Gabadha labaad markay ka tagaysay xie xie kolay way ku tiri ilaa inta aan hada muuqaalka ka daawaday, waana dabiici oo qofku marmar wuu ilaawi karaa maadaama dal ay ku cusubtahay, Suuq, iyo muuqaal duubid toos ah ay isugu darsantay, marka waan dareemi karnaa mashquulka uu😊 qofku markaa oo kale gali karo. Way dadaashay gabadhu runtii
Adiga laftirkaagu si bilaa respect ah baad u hadlaysa. Maxaad ka ogtahey iney salaantey marhore intaysan video ga bilaabin oo ay usii sheegtay iney video ga duubayso.
Meelahan maha meesha loogu talagalay qof ganacsade ah qofka raba ganacsiga waa in uu tagaaa meesha iyada laftigeedu ka soo iibsatay oo waa warshadaha soo saara
Walaalo hadaadan shay ga iibsanayn fadlan markaad qofka wax waydiiso oo uu qiimaha kuu sheego hadaadan sheyga doonayn inaad iibsato ku dheh sorry I am just checking the price thank you see you next time Maxaa yeelay qofkii howl baad galisay wuxuu kaasugayaa in aad wax ka iibsato.
Coach Maryam waxa tahay qof shaqsi yad dahab leh oo Waliba dun iyo xidid wnagsan Lehi Sido kale shaqsi Yad aad iyo Aad u wngsni oo cajiib leh Woow you amazing personality. And flexibility branded allahuma baarik m.a
Sc sister.....anigu waxaan kugula talinn lahaa inaad waraysatid Africanka businesska ka sameeya meesha, oo aad weydiisid electronics si fiican uga socda Africa, waayo iyagu way ogyihiin qalabka lagu tijaabiyey africa ee qualitigooda la amaanay. Quality iyo power ka qalabka ayaa ugu muhiimsan. Markaa ha degdegin. There are two main areas where Africans live and do business in Guangzhou: Xiaobei and Guangyuanxi, both areas in the centrally located Yuexiu District. The area of Xiaobei is near Xiaobei station and home to several streets catering to African and Middle Eastern residents.
masha allh waa barnamij fican lkn walashiis isku day in aad qofka salaanto camal ku dheh hi marka katageesana ku dheh thanks sababto ah qofka alabtiisa ayaa kala yacisay wuuna ku shaqeeyay xitaa dadka ku fiirsanaya waxa arkeena xushmadaada mahsanid
suuqa lascanood intaasiba way taalaa waxba kuma kala duwana qiimahana waa isku dhawyihiin. lkin wll mid ban ku shegaya markaad dadkaa la jogtid somali baad matalaysaa ixtiraam oo marka hore salaan tusaale gabadha u horaysoo kle 😢
Walal marka hore qufka aad doneyso inad baayacdo Salaan Hi, dheh marka aad kaarka lagu dhibo mahadsanid dheh... Barnamijkaada aad bu uwacanyahay in lahelo Informationen sad ukalo lkn waxaba lo dawan karin bilaa Respekt gada....
Adeer, qofka markaad ka tageyso. Thanks, ama xie xie dheh. Wakhti badanbey kusiiyeen. waxba kamaadan iibsan. Waxaad safiirad iyo tusaale u tahay ummadda Soomaaliyeed. Awalbaa aragti xun nalaka wada heysteye.
