"Suuliga waxaan u galaa si aan u ooyo oo aan lay maqal". Qisada Gabadh Hargeisa ku nool

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • "Suuliga waxaan u galaa si aan u ooyo oo aan lay maqal". Qisada Gabadh Hargeisa ku nool

ความคิดเห็น • 440

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel  2 หลายเดือนก่อน +26

    Qofki haya qiso e ubaahan in usoobandhigo wuxu nagalaso xidhiidhi kara what's upkan 0653459860

    • @NimcoDayib-mg8me
      @NimcoDayib-mg8me 2 หลายเดือนก่อน

      Haye

    • @HoodoBaashe
      @HoodoBaashe 2 หลายเดือนก่อน

      Qalbiyada halays ku dhawro

    • @abdirashidmohamettnor9078
      @abdirashidmohamettnor9078 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wn haaya Lkn hargeisa ma joogi

    • @boqoradagedo5027
      @boqoradagedo5027 2 หลายเดือนก่อน

      wan haya lkn waxa jirtaa hargeysa ana waxan joga kenyaa

    • @Fartunaliomar
      @Fartunaliomar 2 หลายเดือนก่อน

      Waan haya lkn waxan jooga ethiopia

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 หลายเดือนก่อน +156

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed ﷺ ❤️😢

    • @MaryanGaani-ft4om
      @MaryanGaani-ft4om 3 หลายเดือนก่อน +2

      محمد رسول الله صلى الله عليه وآله وصحبه أجمعين ❤

    • @FarttunC.qaadir
      @FarttunC.qaadir 3 หลายเดือนก่อน +1

      Swcswc

    • @ahlaamabdikadirahmedtukaal6746
      @ahlaamabdikadirahmedtukaal6746 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @SahalYasin-b9w
      @SahalYasin-b9w 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @maryangurhan5241
      @maryangurhan5241 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤ scw

  • @Nafiiss2
    @Nafiiss2 3 หลายเดือนก่อน +37

    Marxalada inantani Ku jirto wlh qof dareemay uunba dareemi Kara huno mcney way kaa muuqata oo wad dhibataysan tahay xatta maskaxiyan bay kuu dhawacday arintan wlh wankula dareemaya lkn taladaydu waxay tahay rabbi tala saaro qofkasi uu tagay ee naftada ha cadaabin noloshaduna xaqbay kugu leedahay wan ogahayo way adagtahay oo wan arkay lkn Samir dulqaado ilahayna waydiiso inu qalbiga kuu qaboojiyo Saliga nabiga scw badso waliba salatal ibraahimiya wax walba way Ku hagaagi doonan sister wlh qalbigan kaga ducaynayaa ilahay qalbiga ha kuu qaboojiyo 😢

    • @kaamilcawil8207
      @kaamilcawil8207 2 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 3 หลายเดือนก่อน +35

    Allaw dadki is jecel isku soo jiid qalbiyadooda oo isku keen 😌🤲

  • @abdikadirali9167
    @abdikadirali9167 3 หลายเดือนก่อน +25

    Gabadhan walhi wan ka xumaday wxn jiclan lahaa in an meshi ninkaa oo ka xumeeyay in an aniga Gabar keedo istaag anoo rago wakiil ka ah Allh sharfo dhaman gabdhaheen ❤❤❤❤❤❤❤

    • @asmafaahiye9064
      @asmafaahiye9064 3 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh 😂😂😂 biled sidi ki horun noqotaa

    • @abdikadirali9167
      @abdikadirali9167 3 หลายเดือนก่อน

      @@asmafaahiye9064
      Wax dhici karaa ma ahn

  • @abdirhmanahmed1804
    @abdirhmanahmed1804 3 หลายเดือนก่อน +16

    Wll inantaa hal talo ha la iga gaadhsiyo
    Wllshyeey quruxbadaneey horta waan ogahy mrka qof jeclaato ee uu kaa tago bilaa sabab runtii aad bay u xanuun badan tahy
    Waxana waa wax aduunka ka dhaca malin walba anuu hal talo ayaan ku hayaa oo aad ku ilaabi karto xitaa wuxu ahaaba
    1) ilaahy swc iyo adiga xidhidhka idinka dhaxeeya wanaaji
    2) istiqfarta badso
    3) salad kaste gadaasheda ducayso
    Wxan kaa balan qaadaya inaad wax bil ka yar ku ilaabi doonto ilaahyna uu badal khair qaba kusiiiyo

