Su'aalo Reer Djibouti Ka Yaabiyay | Part 2 | Su'aalaha Ramaanta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @AdnanAbdiMo
    @AdnanAbdiMo 6 หลายเดือนก่อน +4

    Reer jabuuti diintiina barta subxana Allah, dad badan oo waxba ka aqoon diintooda, waa aakhir zamaan walahi.

    • @MoudelmiMoustapha
      @MoudelmiMoustapha 6 หลายเดือนก่อน

      Reer somalie arsenal ma muslim baa 😢😂

    • @Raz._Al
      @Raz._Al 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@MoudelmiMoustapha ​​​ Qac baa naga yeersiisay miya hada hhh iga hoo hee Arsenal markii iigu dambeeysay koox kubad cag oo ingiriis oo gaallo ayey ahayd malaga badalay wll 😂 see ku yeelay

  • @hamzemahamoud2021
    @hamzemahamoud2021 6 หลายเดือนก่อน

    Oh mon dieu 😢.
    Nous les Djiboutian 🇩🇯 on est nulles dans le religion 😢😭.

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 6 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti dugsiyo ma leedahay misa waa ka mamnuuc?

  • @DonKako
    @DonKako 6 หลายเดือนก่อน +1

    Night video with High visual quality. Good work Djib-live !

  • @adenaboubaker8446
    @adenaboubaker8446 6 หลายเดือนก่อน

    Wariye tobabaraan kenaa walalayal djib-live

  • @YacinAli-p8q
    @YacinAli-p8q 7 หลายเดือนก่อน +5

    Les peuples djiboutiens sont les seuls peuples qui posent des questions même le journaliste 😂😂😂

    • @AdenDirirSado
      @AdenDirirSado 7 หลายเดือนก่อน

      Oui vraiment

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maydka xalaasha waa ayaxa iyo kaluunka from burco

    • @waliiidjiboutiensofficiell13
      @waliiidjiboutiensofficiell13 7 หลายเดือนก่อน

      From Djibouti waa runta lakin intey sualahaa waydinayaa way wadaa birqamsanyihin

  • @noorjimale9918
    @noorjimale9918 6 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga ayaba suasha qalday shodhaheygiyow maydka xalaashaa ma ahan suaashu ee waa baqtiga xalaashaa ah waana kaluunka

  • @mariambone392
    @mariambone392 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan Ali Aden ayaan barii asal from Djibouti reer oumbouli 😅😅😅

  • @Horgalofficel
    @Horgalofficel 7 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Djibouti waa fan😂😂

  • @Maxamedtaatiko-d7u
    @Maxamedtaatiko-d7u 6 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴 🇸🇴

  • @mohamedomer6180
    @mohamedomer6180 7 หลายเดือนก่อน +1

    maydka xaalasha ah ma aha suashu waa bakhtiga xalasha ah waana kalkunka iyo ayaxa

  • @HaweyaAdaweh
    @HaweyaAdaweh 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maydka xalaashana waa kaluunka.

  • @AminMaqbuli
    @AminMaqbuli 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😊😊😊

  • @AliKhan-fr8jt
    @AliKhan-fr8jt 6 หลายเดือนก่อน

    Wa kalunka

  • @aabaayaabayruntii5559
    @aabaayaabayruntii5559 6 หลายเดือนก่อน

    Sidaan malqay.

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 7 หลายเดือนก่อน

    Deega xalaasha ah waa Beerka

  • @mohamedomer6180
    @mohamedomer6180 7 หลายเดือนก่อน

    dhiiga xallasha ahina waa beerka iyo beeryarada.

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l 7 หลายเดือนก่อน

    Asc su,asha sidasadkugaranwayday waxa igalahabon ,waxankurajaynaya inad,su,alaha danbe garandonto

  • @djamaldjama7664
    @djamaldjama7664 6 หลายเดือนก่อน

    ree jabuutti ilaahay ayaan nigu dhaarshay
    Ma sidan ayaad tiinti ka tihiin hadda orda oo madarasadaha gala ........?

  • @HousseinaMohamedahmed
    @HousseinaMohamedahmed 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @RadwaanAhmedAli-fh8cr
    @RadwaanAhmedAli-fh8cr 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @waliiidjiboutiensofficiell13
    @waliiidjiboutiensofficiell13 7 หลายเดือนก่อน

    Maydkaa xalashaa

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 หลายเดือนก่อน

    😂