Waan yaabayba wll sababtay u odhan weydey tagidoo kaliyaba maahe idinkoo wada hadlaya xabaday kudhibtaba thanks la dhahaa Somalida mayaqanan walee
@@haweyahaibeahmed125 Somalia oo dhan maahan 2 qof EE aad Taqaaano wllo
😂😂😂 xie xie talada nasiisay
Gabadha labaad markay ka tagaysay xie xie kolay way ku tiri ilaa inta aan hada muuqaalka ka daawaday, waana dabiici oo qofku marmar wuu ilaawi karaa maadaama dal ay ku cusubtahay, Suuq, iyo muuqaal duubid toos ah ay isugu darsantay, marka waan dareemi karnaa mashquulka uu😊 qofku markaa oo kale gali karo. Way dadaashay gabadhu runtii
thanka maaha wax khasab maaha somalida qiira japanka iska daaya qufkanwaxa uu halkan usoo furtay ayaa ah gorgoris iyo waxa qanciya inuu qaato ama iska daayo teeda kale iyagey faaido utahay oo thousands free ads loo sameeyay
Wallo inayar waano ah aan kugu darsado dadka saalan una sheeg inaad barnaamuj wado waxa duubadaysa qof inaad u dhoola cadaysa wansan
Meeqo waaye SOLAR PANNEL iyoBATTERY WEEN? Iisooweedii abaayo❤️❤️❤️❤️❤️
Meelaha oo kale Markaa tagto inaad odhan meeqo waaye Marka Hore Waxa la salaama Taasa mahiima thnks
Qiiro Japan based haysa adeer. Salaan leyne ka fadhiiso arooska
@@5minutetoheaven103😂😂😂
😅
@🥺🥺5minutetoheaven103
Hoyada aroosku was adu ka fadhiso arooska😏@@5minutetoheaven103
Bilaaa Respekt bd tahay walhi inanta ugu horeysa dulmisey bila adanimo yar muuji wllo dadka markahore waa salaam adaan waaxba iibsanen sasad Muslim ku sheeganeysaa
Waxaa lagayabaa in shaydan hilman siiyay walal
😂😂😂
@@Hasanto42615 adiguba bilaa respect baad tahay qofka bin aadnka ah waxa waa uu ilaawi kara lkn si qurux bada oo deg baa waxa lagu sheega
Adiga laftirkaagu si bilaa respect ah baad u hadlaysa. Maxaad ka ogtahey iney salaantey marhore intaysan video ga bilaabin oo ay usii sheegtay iney video ga duubayso.
Good @Fadumooy
Mansha allah waxay isku darsatay qurux, kartii iyo dhaqan wanag mansha allah
Nio dumar ku ooynimada maad iska dhaaftid oo naftaada beenta aadna isba ogayn ķagu kalifaya manaagta intaas oo qaf soomartay oo hal qaf aankasalamin mahadsanidna dhihin dadka somalida iyo ganacsatada somalia iskudiraya oo waxa aytusinayso qiimaha xarunta waaye iyada oo soosto diyarad ama markab udhimantahay dadkuna waxayba moodayaan inlagaadayo oo
Ha lkn aad ha ugu qushuucin wa bini aadan oo ma dhamays tirnee 😮
coach maryan gabar fariid ah Allaha haku xafido wllo masha allah
gabadh yar oo aad u fiican baad tahay allaha ku xafido
Meelahan maha meesha loogu talagalay qof ganacsade ah qofka raba ganacsiga waa in uu tagaaa meesha iyada laftigeedu ka soo iibsatay oo waa warshadaha soo saara
haa meesha jumladlayaasha
MashaALLAH ❤️, anigu halkaas iska daggi lahaaa!
Hal qof oo ay ku tiri, mahadsanid ma jiro, salaana iska dhaaf. Ixtiraam la'aan.
Wll suuqa dharkana noosuu duub
Walaalo hadaadan shay ga iibsanayn fadlan markaad qofka wax waydiiso oo uu qiimaha kuu sheego hadaadan sheyga doonayn inaad iibsato ku dheh sorry I am just checking the price thank you see you next time
Maxaa yeelay qofkii howl baad galisay wuxuu kaasugayaa in aad wax ka iibsato.
Qiiro Japan based haysa adeer. Salaan leyne ka fadhiiso arooska
Qiiro Japan baad haysa adeer. Salaan leyne ka fadhiiso arooska
waa runtii ixtiraamku waa muhiim@@5minutetoheaven103
Mansha Allah Maryan quruxeey guulayso walaal, waxaa tahay fariid ku dayasho Mudan walaahay
Mahadsanid walal qaali waxad tahay gabadh fiican oo quruxbadan mansha allah
Coach Maryam waxa tahay qof shaqsi yad dahab leh oo
Waliba dun iyo xidid wnagsan Lehi Sido kale shaqsi
Yad aad iyo Aad u wngsni oo cajiib leh Woow you amazing personality. And flexibility branded allahuma baarik m.a
Iminka somalida safarto waan daawada waana soo caanbixiya sababto ah dad ba igu xiran youtuber baan u soo gudbiya shaashada ee ka dawadaan
ganacsiga hala ogaado
Mansha allah
Sc sister.....anigu waxaan kugula talinn lahaa inaad waraysatid Africanka businesska ka sameeya meesha, oo aad weydiisid electronics si fiican uga socda Africa, waayo iyagu way ogyihiin qalabka lagu tijaabiyey africa ee qualitigooda la amaanay.
