SIDAAN U DIYARIYAY hospital BAG 💼 WHAT S IN MY hospital bags 🤰🏼👶🏻

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 142

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 ปีที่แล้ว +12

    Amiin ya rabi abayo ilahey hano fududeyo dhaman teena inti xamiyo ah insha Allah

  • @Wavybreeze
    @Wavybreeze 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc abayo naas nuujiska baby aad aye ugu fiicantahay baby immune system adi xataa way kuu. Ficantahay .. malmaha koowad way adagtahay lakin ku dadaal Inshaallah Ilahay haku sahlo

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว +3

    Adoo Caafimaad qabo ILAAHAY hanoo kaa soo nabad celiyo Bi'idniLLAAH ❣️

  • @mssqosol
    @mssqosol 2 ปีที่แล้ว +5

    Abayo nabad allaha kugu kala keeno markasto oo aan arko in aad video youtub soo dhigtay titleka dhaqso aqriyaa ina dhashay niyada kugu hayaa qof uur leh marka arkaba adaan kusoo xasuusta caafimaad ku dhal abayo

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll alle haku fududeyo ilahay idimkisa amin hoyo wn ku daremyaa ha welwelin alle isku xidh

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahay si fudud haku gu kala keeno abayo nabad iyo cafimad ban idin rajeynaya

  • @hawaluul5389
    @hawaluul5389 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha idin wada fududeeyo intaa heysana allah siiyo

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah horma wacan abayo illahay ha ku fuduyo amina yarabi abayo 👩‍🍼

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 2 ปีที่แล้ว +5

    ALLAHA kuu fududeeyo foosha -bi-it-ni-LLAAH ❤️🎉

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 2 ปีที่แล้ว +4

    Illahy hano wada fududeyo intaa haysana allah ha siyo 🥰

  • @hanimustafe3053
    @hanimustafe3053 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a abyo illhy ha ku fududeeyo afar indhoodo nabada abyo hal mid kugu darsanaya nuunaha naaska sii xooga waa kugu dhib lkn fa'idadiisa badan wax badan na wuu ka caawinaya sida inuu xoojiyo difaaciisa iyo cfmdkiisa iyo maskaxdiisaba misasada kada uma fiicna qumanka iyo dhegaha cabuqyadoodu soo dadajiyaa adigana fa'ida kugu jirto sida inaad ka bad baado xanuunada naasaha ku dhaca waana family planning malintii iyo haben kii ugu yaraan 8 jeer ugu badnaan 12 jeer naaska sii exclusive breastfeeding u dhameystir 😍❤😍💯

  • @sofiaa1635
    @sofiaa1635 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah baby 🍼 Allaah kuu fududeya foosha insha alaah

  • @nawaalcabdi2260
    @nawaalcabdi2260 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah allah ku fududeyo abaayo welcome baby girl 😘🤩

  • @axlaanali1041
    @axlaanali1041 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy haku fududeyo adi iyo inta foshu idhimntahy ilhy ha idin fududeyo xbbti

  • @ahlamhamdish4828
    @ahlamhamdish4828 2 ปีที่แล้ว +7

    Aniga iyo gabadhaan isku waqtiya nahay illahow nowada fududeey afar indhoda abshira cabsi cabsi daremaya

    • @kawsarjamac005
      @kawsarjamac005 2 ปีที่แล้ว

      Xilimaa tahay abayo niyaadan ku dhisan ee kkkkkkkkkkkk sagalka hadan galay ani 20/8 baa layso qabtay

    • @ahlamhamdish4828
      @ahlamhamdish4828 2 ปีที่แล้ว

      @@kawsarjamac005 adna allaha kufududeyo abayo aan isku soduceyno

    • @ahlamhamdish4828
      @ahlamhamdish4828 2 ปีที่แล้ว

      @@kawsarjamac005 abayo madhashay hada arkay ducadada inti xaamilo allaha ufududeeyo

    • @kawsarjamac005
      @kawsarjamac005 2 ปีที่แล้ว

      @@ahlamhamdish4828 maya manan dhalin bidhan 20 keday ahed in aan dhalo wali fool ima waban waxay dhahen wax kasta wa cadi e iska sug balana way iso si aan markas ada

