BORSADA ISBITAAL MAXAA IGU JIRO || WHAT'S IN MY HOSPITAL BAG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 660

  • @theoriginaloverrateddwarft2997
    @theoriginaloverrateddwarft2997 4 ปีที่แล้ว +189

    Inta fooshu usoo dhawdahay Allaah idiin fududeyo Aamin ❤💋
    Intii heysana Allaah ubad haku irsaaqo Aamiin ❤💋

  • @gabarsomaliyeed5301
    @gabarsomaliyeed5301 4 ปีที่แล้ว +200

    Ilahow adiga ku baryee i rumee anigana inaa Malin barsada sas u diyaarsato o an ilmo dhalow an isku diyarinayo hada gabar ahay i ducee in ilhy guur xalala iyo ubad siciida igu is raaqo aniga iyo intii gabdha iyo intii ilmo jclba🙏🏾🙏🏾🙏🏾

    • @faceedkaron8132
      @faceedkaron8132 4 ปีที่แล้ว +3

      Ameen ya allah don't worry one day insha'allah 🙏

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin abayo

    • @ayandarwiish4005
      @ayandarwiish4005 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin Aamin

    • @qamaryussuf6005
      @qamaryussuf6005 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin abayo dont worry inshaAllah wadh helays Guur xalaal aah

    • @falisabdullahi8547
      @falisabdullahi8547 4 ปีที่แล้ว +2

      Inshaa allah Abaayo wad helasa guur xalaal ah iyo ubad qeyr qabo Inshaa allah intan heysan ubad oo aan ka mid ahay ilaaheey hana siiyo aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲

  • @anuushbae6227
    @anuushbae6227 4 ปีที่แล้ว +56

    Waxad hiigsaneyso ama rajeyneyso mustaqlblka allh kuu rumeeyo❤❤

  • @zuleeqa6733
    @zuleeqa6733 4 ปีที่แล้ว +47

    Adna always ta badso umulaa thy inuu kugu daaho nafcno tankle abyo kastuumoyinka badso gabasaaradane sadex kadhigo wxaa laga yaaba hdaa hbnki mid kuseexatid inuu kaa halaabo
    Tankle diracyada badso mcnto uunsina qaado si qolkaada kuugu carfo
    Afar indhooda abshira insha Allah
    Cremne qaado

    • @aminaaxmad6570
      @aminaaxmad6570 4 ปีที่แล้ว +2

      Smskga wanka hely abyo alla hku xfdyo hda ubad hysto alla hku brkeeyo hdaadn hysana alla hku siiyo awlaad saalixyina❤❤

    • @zuleeqa6733
      @zuleeqa6733 4 ปีที่แล้ว

      Abyo mcn aamina wali gabaraa ehe illah ha isiiyo guri aan ku dago iyo zawj baariya iyo awlaad salixa lkn hda gabaraa ehe

  • @nalos.
    @nalos. 4 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi Safer cml ugu diyar garowdey masha allah
    Ilahey waxaan idinkaaga baryaaa Adiga iyo wiil ama gaber wixi kuu dhashaa in uu cafimad idinku soo celsho

  • @qamaromarqurxsan5636
    @qamaromarqurxsan5636 4 ปีที่แล้ว +18

    Ilheey mukulaal matagtay haka dhigo 🤲🤲🤲

  • @hodmanhani2016
    @hodmanhani2016 4 ปีที่แล้ว +25

    Dad weynoow isoo duceeyo inuu illh ii fududeeyo adna illh ha u fududeeyo amiiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @farhiyamohamed4415
    @farhiyamohamed4415 4 ปีที่แล้ว +13

    Videogan caml waka hela waxn ahy hoyo xamilo iso duceya in ilh i fududeyo i.a😍😍😍🤗