Quality iyo power ka qalabka ayaa ugu muhiimsan. Markaa ha degdegin.
There are two main areas where Africans live and do business in Guangzhou: Xiaobei and Guangyuanxi, both areas in the centrally located Yuexiu District. The area of Xiaobei is near Xiaobei station and home to several streets catering to African and Middle Eastern residents.
Qaabka iyo meelaha laga dhoofsado alaabta vlog kale inooga soo duub insha Allah thanks.
Coach maryama guul 100k ❤❤❤insha allaaah ❤❤❤ walalo qaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ixtiraamka waa muhiim walashey
Qiiro Japan based haysa adeer. Salaan leyne ka fadhiiso arooska
@@5minutetoheaven103 yaa kula hadlay yaase la hadlee. Waayihii hore dadka magaalka soo galo soo galooti gaar noogu tilmaaman ayey ahaayeen
Ku sali Nabigena the best best ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤
صلى الله عليه وسلم
Ganacsigaaga alle Haku barakeeyo walashay, Hore usoco
Masha Allaha 🎉🎉🎉 go head my dear teacher ❤
Horu u soco wllo
Wll maryan Dadka markad utageyso Salan wixi dambe insha allah
Qiiro Japan based haysa adeer. Salaan leyne ka fadhiiso arooska
your chinese accent is so good. Fast learner🎉
Wxa jaban wa qashin iska ilaaliya
Makeup iyo bags iyo dharka iyo kabaha soo duub please
This person is so sweet
Mansha allah, maryan you so funny "mashin si kale u shaqeynaya, wax yaro si si kale ah. So funny i like it😊😂
Mashaallah Maryan abayo horay usoco guulayso❤
masha allh waa barnamij fican lkn walashiis isku day in aad qofka salaanto camal ku dheh hi marka katageesana ku dheh thanks sababto ah qofka alabtiisa ayaa kala yacisay wuuna ku shaqeeyay xitaa dadka ku fiirsanaya waxa arkeena xushmadaada
mahsanid
Qiiro Japan based haysa adeer. Salaan leyne ka fadhiiso arooska
@@5minutetoheaven103
Waraa qowdhan indhaha faraha dadka hakagalin
Adiga maskaxdada kanisadba kafurane
@@5minutetoheaven103
Waraa qowdhan umada wax malagaga shegi kara maskaxdada kanisad ba kafurane
@@5minutetoheaven103 waaaxey meelwalb futat la ordeysaaye dib ufadhiiso ya qudhac
ha waa muhiim in la salaamo ,la dhoola cadeeyo loona mahad celiyo ibnu adamka oo dhan ayaaba u baahan
Masha allah tabaaraka raxmaan wll maryam hore usoco insha allah ❤
coch maryan howl fiican baa heysaa wllo ee qeyb electonic gaar ah laptops ma inoo eegi kareysaa waayo kaas baahi saaid ah ka jirtaa horay usoco wllo
Gabadhan yar waa fariid horumar gaadhay walhy maasha alaah
Maa shaa Allaah way dadaashey walaasheen... for this important information
Haa ha odhane yes dheh
Kaftan waaye😂❤
Guulayso walaashay qaali
Very nice sister
Go ahead keep going young lady
Aad iyo aad wll Guuleyso dadaalka halkaas ka sii wad❤
Gabadha xumaan kama aha, Soomaaliyeey ha gafina 🙏. Haddii wax loo sheegaayo, ha noqoto talo wacan 🤝. Cay iyo aflagaado waa dhaqan xumo ❌. Gabadha waa walaashiin ❤️, qof kale yaan loogu gafin iyada darteed 🚫.
❤waaw❤
China ❤waa dal wngsan m.a ganacsi xga wax sosarka ilegtoronia 😮 yar io wenkooda ba waa dad dalkooda wax ubaranayan
Wlashey waxaan ku weydiinaya meel lagala xiriiri karo adoo raaliya
😂😂Machine sisikale u shaqeeya Ustaad
Masha Allah
Masha Allah horumar baan kuu rajaynaya couch ❤
China alab tayo leh eay taala lakin gancsatada somaliyeed wax fake ah ayay krenan
Walalo waxan ku waydiin hadii ad j
Moobiladana maalin kasoo dhiga Samsung iyo Apple qiimohooda jumlda iyo tafaariiqda❤❤❤
Mahadsanid walaal
Amazing content as always sister. keep it up the great work!
