ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Su'aalo Reer Djibouti Ka Yaabiyay | Su'aalaha Ramaanta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มี.ค. 2024

ความคิดเห็น • 137

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 4 หลายเดือนก่อน +20

    Reer Jabuuti diinta ha bartaan waayo waxa ka muuqata bila cilmi fadlan diinta barta walaalayal from hargeisa somaliland

    • @oubahomar9144
      @oubahomar9144 4 หลายเดือนก่อน +6

      Aflagada lajogso oo hawlahaga lagu raciyay kuu mashquul

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 4 หลายเดือนก่อน

      @@oubahomar9144 niyaw wad xunuusanaysaaye hadii wax talo ah an bixiyay ma aflagaada yaa

    • @Hamda-gd9oi
      @Hamda-gd9oi 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sax hbbti qaali wad ujawabtay wlhi 😂​@@oubahomar9144

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waa runtaa xoogaa diinta kuma wanaagsana reer Djibouti 🇩🇯 maxa jira diinta barta dee from afmadow juabland

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@oubahomar9144raali ahow jamaal xuseen kuma aflagaadayn wuu idin waaniyay hadaad reer Djibouti 🇩🇯 tihiin

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 4 หลายเดือนก่อน +11

    Markaad wadan kulul kuniraqaanto magacaada hadaad garato ayaabad dadaashay.
    Ree D.jibouti waan idin wataa.

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 4 หลายเดือนก่อน

    ♥️♥️♥️ reer jabuuti ❤❤❤ from Mogadishu somalia

  • @waliiidjiboutiensofficiell13
    @waliiidjiboutiensofficiell13 4 หลายเดือนก่อน +5

    War sualahaa bulshadaa noo soo badiyaa waa fanny wlh

  • @abdikarimhussein3003
    @abdikarimhussein3003 4 หลายเดือนก่อน +9

    Rer Djibouti wamaxaay wa wadhaa marqansan yahiin........

    • @Dabiyoholac
      @Dabiyoholac 4 หลายเดือนก่อน

      Kuwanaa isaaq ka daran 😂

    • @user-yv7xi1ic8b
      @user-yv7xi1ic8b 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ha na cayiin wllo

    • @Dabiyoholac
      @Dabiyoholac 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-yv7xi1ic8b raalli noqda tolkeyow

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Lacaq taa daa kumaa marqasanaa ee mashqulka naka yaare

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Dabiyoholac qabil ba jugu fhex qudhmay😂

  • @OsmanjigreAhmed-vy4ku
    @OsmanjigreAhmed-vy4ku 4 หลายเดือนก่อน +6

    War ree jabuuti fani walaahi

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y 4 หลายเดือนก่อน +1

    Salallahu calayhi wasalam

  • @user-qc1ex7hh2c
    @user-qc1ex7hh2c 4 หลายเดือนก่อน +2

    maasha allah reer Jabouti hore usocda

  • @abukids2176
    @abukids2176 4 หลายเดือนก่อน

    ❤ محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم أنبأ والمرسلين سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤️

  • @kawsarabdi8767
    @kawsarabdi8767 4 หลายเดือนก่อน +5

    Su aalaha diinkawada dhig hana joojin garab kaa gaa nahaye markasda

  • @ibnumadaxay1
    @ibnumadaxay1 4 หลายเดือนก่อน

    Sida reer jabuti mirqaan wleeeeeeeeee waaan wataaaaa ❤❤❤❤

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkanii maahine reer djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @yahyaabdi4692
    @yahyaabdi4692 4 หลายเดือนก่อน +1

    Reer jabouti diin waankajaahilnahy

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hoyadabaa ka jahilaa , wacelyahow wacelku dhaley

  • @aboubakerhassan8060
    @aboubakerhassan8060 4 หลายเดือนก่อน +2

    Bro keep going

  • @doraniayah432
    @doraniayah432 4 หลายเดือนก่อน

    Ree Djibouti ❤

  • @abdoubouh715
    @abdoubouh715 4 หลายเดือนก่อน +1

    Il ya une grande opportunité derrière vous. Ces boutiques peuvent être rasées et remplacées par un centre commercial. Les loyers du centre commercial seront moins chères. Ce dernier se trouvera au sous-sol d'un logement de HLM. Les habitants de ce HLM seront les personnes qui ont des revenus faibles..

