Deg deg Jabhada TPLF oo dagaal dhex-deeda ah Qarka u saaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 23

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 23 วันที่ผ่านมา +4

    tigre wey is xakameyn doonaan nimankan waxey rabaan markale Abiyi axmed in ay is farasaaraan
    Ereteriyana ciyaarta koor ka,daawato saas darteed Abiyi axmed waa loo,yaaba isago axmaaradi shalay lajirtey dhaxdooda dagaal dhaxmaraaya iyo saaxiibkiis
    odey isayaas oo isagana abiyi axmed xarash uhaayo
    Getaachew wax uu lajoogo malahan xilki sare uu ka,haayey TPLF Waa laga ceyriyey

    • @ShaahidAli13
      @ShaahidAli13 22 วันที่ผ่านมา

      @@ccasiisismaciil8406 👍🏻

  • @user-rb1fm6fg7g
    @user-rb1fm6fg7g 23 วันที่ผ่านมา +3

    Alaah ha isku diro

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 22 วันที่ผ่านมา

    أللهم أهلك الظالمين بالظالمين واجعلنا من بينهم سالمين غانمين يا رب العالمين أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك.
    أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 23 วันที่ผ่านมา +1

    Gee taa joow asafa

  • @azalikTasfay-zd1yh
    @azalikTasfay-zd1yh 22 วันที่ผ่านมา

    odayaasha ayaa saxsan kuawan kale arinta tigrega waxay gacanta ugalin rabaan abii iyo amxaar

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 23 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Getaajo Asaafaa ALLAHA AKBAAR WALILAAHII XAAMD GULEESOO KUSOOCOO guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 23 วันที่ผ่านมา

    Haduu durdur iyo dabaal galo ilaa ma daahito… nalaha mahmaahdaasi daaroodkaba wey quseysasaa. Masnta miyaad inala hot timi dugaagii TPLF iyo Tigray

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 22 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 23 วันที่ผ่านมา

    TPLF waa sax 2 garab yey ukala jaben balse
    garab uu Hoogaaminaayo
    Debrisiyoon gabre maka,iil
    midna waa madaxweynaha kg
    getaachew Reda
    ninmankan waa kuwa dhanka siyaasada lkn ogoow mesha ciidanka jooga waa kuwa bad baadiyey kooxdaan is haaysata labada garab ah ciidanka waxaa hoogaamiya janeraalo khatar ah ay hoogaamiyaan Ethiopia iyo Ereteriya mel iska saarey hadana dhax dhaxaad ayey ka,yihiin
    lkn sidadban waxey lajiraan odeyga debresiyon ah

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 23 วันที่ผ่านมา

    WAR CAAWA LAASCAANOOD DAGAAL BAA KA SOCDA OO MUSE IYO CIIDANKII JABUUTI OO ILSLA SOCDA SOO QAADEEN. MAXAABIIS JABUUTI OO CALANKOODII WATA BAANA LA QABTAY. TAAS MAYDAAN LA SOCAON ?😮

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 23 วันที่ผ่านมา

    Geetaajaw asfa

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 23 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 23 วันที่ผ่านมา

    Getaajoo asafa

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 23 วันที่ผ่านมา

    Getaajoo

  • @sahalsalaad3277
    @sahalsalaad3277 23 วันที่ผ่านมา

    Gabre

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 23 วันที่ผ่านมา

    JAAMAC CAGDHEER QAXOOTI GII SABA CAD EE DACARBUDHUQ SOMALILAND REPUBLIC 🤣🤣🤣

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 23 วันที่ผ่านมา

    Tplf waa niman wax iska celiyee ma soomaalidan wada siilka yeelatay ee riman baad moodaysaa sida xasan shiikh muuse biixi futada gareen deni sangadhuudhi ka jubba haystee doqonka ah

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 22 วันที่ผ่านมา

      Beentaa ma aha Midhkaasi waa xadiis. Kuwii waddanka u sarreeyay baa Abiye ka baqanaya, oo wax kastuu rabo la hortaagan.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 22 วันที่ผ่านมา

      @@yuusufSiyad-yc7qy Haa sxb soomaalidu waaa dad liita , tutsiga Rwanda iyagoo 15% ah oo la xasuuqay bay go aan qaateen ah ama nolol ama geeri, dee waadigii ogaa inay cagta mariyeen hutuskii oo ka badnaa 85% maanta waa kuwaa weli Rwanda iyagu u taliya, Tiro wax ma sheegto ee goaan qaadashaa la rabaa, Ethiopia maanta iyadii baa is dilaysa, dhaqaale xumo gaajo , markaasay madaxdeenii ka baqayaan

  • @Aftin7000
    @Aftin7000 23 วันที่ผ่านมา

    Tani waa tii abiya ahmed iyo oromo saaxadda siyaasadda ooga bixilahayeen hadii uu markale isku dayo in uu dib u weraro MAQALE 😏

  • @aidarousabdullahisuleyman5816
    @aidarousabdullahisuleyman5816 23 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @sahalsalaad3277
    @sahalsalaad3277 23 วันที่ผ่านมา +1

    Gabre