    • @NadiiraAbdulaahi
      @NadiiraAbdulaahi 3 หลายเดือนก่อน +2

      Dadka qaar badan lama dhawaceen hadey allah xihiidh fiicn kala dhexeyn lahaaaa sidan hadey sameyso iskadaa iney ilowdeee
      Waa laba midkood bey noqon
      1 in ay hesho mid ka khyr badan
      2 in ay iska dhaafto wakhti lumiska
      Iyo sheego ilaa uu ka imanyo midkii allah u qorey❤

    • @HiboYusuf-s9b
      @HiboYusuf-s9b 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wa runtaa in Sha Allah

    • @saaraabdirizack5542
      @saaraabdirizack5542 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiiq waye anigaa intaas ku buskooday aduunka qofkaan kama maarantid hadaad aaminto wa aafo ,marka illaahy aamin ducaysana byo qofkaan shalay madan aqoon wanad faraxsanayd majirto sabab qof kaa tagy aad qiimahaaga ugu lumiso baayo

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 3 หลายเดือนก่อน +21

    Salaada wllo ku dadaal huuno khayr ba ka danbayne

  • @xamdifarac7168
    @xamdifarac7168 3 หลายเดือนก่อน +30

    Wll Ana kulamide wana dhafe marku daneste kadanyso adiguna

    • @SagalCabdi-z8y
      @SagalCabdi-z8y 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤

    • @samiiramahamute
      @samiiramahamute หลายเดือนก่อน

      QoF sidaa o Kale Ku ah o hadan Kalsoni kugu qabin ka waran o Ku dhahay wad iga tagii adoon melna uga socon max la dhihi kar😭🥺

  • @CaashaMuuna
    @CaashaMuuna 3 หลายเดือนก่อน +23

    Allow hay badin qof aan ila fahmayn waayao nololeed oo yaanan ciilin ruux ani ibiday ama doonay lajir kayga 😢 wlshy gabadh bad u tahay duni hore u soco naftada ka qiimo badan runtii qofka kaa tagay daacad inmadada io dhawrashadiisa😢 guul ban ku rajenaya wlshy qali insha allah

  • @SuhuurAdenahmed
    @SuhuurAdenahmed 3 หลายเดือนก่อน +20

    Wlshy mcneyyy wax aan alle ku waydiiyey inuu qalbiga kg reebo wall 😢😢😢wlhie waa qiiso xanuun badan allow raga😢qlbiga noga reeb

  • @MusaybaSeid
    @MusaybaSeid 3 หลายเดือนก่อน +23

    cadceedow badana inantu😮

    • @CawoMohamedahmed
      @CawoMohamedahmed 3 หลายเดือนก่อน

      Mayla aragtay😂 fiiri badaninaa walley😂

    • @Simaneeeey12
      @Simaneeeey12 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anba ciilba iga qabty😂😂😂

    • @deeqayaasiin3149
      @deeqayaasiin3149 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa eedeeb darantahy maxad kaga diiganaysa walsheen

    • @NejlaMohmeth
      @NejlaMohmeth 3 หลายเดือนก่อน

      Ana xta dhibsadey 😢cadcedow😂😂

    • @HamdaNalka
      @HamdaNalka 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@NejlaMohmeth

  • @ZefudinCISMANAYAHMAD
    @ZefudinCISMANAYAHMAD 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi nin kaan labo malyan iyo kabadan ayuu uqalmaa wlhi waa ninka kaliya aan kuxidhanahaay waa ninka kaliya qisooyinka uusogudbiyo qalbigeyga ka oysiiyaan guuleyso sxb qaali❤waan dareemikaraa dhibatada jacaylka 😢waayo Aniguba waxan ahay bukansocod jacayl 😢ma ogi sidan si ahan doono 😢mon wax walba ilaaheyba iqoray waxan Maridonaa wuxu asiga iqoray 😢lkn aniga nafteydu waxay ishegeysaa 😢maaha wax ficn😔 lkn jacaylkii iga burburow waaxan kuleyahay madama aan aniga qaldana lkn anigo og inan qaldana hadana waxan kuleyahay wan kujeclahay wll 😢hadan nasib leyahay inta aan wadku idilin ayan ku arki doonaa ❤ hadana nafteyda waxan ku idhahdaa 😢1 nafteyday dib isku qabo wixi Qoran waa qoraale qarki iyo buur ha iska Ridin qorshiyoo qorshiyoo yeeluun go aan 😢2 xasuusta ay aamo waan xanibnaa xanunka jacayl wuxu u Badnaa ubadnaa xanunka jacayl wuxu ubadnaa anoo xayirnaa dartaa xawilnaa xawilnaa xogteydi halkaan kusugnaa ahayd mid xumeyd xasaasi ahayd ada xuladkii sacdiyay damiyoo 😢3 intan bahi kuqabo naftu beylah kutahay jacaylkana ubahnahay 😢 saxibayal team cadced gulesta Wan jeclahay inan kaqeyb galo barnaamijkaan lkn sorry majoogo wadanka 😢😢😢