Xagee lagaso xidhidhi kara wll.
Magaalada magaceeda Soo sheeg
Qof joogà oo alaab iiga soo iibiya igu soo xir walaal
Bismillah MashaAllah Maryama walalo. Muqaal wanaagsan baad nosoo gudbisay. Qeebaha computer ka baa tabaya. Guleeso walalo
suuqa lascanood intaasiba way taalaa waxba kuma kala duwana qiimahana waa isku dhawyihiin.
lkin wll mid ban ku shegaya markaad dadkaa la jogtid somali baad matalaysaa ixtiraam oo marka hore salaan tusaale gabadha u horaysoo kle 😢
Thanks
Wll dharka so ogow please
Jilmada
Sifiican baan kuuula socdaaa
Masha allah sister keep going ❤
Maashaa Allaah mahadsanid Maryamaay walaal.
Masha allah wll warbixin wacan weeye lkn ixtiraam muuji iyo weji furnan una sheeg in aad wax duubaysid sharaxaad ka bixinaysid ganacsiiyadooda qiimahiisa
Sidoo kale salaan kadib u mahad celi 😮
Asc abaayo maryamay solar Powerbang gaasaan donayaaa
Wl flash ta mobile ka iyo computer ka wada gelysa rabaa, xgee kaaala soo xidhiidhaa
waanka Xumahay laakiin muuqalka maan dhamysan Khadka iga dhamaaday😂 lakiin waad quruxbadan tahy wanka xumahy taas😅
Maryaney garxiirta malaguusoodirsady 😅😅
Macha Allah Fariid Maryam
Dalabad ayan rabi laha inan ka waresto ustad
❤❤❤❤❤❤❤ good content thank you
Allabadaa maad nooso qaadi kartaa hadii aan soo dalbano lacagtana soo dirno maryameey
Walal marka hore qufka aad doneyso inad baayacdo Salaan Hi, dheh marka aad kaarka lagu dhibo mahadsanid dheh...
Barnamijkaada aad bu uwacanyahay in lahelo Informationen sad ukalo lkn waxaba lo dawan karin bilaa Respekt gada....
Qiiro Japan baad haysa adeer. Salaan leyne ka fadhiiso arooska
Coach maryama waxaan Rabay in aan dalbado ipad ee halkee kaala soo xiriiraa
Shenzhen baa kasii wanaagsan xagga electronics. In lagaa gado oo kaliya maahee noocaa rabto baa laguu samaynaya. 12 saac baa kaa xegta in sample laguu sameeyo.
horey usoco, masha allah
Mashallah❤❤❤
Yaa kugu soo dhaweeyey walaal
Soo badi vlogyada qliyey❤
Aad ayuu ufiicanyahay muuqaalka aad noosoogudbisay walalal
Well done Couch. Keep going.
Waxba kuma kala duwana suuqa hargeisa iyo suuqa China 😮😮
Sxp naga daa bahasha 😅
Wali maad baran luqadooda ❤
Lkin wa edb dro gncsi bd frfresy ngtna xita hgu yrte thanks kumdn dhihin wxna kmdn gdn wana dhqn somlida caado u ah
Masha Allah keep going..
Waa qaali
Fariid baad tey ❤
Qaybta cuntada tag fadlan sokorta, bariiska, baastada, burka iyo saliida
Abaayo guleyso🎉❤
Mansha Allah coach maryama what's ap ayaan vodka ka so dubay
fiiri bro numbarkeeda intee kahelaa sxb
fadlan qaabka aad china ku tagtayna nooso gali
Sharfanid coach
Abyo sacadaha soo duub please
Walaale aad Baad u mahsnasan tahy lkn waxaan Rabi laha inaad inoo soobaartid mashiina qiimahooda walipaba kuwa carpenter ah
Sidaad ogtahy dalkeenu waa pilaa warshado Marka qiimahaas mashiinada inoo Soo ogow plz ❤
dhamaan mashiinada yar yar eeculayna ahayn waxbadana fududayn kara
Mahadsanid wllo contacts kaga xagee ka helin!
Af janiisa kula hadala maryaneey gabdha yar hada ii dhaltay ayaan maryan u bixiyay mashallah
coach maryama xiriirka ayaan rabaa gmailkaaga ma i siin kartaa. anigu