  • @shukricumar6700
    @shukricumar6700 4 หลายเดือนก่อน

    Waaa runtii

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan Yaabay! Ree Jabuuti Ma sidaanaa ka dhaba. Waa sababta Ismaaciil Cumar Geele Isaga joogo oo aan cidiba la hadlayn. Dad iska hurda oo qaad dilooday. Wuuna hadlayaa Cagaarna waa ka socdaa sidii xoolihii.

    • @ilyaasmaal742
      @ilyaasmaal742 4 หลายเดือนก่อน +1

      REER HABUTI WAA DAD WANAAGSAN OO NECEB MUNAAFAQADA IYO IS QABQABSIGA WAA UMAD DAACADA OO JECEL DALKOODA

  • @user-tt3ew9mb4l
    @user-tt3ew9mb4l 4 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti 🇩🇯 iyo mirqaanka

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 4 หลายเดือนก่อน

    Reer jibuuti way sixran yihiin allahu akbar

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa madax kaa six sixran hoyada hoyadeydi yee

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 4 หลายเดือนก่อน +2

    4:58 "Odaygu u mirqansan yahay" 5:25 "U birqansan yahay" 😂😂😂

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti caqli ma jiro 😅😅

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist 4 หลายเดือนก่อน +1

    REER JABUUTIGA WAY WADA MIRQAANSAN YIHIIN WALAAHI KUWAN AYAA NAGA DARANBA KKKKKKKKKKKKKKKK

  • @roblemohammed2631
    @roblemohammed2631 4 หลายเดือนก่อน

    Mxa ree jabutiga waywathaqayilan miya ayaka

  • @user-ct9dd8tb7e
    @user-ct9dd8tb7e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qaadbaa laayeye qaadka weydii ciisaha

  • @abdourahman-ve2ex
    @abdourahman-ve2ex 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kalmada dhadiga inantu mafahamsana😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jo2is9nn8b
    @user-jo2is9nn8b 4 หลายเดือนก่อน

    Yoo no comment??? Sans cadeau😂 djb kedal

  • @user-xc9sl7rp5o
    @user-xc9sl7rp5o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhadigu waa nin😂

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aad ban uga xumay in jabouti af somaligii ka dabargoayo inantaasi waxay kala saari wayday lab iyo dhedig subxanallah

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 4 หลายเดือนก่อน

      Af somall dad dinta Ku yar Bismillah Allah wa was marqansan yahin

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Danahaka miyaa wxas dantadaa raac abooo wxa laku dirsan haku dalin anaka afsomali no gaar ah iyan lenahney , kininaa maha

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hodandahir8111mirqankaa wala lawadaa qabaa jabutian uun maha kow dhee takleh naa dintada wx yaqano miyad iska dhigeysa sxb anaku tiktok intaan imano o xijab ku xirano kuma dhax nikino , kuwas diin mataqanin markas ,

  • @ahmedmohamud1619
    @ahmedmohamud1619 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂
    Bisha soon iyo jaadka mx dhacey

  • @dayibcaruush
    @dayibcaruush 4 หลายเดือนก่อน

    Maanad.dhagaysan.heestii.nimco.jaamac.ma.arbaa.nikiiganay.libta.kala.galbanayaa

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 4 หลายเดือนก่อน

    Kan waa oday gubtay

  • @-Y95
    @-Y95 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 4 หลายเดือนก่อน +2

    Luqadha somaliga maleh

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Luqadi hoyada weyan ustak foqal ustak

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 4 หลายเดือนก่อน

    Maroodiga dhedig waxa la yidhaa Qalanjo ka labna waxaa la yidhaa Arbe

  • @farxaanxuseen9703
    @farxaanxuseen9703 4 หลายเดือนก่อน

    GEEDKU CAWS MA LAHA SHABEELJUNA MA CUNO CAWSKA

  • @NimcanAbdilahi-wf9lq
    @NimcanAbdilahi-wf9lq 4 หลายเดือนก่อน

    Dintii ayad dayacden wlhi dalka magaca haka dilina

  • @ZakarieMohamud635
    @ZakarieMohamud635 4 หลายเดือนก่อน

    Bisinka ayuu ka tegay allow oday jaahila ha inaga dhigin

  • @habibabdi4083
    @habibabdi4083 4 หลายเดือนก่อน +1

    C les enfants de djibouti 2 parce-que je voie pas des vrai djiboutien dans cet vidéo vue la manière dont il regarde la caméra