  • @HamdaAdaan
    @HamdaAdaan 3 หลายเดือนก่อน +12

    Muxuu qof walba markii la weydiiyo xaalkiisa uu u yiraahdaa waan ficanhy isaga oo aad u dhibaateysan ama isaga oo aad u dhibaanteysan ama umurugeysan 💔😭
    Maleys oran kaa kalmadaas waan fiicanahay murugo badan ayaa ku duugan ?😭💔

    • @israatosh8053
      @israatosh8053 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi murug yar xataa ma aha

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil4559 3 หลายเดือนก่อน +11

    29/jun/2024 hbeen sabtiya waxn daawaday 30daqiiqo oonaftayda anku dirqinayay dareen anay xejinkarayn inay daawato runtii dhaawaca sogadhy inantan adban uga xumy waxnan udareemya sikadhaw sida dadka kle sababtuna wa inan ahay qof waxso jeclady qofku jeclana wayay dabcan waa dareen aanla cabiri karin markad waydo qofkgi dunidan waxakunol qalbiyo badn oodhawacan o an hadana hadli karin illaahaw qalbiyada ino.qabooji❤❤❤❤

  • @NimcoAbdi-zl8eo
    @NimcoAbdi-zl8eo 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wllshy mcney alle qalbiga haku qabojiyo waxad samaysa labo ragco oo salaad ah tuko illaahy bari ducayso qur aanka badi digriga iyo tasbiixda badi Insha allh illaahy ayaa ku hiilinaya illaahy ayaa badel khyrqaba ku siinaya niyada khyr usheeg wllo mcn ❤😢😢

  • @MaandeeqAli-t6i
    @MaandeeqAli-t6i 3 หลายเดือนก่อน +14

    Alle qalbigeeda ha uqaboojiyo😢

  • @hanaashiine5368
    @hanaashiine5368 3 หลายเดือนก่อน +10

    jeceylka naxariista ka weyn 😢dumarka wax jecel lee garan karto 😢

  • @israatosh8053
    @israatosh8053 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wlshey hall fariin oo waxanku hayaa ku anfacaaya siid wali wanka hubaa ani way isoo martay wanan ka gudbay alx waxaa samaysaa habenki saqda dhexe kac laborakcadood tuko rabina wax walba oo idin dhex maray sheego ku.dhex oy hadaa rabo lkn rabi dhibkaga usheego qalbiga allaha ku qabooja walashay mcn

  • @AbdirashidSh.abdirashid
    @AbdirashidSh.abdirashid 2 หลายเดือนก่อน +5

    سئل أحدالصالحين عن العشق فأجاب (قلوب غفلت عن ذكرالله فابتلاها الله بعبودية غيره

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 3 หลายเดือนก่อน +5

    Cadceed badana inantu😂

  • @xamdaabiib5377
    @xamdaabiib5377 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wllhi wllshaya naftaada ayaad bahdilaysaa ma ninkada naaga ku aragtay ayaad wali daba soctaa wali baga gabdha lagu khiyaamay waa gabdha aad ta qaano inaata ayaa jawaab igu filnaa lahayda aniga ahaan qof ilhaya u dhawan ma codloodo qof hadaan adigu cidlaya iskadaa aduunka hasoo arkee

  • @HoodoMahmoud
    @HoodoMahmoud 3 หลายเดือนก่อน +6

    Qali shaydanka iska naar kaliya laba ragcadood tuko allena ka bari mid isag ku dhaama oo allena calaf kugu daro qalbigan adkayso waad guulaysanysaaa insha allah