    • @ahlamhamdish4828
      @ahlamhamdish4828 2 ปีที่แล้ว

      @@kawsarjamac005 illahay haku fududeeyo adigu nabad qaba hakula keeno

  • @asiamohmmedazuazu7409
    @asiamohmmedazuazu7409 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku fududeyo macnei🥺🥰bbe dadane ayada oo cafimad qabto allaha keeno❤🤲🥀

  • @yasamiinxaajicabdi5610
    @yasamiinxaajicabdi5610 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahay nabad iyo cafimad iyo umul qurux badan Ayan kurajayna nunaha igu Sami Yasmin ubixi Insha Allah rabi waku fududena mcnto

  • @ubaxsagal8144
    @ubaxsagal8144 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin xabbti alle nabad qab ha idin ku kala keeno

  • @Queen-gp1ie
    @Queen-gp1ie 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuu Fududeyo Abaayo mcn Adi iyo intii kula mida Allaha idin wada fududeeyo Intana Hesana Allaha Siiyo Aamin yaa Rabi 🤲

  • @maxamuudxasan2142
    @maxamuudxasan2142 ปีที่แล้ว

    Allahuma aamiin

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal mcn alah ha kukala nabad keeno 4 indhood oo abshira cafimad kudhal adiga bbyga amiin yarabi

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo ILAAH kuufududeeyo Foosha

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh habo بارك الله famliga Allha kuubarakeeyo aamiin

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugu danbeyn chanelkaaga wan helay kuusay rayma cadey ❤️🥀🦋 masha Allah xbbti 🌹🤤illahy Ha idin kla keno umul is xanbarsta rabi hka dhigo 🥺💙

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah abayo afar indhod o nabad ah alle ha ka dhigo

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku fudeediyo foosha wllshey aniga 6 bil aya ii dhamaarabto nabad illhay na iigu dhameeyo foshana Alle ha ii saqiro aniga iyo intii ila mida insah Allah

  • @haninora533
    @haninora533 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallaah Tabaarakallaah Allaha kuu fududeeyo foosha inshallaah dhib la an Aduunka ha ku keeno Amiiiiin inshallaah Qeer macanto❤️❤️🌺🌺🌺☀️🌻✨

  • @xaawoisxaaq2404
    @xaawoisxaaq2404 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha all allh haku fududeyo walashay. ❤️♥️

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว +9

    Omg ilmaha masaasad ha iska siin please uma fiicna caafimaadkiisa Allah ayaa quraanka ku dhahay nuujiya labo sano. Lkn dhaqaatiirta mareeykanka ugu yaraan lix bilood inaad siisid aya fiican ayay dhahaan. Adigana cancer iyo cudur kale oo naaska ku dhaca ayuu kaa difaaci InshāAllah. Canaha ilmaha yar oo dhashay uma fiicna. Canaha naaska waa nafaqo dhameeystiran biyo uma baahno. Naaskana ilmaha wuu ku filan yahay. Talada dhaqaatiirta dhagayso waa talo aad u fiican oo qof walba saas kuugulama talinayo.
    Please abaayo try your best to breastfeed your baby and he she doesn’t need water.

  • @hodanibrahim6628
    @hodanibrahim6628 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah tabarakalah

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay hakuu fududeyo xbbti masha Allah 😍😍🌸

  • @dekahassan2505
    @dekahassan2505 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaamin yaa rabi isoo duceya

  • @ayanelmowge2150
    @ayanelmowge2150 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo saliga nabiga scw afkaga kuhay walaahi waxad kudhalaysaa fuded

  • @faatnabaannahmed7537
    @faatnabaannahmed7537 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo machan ilaah hakuu fududeyo I sha Allah

  • @ayaanxaaji1507
    @ayaanxaaji1507 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha alh xabibti ilah hano saqiro wax aan diyaarsady majiraan runtii caajis

  • @anabhassan7262
    @anabhassan7262 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakufududeeyo
    Afar indhood oo nabad ah

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey haku fududeyo xbbti

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallha tabaraklha allow kusofududeyo abyo

  • @maryandaahir871
    @maryandaahir871 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahey hakuu fududeeyo xppti

