SXBTEEY NINKII INTAY IGA DHACDAY AYAY QADAMO IGA DHIGATAY LKN ALLE AYAA IIGA AAR GUDAY OO MUSIIBO KU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2023
  • #qisas #channel #comedy #

ความคิดเห็น • 140

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan 8 หลายเดือนก่อน +27

    Ayaaneey alihii ikaa barybaa mahdleh wlhi maalintaan ku barty ayaa noloshyda wax badan iska badaleen heer wxn gaadhy hadaann ku fiirsan ama ku dhagysan aniga dhan aan noqdo sidii qof wax tabya wlhi markasta aad ku arko waa kuu ducedyaa ale hanoo kaa daayo xbbti albiyeey ❤san kuu jecelahy rabi hakuu jeclaado ❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +8

      Alaha kujeclaado xbbt waa iifarxad gabar walaashay alle dartiis ii jecel inaa tahay love u xbbt❤️😘😘😘

    • @idil_aragsan
      @idil_aragsan 8 หลายเดือนก่อน

      ❤💋

    • @AxlaamAliyuusuf
      @AxlaamAliyuusuf 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@QisasChannel ayaaney ha.idhihin lee. arinta zaahibadeed iyo asaga uu.usheegi rabaa 😅 Allaa naagaha qaar zaahipo magalaan leylana waa qaldan tahay

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 8 หลายเดือนก่อน +1

      Asc nagoow sirta reeking haush3gina ninkina sieta ninkada NAG haushegina nin wuu kugu bahdila haduu sirtiina haushegina iska ilaaliya ok

    • @xafsoahmed9
      @xafsoahmed9 8 หลายเดือนก่อน +2

      Masha Allaah❤❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 8 หลายเดือนก่อน +3

    Shaqada iyo guriga Xabar kuuma Qurno duca leh Allaah haku xifdhiyo Insha Allah

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xbbti habaar luguuma quuro xbbti wax ina anfacaayo inaad inoo keento xbbti rabi hakugu duwo❤

  • @fardowsomaxamedxusen5628
    @fardowsomaxamedxusen5628 8 หลายเดือนก่อน +3

    I love you Xppti ayaaney ❤❤❤❤❤

  • @queenilhaney235
    @queenilhaney235 8 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo mcn 💗 ya habar kuqurikaraa xabibtii ❤ allah hakubarakeyo abayo mcn 💗

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +7

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs xabibti aamiin ducadada midakale kugu habari maaye wan kugu duceyna wlhi malinta ku waayo yutubka waa naca waxkale maba fiirsan karo kuwa hore aa raadiya o fiirsada illaah hano kaa dhafo xabibti albi ❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyo macaan allaha kuu caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน +3

    Salan sare ayaan qurux Masha Allah

  • @Aymaansacad
    @Aymaansacad 8 หลายเดือนก่อน +2

    Habo mcn qisadii away gabadhii guurka lagu qasbaye qeybt 3aad❤

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 8 หลายเดือนก่อน +2

    MashllH 🥰

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm 8 หลายเดือนก่อน +2

    حب من درف واحد 😂😂kulahaa ala. ayaaney dhib badanidaa

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 8 หลายเดือนก่อน +3

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiina aamiin

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur6809 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan indho weeyn meeshaan baan cashar kugu qoran inta dhagaha gash tay allah qeeyr ha ku siiyo Aby

  • @Khadan-nv6bk
    @Khadan-nv6bk 8 หลายเดือนก่อน +2

    Anwaxn kacaysaladi suxawan tukaday markaa tukadykadib illa intilagdhayay cara wanshaqay nayay kadib hadan waxbarashotagy hadnasoolabaty makharibkii alx❤❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan 8 หลายเดือนก่อน +2

    Indho urroonteydii hben wngsn aniga hada fiirsanaa 2 videowba ❤❤❤

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs xbbti adaa mudan in bdn sharafee away shekadii cabsida aheed ❤❤

  • @user-lz6bb2ej9w
    @user-lz6bb2ej9w 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs Apyo Hada le so kacay ani wle wxba ma qaban dab Kan shidooyaa iga warhaaya 😂😂😂😂🙌🏻🙌🏻

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 8 หลายเดือนก่อน +1

    adaaarusabaaax..iyo.suuratul.baqra.maansha allh maaansha alllh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta 8 หลายเดือนก่อน +3

    Saki waxan ka so kacay 4:20AM salad subaxa dukaday adkaru sabaax aya aqristay kadib quraac qado ilmo hayow guri hagajis dal hadana gabdhaheyga ayaa tin udawanoyaa sacan ayaney wan ku sharxay hee waxan qabtay ❤❤

