad shiidana ila laba qaado surwalka aad qadatayna kuma anfacayo wayo walagu toltolaa tacbaan ilahay khayr haka dhige ilmaha surwal uma ficna xundhurta ki taalke dharka isku yaale badhamada leg uga dhig kabdhado ilmaha lagu qabto iyagana ubadi colgate kabo yaro jambalo degan always dhakhtarka laga hela mid hooyo umusha lagu tala galay tan ka weyn, Malab itimirna si qaado inshalaah 4indhood is eegaya

  • @Sxunduss
    @Sxunduss 4 ปีที่แล้ว +1

    Waalikum salaam
    Ilaheey hakuu fududeeyo habibti ❤❤❤

  • @FaridaIsakAbdi
    @FaridaIsakAbdi 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa shegtay dhan wax muhim ah ma ahan wixi ugu muhimsana wa ka so tagtay abay qalabka dhalmada kow first ku ah second dharka ilmaha iyo kaaga sarwal iyo kastumo iyo perfume🤔 waxaas muhim mahan timir cajwa horey uqaado ilmaha yar maku dhasho lagu adimo afka inta lo burburiyo haloogu tiro adna always maahe mida wayn qaaado malinka kobaad kdb haku ahato always surwaal iyo rajistin iyo waxas marka mininkaaga timaado le waye😂

  • @maymaosmaan7390
    @maymaosmaan7390 4 ปีที่แล้ว +2

    San Usugayay Videogan Lee Queen Hawa Allah Ku kala Keeno Hppti Rabi Haku Fududeeyoh Foosha

  • @monaabdilahi8030
    @monaabdilahi8030 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlshy hawa Allah haku fududeyo foosha incha Allah

  • @abdulaahihassanabdi931
    @abdulaahihassanabdi931 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah my sister Alle hugu dhoro hore usuco

  • @furqanali5299
    @furqanali5299 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah aby ilhey haku fududeeyo

  • @ayaancabdi4037
    @ayaancabdi4037 4 ปีที่แล้ว +9

    Abyo aniga wxn ku gu darsanayaa in ad no so sameysan vlog mlnta ad dhaleyso

  • @maymunabdi8597
    @maymunabdi8597 4 ปีที่แล้ว +8

    Qali illah hakuu qududeyo abayo cafayada aad nuneyda u qaday iska baday wayo ciyalka uma fiicno anaa isticmalay cunuga wey gubee cafayada nuuna ugu badal waa iga talo xabbti

  • @أمحمزه-ي1غ6ه
    @أمحمزه-ي1غ6ه 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah xabbti lkn xifayada nucan mfcno xasasiyad ayeledahy mcnto foosha allaha ku fududeyo

  • @bintuahmed9542
    @bintuahmed9542 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu fudeeyo foosh

  • @KUN_CIILEY
    @KUN_CIILEY 4 ปีที่แล้ว

    Abayo ilah haku fududeyo

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 4 ปีที่แล้ว +7

    Oh i was waiting this❤im in tears❤

  • @zeynabcadey8923
    @zeynabcadey8923 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay hakuu fududeeyo apayo

  • @asmac4648
    @asmac4648 4 ปีที่แล้ว +1

    May allah swa make it easy for you walalo alaabtad qaadatay aad ayee u yaryahay runtii ma aqaan cisbitaalka inta lagu jiro somalia lkn ilmaha ila 5joog u qaad adima duruuc badan qaado always waxba mala celinayso xafaayada ilmaha xiro and bra kan ka jilicsan raadso ana nursing bra hadii heli kartid amaba sports bara illah haku fududeeyo❤️

  • @baraarugchanel9950
    @baraarugchanel9950 4 ปีที่แล้ว +1

    In shllah waxad samaysa baybiga markuu dhasho haduu wiil uahay i guda kudheh xbbti wa la israciya imika xanuun ku marbuu ka ahanaya xudunta iyo iyada wiig bay kubogsadan adigana markay fooshu ku timad iyo ayamaha kuuhadhay adna usoco xbbti en albaab meesha gacanta intad qabsato wax fadhisanaya iska dhig adon fadhiisan hadana istag ilaa shan minid ku cel celi timirna cun markad dhasho hafadhisan oha jiifsan ee wax yar yara soc soc sidhiigu kaga dhamado meesha latolona waxad kumadha bisho diiran oo shah madawle illhayna hakuu dhib yareeyo markad naaska siinaysid baybiga biyahacad aad u cab iyo khudarta caanobadan baad ushelan baybiga shah cadaysan iska ilaali xabti illahayna hakukalo nabad keeno

  • @nafisomoussa2377
    @nafisomoussa2377 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabiibti allah kufududeyo mcnto diraca badso cadi iyo kolged kudarso

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarak diyar garowga ad ufcnyhey abyo anaga wakuso duceyneyna insha allah sinabad eh adiga io nuuneyda inad is aksaxena after hospital bi'idin kariim

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad4800 4 ปีที่แล้ว +1

    Wsc war matulahi wabarakad manshaalah beautiful family alo idinxifdiyo Amin yarabi damantana keep going alo nawad gugu gano Amin 🤲🤲🤲🤲

