NETANYAHAU OO MAREYKANKA MIXNAD KU NOQDAY + QASA/ISRAAL + DAGAALKA UKRAINE + PAKISTAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 หลายเดือนก่อน +9

    Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 2 หลายเดือนก่อน

    Hadal kaaa falanqeye. M m cade. . Xaqiiqada. Dhabta ah ayuu ka hadlay. ❤❤❤

  • @FoziHoussein
    @FoziHoussein 2 หลายเดือนก่อน

    Bravo ! High professional journalist

  • @Xamsemaxamud-z1e
    @Xamsemaxamud-z1e 2 หลายเดือนก่อน

    Asc bahda hbn online xamas guul iyo gobonimo ❤❤❤

  • @MukhtaarmaxamedCismaan
    @MukhtaarmaxamedCismaan 2 หลายเดือนก่อน

    Alahayow ugargaar wll falastiin yaa alaah yaa qawiyu

  • @turbshit
    @turbshit 2 หลายเดือนก่อน

    allaah jabiyo cadowga islaamka

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulka allha lasimo xulfada marykanka iyo xulfadiisa allha kadhigo kuwa guul daro lasoohoyda

  • @Yaasinadan-s8z
    @Yaasinadan-s8z 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha quweeyo falastiin

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx 2 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo HBN 301k

  • @omarsalih8000
    @omarsalih8000 2 หลายเดือนก่อน

    اهلاوسهلا❤

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @AxmedmaxamedYuusuf-v2n
    @AxmedmaxamedYuusuf-v2n 2 หลายเดือนก่อน

    Roobka maansuuga afsoomaali kusheeg

  • @HasenAbdi-d7i
    @HasenAbdi-d7i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Falastin.allaha.ugargaro.somaliyana.sidokale.sida.hadahaysata.falastin.ayyay.noqon.somalidu.hadaynan.hadakatashan

  • @NasraMohamed-o1d
    @NasraMohamed-o1d 2 หลายเดือนก่อน

    God protect palastin

  • @Maxamedcaliibraahimbuuni-s5r
    @Maxamedcaliibraahimbuuni-s5r 2 หลายเดือนก่อน

    Asc❤

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo xamaas

  • @HasenAbdi-d7i
    @HasenAbdi-d7i 2 หลายเดือนก่อน

    Yahuda.bariga.afrika.ayya.sahansatay.somaliya.iyo.dhaman.somalida.odhan

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 2 หลายเดือนก่อน

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Wax hayad caalami la yiraahdo ma jiraan,gaalo dawladahoodii waa is raaceen si ay u baabi,iyaan falastiiniyiinta ilaahay baa ka wayn gaalo

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 2 หลายเดือนก่อน

    Icj waxay.xukuntaa.madaxda Afrika iyo carabta

  • @MaankaYare-hp9nx
    @MaankaYare-hp9nx 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😊

  • @wardaabdi1199
    @wardaabdi1199 2 หลายเดือนก่อน

    Waaa malintii 319qasa

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    Natanyahu ilahow soo qabo waa fircoonkii sannadan ummadi wuu dhameeyey

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 หลายเดือนก่อน

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤🇵🇸♥️♥️♥️

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    maraykan hadii uu run shegayo yuhuda xiriirka ha u jaro ha yiraa heshiski hore ee aan mar hore ku heshinay ee baydha ee ay xamas iyo yuhuda iyo dhaxdhaxadiyadha ku heshinay ku soo dhawa yuhudey kolba wax aan soconayn oo aad nagu wareerinaysan ma yeelayne heshiskana marki hore idinka yuhuda ayaa soo gudbiyay waana isla qadanay ha socdo heshiskas hadii kale waan ka baxnay in aan yuhud difacno iyo in aan wax danbe idinku cawino si walba waan ka baxnay marsykan hadaa nahe iska celiya ururada iska caabinta hadii kale soo dhawada oo ogolada heshiska intaa haduu maraykan yiraahdo yuhud way ogolan waxwalba nabadna waa laga heli laakin intay arkan ila meerayso waxba yuhud ovolan mayso waa qas xaalkedu

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaabiistooduunbay kafikirayaaan sidii loosiidaynlahaa laakìn shaccabka dilka gaajadu hayso dankamaleh

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 2 หลายเดือนก่อน

    wixii alle qadaro ayaa qadaran waxaa la jooga dhamaankii yahuuda cid badbaadin karta ma jirto oo aan alle ka ahayn allena fasaadka iyo kibirka raali kama noqdo

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Antony Blinken muxuu soo kordhiyay 3da saacadood ee la sheegay inuu la qaatay Bibi Netanyahu?

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 2 หลายเดือนก่อน

    Natanyahu mixnad ma noqon karo ee mareykanka.aya ala.og sok mahan

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน

    Allha guleeyo xamaas

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 หลายเดือนก่อน

    YAA RABBI JEBI CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO MAREYKANKA AAMIIN YAA RABBI

  • @Abdikani42
    @Abdikani42 2 หลายเดือนก่อน

    illaahay haw gargaaaro muslin

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน

    Natayahu laba mid ba ku so afjarmi kara oo sh mid in illah u dhameyo iyo inu hal malin maxkamad logu yeero asago dhan lakiin lama rabo tii ilahna mel bey u talla haddu ahan laha nin afriko ama carab arimaha sidan ma noqden xujo lakiin waxa somali ku mahmahdey gurban gacalkaga ha ku hayo ama garabkaga ha ku surnado macnaha wa dad aad jeceshahay ama ku jecel haddey ku hayan gurbanka si hagar la'an ayey kugu garacayan haddu garabkaga ku suran yahay ka sii fiican adigaba is hagreyneynin oo si fiican u garacanayo natanayahu inu ku dambey maxkamad iyo iney tiisa gasho labadas mid ban illah oga baryeyna inu ku dambeyo si deg deg ah oo kedis dadka yaban

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuuda ayaa nin pizza delivery sameeyo oo falestiin ah siiyey boorso miino kabuuxdo maskiinka wuxuu umaleeyey in uu pizza delivery sameenayo.markaas ayeey qarxiyeen asaga oo meel cidlo maraayo .yuhuuda waxay rabaan in khalkhal iyo cabsi ey ku abuuraan yuhuuda mudaaharadeyso oo shaytanyahu kasoo horjeedo iyo si wadahalka nabada ey carqaladeeyaan
    Yuhuuda wax walbo kafilo waayo nabad ma rabaan at all

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii ninka pizza delivery sameeyo uu xamaas ahaan lahaa ma luuq cidlo ayuu isku qarxin lahaa?? Ama meel yihuud bandan ey joogto?? So maskiinka muusan ogeyn in miino boorsada pizzaha loogaliyey