  • @HibaakAdan
    @HibaakAdan 2 หลายเดือนก่อน +3

    😭😭😭wllo jacaylku wuu dhib badanyahay lkn barefad kadhigo ninkasi haduu ku jecelyahay wuu ku imaan 😢😢😢

  • @IlwaadYaasin-hp3wz
    @IlwaadYaasin-hp3wz 3 หลายเดือนก่อน +5

    qofku hadu kadaneysto walag tagaa naftaada ha bahdil intaad qof baran baro zida loo jeclado io zida loo naco🙏💯

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 2 หลายเดือนก่อน +1

    Raga kiisa liita wuu nagu badan yahay hablo raali ahaada wax ka wayn hadu jiro wan idin odhan lahayn lkn inan gumeedkasta oo inan ka oohiya nama mataleee rali ahaada waxad mudan tihiin nolol oo dhan walahai in la idinla qaybsado

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 3 หลายเดือนก่อน +4

    𝗔𝗹𝗮 𝗺𝘅𝗮 𝗴𝗮𝗯𝗱𝗵𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗺𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗻𝗮𝗰𝗮𝘀 𝘅𝘂𝗻 𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗴 𝗶𝘀 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗼𝘆𝗼 𝗱𝘂𝗺𝗿𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝗰𝗮𝘆𝗮𝗱𝗵𝘆.😭😭

  • @Fadxiyeonlyn
    @Fadxiyeonlyn 3 หลายเดือนก่อน +12

    War waa jacylkii oo qof ah malaha dee waxn oo cadceeda garan mynee adiga yay ku rabtaaba

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 หลายเดือนก่อน +5

    Alle qalbiga hakuu qaboojiyo wllashayey neefkii xanuunkaas kumariyeyna alle sidegdeg ah uga soo ifbaxo nafsigaga❤😢

  • @khadritahassan5705
    @khadritahassan5705 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wllshay mcney qof wad jeclaan kartaa lkn ma ogaan kartid qofkad jeceshahay inad calaf ku leeday marka hore taa qalbiga gali wax an alle kuu qorin ma heli kartid wax alle kuu qorayna ma waayaysid marka qaali qalbiga adkee alle na talo saaro alle haka masaxo hadii an alle kuu qorin hadii kalena alle haakuu so sakhiro oo marku hadalkaaga maqlo alle qalbigiisa naxariis hakuu galiyo 😢😢. Wlhi waa dareen xanuun badan in qalbigaga raaco qof ku nacay waliba bilaa naxariisa adiguna niyada khayr u sheeg noloshaadana hore u sii wado 🙏👑ogaw boqorad bad tahay boqoradna qof qiimeheeda garanaya ayaa hali kara. Wan jaraynaya inad qoralkayga akhrin doontid 👑🙏

  • @salanadenaden2324
    @salanadenaden2324 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii qisadaan bilaw ilaa dhamad ad la ilmesay love plz 😢😢😢

  • @Qadanibrahim-f1p
    @Qadanibrahim-f1p 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wllshay mcn alle qalpiga hakuu qaboojiyo xpti aamiin aamiin 😢🤲🤲

  • @xaawoilkacas4253
    @xaawoilkacas4253 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walaasheey salaada sunyinka ah badso haha baryin cid aan alle aheyn kanatasho

  • @WardaMaxamed-sm9ii
    @WardaMaxamed-sm9ii หลายเดือนก่อน +1

    Wll waliga qof haysku jilcin haduu ka danaysto adna ka danayso

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wlashay shaydan kuu buunbuniye iska naar ilahayna tala saaro wixi aad calaf ku leedahay waayimaysid

  • @abdullahihareed2769
    @abdullahihareed2769 3 หลายเดือนก่อน +2

    Run ahaantii gabadhaan qisadeedu waa ixanujisay mana ahan in la cidleeyay oo kaliya ee waxa iyadane ka ooysiiyy waa in aan loo sheegin sabbta looga tagy 😢 wax ka xanun badane male qofaad jecleed bilaa sabb haka tago
    Sorry wll adigane rabbi qalbigada haku qaboojiyo💔🥲

