700 DOLLAR KALIYA KU BILOW 2 GANACSI - STREET FOOD BUSINESS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 2 Ganacsi oo dhaqaale 700 dollar waxyar ka sareeya aad ku hirgelin kartaan.
    Cidii rabta in lala fuliyo labadan Ganacsi foomka Lifaaqan hoose hasoo buuxiyaan. Lambarka hoose hanagala xidhiidhaan.
    Suuqaturkiga.com/consulting
    Whatsapp: +905528257930
    Ka Iibso PDF ka 👉 payhip.com/b/v...
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

ความคิดเห็น • 81

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +20

    Fadlan Like saar Muuqaalka
    Qofkii raba foomkan hasoo buuxiyo lambarkan hoose ha nagala soo xidhiidho.
    ☎️ WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1

    • @davidadams6944
      @davidadams6944 ปีที่แล้ว

      How much do you think I could make daily if open high class restaurant in somalia bro?

    • @Mohaan23
      @Mohaan23 ปีที่แล้ว +1

      Walaal saki muqaal kasoo samee t-shirt printing machine iyo noocyadiisa kala duwan

    • @ashaporekh6908
      @ashaporekh6908 ปีที่แล้ว

      Walal nambar

    • @Zakiict
      @Zakiict ปีที่แล้ว

      Ganacsiga gym ka ka soo hadal

    • @hodanhimilo7072
      @hodanhimilo7072 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaalo markasta wax baan kaa korodhsadaa

  • @abdisamadjama1993
    @abdisamadjama1993 ปีที่แล้ว +4

    Manshaalh anigu waxaan barnaamij yadada kunoqday arday aan videos na dhaafin maalinkasta oo jimce ah labadiisanee udanbaysay❤ Marina ima dhaafin dhiiri gelina waan kahelay Information aad II anfaca iyo Tricks Business inshalah khayr keeda ilaahy haku siiyo dadbadan wax badan kaa faaidayee

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah ilaheey khayr badan haa ku Siyo fikirada iyo talada wanagsan aad siso bulshad somaliyed ❤❤

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +2

    MANSHA ALAAH WAXAD TAHAY YOUBERKA KALEYI UMADA WAXA ANFACA U SOO GUDBIIYA❤

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว +1

    "The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @FeysalCajin
    @FeysalCajin 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalah aad ban kaga mahdnaqaya zakariye sxb

  • @mawlemagan
    @mawlemagan ปีที่แล้ว +1

    Zakariye,
    Abbe ajri iyo xasanaad hakaa siiyo. Waxaad bulshada u tahay indho. Waana wado lagu howl gelinayo dhalinta ku nool dalka gudihiisa.

  • @osmansaid1782
    @osmansaid1782 ปีที่แล้ว

    Thanks bro u allways informative n give free ideas to youth thank u once again.

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385 ปีที่แล้ว +2

    Fiiri Wllka waxan ku weydinaa rolling ice cream machine iyo 2ba machine kale ee mac macanha hdan xamar keenayo miyaa 700 iyo dheerad bixinaa . yacni lacagta shipping ka ma ku jirtaa lacagtaas? Jwb ayan rajeyna

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy ปีที่แล้ว +2

    Soomaidu wax walba free ayay ku rabaan oo waa runtii, cajiib

  • @mohanrijaal2402
    @mohanrijaal2402 ปีที่แล้ว

    Macha allah calayk wllka fikradahaaga waa lagu faaidayaa xaqiiq

  • @ismahanibrahin1470
    @ismahanibrahin1470 ปีที่แล้ว +1

    جزاكالله خير اخي الغالي

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaaraka allaah allaah Haku barakeeyo walaal

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru ปีที่แล้ว

    Manshaallah Manshaallah guuleeyo fariid 🎉🎉🎉🎉

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadow
    Allah ha ku xifdiyo

  • @abdiraxiimofficial7876
    @abdiraxiimofficial7876 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh yazakal llh qer

  • @ayanyusuf2934
    @ayanyusuf2934 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay hhaku barakeeyo

  • @cabdisamadcaruso5242
    @cabdisamadcaruso5242 ปีที่แล้ว +1

    Wll sakariyow qalabka lagu buufiyo garamanta ciyaaraha iyo kuwa kale kaso hadal

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 ปีที่แล้ว

    Allaah ha ku xifdiye guryaha turkiga waxa iska badalay kiro wax kastaba maa noo soo gudbisid

  • @NimcodhemanCusmaan
    @NimcodhemanCusmaan ปีที่แล้ว +2

    Wll su aala baana raaba ina aana ku waydiiyo adiga oo wax baranaya ma bilaba karata ganacsi

    • @razmirafiiq
      @razmirafiiq ปีที่แล้ว

      Wlley suasha waa Ku dawaqay Jawab yaa naga siiya

  • @abdikarinsharifahmed706
    @abdikarinsharifahmed706 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ❤

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf4105 ปีที่แล้ว

    Sakariyow electroniska sida looga ganacsado iyo qaabka geeeska afrika lagu keeni karo shirkadahana heshiis loola galo karo bal.kasoo hadal

  • @dahiryusuf7886
    @dahiryusuf7886 ปีที่แล้ว +1

    Assalamu alleykum wll machinka deep-fry waa meeqa

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 ปีที่แล้ว

    Shukran wlle sakariye kasoo hadal barostada qalabkeeda

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll waa ka faidnay 😍

  • @haybehaybe-oc2bc
    @haybehaybe-oc2bc ปีที่แล้ว

    Mahdsanid sxp wll

  • @saajidcade1804
    @saajidcade1804 ปีที่แล้ว +1

    $300 maxaan ku bilaabi karaa ?