    • @marwo15
      @marwo15 4 ปีที่แล้ว

      Illaah hakuu fudeeyo abayo

  • @quenluziina7324
    @quenluziina7324 4 ปีที่แล้ว +65

    Inti muslin ah oo xamila ah ilaahy ha ufdudeyo♥️🙏

  • @xafsacaroland456
    @xafsacaroland456 4 ปีที่แล้ว +5

    Anaa uguso horeeyay wll like ta hayla dhaafina caawa plz😭😭

  • @queenmaandeeq7130
    @queenmaandeeq7130 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta iskaabulo ah sideda oo kale llahey guur xalaal ah iyo ubad wanagsan ha siiyo inshalah

  • @zabrinaqasim7408
    @zabrinaqasim7408 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah haku kala keeno walshy afar indhod oo nabada ayn sugena insha alah

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 ปีที่แล้ว +8

    alle haku fududeeyo abaayo inta adno si niyad ah ugu duceeysay subscribed iisaara asxaabeey ♥️🤲

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh adna wakafaidnay wlhi insha allh mustaqbalka sidan inan sameyo rajeyna hada gursado ilahey ubad isiyo abayo adna alalaha kufududeyo ado cafimad qawa iyo cunuga cafimadqawa insha allh❤️❤️

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 4 ปีที่แล้ว +11

    Alle ha ku nawad keno adoo nawad qabo insha allh

  • @abdirahmanroble993
    @abdirahmanroble993 4 ปีที่แล้ว +4

    Ana iisoo duceeya inii alle afar indhoodoo cafmaadsan iga dhigo

  • @nashadali4665
    @nashadali4665 4 ปีที่แล้ว +2

    Inee wiil dhalirabto inti ila arakte like

  • @missikraam661
    @missikraam661 4 ปีที่แล้ว +5

    Inay gabar thy yaa ila fahamy bby da yar 😘

  • @miskiahmed2753
    @miskiahmed2753 4 ปีที่แล้ว +2

    adno wankuduceeyey ilahey hakufududeyo iyo inta muslimin ooh dan amiin

  • @dagancadey2185
    @dagancadey2185 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha alaah abaayo aniga iyo adiga isku waqti aan nahay isbuuc iga horeysa aniga manta dhaqtarka laha waxba kuma dhimano ledahay ilahay nabad hanagu kala keeno inti xaamilo ah wali borsadi madiyarsan isbuuca dambe aan diyaar sana hadu rabi idmo

    • @fartuunabdi5079
      @fartuunabdi5079 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin alaha noo wada fududeyo abayo

    • @ayanosman5351
      @ayanosman5351 4 ปีที่แล้ว

      Dhmtn rabi ha ino fududeyo afar indhodo ha nagu kala keno

    • @hibolucky5523
      @hibolucky5523 4 ปีที่แล้ว

      Amiiin abyo itnii xamila illahay hau fududeyo ani manta wye malinke ii qabten iska diyarso dharka hasugin waqti waka hor mar kartaaa quruxey

    • @dagancadey2185
      @dagancadey2185 4 ปีที่แล้ว

      @@hibolucky5523 alaha kufududeyo abaayo

    • @nasteexohenna8286
      @nasteexohenna8286 4 ปีที่แล้ว

      Allha idiin fududeeyo plz subscribe waa ku saary plz ana isaar guul wcn

  • @Zakiict
    @Zakiict 4 ปีที่แล้ว +15

    𝐖𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐨𝐨 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞-𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐤𝐚 𝐢𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚 𝐝𝐮𝐜𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐨𝐠𝐚𝐡𝐚𝐲 .

  • @fathimohamed5712
    @fathimohamed5712 4 ปีที่แล้ว +1

    Man shallah Uurkii iigu horeyay Aan leyaha iigu Soo duceeya in Allah Nabad igu kala Keeno Yaa Rabi Adaa Awood leh

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah hakukala keeno adoo fiyow iyo cunugado fiyow الله يقويك بسلامه ادناء حبيبتي

  • @iqracapdirashiid8248
    @iqracapdirashiid8248 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle nabad ha kugu kalakeno abaayo adno afar indhood oo nabada insha allh amin 🤲

  • @aburahima
    @aburahima 4 ปีที่แล้ว +5

    MaShaAllah Allah kuu fududeyo🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️