    • @reeddempter6079
      @reeddempter6079 4 หลายเดือนก่อน

      Gros lache ça c’est des vrais djib 👍👍

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน

    5:09 Ninkanu wuu murqaansan yahe murqaanka Ha kagaga Ciyaarin Wana Dad Beenta Sheegin Horta

  • @ZakarieMohamud635
    @ZakarieMohamud635 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaai meel.walba ay joogan jabuuti ha noqoto.muqdisho ha noqoto hargeysa ha noqoto bosaso iyo garowe iyo kismayo iyo meel walba ay joogan soomaali waa isku wada mid waa wada jaahilin weliba aad u indha adag watu is maqiiqinayo

  • @daauudgedi5321
    @daauudgedi5321 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb su alaha dinta so badi

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 4 หลายเดือนก่อน

    Reer jabuutigu waa cawaan 😂

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 4 หลายเดือนก่อน

    Car suaal xagga siyaasadda ha weydiiyo, qof ku dhici karaa ma jirto....!!!.

  • @adnanhassan4030
    @adnanhassan4030 4 หลายเดือนก่อน

    Reer jabuutigu waa xaraabo markanoo kale mirqaankoodaa hawada marayo haday magacooda gartaan way wacan yihiinba😂

  • @user-fp2vf7zz9y
    @user-fp2vf7zz9y 4 หลายเดือนก่อน

    Reer djibouti waa funy

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 4 หลายเดือนก่อน

    Ilkaha qaadka iyo cocla

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuti waa DHUL marqaan. Waar JAADKA hala joojiyo!

    • @abchirabdillahi3036
      @abchirabdillahi3036 4 หลายเดือนก่อน

      Maxa lagu badali marka

    • @dulmidiid1445
      @dulmidiid1445 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@abchirabdillahi3036waxa lagu badali qaad la aaan dee

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Wlee jaadkaa jabuti uun lama cuno ee intaa iskaa joojisin dhaha iskaa jooji markas

  • @KasimMolide
    @KasimMolide 4 หลายเดือนก่อน

    je voit pas cet vidéo Vrai Djiboutien walhi.je voit deux personnes

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waar dadkani ha loo gurmado oo diinta ha la baro wadanku cilmaani ayey noqdeen.

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hoyadaa baa labari wacelyahow wacelku dhaley

  • @walalahamedia6765
    @walalahamedia6765 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1b 4 หลายเดือนก่อน

    War dadka reer Djabouti afaomaliga iyo diintaba aad uma yaqaanaan maxaa jira war haloo gurmadow waa dad soomaaliyeede subxanallaah from afmadow jubaland somalia 🇸🇴

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 4 หลายเดือนก่อน +1

      Daaciga xuseen cali iyo culumada reer jabuuti hakudadaalaan sida dadka diinta islaamka loobari lahaa, reer jabuutiyaw diinta siwanaagsan ubarta, af-soomaaliga barta yuusan idin kadabar go,ine, (yuusan idin kalumine)

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 4 หลายเดือนก่อน

      @@Nuursaciid-qb4yy sax sax weeye hadallaagu afsomali waxaba ka daran diinta ilaamka inay marka hore bartaan waxan waa cuqubo wallaahi hadda hadii weydiin lahaa 5tiir islaamka iyo 6iimaanka wax yar baa garan lahaa waxaba iigu daran gabadha lab iyo dhedig kala saari weyday maxay luuqadaan anigu waxan ahay nin ogadena oo reer soamalia ah oo reer juabalnf ah meel afmadoq layidhaahdo joogaa oo koonfurta Somalia 🇸🇴 ah aiguna nuur xagee joogtaa

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-oi5uk4de1b
      baaraka allaahu fiika, ugaadeenku af-ka soomaaliga waa kufiicanyihiin, hadde sayid maxmed cabdulle xasan ayaa kadhashay iyo abwaan c/llaahi macalim axmed (dhoodaan) iyo rag kalo badan.
      hadde af-ka ilaalintiisa kudadaala.