  • @leylaali8424
    @leylaali8424 4 ปีที่แล้ว

    Kareem jirka kaa dhiman abayo allaha kuu fududeeyo

  • @Nolosheydi
    @Nolosheydi 4 ปีที่แล้ว +5

    illahey haku fudeeyo fool wax sahlan ma.ahan mida kale sulwaalka iska dhaaf waayo makishan kardid waa lagu toltolaa ugub ayaa tahay xanun bdn ayaa ku sugaayo illahey caafimad hakula keeno

  • @farxiyoabdi9002
    @farxiyoabdi9002 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo timir iyo malab qado Liana ilmaha wey uficantahy .Kadhig sheyga ugu horeya afka gabadhada timir iyo malab

  • @miskihassanali6335
    @miskihassanali6335 4 ปีที่แล้ว

    Alaha kuu fududeeyo xbbt insha alaah waxaan rajaynaa adigoo nabad qaba in aad noo soo laban doonto

  • @mariza4806
    @mariza4806 4 ปีที่แล้ว

    M.a abyo ale haki fudideyo xbbry nuunahay joig kale dhar ah u qad alle haku fududwy

  • @maandeqmilaana7792
    @maandeqmilaana7792 4 ปีที่แล้ว +1

    Hppti ilaah haku kala keeno in.a Allah Baby waan wada sugenaaa in.a Asoo cafimad qabo iyo doo cafimaad qbto in.a ❤❤

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaptii ALLAH kuu fududeyo owlaad baari ah ALLAH ku siiyo mcnto baatiyasha badso ilaa afar cml ka dhigo abaayo iibso qalabka lagu dhalinayo hadey u badato qiimahooda 20$ waana save xabtii taas xoga saar hospital qalabka waa kar kariyaan lkn mid cusub ka fiican insha qayr ayey kuu noqonee

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo rabi hakuu fududeeyo

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 4 ปีที่แล้ว +4

    Always aa abaa xafaayad weyn aa u xirnaa hooyooyinka ...hospital nogu imada😁😁🙏
    Wilasha video gaan ka xishoda ha firsanin ilen adinka ma dhalesane😂😂😂

    • @mariaabdullahi8021
      @mariaabdullahi8021 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa loo bahayahay iney fiirsadan waayo waxey ufaidenayan xasas kooda hadey wx oqonin

  • @samarasamakab9496
    @samarasamakab9496 4 ปีที่แล้ว +1

    Videoga codka iyo colorku ma fadhiyo
    Nabad ku kala imow
    Waxa ku dhihi lahaa alwaysta xagayad ku badalo tasa ka fican kana save badan

  • @hanicraxman1096
    @hanicraxman1096 4 ปีที่แล้ว +3

    allow fosha kugumadhibo intii alle isku abuurtsy🤲🤲

  • @farxiyoruun5628
    @farxiyoruun5628 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow adigo cafimad qaba ku kala keen adiga iyo nuunaha 😍😍😍

  • @queenamuun2372
    @queenamuun2372 4 ปีที่แล้ว +2

    xawa carurta marka la dhalo surwaal uma ficno ina loo xero coz xudunta ka dhiminaa waxa jira dhar is wato oo asiga dhan isku furan 👍

  • @samsamabdikadir5765
    @samsamabdikadir5765 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sweery I can't wait to see the baby Masha Allah blessed family

  • @sumayoaxmed8184
    @sumayoaxmed8184 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah abayo alle hakuu fududeyo insha aal❤❤

  • @ANABEYYY
    @ANABEYYY 4 ปีที่แล้ว +3

    Anigane iduceya asxbteyda bishii ugu danbesay ayaan ku jiraaa

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 4 ปีที่แล้ว

      Ilah ha inoo fududeeyo waankuwada jirnaa qaali

  • @carfonittapella2851
    @carfonittapella2851 4 ปีที่แล้ว

    Abayo hawa illahey haku fududeeyo plz walshey uso duceya

    • @carfonittapella2851
      @carfonittapella2851 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan subscribe isaaar hadad kamid thy team anwar and hawa

  • @nciimazae7491
    @nciimazae7491 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abaayo alle nabad hakugu kala keno wana ka helay sida jandadada udiyarsatey ducadadana amiin leyahy

  • @ayaanmahamoud1209
    @ayaanmahamoud1209 4 ปีที่แล้ว +3

    Mass maxamilaysid walee fosha markay timad diraca ind tuurtad waxyar u jirsanaysaaba any way alle hku fudeediyo enshalah ❤️

  • @sabahmahad3385
    @sabahmahad3385 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahey haku kala keeno abaayo macanto adi iyo ilmahaga

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 4 ปีที่แล้ว

    Insha Allah abyo illaahey haku fududeeyo

  • @munnaabukar521
    @munnaabukar521 4 ปีที่แล้ว

    Queen hawa cameradada plz mecraphone ku xiro si codkaagu si saafi ah nagu so gaaro thank u

  • @falastiinali9721
    @falastiinali9721 4 ปีที่แล้ว

    Wacly kum slam waraxmatulahi wabarakatuhu mash alh ilhy haku fududeyo foosha aby mcnto

  • @nimcojookar3369
    @nimcojookar3369 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 4 ปีที่แล้ว +1

    Waidin salamay xawo iyo xajigeda abayo adigo dhalin max u diyarsatay mar ka dhasho ay fican allha ku kala keno