  • @drduniyamohamud5363
    @drduniyamohamud5363 3 หลายเดือนก่อน +4

    Suuliga laguma ooyo waa shadadinta hoygooda waxana macquul inay kaso raacan oo aad xanuun ruxiya yeelatid xppty wax kasto kugu cuslaada laba ragcood uu tuko saliga nabigana badi CSW❤

    • @hamdafaarah-jj3rw
      @hamdafaarah-jj3rw 2 หลายเดือนก่อน

      Wa runta in ay xanuun ka qaada dhici karta shadadintu dhibatynyn

    • @queentacadalefaadumoladan4122
      @queentacadalefaadumoladan4122 หลายเดือนก่อน +1

      Runtaa weye wll weliba qofka ku ooha suuliga cimrigiisa farxad ma helo😢😢

  • @asmafaahiye9064
    @asmafaahiye9064 3 หลายเดือนก่อน +4

    Qaali salaada tuko oo qur aanku u laabo

  • @nacimasheikhmohamoud3192
    @nacimasheikhmohamoud3192 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rabiyo nafsi I hareer mari sabab la aan block kusaraa dadka anoo bage dheero bilaa sabab uqorsya yaa waduud 😢

    • @AnisoSiciid-c5h
      @AnisoSiciid-c5h 2 หลายเดือนก่อน

      Wllhi iskumidnhy waba isla yaabaa mararka qaar🥹😂😭

  • @SayidAbdi-nf1io
    @SayidAbdi-nf1io 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wall alle qalbiga hakaaga reebo wahli dadku nocwalba wey leyihiin raguna mawada xuma lkn alle melka fican kurajaynayaa isha allah😂😂😂

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad7173 3 หลายเดือนก่อน +3

    Cadceedoow Badanaaa Qofkani

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaan talo siiyoh gabadhaan please 🙏 jaceelka waa wax jidha lkn ma ahan qofka in aad is raaciso please 🙏 jaceelka seriously yuusan kaa noqon ilaa aad isguursataan qofka

  • @roobleqays9638
    @roobleqays9638 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alla sharaf xumaa wiilka gabar ooyaysa dhaafayaa

  • @HiboMaxamed-bq9ei
    @HiboMaxamed-bq9ei 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sababta uu iiga tagay haduu ii sheegi lahaa ugu yaraan wuxuu iiga tagay bn ogaan lahaa😢😢😢😢😢

  • @CarafaadJamaal
    @CarafaadJamaal 3 หลายเดือนก่อน +3

    AniGaBa QaarBa naGa ooYsiiYa Laakin ma sheegno❤

  • @AmalNuura123
    @AmalNuura123 หลายเดือนก่อน +1

    Wan dareemi karaa quruxeeey 😢 wllhi dhib ta uu leeyahy jacylka
    Ragaw intaad allh ka baqdaan hablaha sidan ka dayana qalbi jabka intan leeg ma qadi karnee

  • @AmiirMaxed
    @AmiirMaxed หลายเดือนก่อน +1

    Mxa hya mrka😂

  • @AaminaAadan-do7rl
    @AaminaAadan-do7rl 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dantad ka raco qof ana ku rabin la iskuma dhajiyo
    Marka ka danyso

  • @saadosuleiman3887
    @saadosuleiman3887 3 หลายเดือนก่อน +4

    Cadceedaw gabadhu aday kurabta fahan huuno

    • @najahhasan7524
      @najahhasan7524 3 หลายเดือนก่อน

      Ma ila aragtaaaaa

  • @niciimaMuqtaar
    @niciimaMuqtaar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry Walshay😢💔

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed4308 หลายเดือนก่อน +1

    Illahaw adaan ku magansanay adigaan kuu dhiibanay nafahayaga iyo quluubtayada iyo mustaqblkayaga wixi laguu dhiibtaa ma dayacmo. Hablhaa aan malinkasta arkaynayna qalbiga u qabooji bismillahi 😢😢

  • @mohamedadam3512
    @mohamedadam3512 หลายเดือนก่อน

    Jaceylka gabdhaha soomaalida was too intense? Gabdhow aashiin wax jeclaada, oo iskala reeba. Everything about Somali chicks is stressful 😮

  • @FunnyAnt-rw5eh
    @FunnyAnt-rw5eh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qiso tii ugu xanuunka badnayd ban Hayaaye maso bandhiga Ana😢