  • @FaaizoShire-je8ke
    @FaaizoShire-je8ke 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs indha weyney illah haku xifdiyo

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wasc ayan ney horey usoco dhib hauso noQon abayo Qali waan kuarkaya inaa cafimad Qabtif abayo ilahay Haku dhayo macanto amiiin ❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @aminayasin102
    @aminayasin102 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mash aallah❤❤😂😂😢

  • @dekaibrahim6266
    @dekaibrahim6266 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Alaha habo hore usoco waan jeclahay qisaskaga horo soco habo ❤❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 8 หลายเดือนก่อน +1

    Habaar aa habaar ma fiicna😅😂Ilaahoow sheekooying ku jecleesi maalaagu soo dhahaa

  • @ayuush2214
    @ayuush2214 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alaa wlhi qosol ayaa iku dishay ayaaney gabadha markey dhahday haa guur ayaan rabaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Farhia-
    @Farhia- 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney adaaba naga daran oo maanta dhan wax no duubo anaga jiifkena iskaga daawana ilaahey kheyr haku siiyo xbbti

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ayaan qaali Wadmahsn qisoo dhin dhin ah ❤❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 8 หลายเดือนก่อน +10

    Wcs ayanah xbbt❤❤❤

    • @Beliiina143
      @Beliiina143 8 หลายเดือนก่อน

      Apayo ayaan gobdoon u,ekidaa ma walalo ayaa tihiin m.a😮❤

    • @sahrasubansuban7404
      @sahrasubansuban7404 8 หลายเดือนก่อน

      1000 scw scw scw scw scw scw

    • @MunoXuseen
      @MunoXuseen 8 หลายเดือนก่อน

      Maya abyo lkn wax iska dhashay wax ima dhanto abyo❤❤❤

    • @MunoXuseen
      @MunoXuseen 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Beliiina143 waye gabar and u fican waye masha alh❤❤❤

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walashay ayaan qali❤❤

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo habaar kuuma quuree allha nokaaxiftiyo xabbti

  • @SalmoLoveLii
    @SalmoLoveLii 8 หลายเดือนก่อน +2

    Adaa mudan hppti ❤

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 8 หลายเดือนก่อน

    Xbbti ayanayen adig mudan wxaa waqti laseeyo abyo maxada ino saranthy❤❤❤❤😊

    • @sadiyasadiya5503
      @sadiyasadiya5503 8 หลายเดือนก่อน +1

      @Mariyan-rl3li wcs ❤ aby

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 8 หลายเดือนก่อน +1

    أذهب الي الجا معة ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayann gabdonn ❤

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wcz ayaaney wllshy mcn ilhay qisoyinka jinka iyo cabsida hku tuso iygo midba midkle ka mcntahy senku dhahy Aniga arortii wan tukaty sidii blanta no ahed saliga nbiga istaqfarta iyo ducoyin aqristy xfda quracda u smyey kdib jamcda aaday kdib duhurkii marka tukadey qdeyey macunkii lgu qadeya dhaqy jikda hagajiyey wan sexdey casarkii so kcay wan tukadey qolalka iyo guriga hagjiyey hdana cashada kugu karina intas qabty ayaaney 🤣

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayaan ❤

  • @IkramMohamutt
    @IkramMohamutt 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ww mnta nasb bdniya mar wlba commentiga oo buxo le imn jiry ana maso hdli jirin lkn mnta ana u horeyo alxm🥰Ayaanayy shukran qaaliyy😘💜

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaan qurux bdn Wan ku jclhy abaayo mcn hora u soco habar Kuma qurne ducada ayaa ku heyna

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน

      😘❤️❤️❤️😘alaha kujeclaado xbbt me to❤️😘😘

  • @user-ue4bh4zz7v
    @user-ue4bh4zz7v 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo ayaan❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdullilah waaga ayaa hada noo baryay qurac diyaaris ayaan ku jiraa waa salad subax ilmahaana school u dirsan mardhow Insha Allah

  • @Nasro283
    @Nasro283 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs adiga mudan Ayaan caday❤❤mahadsanid😂😂😂

  • @user-kw1rt9jv8h
    @user-kw1rt9jv8h 6 หลายเดือนก่อน

    Qurux badan 🎉❤❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 8 หลายเดือนก่อน

    Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Mahadsanid.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Reer Falastiin.
    Aamiin Aamiin

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaneey guri hagajiyoow ayaan galay iyo canjelo duboow