    • @hiboqaasim4972
      @hiboqaasim4972 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa alaha abayo hanbalyo alaha kuu fududeyo fosha alaha waxan kaga baryaayaa in adoo nabada afar indhod oo abshira insha alaha abayo hanbalyo

  • @strawberryshiham218
    @strawberryshiham218 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @nafisocali5085
    @nafisocali5085 4 ปีที่แล้ว +2

    Afar indhood oo abshir ah Allah kuugu bishareeyo abaayo 🤗ìnsha Allah qeer 💯💯

  • @Farxiyabarako
    @Farxiyabarako 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey nabad hakugu kala keeno cadeey afar indhood oo caafimad qaba insha allah

  • @hamdisiyad7000
    @hamdisiyad7000 4 ปีที่แล้ว +11

    Abaayo Adna cream kan gado for sore nipples Lansinoh aa ladhahaa in oo Malaysia yalo ma aqaan naska ibtiisa wa xanun marka nujineyso waa marine maka dhaqysid baby ga wax uma dhibayo I hope inaa qural keyga arakto walashey xanunka ku diidaa 👍😍

    • @fathimohamed5712
      @fathimohamed5712 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo kenya muu Yaala Creamkaas

    • @maimunamohamed9308
      @maimunamohamed9308 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha abayo uyalaa..waxa kagadhan karta jumia online

    • @hamdisiyad7000
      @hamdisiyad7000 4 ปีที่แล้ว

      @@fathimohamed5712 abaayo yurub joogaa Google gali ama farmashiyaha weydii

    • @layanaxmed6011
      @layanaxmed6011 4 ปีที่แล้ว

      Maimuna Mohamed magacis abayo

    • @maimunamohamed9308
      @maimunamohamed9308 4 ปีที่แล้ว

      Fathi Mohamed ... abayo cream ka waxa ladaha lanolin... jumia waad kahele magacas qoor ( 1190sh) ba lagadhaa

  • @simansitaaraa722
    @simansitaaraa722 4 ปีที่แล้ว +38

    Adna abayo gabar maa wadaa dharka pinkiga ah ayaan ka daremay inta ila fahamty is mujiya😜😍

  • @hibanuura9134
    @hibanuura9134 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna foosha allha kuu fududeyo ado cafimad qaba iyo babayga o caafimaad qaba allha idin kala keeno aamin

  • @maimunamohamed9308
    @maimunamohamed9308 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna abayo ilahay hakufudhudheyo...walahi fool ciyaar maha xanun wayee n Allaha kusahlo ameeen..... ❤❤❤ wish you safe delivery queen....

  • @hassangabdon9937
    @hassangabdon9937 4 ปีที่แล้ว +2

    Adnay Allah haku fududeeyo in sha Allah adnay abaayo sidaa. Kudawanayey baan kubartay adiga iyo family gaga marka caloosha ihuraysa fooshada Allah hakuu fududeeyo in sha Allah

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 4 ปีที่แล้ว

      Naagtada sedee ufirsanesaa ayado dhalesa xasanow waad beer jelcantahaye 😭😭😭

  • @raxmaxusen1783
    @raxmaxusen1783 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah ilaahey haku sofudhadeyo insha allaah adna we dhashay le maqlenaa insha allaah xabiibti anigana iso jawaab wad iididay dhibmalaha mel kala soxariiro wad idiiday shukrn

  • @nciimazae7491
    @nciimazae7491 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha aĺlah alle haku fudeydiyo abaayo waxan umalenaa isku maraa dhaleyna alle ha ino fudeydiyo

  • @safiyocabdi5157
    @safiyocabdi5157 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu fududeyo abyo aniga saas ayaan u diyaarsaday yutup uun banaan qabine dhalmadii waxaa iga harsan 6 beri cmal ayeey igu dhehen walagu qalaya oo owlada baa aniga leygu qala rabi hanoo sahlo abyo maalmo kooban baa ii haray inta hospitalka aadi lahaa imow ayeey igu dheheene isoo duceya in rabi caafimad na siiyo koley qaliiin ma howl yaree