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Baal wxan eeg eey foqol eey kaa , tin ilaa cirib somali o dhan diin mayaqanan , intey xijab so xirtan o diiin baa garaneynaa dhahan o tiktok kadhax nikiyo iyo kuwaa macalan quran isku shegeyo o hablhi fulaya wad naka cilmi badantihin markaa saa diiin dad yaqano iskaa dhigtin

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 4 หลายเดือนก่อน

      @@mnviepapa2003 kkkkkkwaa maxay kulaylka ku hayo wax cad baa ku horyaalla oo aan aragnaa reer Djibouti 🇩🇯 diinta islaanka sifiican u barta baan iriye waana waaniyay mana caayina maxa dad kale u xag xagan wll bal fiiri inta qof ee arimaha diinta laweydiiyay 1 kawaabay malaha qaar baaba lab iyo dhedig kala saari waayay

  • @user-vs4nz3hq9q
    @user-vs4nz3hq9q 4 หลายเดือนก่อน

    Waarr tolkay kamerada jecela

  • @medabdillahi4515
    @medabdillahi4515 4 หลายเดือนก่อน

    Nugu qaata wllalahayow

  • @ahmed-nk5br
    @ahmed-nk5br 4 หลายเดือนก่อน

    War afkaga baro oo dheh ramadaanka , reer jabuuti afkina barta , faranjiga inugu malee , afkina waka tagteen , tododane magaarin .

  • @saidmuse3138
    @saidmuse3138 4 หลายเดือนก่อน

    Beri ayaa nin weriye ah oo idaacad jabiuti ku taala warkii sheegaya wuxuu Hasha Ninkeedii ayuu gaadhi ku jiidhay xaafada Xumbuli

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhh aniguna mid wariye ah o wxn maqlay odhanaaya wxa la baafinayaa laba dumara oo haweeenay ah kkkkkk

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m 4 หลายเดือนก่อน

    C gens lá c sont pas des vrai djiboutien sauf la fille et je parle au somalien ki nous critique au commentaire avant d Juger ls djiboutien essai d vous jugez vous meme

  • @AminEleyeh-xt4ck
    @AminEleyeh-xt4ck 4 หลายเดือนก่อน

    War ninyahow su'aalaha diinta ee wariyehavidaacada RTD Chakir Celeyeh u ku dhex maro way ku daateen reer jabuti. Waa yab war reer jabuti diinta ha bartan aqoonta na ha biirsadaan niyahow 😅😅

  • @Abdihakin797
    @Abdihakin797 4 หลายเดือนก่อน

    Reer jabuuti dad gubtey oo jaad iyo xeebi dishey baan u jeeda luuqada somaliga waxay ka yahiin 100%20 halka diintiina ay ka yahiin 100%30 haloo gurmado oo umadda somaliyeed ee kala soo dhex gala oo jaadka deyn meyaane yareysta isaaq baa idinku dhowo waxba idinkuma dhaama e 😂😂😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน +2

      Isaaqba ku ciilaye waan ku arkaye 😂 Reer jabutiga maxad ku dhantan idinka ka darane, Diinta 1% ayaad ka Tihiin Sheikh ma lihidin oo sharif ma lihidin Ragan Sheikh jabuutiba ka soo jede bal Sheikhasa naga soo jeda dhaha, afsomaligana sido kale dad ku lita thn oo inta xun ka Barta, Maxad u gurman iyaga idin ilaaliye idinko dhiigina 1$ u daadiya ayay cidankodu idin kala ilaaliyan 😂 qaadkana lacagtooda u jartay ee hadad gajoonaysid Waa bil rabadane nagu sadaqaysta dheh

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Kuwinaa mad argtin shekin isku shegeyo o hablaha wx kaa shegaa o misjid dhaxsidaa walibaa , sxb diintaa wx naku gaaro majrto hadey iskaa kaftameen kama dhigno iney diin aqonin takleh naa wajiga kaka maa yalo iney jabutian yihin nooc walbu iya joooga