  • @mahadjimcaale1087
    @mahadjimcaale1087 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaha hargeisa ku nool qalbi jileec 💯💯 allow niyadda u qabooji

  • @HindaMaxamad-e9h
    @HindaMaxamad-e9h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Laba isqbta kala dhaqajisa waxasi wax kusomaray oo dhamaday bay ahyd ka gudub noloshada horay uwado maxa qaldan qali

  • @HothanAbdijama
    @HothanAbdijama หลายเดือนก่อน

    Ax waan naxy markii hore in duruuf aduunyo hayso moodayay😢jacaylo maxad dhib keentay😢😢

  • @maslah345
    @maslah345 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta caalamka taagan waxaa jira danaysi ee majiro waxjacayl dhabi layiraahdo qaasatan somali

  • @AsmaxuseenMuxumed
    @AsmaxuseenMuxumed 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alleh ha kaadulqaado tasxiixda badso wllo

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 หลายเดือนก่อน

    Anigu wn soo maray jcyl lkn malintii uu I qiyaamay block bn saaray horaan uga socday xitaa ma waydiin sbbta laba rakcadod bn tukaday ilhy bn isku xidhay uman calaacalin wlhi mrkuu arky inan noloshayda horay u watay buu Isoo ooyay ilaa hda meel ksta uu iga soo raadiya hablow waa inaad garatan qiimihiina si ksta ood wx u jeceshahy naftada baa ka muhiinsan ha u ooyin Qof aan ilintada kla jeclayn go aan yeesha mrkuu qofka aad jeceshahy ku xumeeyo just horay uga soco xitaa hdd murugonayso isku day inad ducaysato ood ilhy isku xidho ood naftada ku mashquusho oohin iyo daba carar wxba ku heli mysid

  • @DeqaAbdi-n1z
    @DeqaAbdi-n1z 3 หลายเดือนก่อน +3

    Magaciiba way inacsisay 😂 alle ku ku ilow siyo wll😢

    • @naciimasaleeban9114
      @naciimasaleeban9114 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi maxanu qiiroona cadceedawdaas hysaaye😂😂😂

  • @hafsaomer-o3f
    @hafsaomer-o3f 3 หลายเดือนก่อน +3

    Na hoogto suuliga laguma ooyo 😢shadaadiin ba kuso raaceysa

  • @hanaashiine5368
    @hanaashiine5368 3 หลายเดือนก่อน +1

    nin sas kuugalay jeceylkasta uqabtid haa soo ceshanin abayo. xanoonka wuu dhamanaa waqtiga waa daawo. ee quf kaa ooysiiyey jeceylkasta uqabtid haa soo ceshanin please 😢

  • @happyhussein5254
    @happyhussein5254 25 วันที่ผ่านมา

    Wlshy mcney waxad samaysa kaliya Ilhy isku xidhi bas sujuuda ku ducayso o Iljy bari waxad tidhahda Ilahyawo qalbigaga ada xukume iga saaar uun bas

  • @salanadenaden2324
    @salanadenaden2324 หลายเดือนก่อน

    Wlhi xanun waye lakin jclka kugu horeyo maxu u qasaraah ani 2011 ilaa hadaa qof dambe wan amini laahay 😢

  • @CawoMuuse-b5e
    @CawoMuuse-b5e 29 วันที่ผ่านมา

    Ragu ma wada xumaa mid xunba see heelay wlhi blhi waxkasta wa qadar iyo basiib see hadi qisadayda ka hadlo walaa oyii lahaaa qof ixumeyaaay mahaa lkn wa qof jecel naxariis farxad bosti wllo aabo sxp itaba sidhaba igu buxiyaay alx dadku ma wada wacna lkn way jiran dad wanagsan

  • @ridwancabdi5731
    @ridwancabdi5731 หลายเดือนก่อน

    Sxb dadka kugu xidhanbanu nahay Ee qisoyinka marka lagag shekaynyo hesaha quseya no badi ado mahdsan please

  • @MuniirSiciid-yg3cz
    @MuniirSiciid-yg3cz หลายเดือนก่อน

    Nacdali kugu dhacday
    Waxasa rag kulasheganaya
    Inan walashi okale ah qlpiga
    Kaga ciyaro

  • @InanSomaaliyeed
    @InanSomaaliyeed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Benalay😂