    • @Quendahabsan
      @Quendahabsan 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin huno qali Alleh hakuu fudaydiyo

  • @marwadaboqorka9096
    @marwadaboqorka9096 4 ปีที่แล้ว +5

    Adna timaha sii dabo xine sii marso sii ducyso

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 4 ปีที่แล้ว +4

    Illah haku fududeyo xabibti 🥰

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah abaayo illahey ha ku fudodeeyo foosha aamiin yaa rabbii

  • @mulkinabadonmuse3757
    @mulkinabadonmuse3757 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna abaayo alle hakuu fududeeyo gabar qalbi wanagsan baatahy mnshaa alllh

  • @duniyohassan602
    @duniyohassan602 4 ปีที่แล้ว +1

    Lacala hakuhene insha allahda badso abayo ilahey hakufududeyo afar indho ocafimad qabto ale haniga dhigo yarabi🤲👍

  • @sidraabdirahman8746
    @sidraabdirahman8746 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allha qali quruxzan allha ku fudeeyo🤲♥️💋👍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha ku fududeyo inshallah afar indho nabad 💞❤😍🤲🤲👍

  • @hodanmohamed1818
    @hodanmohamed1818 4 ปีที่แล้ว +2

    Umul udgoon afar idhood oo isegaya adna don't worry.

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 4 ปีที่แล้ว +12

    Wxn ahay qofka 3xaad igu sharfa like
    Adna iyo intii lamida nbd allh ku kala keeno

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Adna cadye ilahey haku fudu deyo foosha wey dib badan ilahey adiko nabad qabo ilahey haku kala keeno insha Allah

  • @sumayaabdullahinor6332
    @sumayaabdullahinor6332 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a habo adna Allah kuu fududeeyo

  • @nashadsayid8992
    @nashadsayid8992 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahy fosha haku dhib yareyo👀🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 4 ปีที่แล้ว

    Alle nabad ha kugu kala keeno abaayo adna adiga iyo walaashay iyo inta muslim ah alle ha idiin fududeeyo ameen

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaabtaan sugaayay👍👍👍👍👍👌👌👌 nuune allow noo nabad keen iyo adna xabiibti oo nabada🤲🤲🤲 minankana naga dabagey 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @umumohamudcadde4073
    @umumohamudcadde4073 4 ปีที่แล้ว +6

    Illahay hakuu fududeeyo wlshy dhamantenba allah no fududeeyo 4indhoodo naBda

  • @anisocali3417
    @anisocali3417 4 ปีที่แล้ว +1

    Allha hakuu fududeeyo abaayo insha allha gabar hadii aad dhasho aniso ubixi

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 4 ปีที่แล้ว +1

    حبيبتي ي ان شاءالله تقومي بسلامه

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah abaayo alle ha ku fududeyo insha allaah❤❤❤❤❤❤🥰🤲🤲🤲🤲🥰

  • @nurronalkaofficial4866
    @nurronalkaofficial4866 4 ปีที่แล้ว

    Allh kufududeyo abyo mcn adna henna afar indhod onabad ah allh kukaso fosha allh makugu dhibo

  • @xanaangoox8108
    @xanaangoox8108 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakufududeyo adna huno alle hakukala nabad keno insha allajh adigonabada adiga bebigaga alle haiskukin tuso nabada

  • @ilwaad6411
    @ilwaad6411 2 ปีที่แล้ว

    Bisha kowaad dhamaadkeeda baan ku begnahay ugubna waan ahy ilahow ifududeh aniga iyo intii ila mida oo uur leh Amiin yaa rabbi❤️🙏

  • @sucaadqaali9670
    @sucaadqaali9670 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku fududeeyo xanuunka foosha xbbti edna

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Alla abyo wax badan baan ka faaidey Allah ku kala keeno afar indhood ooo isqadey Allah hakaa dhigo Shar alllah idima tuso
    Alhuma amiiin