  • @vihiimaapdilahi2641
    @vihiimaapdilahi2641 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakuufududeeyo labour pain ka qaliyey❤❤

  • @sagal7686
    @sagal7686 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yaa rabi allow aan caadi u dhalnaa

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kuu fududeeya abaayo❤️

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +6

    So cute 🥰🥰🥰🥰

    • @hodanmohamed3677
      @hodanmohamed3677 2 ปีที่แล้ว

      Maxa tiri maaa aqan sida naska loo siyo waa neue Nachrichten 😂😂😂😂😂

  • @jiijofarhan3516
    @jiijofarhan3516 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ilhy hakuu fududeeyo

  • @hamdacawil3522
    @hamdacawil3522 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alha abaayo Allah ha ku fudeydiyo foosha✌😍

  • @sacdiyocookenbeauty3737
    @sacdiyocookenbeauty3737 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah salama kudhal xabibti

  • @yusromaxamed5123
    @yusromaxamed5123 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh abayo ilahey ha ku fududeyo umushi is xabRto ilahey ha ka dhigo

  • @queenalizaa7838
    @queenalizaa7838 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a allaha ku fududeeyo

  • @fartuunhassan6655
    @fartuunhassan6655 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah kuu fududeyo abyo

  • @ubahali5155
    @ubahali5155 11 หลายเดือนก่อน

    Somalia ilmha waaloogaliya dhar lkn hadhow joogaas waa qaadane lee hospital ka kaama rebanayaan

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahaa ku fududeeyo abaayo

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahay Haku fududeyo..👸🏻❤️

  • @xamdijimcale9008
    @xamdijimcale9008 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @safiyosiyad6839
    @safiyosiyad6839 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allha abyo allha ku fududeya i.a

  • @ugbaad6038
    @ugbaad6038 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo ilahay hakuu fudaydiyo Insh alah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo Allha kufududeyo inshallah

  • @faisawarsame999
    @faisawarsame999 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha ku fududeyo abayo

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha allaha kufudideyo abaayo 4indhod nabad ah I.a

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a illhy hku soo fdudeyo queen adi io nuneyda oo nbad ah nso lapta i.a❤️🤲

  • @safiyoabdullahi6416
    @safiyoabdullahi6416 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha kufududeyo abyo

  • @hanaahmed3387
    @hanaahmed3387 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a abaayo ❤ Allah kuufudaydiyo 😘🤍❤☝😇

  • @maymunabdullahi9741
    @maymunabdullahi9741 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alaha kufududeyo abaayo insha allah qali

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo885 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma wllo baby girl ❤️❤️💕 sooo dhalo

  • @luuliina2954
    @luuliina2954 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma aamiin allaha hanowada fududeyo

  • @nadanuura5870
    @nadanuura5870 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll kadaa caanaha ilmaha naaska sii hddn garaneynin nursing ayaa ku tusaysa sida loo siiyo I caawi ku dheh lkn wd ka shaleyn doonta naas la'aanta ilmaha xanuunada ayuu u nuglanaya xanuuna kama bxyo ilaa intuu nool yhy

  • @nasrashariif8605
    @nasrashariif8605 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ilaahy haku kala nabad keeno

  • @yasminibraahin7731
    @yasminibraahin7731 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah hakuu fudaydiyo inch allh

  • @queenkeef5671
    @queenkeef5671 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta uurka leh dhan alah idin fududeyo cafiimat ku kala imada idin ilaah abyyo ilmaha in lanuujiyo waa qasab dhib malahan hadan aqoon wax fudut waye baro plz adi iyo ilmahaba waa idin muhiin iskuday inaa radiso fa idada oo u leyahay ilmaha caanaha naska hadaa barato adaabo didi doonin

  • @najmocaseyrofficial7913
    @najmocaseyrofficial7913 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahey hagu fududeyo mcnto ilahey hagu xafido ❤️❤️🥰🥰

  • @deeqamohamed675
    @deeqamohamed675 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll allah hagu fududeyo 4 indho u cafimad qaba ah .shuhe haus si ad toilet ad ugu kashid si qado