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cala cal badana yaaaab gabadhaan hoyaded iyo abehed iyo walalahed maxay daremayan ilahow na astur

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll Suuligaagii Kula Noqo Waxani Qiso Maahee

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢wllo kula mid baan ahay lkni waligey oohinteyda qofne uma sheegto 😢😢😢😢😢😢😢

  • @kawsar808
    @kawsar808 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceedow cadceedow baykaga dhegty😢

  • @guleidhassan4380
    @guleidhassan4380 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaashay waxaan leeyahay, ilaahay baa qurux kuu dhameeyeya, ma jirto sabab aad u dabacararto qof aan ku doonayn, ilaahay baa ku siin reer ku jecel, dadaalka farabadi oo ilaahay ku noqo, salaatu laylka badi insha alllaah,

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 2 หลายเดือนก่อน

    nin i xumeyey hees uu i qadi jiray waanba la coloobi lahaa qiil waan usamayn lahaa hadduu i shego sababka xarirkena jaraya oo ay macqulthywaxs lkn bilaa sabab nin ku tagy NAsib buuba leyahy hadanan dilin in aan u catabana warkedaba daa

  • @dekaasowe5409
    @dekaasowe5409 หลายเดือนก่อน

    Horta qalbiga allah ha kuu qaboojiyo lkn horta dumarka maxaa ka qaldan naa nafdaada dulmiga kadaa wa se qofka waad jeclan karta lkn ha jeclaan jacayl aad u walan karto qof ku intu ku jecelyahay jelow uun is adeeke naa oo ohinta jooji wali way raadinaysaba

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube 3 หลายเดือนก่อน +1

    waar cadceedow zxp qaar halkan kuu haya cisbitaalka iga dhig nio
    halke kaa soo qabtaa iso sheeg

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg 2 หลายเดือนก่อน

    horta sorry waxa ku dhacay gabadhan lkn soo walid maleh gabdhahan melahan cml ka oynana wixii kusoo maray kamayro qof walba qiso ayu leyahay inta sofariso calacal waa ceeb anigu jacel wan somaray wlhi hal haben ayan mel faristay go aan ayan qatay

  • @XamdaAxmedyuusuf-d4i
    @XamdaAxmedyuusuf-d4i 2 หลายเดือนก่อน

    Abaha iyo jacaylka iyo oohintaba was nayaa xeerkii dumarnimo waad jabisay joojiya hablo wllo waxan aad wasaan sharafbaad ledihiin cisi ayaad ledihiin maaran maalinkuu kaa maarmo ninkani isbadal maalinkuu isbadalo

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 2 หลายเดือนก่อน

    Suuligu mid la galayo maanu ahayn wl😂 mida kale marki hore waxkasta rumaaysteeh wax kasta lama rumaysto wlo farax warkisu wa khiyaal

  • @MohamedCazka
    @MohamedCazka 2 หลายเดือนก่อน

    Hoy Hoy Hala xishodo hablo hadad cid jeclanayso hoyadaba jeclaw o dinta jeclaw waxno caca Ka xishodo

  • @NastehoDeeq123
    @NastehoDeeq123 หลายเดือนก่อน

    Wan oyaaa ano biyo wajigyga kudaqayaa mrwlba sii ana ugu qariiyo😢😢 drteed 👀

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sharftat iyo ta walidka toona kuma jirto inad halkaa so fadhiisato aad nin u oydo

    • @SleepyAlligator-fb9zc
      @SleepyAlligator-fb9zc หลายเดือนก่อน

      Wll plz iska daaa quruxdeydii waa qof wax gubayaa

  • @Kamil-kq4kl
    @Kamil-kq4kl หลายเดือนก่อน

    Waad iska ilaawi doonta baaye waa dareemaya xanunka wa samara cashar baad kabaranaysa waad gulaysan doonta

  • @SamsamKaaba
    @SamsamKaaba 2 หลายเดือนก่อน

    . Ax ax ax ax sorry walashy qlia aaad baan uga xumahay runtii laaakiin dadku ma wada sinee daaa.im keeena wayn baaan kaaga baryayaaaa inuu kaaaa dulqaado deg deg kuu dabiibo sister