  • @SaharaCumarxasan-bt6sd
    @SaharaCumarxasan-bt6sd 4 หลายเดือนก่อน

    ayaaney halkan hadanan kula sogarin imaba ahan❤

  • @jamiilaheybe4329
    @jamiilaheybe4329 7 หลายเดือนก่อน

    ayaaney assigmentiga ayaan kuugu kor qoronooya intaa dhago gishty❤❤😂

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs my sweet abaayo ayaan cadeey

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu markaan kacay salaadii iyo adkaartii kadib suuratu Baqaran dhamayey qaybna salaada ka hor baan qariyey Alx caruurtii howshoodii galay markaan kala diray maqra tafsiiraan dhegeystay kadibna hawshii kalaan sii guda galay Alx

  • @sahracabdulaahi5161
    @sahracabdulaahi5161 8 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco ayaan gobdoon xabbti ❤❤❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 8 หลายเดือนก่อน

    Wku salaamay wllshy mcn

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน

      Kaaqaday xbbt

  • @faysahomar
    @faysahomar 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi ayaanay abaayo Ani markan ku dawanayo waxan jecelay Markan caruurta iska seexiyo inan kugu daawado wllhi Hal qof haduu iga ag hadlo wan necbahay

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga guriga xamaali aan ka ahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 8 หลายเดือนก่อน

    Haye xbbti wan duceyneyna ducdu
    Wadhan kena nagu halee

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs❤❤❤❤

  • @nuurtojimcale3142
    @nuurtojimcale3142 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs abayo hori usoci mcnto

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqadii aduunka aan qabtay ayaan fadhi majiro meeshaan😅

  • @user-se1lq1nw8g
    @user-se1lq1nw8g 6 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan wllshay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @quruxleyabdi3859
    @quruxleyabdi3859 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂 fadhiwayn ayan ku qosle ayaney mahadsanid sheekooyin aad u fiic fiican aya nosoo xushaa wan soo kacay shaqa aaday wa soo noqday ilmahan school geeyey hadana wan ku noqon doona wax yar ayan nasanaya indhowayneey 😂😂😂😂

  • @AaminaMaxamuud21
    @AaminaMaxamuud21 8 หลายเดือนก่อน

    Alxm abyo mcnto subxi marka salada tukdo wn is taqfursada sdkle kadib qurac aya kariya oo ah guriga hooyadey

  • @sahrabella
    @sahrabella 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga habeen ayan daawanaya ayaaney markan ilmaha kala seexiyey

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน

    Adaa ku mahadsan abayo

  • @ShukriAbdicaziiz-wi3ks
    @ShukriAbdicaziiz-wi3ks 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran quruxay

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs abayo hawan Aya itahay wanagsan

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 8 หลายเดือนก่อน

    Amee is cateeyso so hoyatada hhhh

  • @bahiyaaboubaker3195
    @bahiyaaboubaker3195 8 หลายเดือนก่อน

    Boshariga ayaan tagay

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Umuashraf2023-jq1mp
    @Umuashraf2023-jq1mp 8 หลายเดือนก่อน

    Waka xumahay samidey waxa ku dhacay

  • @user-ym7ok2by8g
    @user-ym7ok2by8g 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😢😢😢

  • @apdihassan1424
    @apdihassan1424 8 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan alahaku xiftiyo

  • @Yasmen.lifestyle
    @Yasmen.lifestyle 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaney away nayaah hee like sar

  • @Farhiya-cc5se
    @Farhiya-cc5se 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo ayaan

  • @user-kx6lt6dh3e
    @user-kx6lt6dh3e 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo culeeys badan ayaa kaa dhacay

  • @AxlaamAliyuusuf
    @AxlaamAliyuusuf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney tobankii kacay salaad duktay quraac sameeye salaad subax quraan aqriste skin care sameeste after jaamacad aaday exam sabti galooya kysoovdaahay hadaa imaaday iiso duceeya ayaaney indhahaan ween wax inaa ku.aqristaa rabaa 😅

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 8 หลายเดือนก่อน

    Allah shekadan cml aya igu dhacday😂. Oday qarabo aya wilkisa ila jecladay(lkn anigu maihi shuluq😂, waxan ahay gabar wax baratay o shaqeysato o dhaqanka wax ka taqanta) Wilki gurigeyna laygukeenay qado u kariyey sheeka Muda yar aya na dhax martay, lambarkeyga ayu iga qaatay dib dambeyna imu so eegin 😂. Ilaa hadda wan ka shalaaya waqtigeyga oo taqriban 5sacadod uu iga lumiyey 😂. Ma Aniga farax dambe Cuna u Karin dona 😂abowe restaurant na geey an taganahay 😂. No more naxaris and qaraabo😅