  • @iiyofficial1010
    @iiyofficial1010 4 ปีที่แล้ว +1

    Illah hakuu fududeyo wlsheydiyee
    Ix Fud Adna wey i fahmey anaa hupo💕🙏

  • @raqiyahenna
    @raqiyahenna 4 ปีที่แล้ว

    MaShaAllah adno sister ilahey hakufududeyo ...i.a adiga iyo cunuga oo nabad qabtin ilahey hanatuso biidnillAhi kareem

  • @suheylaahmed5989
    @suheylaahmed5989 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaheey hakaga digo mukulal mantagtey insha allah

  • @MODELACADEMYSOMALI
    @MODELACADEMYSOMALI 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah keep going

  • @najmabeautyhenna
    @najmabeautyhenna 4 ปีที่แล้ว

    Adna xabibti run ahanti qof dacad Ah ayaa tahy ilaah haku fududeyo Afar indhodoo Abshir Ah 💞🤲🤲

  • @xaawomahamedothman6376
    @xaawomahamedothman6376 4 ปีที่แล้ว +1

    Afar indhood oo nawad ah insha allah abyo

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 4 ปีที่แล้ว +1

    Boorsada waxaa ka buuxa lacala e alalha kurumeyo riyadada uqtii

  • @caashocali4129
    @caashocali4129 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbbti allaha ku fududeyo afar indhood abshir ah allaha kaa dhigo

  • @user-NNN_
    @user-NNN_ 4 ปีที่แล้ว

    Ale ha ku nabad kala keeno walaasheey anigana cunugeeygii 4 baan umulay 6 bilood ka hor alx. caruurdoo idil ale hanoo dhowro oo bariyaal hanooga dhigee amiin🤲🤲

  • @seynabsharafofficial4576
    @seynabsharafofficial4576 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha ilaahee hakufududeeyyo insha allha

  • @ikrahussein960
    @ikrahussein960 4 ปีที่แล้ว

    Abyo Alle hakuu fududeeyyo afar idhood oo nabad qabto iyo umushii is xambaarato Insha Allah

  • @shaymaamucalim2884
    @shaymaamucalim2884 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha ilaahay hakuufududeeyo xabiibti Afar indhood o isjacayl ilaahay hakaadhigo🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏾😘

  • @hamdimohamed9657
    @hamdimohamed9657 4 ปีที่แล้ว +25

    Baati ilmo laguqabsado goormaa udanbaysay waxwalbo oo dibad lagahelo waalagahelaa xamar cade

    • @nasracadey3517
      @nasracadey3517 4 ปีที่แล้ว +3

      Abayo aniga baati lee kuqabsadaa 1gawar ayaa ijogto hadana uur ayaan leyahay dharbo baati ahaynin miyaa jiro

    • @cadeeycadeey4096
      @cadeeycadeey4096 4 ปีที่แล้ว +2

      @@nasracadey3517 abaayo wuu jiraaa dhar fiican tayo leh lagu qabto carwooyinka xamar waa ka heley tooagadaan marka dhaleyso raadso afar indhoodh caafimaad qabto abaayo

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 4 ปีที่แล้ว

      nasra Cadey miskiin Allaha kufududeyo Abaayo baati wax dhama lawaa

    • @marwocumarshugar8825
      @marwocumarshugar8825 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasracadey3517 anuu ma dagani muqdusg hdn gbdh muqdisho jooga ee you tuber mrka dawan ee isku diyaarin umush mrky vedio so galiyaan dhrka baby aad yaye u qurux bdn yihin o xamar lag helo mrkaa raad raadi wll muqdisho wx ka dhiman mle wlhi

    • @nasracadey3517
      @nasracadey3517 4 ปีที่แล้ว

      @@maryamomaanka9157 aamin abayo

  • @fadomo7778
    @fadomo7778 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يسهل عليك حبيبتي

  • @dhaqankaabe4566
    @dhaqankaabe4566 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh adna henna alle adoo nabada haku kala keeno

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabrikllha Aabyo ilahey adigow nabad qabti hakulakeno adiga iyo inta musli fool eh Aamiin Aamiin Yaa

  • @simaneey1435
    @simaneey1435 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Allah ku fudeeyo abaayo 💓