  • @HarbiAli-mh9un
    @HarbiAli-mh9un หลายเดือนก่อน

    Wllo saalada kubadil huno saaladu wa kali wlh huno

  • @ismailcabdi8980
    @ismailcabdi8980 3 หลายเดือนก่อน +4

    Naa cadceeed badanidaa Dee wll

    • @HabibaHashi-sc1cf
      @HabibaHashi-sc1cf 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂 so magacisa maha

    • @Imanx602
      @Imanx602 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @Asiaabdi-e2m
      @Asiaabdi-e2m 3 หลายเดือนก่อน

      Waar dhagayso uun jilicsanyoow

  • @Yasinxaajiabdishafi
    @Yasinxaajiabdishafi หลายเดือนก่อน

    War adigaga lagu socdaaye fahan mida kale makarafoomkii aaway awr yahaw ligiska lihi 😂

  • @happyhussein5254
    @happyhussein5254 25 วันที่ผ่านมา

    Pls pls cadceed wllo labarka inanta isii si gooniya ayan u raba in aan ula kulmo o qarsooon

  • @Calisamatar-f1x
    @Calisamatar-f1x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaasheeyey run ahaantii waxaa tahay qof qalpi fiican oo aan mudnayn dhibaatada sidaaas uweyn ilahay qalbiga hakaaga tiro
    Taladaydu waxay tahay inaad is weydiisay su,aalahaan kadibna aad naftaada ku qanciso
    1. Maxaytahay farxada kuu aktaaal qof bilaa sabab kaaga tagay
    2. Seed u nooleed inta aadan Baran qofkaas ka hor
    3. Yaa dadka wax waliba u suurta Galiya
    In aad naftaada waydiiso Baan filaaa
    Midaa kale kalaamka alle aqris oo ku fakar oo qisooyinka quraanka dhageyso
    Waxad ogaaneysaaa waxa ku haaya wax ka weyn in ay dhaceen
    Walaasheeyey anaka baa ku jecel I.a farxad hel. Oo guuleyso ❤❤❤❤

  • @abdirisaq2561
    @abdirisaq2561 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kaa naxiskaa hablaha wxa ka duuba waa in dawladu waxa ka qabtaa, reerkii dhalay waa wxa ka qabtaa, habluhu haddii dhib gaadho waa la dhawraa qalbiga loo dhisaa lkin muuqaal samayne ku yeelana mustaqbalkeeda nolaleed danbe.

  • @NajaxAbdi-o7e
    @NajaxAbdi-o7e หลายเดือนก่อน

    Wll waxaga qarsodi kadhigo ale Haku qapojiyo😢

  • @NitaPea
    @NitaPea 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow wan kubryaa qalbi jab danbo ha itusin mid ban jclhy hda allow clf igu dar 😢😢

  • @MarwaUpdirashit
    @MarwaUpdirashit 12 วันที่ผ่านมา

    La wa tii xisbiga jogtee aamn gaggle jeclayd😂😂

  • @MssKubra-m8f
    @MssKubra-m8f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nasab ma aha ninkii hablaha kaa oohiya wlllhi
    Bayo kula dareen baan ahay ee ka goo qalbiga ruxaas nolosha way kuu hagaagi byo😢

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 3 หลายเดือนก่อน +1

    War nacas baa inanta helay, ilaahay hakuso qabto haduu khayr kuu yahay

  • @NaimoHasan
    @NaimoHasan 3 หลายเดือนก่อน +1

    sorry walashey❤

  • @NastexoMawlid-d7w
    @NastexoMawlid-d7w 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry walashay qali

  • @Docaysanhodo-ci9gy
    @Docaysanhodo-ci9gy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllshy qisadaada aad baan uga damqaday ale waxaan kaga baryayaa mid ka wanagsan ku jecel Kuna cidlaynin

  • @sagalyousuf3599
    @sagalyousuf3599 2 หลายเดือนก่อน

    Ax sory walshay amba wankula qaba alle talo saaro murugdee😢

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Is adey abayo 2 ragco tuko alow qalbiga igareeb kudheh ilahey ulabo astaqfarta badi 😢 alaha kaga bixiyo qalbiga haduna qayr ku ahayn

  • @AbdulRehman-us7fo
    @AbdulRehman-us7fo 2 หลายเดือนก่อน

    Channel ka weli man arkin rag kasoo muuqda ragaow gabdhah san halo dhamo