Giraanta Ganacsiga | Nidaamka casriga ah ee khudaarta loo iibiyo | Astaan HD | 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Astaan HD 2021

ความคิดเห็น • 33

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 3 หลายเดือนก่อน +3

    Shaqaa sharaf leh ee dhalin yarada somaliyeedeey dal kiina
    Ka shaqaysta guul iyo gobanimo

  • @ridwanabdi2501
    @ridwanabdi2501 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah,
    Shaqo wanaagsan iyo tusaaale nool ayaad u jeexday dhalinyarta....

  • @FeisalAbdukadirMohamed
    @FeisalAbdukadirMohamed ปีที่แล้ว +8

    CABAQADA LAYDHKA WAXA ISTICMASHAN SOLAR WLL. SOCIAL MEDIA KU IIBI KUNA XAYEYSIISO SI AAD MACMIIL BADAN UGU HESHO. HOWSHA AAD WADO AAD BAY U WACANTAHAY, ALLE HA IDINLA GARAB GALO INSHALAH

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 ปีที่แล้ว +1

    MaSha'Allaah Allaah ha idiin barakeeyo,, Ganacsiyada xalaasha ahe Somalida.

  • @aizhajama8485
    @aizhajama8485 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnzh alh wlo aad paan kuu dhiiri galinayaa alle ganacsigaa aad abuurtay hakuu barakeeyo inzh alh

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤😊😊😊

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa ganacsi wanaagsan ❤️❤️

  • @mohali2507
    @mohali2507 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah tabaarakalaah
    Wax wanaagsan baad sameeysen
    Ilaahay ha idiin garab gelo AAMIIN AAMIIN YAA RABI

  • @bile-25
    @bile-25 ปีที่แล้ว

    Waa fikrad wanagsan
    Guuleyso wall💯

  • @user-ek7zp9td8e
    @user-ek7zp9td8e ปีที่แล้ว

    Thanks for dear green house inthe agricultural or plantation.

  • @Nimco696
    @Nimco696 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah hambalyo wll plz noso sheeg halku kuyaalO

    • @user-nz4dx1po9l
      @user-nz4dx1po9l 3 หลายเดือนก่อน

      Jigjiga yar golada dablatagay agteda

  • @abdimajiidabdikariim9613
    @abdimajiidabdikariim9613 ปีที่แล้ว

    Masha allah horumar wacan wll.

  • @sameeramouse1359
    @sameeramouse1359 2 ปีที่แล้ว

    maashaa Allah TabaarakLlah

  • @aqbalmedia5128
    @aqbalmedia5128 2 ปีที่แล้ว

    keep going wll, maasha allaah

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr ปีที่แล้ว

    great job!

  • @mahadmohammed2091
    @mahadmohammed2091 ปีที่แล้ว

    Erey bixinta mad abwanada u dysid wll😂 17:15

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 ปีที่แล้ว +1

    Khudaartu waa qaali hargeisa. Xidhmo yar oo Spinach hal dollar la siinayo ayan ku arkay.

  • @HappyLasers-gj5gc
    @HappyLasers-gj5gc 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waa wax fiican lakiin afkiina ku qora magac thenEnglish qoomiyad walba afkeedu o dalkoodu intuu jiro ayey jirtaa

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah! Go forward my Sis

  • @sahraaxmed-lz8op
    @sahraaxmed-lz8op ปีที่แล้ว

    Asc wlo waxan rabaa caleenta naacnaaca xagee idinkala soo xidhiidhaa

  • @sahraaxmed-lz8op
    @sahraaxmed-lz8op ปีที่แล้ว

    Lanbarka soo qora

  • @rahmahabiib7180
    @rahmahabiib7180 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @luulmaxamed8469
    @luulmaxamed8469 ปีที่แล้ว

    Aniga

  • @maryanmohamed-yt6rj
    @maryanmohamed-yt6rj 11 หลายเดือนก่อน

    Qof ku sha qeyo ma ubahan tahy

  • @roodacismaancali5177
    @roodacismaancali5177 ปีที่แล้ว

    Asc walaal meheradaasi halkay kutaalaa bilz cidii gharanaysaa haila wadaagto

    • @azmodhohl8959
      @azmodhohl8959 ปีที่แล้ว

      Jigjiga yar wll goolada hoose agteeda

  • @abshirshekhhasaan2246
    @abshirshekhhasaan2246 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @idirisali572
    @idirisali572 2 ปีที่แล้ว +1

    Ana boosharu haysan jiray ee iska ilaali inay xabad basala oo qudhuntay meelaha kugu dhumato 😂