DIYAAR GAROWGA UMUSHA SIDAAN UGU DIYAARI ALAABTA BABYGA newborn organization

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @Aysha_Abdullhi
    @Aysha_Abdullhi  ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤

  • @user-zu8gh4po1e
    @user-zu8gh4po1e ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah mamadaan wan ga gadaa qudaarta maamo fiican waye

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllah ❤❤❤

  • @habibaadan2122
    @habibaadan2122 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc
    @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc ปีที่แล้ว +1

    Ilahaay hakufadayadiyo xbbti

  • @fatumaosman3849
    @fatumaosman3849 ปีที่แล้ว +1

    Allah kufudutheya ani wan dali alhamdulilahi

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 ปีที่แล้ว +2

    Abyo mesha dharka ilmaha nosheeg xagee waye
    Ani hada madhawi lkn inan siibarto aan rabaa madama team uurey aan kujiro

  • @ayanidil7919
    @ayanidil7919 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kufudeyo anaga allaha nofudeyo

  • @Aysha_Abdullhi
    @Aysha_Abdullhi  ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤

  • @user-mu8vp6cc4m
    @user-mu8vp6cc4m 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalcabdul4885
    @amalcabdul4885 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah my sister ❤❤❤

  • @user-uw4lq5wj4l
    @user-uw4lq5wj4l ปีที่แล้ว +1

    M a ilahi hakufududeyo ani shaly ba dhaly alxm

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 11 หลายเดือนก่อน

    Allah haku saqiro abayo insha allah wan iska jeclahay❤❤❤❤❤

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey nawad hakukalakeeno abayomcn anzal cadey wanjclhy ❤❤❤❤

  • @umucalina5962
    @umucalina5962 ปีที่แล้ว +3

    M.a ilahy Haa idin fududeyo dhaman inti xamilo ah o an ka mid ahay inshllha

  • @nasromax7016
    @nasromax7016 ปีที่แล้ว +2

    Amiin abaayo ilahey hano fududeyo bishi 8 ayaa kujiraa anaka iyo gabdaha nalamitka eh Amiin yarabi

  • @user-vk3iu1gk4h
    @user-vk3iu1gk4h ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abaayo allah nofududeeyo Ani io Adi Aya isku waqti Ah 37week ayaan ahay

    • @umuakramumuakram6110
      @umuakramumuakram6110 11 หลายเดือนก่อน

      Abayo ani 36 ayan ku dhala ila 37 ma wadi

  • @bibadarling
    @bibadarling ปีที่แล้ว +1

    M.a❤❤❤

  • @homemadeafrica
    @homemadeafrica ปีที่แล้ว +1

    Allah haku saqiro😊

  • @FaadumoaxmedIidle-gh5sh
    @FaadumoaxmedIidle-gh5sh ปีที่แล้ว +2

    Ana ugu horye abaayo aniga 8bil maraya waa 1 ee nofaida waxan u bahanaya

  • @seynbseynb9192
    @seynbseynb9192 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh isku waqtiya nahay abayo 40week😮❤

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo hospital fcn oo lagu dhalo islii noso sheeg

  • @Torobaawi
    @Torobaawi 11 หลายเดือนก่อน

    Walaley adoo raali ah iisoo sheeg gabadhaas meelay wax kukariso

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo ilahey ha ku fududeyo ani shalay dhalay alxm❤

    • @Aysha_Abdullhi
      @Aysha_Abdullhi  ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah abayo macga week ku dasha ishag ❤❤may Allah protect you and the baby ❤❤

    • @ilhaanyariisey6168
      @ilhaanyariisey6168 ปีที่แล้ว

      @@Aysha_Abdullhi isku waqti nahy abyo madina mall ku dhalay kas le aso

    • @user-bl7yk6qs7p
      @user-bl7yk6qs7p ปีที่แล้ว +1

      Abayo miyaqaa week baa ku dhashe ani 34 weeks ahay madina mall kan ku yaalo ku xiranahay babyga kowad wadaa ilahayow no fudude😢

    • @user-bl7yk6qs7p
      @user-bl7yk6qs7p ปีที่แล้ว +1

      @@Aysha_Abdullhiabayo adi miyaqaa weeks tahay

    • @ilhaanyariisey6168
      @ilhaanyariisey6168 ปีที่แล้ว

      @@user-bl7yk6qs7p 40 weak abyo

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Nairobi waa ku cusbahay 7 bilna waa ehee ii sheeg meesha aad baby ugu soo adeegatay ?

    • @minaaragsan666
      @minaaragsan666 11 หลายเดือนก่อน +1

      Al amiin shopping kaso horjeedka super market galmart kaso adeego dharka caruurta

    • @maryamaruun5585
      @maryamaruun5585 11 หลายเดือนก่อน

      @@minaaragsan666 mahadsanid

  • @user-bl7yk6qs7p
    @user-bl7yk6qs7p ปีที่แล้ว +1

    Abayo miyaqaa weeks tahay aniga 34 weeks ahay dharka mesha ugu fican na iso sheg madama first baby wado❤

    • @Aysha_Abdullhi
      @Aysha_Abdullhi  ปีที่แล้ว +1

      36 week ban haxay

    • @zamdaarahman
      @zamdaarahman 11 หลายเดือนก่อน

      @@Aysha_Abdullhi4 week ku harty miyaa

  • @fartunsheikhadan-ki6cb
    @fartunsheikhadan-ki6cb ปีที่แล้ว +1

    Habo qaaali ilah hano fududeyo aniga hada 9bil ahay

  • @shukrihassan-878
    @shukrihassan-878 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Ninkaga makula jogo miya

  • @user-bq7nt7tb5j
    @user-bq7nt7tb5j ปีที่แล้ว +2

    Isodoceeya inuu ilahaey igafarxiyo nunah sexdax sano rer leyahay

    • @fadumocabdi661
      @fadumocabdi661 ปีที่แล้ว +1

      abyo awalad salax ah oo cafimad qabo alle haku siiyo adi iyo intii kula mid ah🤲

    • @user-bq7nt7tb5j
      @user-bq7nt7tb5j ปีที่แล้ว +1

      @@fadumocabdi661 aamiin abayo

    • @Aysha_Abdullhi
      @Aysha_Abdullhi  ปีที่แล้ว +1

      Ilahaey haku siiyo awalda salax ❤ya rabi

    • @user-bq7nt7tb5j
      @user-bq7nt7tb5j ปีที่แล้ว

      @@Aysha_Abdullhi amiin ilahey adna xakufududeeyo

    • @barwaqoahmed5859
      @barwaqoahmed5859 14 วันที่ผ่านมา

      Wlo awlaad khayr qabta Alle hakugu arsaaqo❤