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 8 หลายเดือนก่อน +1

    ayaaney waqtigada adba wano hurtay qliyy ❤❤❤❤

  • @asiyaabdiaziz6144
    @asiyaabdiaziz6144 4 หลายเดือนก่อน

    Hadu kaa amuso ka amus😂😊😅

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney caajis leey noqdy ilaa mnta wax muuqda oon qabty majidho iisoo ducee bal 😢

  • @Farhia-
    @Farhia- 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney abaayo ciyon noso gali yaaah qeybta kale🥺

  • @Bishaaro-Bilan
    @Bishaaro-Bilan 8 หลายเดือนก่อน +4

    Subaxdii hore canjeelo dubay
    6:40am school adaay
    2:00pm adaa ku dawanaa
    4:00pm hooyo hospital ugu tagaa
    Madama ay hospital iga jirto
    Iguna so duceeya
    😢😊

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +4

      Alaha kuucaafiyo hooyo

    • @hewarable5547
      @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +3

      ilahay haku cafiyo HOYO macan abayo amiiin

    • @user-cx2ey1kb9h
      @user-cx2ey1kb9h 8 หลายเดือนก่อน +1

      Allah hakuu cafiyo

    • @sucaadmohamuud4148
      @sucaadmohamuud4148 8 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo alalha kuucaafiyo waa naxariista aduunyo ❤❤

    • @Bishaaro-Bilan
      @Bishaaro-Bilan 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin abayayaal
      Allah ii caafimaad isiinayo I.a hooyo mcnto 😢

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 8 หลายเดือนก่อน

    Wcz

  • @IstaxiilIbrahim-sx4np
    @IstaxiilIbrahim-sx4np 8 หลายเดือนก่อน

    1

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v 8 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan dhemaneey anigu awal shanta aroornimo bixi jirey shaqo aadi jirey hadase aroortii tuko iska sojeed inta halsac kadib seexo sagalka iyo badh kacaa qado kari diyaari tuko qadee hhhh kadib ayaan dawanayaa manshalh xppti❤❤❤❤❤ youtubeku qiimo male la.aantaa

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน

      Intee iga adaawataaa

    • @hewarable5547
      @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +1

      mash Allah

  • @AlishaMaxamud
    @AlishaMaxamud 7 หลายเดือนก่อน

    Abyo aniga qadama ahye wan so dhamestey xita gurigeyga alx hada wan jifa oo adiga ku dawanoya 2:33 pm

  • @OwliyomaclinAdan
    @OwliyomaclinAdan 8 หลายเดือนก่อน

    Mrkskcy waxaaqabtay salaadii suwax tukaday canjeelo duwy ilmaha dugsigaukaladiray xamarweyne kasooadegtay ayaaney makase xamarweyne byxbbt wiilasha hawaryarta uahay salaam sare

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @khadiijaabdulahi5287
    @khadiijaabdulahi5287 8 หลายเดือนก่อน

    wll qebta 2aad laso dhaqso

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน

      Hye wllo

    • @AxlaamAliyuusuf
      @AxlaamAliyuusuf 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@QisasChannel kusoo dar mcney

  • @HiduushSheikhabdullahi
    @HiduushSheikhabdullahi 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo ayan qisadeeda xagen kuugu soo gudbiyaa an kuugu nafisee😢😢 masengerka ayan kaala soohadlee isoo qabo abyo mcn

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน

      Fcbook pejkayga ayaan gobdoon ama instgramkayga ayaan gobdoon

    • @hewarable5547
      @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@QisasChannel Ayaan Gobdoon

  • @leylashiekhabdirahmaan5626
    @leylashiekhabdirahmaan5626 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney mobilka kaa daawa jiire manta tvga ka shidee codkaada waaba ka cabsoday

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney m.a aniyga maanta waxan qabtay runtii salada iska bixiyay kadib hooshi quraacda ayan galay kaadib ilmaha dugsi laga sodayay quraac siyay gadib ilmaha suuq udirsaday kadib ayeeyo wax yar socod siyay kadib qado karis galay kadib markaa Kariyay duhur iska biyay hada qadeey nooya sacadana waa 2:07

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi abaayo hada soo kace Wan dukade xoga Wan duceste kidib hosha guriga qabte qurac Karis iyo qada Karis caruurta kala habeye Wan sexiye Wan dukade meshana shakada dhuxoya bilaa buq abayo mcn

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน

      Maashaa allaah hooyo karti badan alaha kaadhigo mar walba

    • @ilwaadinaacaroone6755
      @ilwaadinaacaroone6755 8 หลายเดือนก่อน

      Sido kale mcnto

  • @Najminaa
    @Najminaa 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤️😘😘😘

    • @hewarable5547
      @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +2

      ❤😘😘