  • @umucali1851
    @umucali1851 4 ปีที่แล้ว

    Illahow kuu fududeey foosha afar indhood oo abshir ah insha Allah abaayo 🥰🥰🥰🥰

  • @najmanayrus9137
    @najmanayrus9137 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allaha kudhibyareyo abayo qaliya adna ❤️❤️😍😍

  • @amiiraqurux1589
    @amiiraqurux1589 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahey ha kuu fududeeyo lkn dharka qawowga canuga ku darso

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah abaayo ilaah kuufududeeyo foosha inshalaah afar indho abshirah

  • @saynabcali6008
    @saynabcali6008 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo nabad Allah kuugu kala keeno insha allah ilahay makuugu dhibaayo mcnto niyada daji

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Adna habibty ilahey nabad hakukalakeno marna Dumashidey qaali kujecliya jiidhkeygi 🙏🏻💙💉

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 4 ปีที่แล้ว

    May Allah make it easy for you siz ❤😘

  • @hamdiabdi2098
    @hamdiabdi2098 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah adna Allah kugala geno adigo nabad qaba abayo afar indhod oo abshir ah insha Allah 💋💋❤

  • @fardoowsonuur3928
    @fardoowsonuur3928 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna allaah hakuu fududeeyo foosha amiin

  • @fartuuncabdi7100
    @fartuuncabdi7100 4 ปีที่แล้ว

    Allha ku kala keeno Adigo Afar indhod nawada ah hami shey caaf madka ah wlshey insha Allh Alle kuma tuso dhib Aamiin

  • @jojoabdi3634
    @jojoabdi3634 4 ปีที่แล้ว +1

    insha Allah umul fiyoow

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah may Allah swt make it easy delivery for us all amiin ya raab, btw its better abaayo Adna if you get a diaper bag or bigger purse for all the things you need in the hospital its more easier depends how long you stay at the hospital. Also get a Nursing bra its easier to breastfeed when you delivery your baby inshaallah

  • @libinxassan9736
    @libinxassan9736 4 ปีที่แล้ว

    masha allah 4indhoodo nabad ah umushi is xam baarato allah kaa dhigo

  • @mamamadino4750
    @mamamadino4750 4 ปีที่แล้ว +6

    adna wlley waxaan uur kapadan wlhi fiidiyoow kasta aa soo dhigtid uur iyo umul lee uga hadlee anigoo kaa danpeeyay xitaa waa dhalay ilmo nool oo socda aa noo joog wlley waxaaga armeey prank yihiin waapa fahmi la ahaye🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🙏🙏

  • @jawahirofficial7044
    @jawahirofficial7044 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alleh

  • @amranmohamud1725
    @amranmohamud1725 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha all🥰

  • @rahmaruuuxi1385
    @rahmaruuuxi1385 4 ปีที่แล้ว

    Masha AllAh adna illaaahey haku fudadeeyo masha allaah will ayey wadaa

  • @farxiya2786
    @farxiya2786 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @asmaabdilahi425
    @asmaabdilahi425 4 ปีที่แล้ว

    Wllzhy Alleh haydin kala nabad keeno inshaah bybiga oo cafimad qaba iyo ado cafimad qaban

  • @umumushtaq7501
    @umumushtaq7501 4 ปีที่แล้ว

    Illhey haa kuufufudheeyaa inshaallh amiiin yaa allh

  • @aasiyaanafarax6973
    @aasiyaanafarax6973 4 ปีที่แล้ว

    Allaaah haku fududeyo adna qaali😍🤱afar idhoodoo abshira

  • @queenidil2117
    @queenidil2117 4 ปีที่แล้ว

    Ilhey haku fududeyo foshaa ilhey hakaga dhigo midaa saremin insha allh

  • @sahraxasan4108
    @sahraxasan4108 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah Wllshey adna alle haku fudeyo fusha

  • @gghdg8419
    @gghdg8419 4 ปีที่แล้ว

    Illhy nabad hakugu kala keeno wllo adna