  • @SaadaMahamoud-gh2is
    @SaadaMahamoud-gh2is 4 หลายเดือนก่อน

    Ce sont pas de vrai djiboutienne

  • @user-bu3ny9zm4i
    @user-bu3ny9zm4i 4 หลายเดือนก่อน

    hhh reer jabuuti halkey soo marayaan hargeisa waxay mareysey 2000

    • @hiboyoussoufosman5862
      @hiboyoussoufosman5862 4 หลายเดือนก่อน +7

      War waxani reer Djibouti Maha wa dadki nagu dhex nola reer Djibouti camaradaba sida ugu ma yacayne subxanallah cayda naga kala dayo

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hoyaadaa baa lamaraya

    • @Inasaid56336
      @Inasaid56336 4 หลายเดือนก่อน

      Dadkani waa dadkii aan haynay eee hargaisa nooooga imiday iyo borama

  • @ciidanka_Qaranka_JSL
    @ciidanka_Qaranka_JSL 4 หลายเดือนก่อน

    Reer jabuuti waa jaahiliin waanka naxay wlahy badankooda waxbarta😂

    • @user-lf2jy4hv6b
      @user-lf2jy4hv6b 4 หลายเดือนก่อน

      Ada jaahil ah oo muuse jaahil ku xakuma.jaahil unba dadka caya.

    • @ahmednooradan7950
      @ahmednooradan7950 4 หลายเดือนก่อน +3

      Sas ha oran ayaga dan ma ahan
      Sh husein jabuti ma hilmamte

    • @Abdihakin797
      @Abdihakin797 4 หลายเดือนก่อน

      Iska aamus idinkaa ka bad sada jaadka iyo khamriga marqaan land😂😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน

      ​​@@Abdihakin797Qaraxlan Dhiiga islamka 5dollar kuma daadisen hadi aad Wax garanaysan, Nooc kasto balwadana Somalia ugu tag iyo tumasho

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hoyabaa wx laa bar kas din aqon laann ku shegaa daad iskaabaa wx kaa maqan iyihin

  • @LionSlapper
    @LionSlapper 4 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂 Faranaiisbaa maskaxda ka gumaystay iyo Ismail.
    Waar Diinta barta cawaan baad tihiine Aakhiro Geelle idinka badbaadin maayo.

    • @yasinsalah6538
      @yasinsalah6538 4 หลายเดือนก่อน

      caayda jooji jaahil baad tahay ee hadaad wax usheegaaysid si dagan iyo akhlaaq leh wax u sheeg hadi kale shut a fuck up.

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hoyadaabaa iyo wixi ku keney baa madax laga wasee ,

    • @chamsadinehoussein484
      @chamsadinehoussein484 4 หลายเดือนก่อน +1

      Komantiga aad bixisay aya doqoniimo kugu filaan. Réfléchis avant de parler. Think before you speak.

  • @LionSlapper
    @LionSlapper 4 หลายเดือนก่อน +1

    05:30 dooga bisadu way cuntaa
    Dadkuna Daaqa way cunaan oo qaadka ah dad mirqaansan
    Ismail Omar Geelle Waa wadan uu Diinta ku dhex caayo soo lama rogayo.

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hoyabaa laa roki nacasyahow, daad diiin yaqana malamodaa , intey jimcaa kaliya ka tugtan o masomayala ka buxan o sheydanki baa sheikh ni noqdey o quranki ku ciyartan o intey hablihinaa xijab so xiran e iswada luxan , taas miyad diin yaqanan , intaa cirkaa egeysid hortaa wxi ku hor yala eeg markas wx dad kaa shegey

  • @AminEleyeh-xt4ck
    @AminEleyeh-xt4ck 4 หลายเดือนก่อน

    War ninyahow su'aalaha diinta ee wariyehavidaacada RTD Chakir Celeyeh u ku dhex maro way ku daateen reer jabuti. Waa yab war reer jabuti diinta ha bartan aqoonta na ha biirsadaan niyahow 😅😅

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hoyadaa baa birsan doqon foqol doqon

    • @AminEleyeh-xt4ck
      @AminEleyeh-xt4ck 4 หลายเดือนก่อน

      @@mnviepapa2003 Dameer ila Dameer , ado midhan baa wadan ku nool oo ifka ku dhintay, kolkaana Télé ga intu ka soo baxo arkaanu islaamka garan la' . Duli ila duli

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      @@AminEleyeh-xt4ck wixi duleysaan ubaa duli dadkaa ku shegaa camal yelo sxb war kumaa heynee