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah insha Allah

  • @gaaridumar2284
    @gaaridumar2284 2 ปีที่แล้ว

    Illhy haku fududeyo abay mcn ani waa kugu so xigaaa

  • @nim7534
    @nim7534 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga Hal mar àan dhalay kareem maba marsan Karin tacbaan àan ahaay shanlana dhaaf warkeed waa hurdi waayay xitaa waa wareeraayay

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 ปีที่แล้ว +1

    Naaskaa abaayo fiican xitaa ulis

  • @asmaxasan1713
    @asmaxasan1713 2 ปีที่แล้ว +1

    Allecafimad hakugu kala keeeno wlo adfar indhood oo iseegaya

  • @hadiohoussein5986
    @hadiohoussein5986 2 ปีที่แล้ว +2

    macha-allah habibti Allaha kuu fududeeya abaayo❤️ amin amin

  • @muxubosaciidyusuf2757
    @muxubosaciidyusuf2757 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo mcn allh kufododeyo😭😰😰

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 4 หลายเดือนก่อน

    Uk hal habeyn ama ha lagu qalo ama caadi udhal bas halka habeyn ayd ku jireysa

  • @zureiyaali
    @zureiyaali 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku fududeyo abyo 🤲🏽🥹

  • @khadriinaofficial6476
    @khadriinaofficial6476 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks mcnto Amiin 🥰🥰

  • @hamdinuur323
    @hamdinuur323 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaha

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha ma beautiful couples wanijeclahy damatina hambalyo welcome bbe gal love 🥰❤♥️♥️♥️♥️♥️😭😭

  • @muniiroali
    @muniiroali 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo

  • @shamsahasan86
    @shamsahasan86 2 ปีที่แล้ว +2

    Mukulal matagte allah ka dhigo 🤲

  • @ayanelmowge2150
    @ayanelmowge2150 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha alaah 🥰🥰

  • @aminaemiyow9787
    @aminaemiyow9787 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo Macaan to mar kan iscaadey xabibiti waxaa tahay Qurux san o edab san Ilaahe haku fududeyo

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabar aan u qiyasay darka anyway Mabruuk Allah sahlo
    Maxaa naagaha qaar cml miyaa tahay aan ilma nujinin

  • @filisbintuulusow3288
    @filisbintuulusow3288 2 ปีที่แล้ว

    Lkin naska uficn cunuga waayo wax ka cafimD badan majiro

  • @nadiifohassan
    @nadiifohassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Naaska iskuma fiicnin maxakawadaa walaal soo ilma hore madan dhalin sii naaska ilmahaaga abaayo si aad naxariis ugahesho whyo ilmaba ilmahay ka nas nuujinbadanyihin way kacafimad badanyihin wayna kabarisanyihin

    • @dekahassan2505
      @dekahassan2505 2 ปีที่แล้ว

      Xitaa waxee yareenee xanunka nuuujin cunuga hooyada madareemeso xanunka foosha kadib

  • @habonabdy7113
    @habonabdy7113 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo naaska muhiim waaye naaska sii

  • @haashinmaxamed92
    @haashinmaxamed92 2 ปีที่แล้ว +1

    Family qurux bdn

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial1146 2 ปีที่แล้ว

    masca alaah ilaah ha saaqiro amiin

  • @onedakwah1733
    @onedakwah1733 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo allah ku fududeyo

  • @ifaaxaxmed6597
    @ifaaxaxmed6597 2 ปีที่แล้ว +2

    So cute ❤🥀😍

  • @xaashicali1003
    @xaashicali1003 2 ปีที่แล้ว +1

    ilhley ku fududeyo abyo

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallah🥰🥰🥰🥰

  • @haashinmaxamed92
    @haashinmaxamed92 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan idin jeclahy wlhi

  • @haashinmaxamed92
    @haashinmaxamed92 2 ปีที่แล้ว

    Ilhee ha idin xfdo ❤️❤️❤️

  • @hodanmuumin7515
    @hodanmuumin7515 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan sugnaba manta waka hesanaa ee diracyo badan qaado 3maalin 2 dirac macqul maaha wilibo umul

  • @keyfkushiin4735
    @keyfkushiin4735 2 ปีที่แล้ว

    Dukaanka aada ka shopin garaysay bebyda nala soo wadaag xbbty