  • @saacidabdirahman7430
    @saacidabdirahman7430 ปีที่แล้ว

    Teacher suaal ina ku waydiya rabay halke kala so xirira.?

  • @Abdidahir_
    @Abdidahir_ ปีที่แล้ว +1

    First Watch is muujiya🎉❤

  • @xikmatulyam
    @xikmatulyam ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wllka m.a aad baad ufikrad wanaagsantahay m.a

  • @hidayomohamedali4246
    @hidayomohamedali4246 ปีที่แล้ว

    Abowe ganacsi gabar yar o kun dolar haysato maxay samen karta kaso hadal🎉

  • @abdalladhakuul3036
    @abdalladhakuul3036 ปีที่แล้ว

    Zakariye tusoo nool baad u tahay dhilinta maanta. Mahadi korkaaga ha ahaato❤.

  • @KhaalidKhalidshirwac11
    @KhaalidKhalidshirwac11 ปีที่แล้ว

    Sakariye shp qali waxaad ka soo Hadashaa iibinta internet hole sale

  • @Maxamed-rb4ih
    @Maxamed-rb4ih ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +1

    Faransiiska mrky jabuti heysteen ba wxy arkeen dadka malawax sameysanaya mrks ay qaateen ay crepes ula baxeen

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo ปีที่แล้ว

      Laandheere hadaad maqasho waa reer galbeed

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว

    Wllo Alle ha ku barakeeyo lkn xaga online ma ka hadli kartaa wllo

  • @Heesohindiah
    @Heesohindiah ปีที่แล้ว

    Waan isku dayayaa insha llh

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 ปีที่แล้ว

    Masha allah.

  • @aminasicid1081
    @aminasicid1081 ปีที่แล้ว

    Wall taa ays kiriin ka samaysa faah faahin iga sii see ku helaa

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @Abdiwahab-Ismail63
    @Abdiwahab-Ismail63 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @Em_barre
    @Em_barre ปีที่แล้ว

    Sxp machin kan waa rabaa what'sapp waa la xariiraa mar walbo jawab leyma siiyo🙏🏿

  • @dimplequeen6297
    @dimplequeen6297 ปีที่แล้ว +1

    $700 way badantehee $100 maxaan kubilaabi karaa ?😢

    • @dimplequeen6297
      @dimplequeen6297 ปีที่แล้ว

      @@maryamahmed6009 sidee abaayo ?

    • @dimplequeen6297
      @dimplequeen6297 ปีที่แล้ว

      @@maryamahmed6009 waan kufiray lkn baradhadii waa qaali .

  • @yasminmuqtar1229
    @yasminmuqtar1229 ปีที่แล้ว

    Mashallaaah zakaria walalo kaso hadal food trucks ganacsigisa sida lo bilaabo

    • @Zaki_Muse
      @Zaki_Muse ปีที่แล้ว

      gacansigas aniga xata niyada ku haay blse truck inu qaali yahay fila

    • @yasminmuqtar1229
      @yasminmuqtar1229 ปีที่แล้ว

      @@Zaki_Muse China 4000 ila 6000 waye isago qalabeysan

  • @shire559
    @shire559 ปีที่แล้ว

    Qalabka jaajuurka ka qiimihiisa soo ogow syp

  • @kalidahmedaden2822
    @kalidahmedaden2822 ปีที่แล้ว +7

    Second watch.
    Zakaria I am really concerned on your effortless video content.
    With your channel it has motivated me to put into progress to leasing over 100 acres in Garissa, Kenya. A land owned by Government parastals.
    Good job Zakaria.
    God bless your hands.
    Jazakallahu khayra.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +1

      Walal Khalid I’m proud of you keep up the good work wishing you all the best on your agribusiness projects.

  • @suubanbootan261
    @suubanbootan261 ปีที่แล้ว

    Guulayso wall

  • @QuuleDayax
    @QuuleDayax ปีที่แล้ว

    The legend

  • @umicadnaan9614
    @umicadnaan9614 ปีที่แล้ว

    Ganacsi kun kayar majiro miyaa.wll

    • @Zaki_Muse
      @Zaki_Muse ปีที่แล้ว

      Hada ayaba lagu shegay wll

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 ปีที่แล้ว

    MaashaacAllaah

  • @maryamcabdirisaaq4411
    @maryamcabdirisaaq4411 ปีที่แล้ว +1

    Xamer shawarma waa 1.5

    • @YazinDhere
      @YazinDhere ปีที่แล้ว

      Ma soomali ba sameyso mise carab

  • @Cabdirisaaq1o
    @Cabdirisaaq1o ปีที่แล้ว

    Jumca wanaagsan

  • @saditaqueenfouad2409
    @saditaqueenfouad2409 ปีที่แล้ว

    Nilow walal

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @ZadaamDarajo
    @ZadaamDarajo ปีที่แล้ว

    Wll ila soo hdl pls waxaan rabaa inaad arin igala taliso'e email kaa igala soo hdl waad salaamanty

  • @Jamal00415
    @Jamal00415 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib aniga oo number kaada iyo meel aan kaala xiriiro raadinaya ayaad muuqaalkan soogelisay!
    Nio saan sheegay waxaan la,an meel aan kaalasoo xiriiro adoo mahadsan number whatsapp leh iisheeg please and please

  • @jibeise1
    @jibeise1 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid